
Barcelona ayaa heshay war farxad leh ka dib guuldaradii xalay iyadoo daafaca kooxdaas Eric Abidal uu helay ogalaasho uu ku ciyaari karo ka dib in muddo ah oo uu kooxda ka maqnaa sababo la xariira qaliin beer ku talaalid ah oo lagu sameeyay .
War ay soo dhigeen bogooda internetka ayay Barcelona ku sheegeen in ay heleen ogalaasho dhanka taqaatiirta ah uuna ciyaaro karo Eric Abidal inta ka harsan xilli ciyaareedkaan .
Laacibkaan 33-sano jirka ah ayaa sanadkii 2012-ka lagu sameeyay qaliin beer ku taalid ah iyadoo markii ugu dambeysay ee uu kooxda la soo muuqday aheyd kulankii Barcelona iyo Atletico Madrid muddo sanad haatan laga joogo xiligaas 2-1 Barcelona ku badiyeen halka December-tii la soo dhaafay uu ku soo laabtay tababarka kooxda,
Koxodaan Barcelona ayaa kulankeeda axadda waxa ay lala leedahay kooxda Sevilla halka Real Madrid ay laba jeer kulmayaan asbuuca soo socda .
Ceynte
22-February-2013 at 12:09 am
Asc waa guul usohoyatay tagerayasha iyo kooxda Barcelona wana kufaraxsanahay solabashada walalkena eric abidal welcm back to play socar real aya uguso horeyso waxa lagudhuqayo camp neu viva muslim playes all of them
Mohan jacelow man u
21-February-2013 at 11:00 pm
Wan ubahanay inu ino so labto difaceyna abidal wayo waxan la hitinay difac la,an mahane xalay nagama badin laheyn ac milan balse wan sugeyna kulanka danbe anago wada jirna iney ino imado ac milan gurigeyna ayan maraqa uga cabeyna waxansa sugeyna kulanka xasasiga ah ee madrid
Mohan jacelow man u
21-February-2013 at 10:59 pm
Wan ubahanay inu ino so labto difaceyna abidal wayo waxan la hitinay difac la,an mahane xalay nagama badin laheyn ac milan balse wan sugeyna kulanka danbe anago wada jirna iney ino imado ac milan gurigeyna ayan maraqa uga cabeyna
Nasri Barcelona
21-February-2013 at 7:25 pm
Waa arin wanagsan maxa yelay Barca difaac la’aan aya dishay.
Messi
21-February-2013 at 7:01 pm
Masha alah wan ku faraxsanahey so laabashada walalkena
SADIIQ CAbdale maxamed
21-February-2013 at 6:49 pm
ilaah waxaan uwey dii naya difaa ceenainoo ilaaH inoo noo soo celiyo isagoo cafimaad qaba amiin aamiin
General foodey sanka
21-February-2013 at 6:02 pm
Ilahey hasoo nabad celiyo walalken Abidal wa hubaal inu ahaa daafac ada misna joker ah barkana wax weyn u haayey
Mr young!!!
21-February-2013 at 5:58 pm
Abidal welcome back