
Zlatan Ibrahimovic ayaa xalay noqday farsamo yaqaan si uu u hubiyo isaga iyo asxaabtiisa kooxda PSG inay ku riyaaqaan kulankii Milan-Barcelona oo uu ka qasay TV cilad ay soo gashay.
Ibra, Javier Pastore iyo Ezequiel Lavezzi, ayaa casho isku raacay xalayto, si ay u daawadaan kulanka wareega 16ka ee u dhaxeeyay Milan iyo Barca.
Si kastaba, intii ay ciyaarta socotay cilad farsamo ayaa gashay TV-gii yiilay maqaaxidii ay ka cunteynayeen, taasoo keentay inay saameyn ku yeelato daawashada ciyaarta.
Laakiin ciyaaryahankii hore ee Milan iyo Barca Ibrahimovic ayaa arinta la wareegay oo xaliyay cilada sida ay maanta shaacisay RMC.
“Waxaa jiray dhibaato dhanka daawashada ah intii ay ciyaarta sooctay” ayuu milkiilaha maqaaxisa ‘Carlos’ u sheegay RMC.
“Signal-ka ayaa xumaa. Zlatan ayaana xaalada la wareegay oo sameeyay wixii ay aheyd in la sameeyo si ciyaarta loogu daawado si haboon.
“Waxa uu yahay farsamo yaqaan!”
Ibrahimovic ayaa waqti ku qaatay Barcelona ka hor inta uusan Milan labo sanno la joogin waxaana uu haatan ka ciyaarayaa PSG.
M jekeey
28-February-2013 at 11:46 pm
Salaamulaahi alleeykum saaxiibayaal ) ugu horeeyn hadii aan fikradiida ka dhiibto halkaan kooxda barcelona waa koox weyn oo magac iyo sumcad ku leh caalamka balse waxaa jira dhibo heesato oo ah xaga difend.ha maxaa yeelay waxaa isku mid ah weerar yahanada iyo difaacyada waana dhibka ugu weyn ee heesato laakiin hadii ay heesan laheed daafacyo wanaagsan AC.MILAN ma iisan ka badin laheeyn balse la arki doone kulanka com new ee tartanka chanpiones leag.
hamzehsan
24-February-2013 at 8:43 am
waxa aan hubaa in kooxda wayn ee reer barcelona ay doorkan af libax gashay maxaa yeelay 2_o waa natiijo culus inkastoo aykubadu tahay bar cad iyo bar madaw balse waynu eegi doon a
iyo barcelon oo badisa insha alaah
c sergio
23-February-2013 at 2:23 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ciyaaryahankan waan taageera ibra ficil ayuu leeyahay waxaan rajeyna in an ka garab dheelo insha allaaah
Mascuud maxamed maxamud oo ku mgaca dheer Tripple M
22-February-2013 at 12:37 pm
Anigu ma aminsani in lionel messi inu new cam goal uga dhalin dono ac.milan teda kale messi wan nin ku tashta xavi iyo inesta marka hadi labadas laga bur buriyo kubadaha ey dhiban waxa iska cad in lionel messi usan goal dhalin karin messi waxna ka wanag san c.ronaldo wayo ninkas ma yaqano wa ac.milan ama barcelona ama man utd ama koox weyn ha nqoto…
sacid tariq
22-February-2013 at 12:29 pm
dhaman asxabta dhan wan idin slmy hadan u dhaadhaco fikirgeyga wuxu yahay. super mariyo wuu ku saxnay in uu katago man
Maxamed nuur
22-February-2013 at 11:38 am
Kkkkkkkkkkkk waraa shaleemo weyn aan qabaa sxbaw ibra cilad frsamo aa iwareerisay sxb ma,ii shaqeeynaysaa go shilling soomaali aan ku siinaa bishii
Shankar
22-February-2013 at 1:15 am
Sxbyaal waad salanman thn ugu horeyn Barca wa indhihi champions leaga wana koox weyn sanadki hore Ayan kaharnay, marka ma U maleynayi leg 2 inan loss gareyno.
CALIMILANO C.BAKAARO.CALI PATO
22-February-2013 at 12:01 am
K k k k k k k k k k k k k
xalay mana taagereen ibra rufiyaan ka lkn t.silve wan hubaa in uu natageerayay
Taagane
21-February-2013 at 10:18 pm
Wara zalatan ibra isgoyska black sea ayan mel farsamo uga fura ushega
Ibnu sugule
21-February-2013 at 9:55 pm
Ok
samiir
21-February-2013 at 9:04 pm
marka hore waad salamantih waxan idinka codsanaynaa inaydin noosoo bandhigtaan saadaasha line upka macquulkaa ee liver pool vs zenit
eesoo dhacaysa caawa 11pm idinkoo mahadsan waad salaamantihiin dhamaan bahda laacib.net
Guray.milano
21-February-2013 at 8:56 pm
Waaaw hada hala hadlo yqy barcalona xalay 2 lee looga badiyay lkn inter maxaa hesto
Faisaloow
21-February-2013 at 8:21 pm
Sorr mano aya dahdeen waxaan lasobandhigay in oo aha sax oo gacan qof kutabanin
Faisaloow
21-February-2013 at 8:19 pm
Laacib.com goolki 1 waxa dahdeen rigore lkin ma sobandhigin idinka Maxa dhacay kulli saxafada weey soo bandhigeen
Ayaanle
21-February-2013 at 8:18 pm
Vivi ac milan barca ee kuleyihiin
nuurmilano
21-February-2013 at 8:11 pm
waan hubaa ibra inuu milan taageerayay forsa milano