Franck Ribery: Arsenal Lama Dhayalsan Karo Kulanka Lugta Labaad Ee Garoonka Arena. | Laacib.net
Home » Champions League » Franck Ribery: Arsenal Lama Dhayalsan Karo Kulanka Lugta Labaad Ee Garoonka Arena.

Franck Ribery: Arsenal Lama Dhayalsan Karo Kulanka Lugta Labaad Ee Garoonka Arena.

Waxaa Qoray: Osman Fantastik
Twitter: Taariikh: 21-02-13 2:07 PM

frank

Xidiga kooxda Bayern Munich Franck Ribery ayaa ka digay in la yareysto Arsenal ka hor lugta labaad ee wareega 16-aad ee Champion-ka ee ka dhacaya bartamaha bisha dabe garoonka Bayern Munich ee Allianz Arena , iyadoo uu tilmaamay in guushii garoonka Arsenal micnaheedu aheyn in wareegga 8-aad u soo baxeen.

Waxa uu ku adkeeysanayaa in rajada iyo nasiibka Arsenal ee ku aadan in ay u soo baxaan wareegga 8-aad ay weli taagan tahay iyadoo uu ku booriyay saaxibadiisa in kualnkaas la soo baxaan dadaal dheeraad ah , waxa uu ka digay in qaab yareeysi ah loola ciyaarin si aysan horyaalka uga harin si fudud.

Xidigaan Bayern Munich ayaa u sheegay wargeyska The Sun “Waxaan leenahay hami ah in kulankaas aynu ka badino Arsenal , inkastoo lala yeehay Bayern Munich ayaa u dhaw soo bxitaanka hadana waxaa muhiimsan in aan xasuusnaano in kubadu leedahay wax waliba oo mustaxiil ah ,”

” Ma aaminsani in Arsenal si sahal ah looga badin karo , maxaa yeelay waxaa ka go`an in goolalal badan dhaliyaan” ayuu raaciyay Franck Ribery .

Osman Fantastik

Follow Me:
Facebook

11 Responses to Franck Ribery: Arsenal Lama Dhayalsan Karo Kulanka Lugta Labaad Ee Garoonka Arena.

  1. Maandeeq axmed cawale Reply

    21-February-2013 at 10:09 pm

    Wa ujeda arsenal sida loga baqaya maxa yelay waxay ahed kox weyn o laga yaqana calamka marka waxn ku so badineyn garonkoda

  2. Naim0 ViVa ArSeNaL Reply

    21-February-2013 at 6:14 pm

    Arsenal Oo Bayern Reebta Wan Jeclan Lahaa,Lkn Waa Mucjiso.Haddi Ay Dhacdo Taas,Waxaan Hubaa In Qofkasta Oo Gooner Ah In Uu Umaleyn Dono Cupkii UCL Ay Arsenal Qaaday

  3. Dadka arsenal taagero waa tas arka sida nalooga,baqayo arsenal waa team weyn oo laga tixgaliyo calamka waxana xaqiiq eh in-aan warega8 ugudbidono wayo ciyartoyda arsenal waxa ey mareen cinqaab tii ugu adkeed kadib kulankii 1-3 loga badiyay xitaa waxaa loo diiday in ey xaas’sas koda ey lakulmaan waxa eyna kubadin doonaa 4-1 oo waliba halka naloogo hormaridoono arsenal champions legue hada socdo ayada ayaa iskaleh waxkuhesto mlhn barcelona wey hartay arsenal guuul by tgrha arsnl

  4. Ceynte Reply

    21-February-2013 at 3:17 pm

    Asc waruntisa walalkeyga muslimka ah wana waxlagayabo aysamenkarto arsenal waa koox natijo dhow leh waxeyna taagerayasheda tusin donta gemeka dambe iney wali arsenal viva jek welshare

  5. Nuurb10 Reply

    21-February-2013 at 3:16 pm

    Arsenal goal kaceli daafacna kuma tashana weerar ey ku tashantaha wa waxaan sahal eheen barca and arsenal dib dad wa uga yaabsan donan viva real madrid and arsenal

  6. Arteta boy Reply

    21-February-2013 at 2:38 pm

    Ya xasusto 2003 arsenal 0 3 inter milan guriga arsenal aya lagu garaca waxa la taga san siro stadiom inter milan 1 5 arsenal

  7. Arteta boy Reply

    21-February-2013 at 2:35 pm

    Arsenal wa koox weyn o laga baqo mana la dhayelsa karo

  8. Safio Reply

    21-February-2013 at 2:30 pm

    Ribery beente mahan lagayaba sidii waggi inermilan arsenal home keeda 3 and 0 kadib sansiroi homeka inter 5 lagu dhufty kk ha ilawin marka waxkasta filo

  9. R ka maanta (gadhay). Reply

    21-February-2013 at 2:29 pm

    ribery waa uu ku saxsanyahay hadalkiisa lama dhayalsankaro arsenal waayo xoog hoose ayey leedahay.

  10. Podolski Reply

    21-February-2013 at 2:27 pm

    Sxb niyada miyaaa noo dhisee anaga waxa naga goan werar dhan kasta ah inaan ku qaadno bayern gooool arsenal 5-0 aston villa

  11. mohamud_kaka 22 Reply

    21-February-2013 at 2:24 pm

    arsenal championka weyka hartay man u na sido kale waxa qadaya ayan umalenaya kan ac milano waayo barcelona ayey xasuqday viva man city and ac milan

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>