
Wayne Rooney ayaa seegi doona kulanka kooxdiisa Manchester United ay la ciyaari doonto isbuucaan kooxda QPR laakiin waxaa la filayaa inuu taam noqdo kulanka lugta labaad ee Champions League ee Real Madrid.
Sir Alex Ferguson ayaa sidoo kale qirtay in Phil Jones uu fursad yar u heysto inuu taam noqdo kulankaas ka dhacaya Old Trafford 5ta bisha March, laakiin TV-ga kooxda ayaa intaas ku daray in Rooney uu wajahayo dhibaato u gooni ah.
Weeraryahanka ayaa seegay inta badan tababarkii isbuucaan madaama xumad ay heyso, umana safri doono London kulanka ay la ciyaarayaan kooxda horyaalka ugu hooseysa.
Guul ay United ku gaarto Loftus Road ayaa siin doonta inay hogaanka ku qabtaan 15 dhibcood ka hor inta aysan Manchester City axada martigelinin Chelsea.
moh ali john
22-February-2013 at 5:31 am
waw man u way badinaysa, dhib malahan without rooney
Saadaq suleyman
22-February-2013 at 2:44 am
Rooney hadu baqdo kulan kas waxan uma lena ini united qil qil kuso bixi donto
Rooney + Van prasie
22-February-2013 at 1:57 am
Rooney wa ma shinka man united wan u dhutindona lkn waxa iskudayi dona ina kabadino qpr
abdifatah loved man
21-February-2013 at 11:47 pm
waxaan heysanaa Louis nani r.v.p. mana kabaqeyno wixii naga horyimaad haa sxbayaal. nani nani the best midfield
Fashion rooney
21-February-2013 at 10:16 pm
Wa diyar
c.raxman xasn (man u)
21-February-2013 at 9:27 pm
Aadban uga ximahay dhawac rooney lkn waxa rajenena in uu so kaco ka hor gemka real viva Rooney R V P kagawa Nani Carrick viva man u
sadiqos
21-February-2013 at 9:20 pm
viva wayne rooney wa hogamiyaha unetid lakn waxa sabtid masuliyad la waregi dono rvn gool iyo hernadez kagaaw viv unetid and madrid
cumar cadde
21-February-2013 at 8:34 pm
waa arin khatar ah maqnaan shaha rooney waxan filayaa inta aan lagaarin lugta labaad ee riyal in uu sokabsan doono
Sahane
21-February-2013 at 7:23 pm
ROONEY LA AANTA ABAAR WEEYE ROONEY LA AANTA MADHEELI KARNEE ROONEY LAA AANTA MAN UNITED DHIBA HAYSTE WLCMBCK ADOO CAFIMAD QABA
muuse inii
21-February-2013 at 6:54 pm
soory rooney wa gantalkeyna lkn side ilatahy rooney cfmd anku ogay e sie alx fergusan aya qorsha wato rial ayo.u benguraya waxo rabaa kulanka mdrd ino iska durduriyo asigo caaboon viiva laacib.net viiva van gool rone scools naani kaarik
Amir GIGGS
21-February-2013 at 6:32 pm
Asc way ficantahay in losi dhigto kulanka real wereryahay reer England wayne ROONEY 10KS
Nani yare
21-February-2013 at 6:24 pm
Rooney waa in u sookabsadaa waxan urajaynaya in u tam noqdo 5much. Waxa u kamidyahay hubka aan kalahortagi rabno C. Ronaldo. Viva shayadinta cascas.
Ibra
21-February-2013 at 6:20 pm
Ad pan uga xumahay xanunka rooni lkn ino sopogsado pan kurjaweynahay wan padinena saptida 15points wan kuqapanen prmleague
IGWE CADE
21-February-2013 at 6:14 pm
COME ON GOLDEN BOY LA AANTAA ABAR XUN WAYE
Suldan nuur
21-February-2013 at 6:11 pm
Runti in uu kulan seego rooney waa wax ad u xun lkn bun hadii la waya badalkisa la helaa waxan hayna vangoal iyo harnandez uu difaaca ka hoos baxaya nani iyo young garbaha aya lagu bilaawaya viva man united viva luis nani