
Madaxweyne ku xigeenka AC Milan Adriano Galliani ayaa ka hadlay sida uu ugu faraxsan yahay guusha ay kooxdiisa xalayto ka gaartay Barcelona ee lugta hore ee wareega 16ka ee Champions League.
Galliani ayaa sheegay in taageeraha ugu niyadasan ee kooxda inuusan filaneynin natiijadii xalay, islamarkaana ay tahay in guusha loo hibeeyo madaxweynaha kooxda Silvio Berlusconi oo u dabaaldegaya sannadkiisii 27aad markii uu iibsaday Diavolo.
“Shaqo fiican ayaan qabanay, waana inaan xusaa in tababaraheena uu ahaa mid aad iyo aad u wanaagsan feker ahaanteyda. Xalayto waxaan u ciyaarnay si cajiib ah. Waxaana u diidnay inay soo galaan xerada ganaaxa. Sidoo kale sannadkii hore xitaa si fiican ayaa u la ciyaarnay iyaga.
“Waan la ciyaari karnaa Barcelona, waana wax aan ku celcelinayay muddo badan. Barcelona ixtiraam weyn ayay inoo heysaa, marka ay dhahayeen waan ka baqaneynaa, been ma aysan sheegeynin.
“Kulamada ceynkaan oo kale taariikhda kooxda ayaa sidoo kale muhim ah. Hadii aan ka fekero 8 kulan ka hor xilli ciyaareedkan halka aan joognay. Kubada cagta waa wax qurux badan madaama aadan ogeyn waxa dhici doona, laakiin xitaa midkeeena ugu niyadasan ma uusan filaneynin natiijadan.
“Guushaan waa inaan u hibeynaa madaxweyne Berlusconi madaama uu u dabaaldegayo sannadguuradiisii 27aad markii uu kooxda la wareegay, taageerayaasha oo dhan waa inay gartaan cida ay tahay inay u mahadceliyaan. Madaxweyne Berlusconi isaga ayaa kooxda keenay meesha ugu sareysa caalamka. Taageerayaasha ma ahan inay ilaawaan xitaa markii Sampdoria ay inaga badisay, kaliya ma ahan inay soo xusuustaan markaan Barcelona ka badinay.”
Fhd hssein
21-February-2013 at 5:33 pm
Buuqu Wuxu Ahaa CHMPN-ki La Ciyaarey Sanadki Hore:- “Masuulada BRCA:- Garoonka Sen Siro Waa Naloo Qooyey!” Ok Su’aashu Waa:- Xaleyne Intee Loo Qooyey? JWB-tana Adaa Leh Andiamo Avanti Viva Rosse Neri
cawke
21-February-2013 at 4:21 pm
Yes haday barcelana ay naga reebaan anaga ayaa champions leageu ku guulaysanayna viva mourinho special one
mo yare
21-February-2013 at 3:56 pm
K k k away xiyalki barca
CALIMILANO C.BAKAARO.CALI PATO
21-February-2013 at 3:31 pm
Wilshare barce 4 milan 4 ma uxiisatay 4tii rukunka aheyd marax foqol marax waxan u maleyaa bayer ayaa kugu yareysay micnaha 3 ayey kugu dhufatay
CALIMILANO C.BAKAARO.CALI PATO
21-February-2013 at 3:26 pm
Nah nah nah nah nah barcelona ayaa badineysa u majeedan miyaa el shrwy boaten montalivo amborosini war dhiiga ayaan kayareyneyna wixi nasoo faragashtaa
Mohan jacelow man u
21-February-2013 at 3:14 pm
Sxbo yal niyadina dajiya wayo waqti beynu heysana hal kulan aya ino haray kasina wa midkan ku so bixi laheyn milana afka an carada ugu dari laheyn ciyaru wa galin danbe
muhis
21-February-2013 at 2:06 pm
waar waa la cunay barcelona xalay waxba ha ooyina taageerayaasha reer barca
1 goal kuma dhalinaysaan kiinana ;)
Hassannur Abdirahman
21-February-2013 at 1:52 pm
KUBADI WAA CADDAan iyo madaw ciday raaci lama garanayo lkn Barca waa la iska yaqaana inay tahay international team viva Barca
zaki
21-February-2013 at 1:48 pm
lacib.net wararkikale aaween markaad manta dhan waxaan meesha noogu haydaan ama idinka ayaa tagere milan ah aawaysa ciyarti kalastarey iyo shalke ma iloowden
sadam wilshere
21-February-2013 at 1:41 pm
Kkkkkkkkkkkkkkk
war barca biif
lkn miyeydan ogayn in milan koox champions leuge ah lkn barca oo kaam now joogta waa caqabad
xuseen sheeq nuur
21-February-2013 at 1:20 pm
wallahi sida ay wada ogyihinba dhalan yerada sborts koodhan Ac milan inay tahay naadi qibrat uleh champion lega hadane sanatkan aat ayee ukacsan tahay marka 100%100 in lagreebo ayee ubadan tahay barchilona aqyarta
Dayax
21-February-2013 at 12:59 pm
K k k k aad ban ugu faraxsanahay madama gul lama filan ah laga garay kox weyn milan tu anane
chelsea Tv and barce Tv
21-February-2013 at 12:57 pm
wa in0 camp n0u 3 iyo 0
muhis
21-February-2013 at 2:08 pm
3-0 aaa sheegtee hal goal kuma dhalinaysaaan am so sorry
saciid Qundul
21-February-2013 at 12:30 pm
viva milaneeeeeeeeska and barca
mo ali
21-February-2013 at 12:30 pm
barcelona ayey nagu waleen waxan u shega caruruta barcelona meshan man logama baahno inaad comment ka bixisaan mana oo kale dhuunta wayo waxa idin qabtay libaaxyadii mida kale talo ayan idin sinaya barcelona odayasha daalay soo bedala oo shabab keena sida elshawaarecy and niag abte contato waaa iga talo ,,,,,,,,,,
Faysal hagi
21-February-2013 at 12:19 pm
Milan force naadiga wayn yaa garaacday
guuul kulumada kale and kulanka inter milan viva milan
adan yare
21-February-2013 at 12:15 pm
Waxaa halkan hambalyo ugu dirayaa taageerayaasha ac milan sidaa aan rabnay ayay u galeen barca
Ceynte
21-February-2013 at 11:50 am
Asc kooxda laguushagayey 14 mach ayad baran doonta marki garonka logu talagalay kuba ismahdiyey ee campe new leydinku xasuqo viva Barcelona and lionel messi
abdisalaan
21-February-2013 at 11:32 am
barcelona ac milan sifican ayey utaqaana waayo ayadoo caan aheyn ayey ac milan aduunka heysatey lkn waxaa aqoon ulaheyn ku wa taagyeero waxaan u maleynaa xaley iney barteen barca kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk madrid and milan is the best team in the world
Axmed
21-February-2013 at 11:17 am
Waa cajîib ciyaartii xalay may ahayn mid lafilayey siday u dhacday balse waa sidaan rabay thank you
king luiz blues
21-February-2013 at 11:12 am
viva ac milan wa taqan sida loga badiyo barca iyo waxi laamid ah hhhhhhhhhh mesha mey uu maleyen arsenal oo kaleee/ oo gurigoda lagu dubanaaaa milan wey taqan champions lealgu sida lo ciyaro viva milan viva el sharaawy best plyr
matiri wan iri
21-February-2013 at 10:54 am
waxlafilayay ma ahen xalay milan sadax bas ayey gosha hordhigatay weyna ku najaxday lakin hadi latago kamba no amey kadhacda sidi dibartifo lakarona ey ugashay milan kkkkkkk
libaxa lama dhawaco e waladilaa
viva juve
Abdifatah villa
21-February-2013 at 10:49 am
Kulanka camp nou aya sugaya cashar fcn aya u dhigi doona VIVA BARCELONA
Maxamed xasan cumar deco
21-February-2013 at 10:47 am
Kkkkkkk wa sidaas even xita come nou waa ku badineynee
Maxamed agaafe
21-February-2013 at 10:33 am
Waaaaaaa ac milan lagayab
wilshere
21-February-2013 at 10:16 am
ac milan xalay ineey badiso waxaa ka shaqeeyey afarta couch ee ugu waa weyn horyaala talyaaniga saas ha ula socdan tageerayashii xalato tagerayey ac milan
viva italy
Ali ugas
21-February-2013 at 10:15 am
Sxb waa benta waxa so kudbeso Real madir viiiiiiva ac. Milan sificaan ayan u ka badinaye xalaye Barca
Baariyow united fans
21-February-2013 at 10:07 am
Viva milan
c.qaadir Galeer
21-February-2013 at 9:48 am
afarta kooxood ee spain kasocoto halkan ayey kuwada harayan hal koox uma gudbeyso wareega sideda insha allah sidas ayaan rajeynaya
maxamuud kuulow
21-February-2013 at 9:38 am
aad baan ugu farax sanahay goosha xalay milan gartay barc waqti geeda wa baman rawa
mr.4k
21-February-2013 at 9:32 am
waaaaaaw odaygan waxaa hadalkan ka keenay guusha lama filanka eheyd ay ka gaaren barcelona dhib malahan waa la arki doona sidan si ka duwan isagoo u hadlaya oo hadalka ka warero milan waxay gaado ayey baratay waa inoo camp nou viva barce viva wiilasha guusha
Gaas
21-February-2013 at 9:29 am
milan iyadoo koox xoog badan ah ayey arsenal uga so badisay 4-0 marki emirates la yimidna wa ogeden, barca haddii laga bafiyay camp nou aya sugeysa godka naarta ilmahan banooniga gacmaha ku qaadanaya kulankaas ayaa noo balan ah, geel caruuri qaaday ma dheeta loba joogee
siidi siidii
21-February-2013 at 9:19 am
ASC ANAGA HADAAN NAHAY AC MILAN WAA SHEEY MACRUUF AH INAAN LANA DHAYSAN KARIN WAXA LAGU SHEEGAAYO KOOXDA ADUUNKA ANAGU WAXAAN NAHAY DAD DAAIM KU CIYAARA KHIBRAD WAXAANA LEEYAHAY GUUUUUUUUUL AC MILAN WAXAANA U MAHADCILINAYAA WEB NOO OGOLAADAY INAAN FIKRADAYDA KA DHIIBTO WAXAANA LEEYAHAY WAAD MAHADSANTIHIIN
deeq cade
21-February-2013 at 9:18 am
waxaan usheegayaa taageershaasha millan in aan kahadalno yaa ku aadi doonaa wareega 8da barcelona dubanayee
xudeyfa syl
21-February-2013 at 9:17 am
Hhhh wad badisen sax lkn camp nue ayaa idin dhiman waxd sugtaan wa cashar inka yabiyaa reer milan viva brcelona
Mohamed
21-February-2013 at 9:15 am
Waan sugaaye natijadaan xaley lkn dadka qaar ma eysan aminsaneyn milan waa club weyn oo xogan marka la eygo xaga chempionka
Moha
21-February-2013 at 8:39 am
Asc al muslims sln ka dib waxan fariin udiraya taagerayasha bacelona ee laha shalay milan wa biyo qabob okale liiskana cabi karo ha ogaden horta milan waxa ay tahay hadi ay lidato uu zalatan ibra iyo T,silva ay ka tagen tas micnaheda maha milan iney dhimatay wali wa ay jogta milan xususo 2007 milan sidan wey ka lidatay kobkana wa ey qadatay hadalki iniasta koxda wa milan kobkana wa horyalada yurub koxdana wa milan ogow hadi adan hore u ogen ciyarta ka horna waxi ad donto haiska so qorin hubi waxa qoreso viva AC MILAN and al balyrs el sherawy montalivo boiting sully muntari mexes and zabata loolz
Kabtan owtis
21-February-2013 at 8:39 am
Ciyaal baarsha mesha ugama jeedo wacdaqadi xalay me layaabanyihin
Maandeeq axmed cawale
21-February-2013 at 8:19 am
Wey aarsin doontaa barka waxba yaa laga niyad jabin madama osan gurigeyna aheyn qof aan jabina ma aarsado by dhamaan tageyrayasha barshinole
faaid cilmi
21-February-2013 at 8:17 am
ku dayo ac milan koox weyn guushan caawa waa mid an hore u fileynay hadan nahay taagerayasha milan
Raxmo
21-February-2013 at 8:08 am
Viiva barsilona
EL, SHARAAWY
21-February-2013 at 8:06 am
AC MILAN 7 champions leage elsharaay muntari
EL, SHARAAWY
21-February-2013 at 8:04 am
Mash.alah kooxda ac milan xalay waxey so bandhigtax ciyaar wanagsan gushaana ad ban ugu farahsanay Ac milan 4ever El sharaawy good pleyer
Salman man utd
21-February-2013 at 7:59 am
Viva milan away kooxdi lagu shegayay kooxda aduunka