Kooxda AC Milan ayaa garoonkeeda San Siro waxa ay 2-0 ku dubatay kooxda Barcelona oo marti u aheyd lugta hore ee wareega 16ka Champions League, iyadoo uga mahadcelineysa goolal ay u kala dhaliyeen xiddigaha reer Ghana Kevin-Prince Boateng iyo Suley Muntari.
Lugta labaad ee ciyaartaan ayaa bisha soo socota waxa ay ka dhici doontaa Camp Nou.








dek mo noh
22-February-2013 at 3:15 pm
waxaan filayaa in ay ac milan new cupna 2_0 ay u soo dhiibi doonto kooxda kaatooliga if allah say
Miiha khan carlos
22-February-2013 at 12:51 am
I love milano
Abdi khani a/llahi
21-February-2013 at 7:28 pm
A
Abdi khani a/llahi
21-February-2013 at 7:24 pm
Bar mar ay dheshiso abidal oo hada laka codsaday dhakhartirta ee dawta hamentambe ciyar hadu alle yirahdo
Alcabas@live.com
21-February-2013 at 6:31 pm
Sxb guul aeey gaareeysaa man
maxamadxasan maxamad
21-February-2013 at 5:22 pm
Kkkkkkkk cayaar waa galin danbe ee hasugi weynina sida loogalo ac milan iyo wixii ku dhaca asxaabey
C/fitax sunni
21-February-2013 at 4:44 pm
Taasi wax dhibato ah malaha in kasto rajo wanagsan ay leedahay ac milan lkn ogow garoonka waa comp nou waxan rajayna inay barca so bixi doonto viva barca
anwar cade
21-February-2013 at 3:41 pm
marka ugu horeyso wan iddin salamey marka xigtana wxn leyahay viv milano reer barca ne waxan leeyahay maalin walba ciid ma ahan sanadkan iska nasta kkkkkkkk
CALIMILANO C.BAKAARO.CALI PATO
21-February-2013 at 3:40 pm
Alla jeceliyaa jabka barcelona forza milan 4 ever milano wixii nasoo faragashtaa meymuriga ayaan ka gubeeynaa sidii xalay
Cumar nuur tima weyn
21-February-2013 at 2:16 pm
Forza italian team waxaan sugnaaba waa finaal ay wada ciyaaran juventus vs milan guushaan ma aha mid nagu cusub hadaanu nahay taageerayaasha horyaalka caalamka ugu fiican horyaal iskuma jiree waa kan italy
axlaan quruxLey
21-February-2013 at 2:09 pm
Waaaaaaw ? Away dhocishi mise la dhihin jiray xagey ka baxday waLe waxba idin sugaayo barca thnx milan
abdifataha
21-February-2013 at 1:44 pm
kubadu waa cdaaan iyo madow marka xalay ac milan cadaanka ayay lahayda xalay barcolana madowga homka barcolana waxa ka dhaca ega
Buluuska
21-February-2013 at 1:17 pm
Ugu horentii waa salaamantihiin laacib.net marka xigta runtii ma fileenin in barca labo gool iyo waxbo looga adkaan karo laakiin su aashu waxee tahay milan ma difaacan kartaa goolasha marka latago camp nou. Sidii chelsea oo kale?………………
montoliivo
21-February-2013 at 1:16 pm
Waa arin la fili karo in barcelona aan ka badino ma xaa loo fili wayay hadaan nahay naadi ku guuleysty 7 time champion. Barcelona runta marka laga hadlo wey naga dhisan tahay lkn garoon hadii lagalo waxa lagu galaa min 11 ciyariyahan. Waxeyna guusha racdaa hadbi kuwiiii dadaaala. Waxaan u heynaa ixtiraam weyn waxa naga dhexeyo xariiir adag waxana ok sonahay in eey yihiiin nadiga aduunka hadan waxan jecel nahay in aan ka guuleysano
faysal ducaale( cade)
21-February-2013 at 1:10 pm
kkkkk qosalka an kubilaabay waxa uu kawalaxyahay kadib guuldaradii ba,anayd ee aynu xalay huwinay naadigiii wacdaraha isbiayey eee barcelona aha haaay after barca we will have the ability to defeat all other teams like real madrid, manchester united and even juventus. so we will be the champion of this year. wad salamantihiin bahda laacib.net.
c.x.h
21-February-2013 at 12:14 pm
horiyalka uu qimaha badan waa kan italy naadi iatly ka socoto wa alaa baqaa ma ahane laguma duceesto viva milan nd juventus sanadkaan wuxuu yalaa championka talyaani viva juventus
mohamud_kaka 22
21-February-2013 at 12:09 pm
hayeey balotteli shaxaari ahaa viva ac milan and man city
*ahmed
21-February-2013 at 12:00 pm
guushe xalay waxey aheyd guul talyaniga oo dhan uso huyatay sababtoah barcelona ebedked aya laga badi jiray wax eegasho majirto caminu waloga badiha waxaloga badiha barca 0 3 milan sharaawy bojan boateng
*ahmed
21-February-2013 at 11:55 am
guushe xalay waxey aheyd guul talyaniga oo dhan uso huyatay sababtoah barcelona wiliged aya laga badi jiray wax eegasho majirto caminu waloga badiha waxaloga badiha barca 0 3 milan sharaawy bojan boateng
yaska
21-February-2013 at 11:51 am
kkkkkkkkkkk xxxxxxx warkaasaa imara aniga guul milano
*ahmed
21-February-2013 at 11:51 am
guushe xalay waxey aheyd guul talyaniga oo dhan uso huyatay sababtoah barcelona ibedked aya laga badi jiray wax eegasho majirto caminu waloga badiha waxaloga badiha barca 0 3 milan sharaawy bojan boateng
abdisalaan
21-February-2013 at 11:47 am
forza milan waa lagaa filaayey guushaan iyo guulo kawaaweynaba hala madrid cr7 is the best
mustanovic
21-February-2013 at 11:28 am
kkkkkkkkk guushan in badan ban sugayey in ay dhacdo sanadkani wuxuu noqon dona kii ay milan dig nin u diri laheed koxaha kale ee ciyaaraya horyalka yurub
mofarah
21-February-2013 at 11:09 am
waan ku faraxsanhay xalay waxa ka dhacay sansirio waana waxaan wada sugeysay lama filaana ma ahan ee kubadaa ceen kaas ah meeshu waa talyaani gaaar ahaan waa magaalada milan kooxdana waa waa libaaxyada xaafada ac milan ma naxayaasha kuwa qalbiga ka jabiyay laacibkii 4 jer ee isku xiga qaaday laacib nimada aduunka
Maymuun
21-February-2013 at 11:06 am
Asc wan ku faraxsnhy guushii xalay ay gaartay milan
barkhad
21-February-2013 at 10:41 am
waxan u malaynayaa inay barcelona is moodaysay kooxda caalamka ugu adag laakin ma noqonayso sidaan ka war hayo waxaan u malaynayaa ciyaartii ka dhacday garoonka santiago bernabu inay ka xallad badnayd tii xalay ka dhacday sansiro waxaan u malaynayaa inaanu messi sannad danbe heleen inuu helo laacibka caalamka ugu fiicaan waxaan u malaynayaa inuu c.ronaldo ikska leeyahay laacibtinamada sannadka 2013 ka labaadna noqon doono van persi ka saddexaadna noqon doono messi
cadaawe
21-February-2013 at 10:40 am
ciyaatrii xalay waxaay ahayd ciyaar qaaliya,oo ay ku guulaysatay ac milan aad baanan ugu farax sanahay. wayna kudaysay barca danbe.ciyaarta danbana waxay ac m kubandoontaa hadii alle yidhaahdo barbaro ama 2-0.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Samaale
21-February-2013 at 10:33 am
Asc.
Ciyartii xalay dhacaday waxay ahayad lama filan waa kudhacaday barcelona
Saan. U sadaliyayana way dhacaday runti ciyar kasta oo ay barcelona la leedahay
Koox ka socota italiya. Waa ciyaraha ugu adag ee soo mara
Lkn say ila eeg tahay. Barcelona way ka baxaysa saaxada tartanka
Sihaam juventiny
21-February-2013 at 10:20 am
Ac milan xalay waxey soo hoyisay guul weyn waana ku wada faraxsanahay hadaanu nahay tageerayaasha horyaalka qiimaha qibrada iyo qaayaha ximbaarsan sanadkaa waa sanadkii koox talyaani ah ay qaadi laheed koobkaan waxaa finaal wada tagi doona juventus iyo milan guuul horyaalka aduunka forza italy
Nuradiin ibraahim
21-February-2013 at 10:07 am
Barcelöna waxan ogahay inay ka badiin ac milan 0:4 barcelona oo u dhalin leo messi
Inter
21-February-2013 at 9:53 am
Walee wixi xalay dhacay lama filaneyn adunweynaha iyo xitaa ninka iskale kooxda ma aysan filaneyn. lakin xalay wey u qalantay milan guushii eygaartay. Waxaana leeyahay hambalyo.
suudi
21-February-2013 at 9:53 am
Aqyaarey barce way macsameyn rabtaa cupka saan filaayo waayo sadax iyo hal cum noe ayadaa ku harto vivivi van persia and rooney cupkaan waa kuu man ytd vivi sir alex ferguson
shaafi
21-February-2013 at 9:45 am
war ileen gaajo an weliged badin haka badiso waa ayan daro war koob miyad qadeen war kobka anaga aya iskaleh
Kiish cade
21-February-2013 at 9:27 am
Jecliyaa jecliyaa jabka barcelona
way u dhamaatay barcelona
cadnaan
21-February-2013 at 8:58 am
Waad arkayseen wixii dhacay lknse kooxdii xalay laga baday waa barca waad ogtihiin inay labo goal waxba unoqonayn oo gurigoodii hadhay markaa waxan leeyahay reer milan yeyna cidla ka dabadaal degen waxad usoo joogteen milan oo goalal ku badisay hadana laga reebay chompionska marka halays hubsado
mahamed
21-February-2013 at 8:55 am
runtii waxii xalay dhacay waxay ahayd mid ay barca waxba ka soo qaadayn sababta oo ah our home ayaan ku shaqaysanaynaa way taqana barca shekoyinkaas…
Quman
21-February-2013 at 8:27 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, alla yaa iiqosla barca barca ayaa laga badiyay waaba ismahadiyeen, shalay ayan sheegay kuwan la silcin doono,,, waxaana xaqiiqa in barca gurigooda lagu rebi doono, sidii 2010kii semifinalka loogu reebay kkkkkk iska samra sanadka dambe si fiican usoo tashada barca bye bye…..Respect.
M DEEQ GIGIS
21-February-2013 at 8:25 am
Salaaama alla barcelona waa naadi culus lkn waana taageeraa sidaa ay tahayna united ayaan ka sii jeclahay wax kale kuma nicin just wey uun badisaa 24/7 xalay runti AC milan waan rabay ineey badiso waayo koox mar kasta guul uun haysata waa laga fcn yahay badi hana lagaa badiyo waa qaabka kubadda cagta ciyaalkan iska hadlaya ma fahmi karaan hadalkeyga united cidi kama gambato ee kubadeeda ayeey la soo shir tagtaa viva united champion kan united baa leh hadaba sii ogaada
Cumar farah c xamam
21-February-2013 at 7:10 am
Wan filaayay guuldaradan ku so socota barcelona waxana looga badshay wax an suurta gal ahayn lkn waxa uharay home waxan xalay arkayay tageero nadan oo ka goostay barka maxa yeelay wax ba ma,aysan qaban aya la oran kara wayo goolka ma garin lkn talyani wa lagu yaqan tas oo ahib malahan
Nasrullah
21-February-2013 at 6:26 am
Cagti sojog lagawayo sojifa lagahelaa braca mesha ma man united bey moday koxaha talyaniga iyo chelsea haka cabsato braca
Cusman oore
21-February-2013 at 6:22 am
Waxa xalay dhacay waxan ku riyoday milan guul
Qalbi Jacayl
21-February-2013 at 6:17 am
Kulanka hore waa AC Milan 2-0 Barcelona kulanka xiga ee ka dhici doona Nou Camp waa Barcelona 0-4 AC Milan.
AC Milan guul mar walba.
Cabdi xafiid {fantastic}
21-February-2013 at 6:01 am
Waaaaaw! Milan yaa gaari kara barca ayaa ley yiraahdaaa waxaas iska hilmaam s.x.b milan waxey adegsaneysaa qibradda ay ku leedahay k/h/yurub by by sxb yaaal
Mohan jacelow man u
21-February-2013 at 5:57 am
Asc mudanayal iyo mar woyin salan ka dib waxan halkan si dabacsan kal gacel ku jiro uga salamaya dhaman bahda laacib.net tan igu xigtana horay waxa lo yiri af caytama ninkisa ayu ku yala tasina ben mahan aniga ma didani acmilan iney xalay naga badisay balse waqti aya ino haray oo an uga ar gosan dona waxana ku sugaya gurigeyga tan kale ha iska dha dhicina qalbiginana ka sara in barcelona ey hol gabtay kubada weynuy naqana marba wa si howsheynu hada ayeyba si laba kac leyneysa tasi ogada wadna ku mahadsan tihin dhaman dageraha qaska iyo ee barcelona guleysta waligiin
Mr cbdi rxman siyame
21-February-2013 at 5:30 am
Adban ugu farxay kulunkii xlay dhcay oona laga badiyey ciyalka xafada mcnha barc viva ac milan red divells and real madrid 3dan midkoda aya iska leh lolz
zaki dirie
21-February-2013 at 4:50 am
wax walba time ayee lee dahay bercana waqtigaydu wa dhamaaday eee viva ac milan
abdirahman laala
21-February-2013 at 4:42 am
Asc dhammaan inta kubadda xiiseesa gaar ahaan taageerayaasha rossoneri in badan ayaa waxey aaminsanaayeen millan in wax walba laga sameesan karo lkn somali waxry tiraahdaa oorba ooraa ka weyn ilmana aabahood arsenal chelsea barca man bayern dortmoud waxaa maba uaqaan kooxo real ac millan liverpool ajax juve inta kale maba ku lumiyo waqti viva rossoneri.
Jabane
21-February-2013 at 4:33 am
Waaaaaw acmilan waaa nadiga jira vivivi
Guleed dardaar
21-February-2013 at 4:29 am
Runti waxan so xasustay waqtigan wadan jirnay al bertinni iyo rivaldo ricosta kana waxa qadaysa hadu alle idmo r.madrid ama milan
Max,med deeq
21-February-2013 at 4:06 am
Asc lcb.net barca waqtigeda wu dhamaday e ha qusato ViVA AC.milan
kaati
21-February-2013 at 3:59 am
kkkkk koobkaan waxaa is kaleh milan waayo waad arkayseen xalay sidii loogalay barc hhhh
Captain kafi yare
21-February-2013 at 3:51 am
Ninka warkan qorey mawuxujoga duni kale ciyarta Ac iyo barc madhicin xaley ee waxey dhacdey isla cawa sidas uogow x?
Mohammed
21-February-2013 at 3:48 am
Hayaay balloteli arka miduu laa joogo yaawaye Awaay rafaella
wadani
21-February-2013 at 3:44 am
ciyaar wagalin dabe reer man unted adinka barcelona inay soo baxdo waad kabaqaysaan lkn waysoo baxaysaa koobkaana ayagaa leh viva barcelona and messi
shakra
21-February-2013 at 3:44 am
v
cadi mahan milan ha iga rebto brcelona
super dacad cr7
21-February-2013 at 3:25 am
h.h.h.h. Viiiva Ac milan
Sayd cali sharifow
21-February-2013 at 3:12 am
Waxan salamaya shaqalaha gool fm marka xikata waxan dhihi laha kookan waxa qaadayso milan barca ha is dajiso wa dhamaday xiligeeda
abdihakim
21-February-2013 at 3:09 am
Asc hahda sharafta badan ee rer laacib.net salan kadib waxan wa acmilan mahan real ama. Arsenal ya arkay messi xagu kabaxay xata laguma mashqulin runta marka laga hadlayo sanadki hore xataa waxa milan rebay garsorihii lkn hada godkey gali lahayeen a la rabaa foza milaaaan
Faysal hagi
21-February-2013 at 2:59 am
Viva ac milan