
Daafaca kooxda Barcelona Gerard Pique ayaa aqbalay guuldaradii xalay ka soo gaartay AC Milan, isagoo sheegay in kooxdiisa aysan heysan wax marmarsiiyo ah oo ku aadan guuldarada lugta hore ee wareega 16ka ee Champions League.
Rossoneri ayaa talaabo muhim ah u qaaday wareega 8da ka dib markii ay 2-0 kaga talaabsatay kooxda Bluagrana oo marti ku aheyd San Siro, Gerard Pique ayaana qirtay in natiijo xun ay u aheyd kooxdiisa islamarkaana aan qabin wax marmar siiyo ah.
“Waa natiijo xun. Si fiican uma aanan ciyaarin. Gool ayay ku hormareen ka dib wax walba wax ay noqdeen wax aad u adag. Laakiin kooxdaan waa Barcelona waa inaan ka soo kabsanaa” ayuu yiri Pique ciyaarta ka dib.
“Waxaan u baahanahay inaan tani wax ka barano islamarkaana hore uga sii socono. Waan ogeyn waxa aan wajaheyno; waxa ay ka hadlayeen inay yihiin kooxda liidata laakiin mar walba waa ay adkaayeen. Waa ognahay ilaa iyo inta ay fiican yihiin.”
Iyadoo muran uu ku jiray goolka hore ee Milan oo kubad ay gacanta kaga dhacday Zapata ka hor inta uusan Boateng goolka dhalin ayaa wax laga weydiiyay Pique waxaana uu ku jawaabay:
“Garsoorayaasha mararka qaar qaladaad ayay sameeyaan. Taas iyo xaalada garoonka midkoodna marmarsiiyo kama dhigan karno.”
Barcelona ayaa xilli ciyaareedkii hore ku andacootay in xaalada garoonka San Siro aysan aheyn mid hagaagsan islamarkaana kubada baaska aysan si fiican ugu shaqeyn karin.
moh ali john
22-February-2013 at 5:56 am
barca sidan ayay ku hartay, real iyadana fursad ayan ku helay…maba aamin sani naadi kale man utd la ciyari karto inay jirto, sanadkan wa man utd.
khibro dalmar
21-February-2013 at 8:50 pm
for eve acmilano vs barca kulanka danbana acmilan:2 vs bacilona:1
khibro
21-February-2013 at 8:47 pm
horta waxaa lays waydiiyaaa kooxdu waxay tahay milan waa koox jaanbiyoon faynal na way iman doontaaa barcina waa ladaawnay qaab ciyaareed keeda dee ciyaartuna siday usocotay waa lays la wada garnaayaa milana waaa la ogyahay taariikhdeeda
khibro
21-February-2013 at 8:39 pm
horta waxaa lays waydiiyaaa kooxdu waxay tahay milan waa koox jaanbiyoon taasna caalamka ayaa isla og milan inay barca ku tumanayso waa mid lahubay maahana inay barce tidhaahdo garoonkaa xun iyo garsoorkaba waa lawada arkayay inay soo bandhigeen qaabciyaaroodkoodii ugu xumaaa ooo ay kubaduba kasooboodaysay lugahooda milan waa koox jaanbiyooon faynal nah way imanaysaa real iyo barecana waa lareebayaaa bayar iyo acmilan ayaana faynalka iskugu minaya taasina saadaal gaara ayay leedhay
Aruus
21-February-2013 at 6:44 pm
xaq daradii milan lagu sameeyay sanadki hore nue comp ayaa soo baxaday xalay viva milan
xiireey
21-February-2013 at 6:28 pm
Biqey wuxu shegay xaqiiqda wana kahareysa barca ucl
Abdiaziz Badawi
21-February-2013 at 6:17 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walahi waa wax lala yaabo in barca sidaas u hadasho maanta garsoorkuna khald wuuu sameen karaa sidii iyadaba loogu sameeyo kk
Axmed
21-February-2013 at 5:31 pm
Jta
Cabdirisaaq_miami
21-February-2013 at 3:25 pm
Kkkkkkkkkk,marhaday,kahadho,barca,championsleague,waa manuntd
jash m
21-February-2013 at 3:02 pm
barca gurigodana wa lagu tumaya sanad kan spainish dhan wa haraya anaga real aya gurigayaga ku cuneynaa
mohamoud hassan
21-February-2013 at 2:55 pm
xalay ciyaartii barca iyo acmilano barcelona aad ayey u ciyaartay balse na siib ka ayaa ka hiiliyey runti thanks
birqaaye man utd
21-February-2013 at 1:37 pm
kkkkkkkkkkkkkkk calaacal bareclo iyo quuqnimo ugu tag gadal ka soo gaar sidan lee u dambeyso reer barcelona waa gadaal ka soo gaar
Cabdi iraad Cabdi
21-February-2013 at 1:30 pm
horta waa aqlixunyahay qofkii aamisan barca lagamabadinkaro kan tageersa iyo kankasohorjeda waayo saacidadu waa wax jira waayo xalay acmiln saacidad baykubadisay ciyaar wanag waxaa iskalaha barca lkn acmln dufaac iyo weerar bay iskujireen danda aylahaayena waa shabaqa barca tabta mideedakale barca murunba udhaxeyay sida inysta iyo messi sidaad xalay argaysay wax baas ah maysan ciyaaren 2 badoda lkn kooxdu waa barca oowax uma aragto waxaas waayo boqorka kubada ayaa jooga messi iyo cawiyaashisa inyasta iyo fabrigas marka sxbbayaal iskasabra qosol iyo farxad waad ujoogtan
farhnbookh
21-February-2013 at 1:02 pm
asxabeey ac milan way guulaysatay ciyaarrkastana khald waa dhacaa lkn natiijada wa lagaadhaa, lkn barca waa koox wayn, gered bique waa ciyaaryahayn caqli badan hadalkiisuna waa sax, barca waa koox awood wayn sanadahan kubad cajiib ah ooo laga danbeeyo ayay ciyaartaa wanad uqushuucaysa kubad wanaagooda iyo guulahooda, AC MILAN win win
gacal nani
21-February-2013 at 12:30 pm
Barcilona kubadeda waala fahmay waxaana ka shifay inter chambion dambena arki meeso
Taageere barca
21-February-2013 at 12:18 pm
Run ahanti xalay wan hurdi waayey lkn waxan si fcn useexan doona marki milan gurigena imaado camp nou oo an 5-0 uga badino hadu ale idmo viva barcelona guul every time..
abdisalaan
21-February-2013 at 11:43 am
hadaa rabtaan xitaa mar marsiinyo sameeysta barca kkkkkkkkkkkkkkk koley waa harteenba lkn waxaan layaabaa ciyaalka dhahaayo barcelona ha lareebo man u ayaa soo baxeysa riyada haka baxeen real madrid maso dhafi kartaane koobkaan real madrid juvantus ac milan ama bayern munich ayaa iska leh reer man u wax ba meesha u ma yaalaan barcelona ayey kabaqeeysan meesha waxaa maraaya kooxo barcelona kufsanaaya adinka warkiinba iska daaya
Ceynte
21-February-2013 at 11:35 am
Asc horta hadalka pique waa run qaladka gorsoraha marwalbo filo lkn ciyalka tagera wamen untd inika barcelona agteda garobo aya katihid sidey idin kufsaneyso maba dhibto ogada tagere reer milan iney idinka dambeyo campi new markas mucjisada gaban aya idinka adeganayo farxadi xalay oohin ayakadaba marey insha allah viva inagusha usaxbka ah sida lionel messi
xudeyfa syl
21-February-2013 at 11:32 am
Wa sax nadiga wa brca wana awodnaa inan milan kso gudubno waaba lagrty reer milan inay hadlaan lkn kuwa inter. Tagra waxba ksi daran midka ugu qornthy miha qays livepol and juvnts war waxd ogthy mlahn ee naga amus juvnys tageraa msa gusha milan ku frxaa meel m wada galaan sxb ee noodaa magca juvnts viva juvnts
Abdinoor muxumed sirad
21-February-2013 at 11:18 am
K.k.k.k.k.k.k.k.k barca caadi aa lo fahmay wlhi hada waxaba la dhihi kara sas baa lagu rebay sanadkan wa sanadki man united viva united
c.x.h
21-February-2013 at 10:36 am
waaw viva milan hadii aa nahay tagero juve ac milan ayaaan tagersanahaya kooblaan waa italy viva nadiga aduunka juventus
Majka Boy El sharawi
21-February-2013 at 10:23 am
Cunug kasto laba biri ayu kubad daawaday barca ayuuuba u maleya kooxda aduuunka hhhhhh ciyaaaal barca dhadhamiya macaanka guuuldarada aaan ku daro sansiro wa meeeel aan laguso badinin viva Ac milan
nuur garcia
21-February-2013 at 9:58 am
Horay aya ushegay in laga badinayo maka xigta maahan natijada kubad heeso ee waa inaad natiijo keenta eeg xalay bacelona kubad weey hesatay lk waxa kamaqna ine iska ilaliyaan countro attack mana iska qaban maka wa natiijo aan kahelay xagana shaqo gui aya utaal ileen waaba lafogestay kkkkkkkkkkk waxasa kaa kufsi ah
Maxamed xasan cumar deco
21-February-2013 at 9:56 am
Kkkk wlh barca waxa ay uga qeyliso milan waa wax meesha ku jiro taageeraha barca ma maqlin miya hadalki buyol oo ahaa waan ixtiraama acmilan viva acmilan koobkaana anaga aya qaadeyno insha allah
maxamuud kuulow
21-February-2013 at 9:53 am
Kkk.k.k.k.kk.k. wan yaa bay aaway barc maxa ku dhay
mohamud_kaka 22
21-February-2013 at 9:51 am
ac milan hadey barca rebto yakuhaysta?? Viva acmilan and mancity 4ever
mr.4k
21-February-2013 at 9:19 am
salan sare dhaman bahda sport run ahanti kubada waa wax iska ah cad iyo madow lkn xalay milan tatiko fican ayey ciyaren balse waxba ma ahan ciyari waa galin danbe fc barcelona waxan rajayna iney sidan si ka duwan ay kaga hortagayso lugta labad ee camp nue wax walba ka filo catalanka wax walbana waxey cadanayan lugta danbe viva barcelona good lucky ayan lenahay
Xusni
21-February-2013 at 9:12 am
Asc waa aduun dabadii dadka layaaban in ay milano badisay miyay san ogayn inay yurub diiq katahay oo aad looga tixgaliyo barca filin keedii waa lafahmay 3 jeer weerar 90 gana toban ciyaar yahan difaac ka gal kubadana marba dhinac ha u celiyeen waqtiguna saas haku dhamaado arin kaana waxaa laga bartay kooxdii sakaraadka ahayd ee chelsea koobkana real baa qaaday sa say ubadantahay sanadkan
jahaweyn
21-February-2013 at 9:12 am
barca anagu waan naqaanaa ciyaalka hada bartay kubada lama hadlayo lkn kooxdu waa milan koobka laciyaarayane aad ayeey utaqaan marka taageerayaasha ac milan waxaan idin leeyahy ham balyo
Aidarous {Daggane}
21-February-2013 at 9:00 am
waxaan odhan lahaa kulankii xalay laba hadal uun
1: GEEL CARUURI QAADAY MA DHEERA
2: WAX CANKAAGA KU JIRA OON CALOOSHAADA GAADHIN CALAFKAAGA HA MOODIN
taageere barca
21-February-2013 at 8:59 am
waa caadi geel caruuri qaaday ma fago kooxdu waa barca waana la yaqaan inay tageerayaasha aduunku sidaan u qayliyaan halka mar ee laga badiyo barca viva barca and messi 301 gool
cali turkaano
21-February-2013 at 8:45 am
Waxa layaab leh dadkan kadhigayo waxweyn barca wa naadi aan wax dheereyn ac.milan wayo milan ayaba dheer guul iyo koobka ucl waxsidas ma ahan barca macalin champion kensada barca milan no malaga
Guuleed
21-February-2013 at 7:57 am
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk acmilan way uqalantay inay badiso viva milan ilaa finalka
Shariif
21-February-2013 at 7:33 am
Kkkkkkkkk waa wax dhicikara barca marwalba nasiibku gacanteyda kujiro
dhiirane
21-February-2013 at 7:32 am
Dadka caqliga u saaxiibka ah si degan ayay
u sheegayaan qalad garsooraha lkn ma
dhahayaan milan waa loo hiiliyay bahal hadal
kaa fiirsha xigmada ku jirto iyadoo ay iska
cadayd goolka hore inuu gacan ku baasay
Boqorada man utd
21-February-2013 at 7:31 am
Ahahahahahahaha jecliyaa warkas iyo wararka lamidka aha Arsenal1vs buyer3 Acmilan2vsbarca0 war sanadkan anaa qadaya waliba buyermunich ayan ka qadaya like 1999 wayo premierleage gacantan ku haysta fa cupna wan qadaya championkana yaa iga hor tagan ahahahaha viiiiiiiiiiiiiiiiiíiiivaaaa Rvp,Chicharito,Rooney and Nani17 and Evans and Rafael da silva… Ha ilawin De gea viiiiiva all Redevils…
miiney axsan laacib
21-February-2013 at 7:29 am
man united hadiba barca laga reebo cupkan cidkalle ooy ka xishoneyso malahan hayeeeey real van goal and rooney
Maxed zaki
21-February-2013 at 7:20 am
Run ahanti wan kufaraxsanahay milan xalay gusha ay gartay barka waxan leyahay xalaka itali wax ka barta
Mkafi
21-February-2013 at 7:17 am
Gusha acmilan wa farxad .barca sanadkan waxba uma hayo laleaga spain ha aado .milan wxa ku filan hal goal o kampneo ayla yimadan.acmilan guul markasta
Moha Qays ( Liverpool fan and Juventus )
21-February-2013 at 7:16 am
Shib dhaha ama aamusa yaanan mar danbe niga maqlin hadaladan oo kale waryada camp nou waa lagu badinaa sanadkan sharafta italy waa (Juventus or AC Milan)
daada
21-February-2013 at 7:13 am
reer.man.utd.hadi.ay.maqlan.barca.latumay.wa.u.farxad.weyn.kakakakaka.wlh.wan.jclan.lahay.in.markale.ay.ku.kulman.finalka.man.utd.iyo.barca.marki.3ad.waman.utd.hala.tumeee.kakakaka
Farxaan
21-February-2013 at 7:08 am
Wn kuwada raaxeesanaynaa jabka barcelona anaga iyo cid kasta o barcelona kso hor jeda
Sahal
21-February-2013 at 7:07 am
Asc dhaman bahda laacib.net wan idin slmy milan viva
Abdirizak yare
21-February-2013 at 6:55 am
K k k k k barca sanadkan ha iska qul qusho sanadkan waa heeee sanadkii man united
Gerrard
21-February-2013 at 6:50 am
K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.
Wlhi mr. pique wa runtii o xalay garonku ma fcnayn lkn hadi barca ay wax qabanayso gurigoda hakaga adegten
kolayba ti so baxda waxa sugaya
libaxyada real madrid
A.qaadir
21-February-2013 at 6:50 am
Acm gul
carcar
21-February-2013 at 6:47 am
jecliyaaa jabka barca awalba waxba mesha kuma heyn waa labuun buuninaayyeye war kaamniyuuna labo labo kale jecliyaa jabka iyo guuldarada barca baraf ayaa imaraya viva boating and suleyman muntari
Asad
21-February-2013 at 6:43 am
Ac milan xalay waa u qalantat in badiso waana badisay barcelona waa ku daysay in ay soo baxda waa adagtahay ciyaalka kubada hada bartay oo taageera waxaan y sheegi lahaa kubada waa leeska badiyaa barcelona waa naadi waxa ay garoonka la soo gashaa 11 ciyaaryahan hadii ay didaalaan waa badin karaan hadi laga didaal badiyana waa laga badin karaa
Safio
21-February-2013 at 6:41 am
Malaga badshay barce wanka xumahay sorry
Ismacil gasoorla
21-February-2013 at 6:40 am
Wli ani isma dhaheen ac milana ayaa barka ka badineeso kubada waa cad iyo madooc l.k.n kamnun ayee is ku arki doona markas aaa mucjisa gaaban ee reer arjantiin ee liyoona miise ayaana ka adeegan doono
Abuukar jaale
21-February-2013 at 6:39 am
Wow…… Waa wax lagu farxo guul daradii xalay garka loo suray koxda Barcelona xidigena kevin prince_Boateng waa xidig weyn si weyna oga dhex muqday ciyarta xalay aad baan oga mhd celinenaa Boateng shaqadii uu qabtay Gerar pique hdlkisa waa run ma ahan iney mar marsiyodan xalay habeen xun bey u aheyd kooxda ku ciyaarta garoonka Nou camp
Safio
21-February-2013 at 6:37 am
Kkk viva acmilano
Faysal faye
21-February-2013 at 6:37 am
Wan larabey inlagabadiyo xldadana wa mid wngsn ac.milan wayku mahadsanyihin gushan
Qabiir isboorti
21-February-2013 at 6:37 am
Ahahahahahahahaha kix kix kix kix kix calaacalka iska daa sxb sixirkiinii wa dhamaday iska ilow inad so gudubtan kubadi barcilona wa la fahamay iyo indho wixii ad dadka ku indha sarcadi jirten viva man united