Emmanuel Emenike Oo Beeniyay In Uu U Dhaw Yahay Kooxda Liverpool . | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Emmanuel Emenike Oo Beeniyay In Uu U Dhaw Yahay Kooxda Liverpool .

Emmanuel Emenike Oo Beeniyay In Uu U Dhaw Yahay Kooxda Liverpool .

Waxaa Qoray: Osman Fantastik
Twitter: Taariikh: 21-02-13 1:57 PM

Emmanuel Emenike

 

Weeraryahanka qaranka Nigeria ayaa una ciyaara kooxda Spartak Moscow ee dalka Russia Emmanuel Emenike ayaa qiray in uu ku riyoonayo in uu ka ciyaaro horyaalka Ingiriiska isaga oo dhanka kale beeniyay wararka sheegaya in uu dhaw yahay in uu ku biiro kooxda Liverpool oo la tilmaamay in ay doonayaan in uu noqdo badelka Luis Suarez oo laga yaabo in kooxda ka huleelo hadii Champion-ka u soo bixin sanadkaan.

Emenike ayaa qaranka dalkiisa u hogaamiyay in ay ku guuleystaan koobka qaramada Africa ee dhawaan lagu soo gabagabeeyay dalka South Africa isaga oo dhaliyay afar gool intii ciyaarahaas socdeen taasi oo keentay in kooxo badan isha la soo raacaan waxaana ugu horeysay Liverpool oo 7 milyan oo gini u gaartay.

Isaga oo u waramayay shabakada Sky Sports ” waxaan in badan ku riyoodaa ka ciyaaridda horyaalka ingiriiska , waana sameynayaa hadaan helo fursad maxaa yeelay farxad ayay ii tahay “.

Waxaa xusid mudan in 25-sano jirkaas in uu ku biiray kooxdaas reer Russia sanadkii 2011-ka isaga oo uga yimid kooxda reer Turki ee Fenerbahce.

Osman Fantastik

Follow Me:
Facebook

15 Responses to Emmanuel Emenike Oo Beeniyay In Uu U Dhaw Yahay Kooxda Liverpool .

  1. Mahamed hassan Reply

    21-February-2013 at 11:05 pm

    Cawa guul adag at anfild

  2. xudeyfa syl Reply

    21-February-2013 at 9:16 pm

    Ka gudmy sxb sare vila mid la mid ah mida kale canugan qabir sports ugu qornthy waxn dhihi lahaa wad xanunsanthayee alle haku. Cfiyo waxn filyaa hadi adan aqoon tarikhda liverpool weli inad nugeyso naska hoyadaaa plz grow up viva reds

  3. maxamed dalmar Reply

    21-February-2013 at 7:53 pm

    welkom ton reds

  4. N.shein Reply

    21-February-2013 at 7:27 pm

    Villa sln lamida sxbna mida kale lvrpol majecla nin madow ah marka waxan jeclanlahay in lakeno honteleer ama micho viva rdska dhamanten wad slmantihen ciyal man.u mesha shaqo kumalihiden e ka aamusa cwa guul wcn 4_0

  5. Liibaan Reply

    21-February-2013 at 4:39 pm

    Abtifaah villa lahadal dadkan shala lee isboortiga ku soo biiray
    viiva liverpool

  6. Caaqil Cade Reply

    21-February-2013 at 4:08 pm

    dhinaca kale kulanka caawa ee adag uefaha ee liver iyo zaint. waa lugtii labaad waana garoonka liver, caawa guul baan u rajeeynayaa liver.. viva suarez and gerrard..

  7. Mahad Guliye Reply

    21-February-2013 at 4:06 pm

    Xoog ma aha inu imada liver pol yarapa liverpool wa kox dhimatay

  8. Caaqil Cade Reply

    21-February-2013 at 3:52 pm

    abdifitaax villa waankaa qaaday sxb mid la mid ah ayaan hawada kuusoo mariyay, tan kale liver badelka borini ayey rabtaa waayo ninkaas weli lama qabsan kooxda weerar yahano caalami ahna waala helayaa dhamaadka xiliciyaareedka.. viva liverpool

  9. Abdifatah villa Reply

    21-February-2013 at 3:45 pm

    Wilkan wato magca qabiir spoorti waxa tahay dadka shalay sports ka bartay woman.utd o hoganka horyalka heysa aya shalay aragtay markasa ku qabstay Livpool na aqoon uma lihid ee so barbaar VIVA LIVERPOOL

  10. nuur garcia Reply

    21-February-2013 at 3:23 pm

    Kkkkkkk yaabdanaa l’pool hoos u dheceeda ninkii banooni darbeeyaba waa ay rabaan saasna kuma anan qancin hadii aan nahay fans liverpoolfc viva sturridge that is the only pleyar we
    have right now

  11. Qabiir isboorti Reply

    21-February-2013 at 3:20 pm

    Liverbool qof rabto wa la layahay berta waye wa dhimatay watas afrikanki xita wa diiden k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k. Viva man united boqorada egland

  12. Abdifatah villa Reply

    21-February-2013 at 3:02 pm

    Salan sare dhaman tagerayasha Reds sida Xudeyfa, Caaqil, Capitano abtidoon, N.shein, Xusni, iyo Alcadaala. Afrcan kan wu ismahdiyay livpool striker we heysata umana baahno gool dhaliye VIVA REDS

  13. Moha Qays ( Liverpool fan and Juventus ) Reply

    21-February-2013 at 2:30 pm

    Hahahaha woman united ayan la yaabanahay lkn wax umaheyno maskiimin marka ka dambee cida ugu koobobka badan england liverpoon fariin ayey niitahay woman united hahahaahahaha

  14. Qabiir isboorti Reply

    21-February-2013 at 2:11 pm

    Yaa liverbool imana o walan liverbool wa dhimatay maxa laga imana berta waye kox kalin 9 ku jirto k.k.k.k.k.k.k. Viva man united

  15. Fany fans Reply

    21-February-2013 at 2:01 pm

    Enemeke welcom anfild

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>