Sir Alex ayaa ka saaray daafaciisa Phil Jones liiska ciyaartooyda sabtida u safreysa galbeedka London ee ka qeyb galaya kulanka ay martida ugu yihiin kooxda QPR xilli dhanka kale la tilmaamayo in sidoo kale ay yar tahay rajadiisa kulanka Real Madrid ee ka dhacaya garoonka Old Trafford.
Mr Alex ayaa xusay in laacibkaasi oo door weyn ciyaaray kulankii Real Madrid in haatan ay yar tahay fusradiisa ka qeyb galka lugta labaad ee dhaceysa 5-ta bisha dambe ee March .
Phil Jones ayaa ka dhaawacmay laf dheerta kulankii isniintii hore ee dhex maray United iyo Reading ee qeybta ka ahaa wareega 5-aad ee FA Cup-ka xiligaas oo si dirqi ah United uga badiyeen kooxdaas .
Tababare Alex oo kulan wareed ku qabtay xarunta tababarka kooxda ayaa yiri ” waxaa jira shaki ah in Jones ka qeyb gali doonin kulanka Real Madrid , waxaan dadaal ugu jirnaa in laacibka farxad gilino balse waxaan aamisanahay in fursadiisa ka qeyb galka ay yar tahay, waan arkeynaa waxa iska badali xaladiisa ” .
” Phil Jones waxa uu dareemayay xanuun ka hor kulanka Reading , waana laacib geesi , ciyaartii hore ee Real aad ayuu u sghaqeeyay qof uu ka abqayo ma jirto” ayuu sii raaciyay Sir Alex .
Mascuud osil
22-February-2013 at 9:46 am
(Haso noqon weligaaa)casillesna wa noso socda
(ad iyo ad ayan ugu faraxsanahay guldarada cunsuriyinta .barcelona wa ay degen haku dayso wixi tagera
Kkk ad ayan ugu faraxsanahay dhawacas waxan leyahay weliga haso noqon maqnow kulan lugta labad e championka hadu marnado ya qabanaya (cr7 wilka portugalka ama xidiga yar mascud osil
Leo Ali
22-February-2013 at 3:15 am
jones wa xidigii burbiriyay raga dhexe ee xirafad badan ee madrid kulankii barnabu waxa uu soo bandhigay ciyaar wanagsan oo united fursad fiican siiday lugta hore ma fiicna in uu dhawac noqdo oo uu ka maqnaado kulankaas hadii uu maqnaado oo uu soo kaco scholes wax sameyn sidaas u badan kuma yelan doonto shayadiinta gad gaduudan
muuse inii
21-February-2013 at 5:49 pm
phil jones waa xidiga ugu geysisan yurub mana u baaqan dona dhawac yar wu ciyaraya waliba rial weyso dalban donta hadi o gool kaso miyo kana rebo tartanka viva man utd
red devills
21-February-2013 at 4:29 pm
phil jones waxa la sheegaay inuu diyaar noqon doono kulanka madrid vs unated … waanaay cadeeyeen dhakhaatiirtiisu .. waanu soo labanayaa .. wanan ninka wasi doonaa CR7 k.k.k.k.k.k.k.
viva manufc
omar goley
21-February-2013 at 4:28 pm
shiiiiit aad iyo aad ayan ukugu xunahnay dhawac kuyimid phil jones lkn man utd sunduq ayee ukugu buuxaan ciyartooy dhibnah uma aragno hada nahnay tagesayasha man utd
Maxamed saciid
21-February-2013 at 3:55 pm
Phil jones wa lacib sare wa new royan kein wu so kabsan dona kulanka real madrd viva vidic jones
ali abdi turyare
21-February-2013 at 3:32 pm
shiiiiiiiiiiit wax laka xumado waayay in phil jones dhawac noqdo hadii aan nahnay tagere united waxaan u rajeyneyna in uu ka so kabsado ka hor kulanka real viva united and all players
liibaan 9
21-February-2013 at 3:26 pm
A A A A A A A A A A A A
waa laacib wayn wuuna soo kacaa kulan ka real
FIFA UNITED AND PHIL JONES
Chachirito
21-February-2013 at 3:01 pm
Halyeey jones wuu ciyaari doôna kulanka real isha allah viva manutd