
Kooxda ku guuleysatay 7da jeer koobka Champions League ee AC Milan ayaa talaabo muhim ah u qaaday wareega 8da ee koobka Champions League ka dib markii ay 2-0 ku garaaceen kooxda Barcelona oo marti ku aheyd San Siro lugta hore ee wareega 16ka Champions League.
Barcelona ayaa ciyaarta ku bilaabatay iyadoo kubada inteeda badan heysata, islamarkaana ciyaarayay kubadooda isku dhiibdhiibka ah, laakiin AC Milan oo qeybtii hore inta badan daafac ku jirtay ayaa heshay fursadihii ugu fiicnaa ee qeybtii hore.
Daqiiqadii 14aad ayaa El Shaarawy waxaa loo dhex bixiyay kubad qatar ah isagoo goolka ka soo galay dhanka bidix laakiin waxa uu ka daahay inuu darbo la tiigsado shabaqa uu waardiyaha ka ahaa Valdes waxaana ku soo gaaray Puyol oo ka bixiyay.
Koonerkii ay heshay Milan ayaa El Shaarawy uu kubad baas dheer u soo dhigay Boateng oo afka hore ee diilinta ganaaxa taagnaa, kaasoo isna kubad qatar ah goolka la abaaray, laakiin si ciriiri ah ayay ku agmartay.
Daqiiqadii 34aad ayaa sidoo kale karoos qatar ah oo uu soo dhigay Boateng oo goolka hortiisa waxaa seegay El Shaarawy taasoo u ogolaatay in Valdes uu gacanta ku dhigo kubada.
Waxaana qeybtii hore oo Barca ay kubada inteeda badan heysatay iyo Milan oo fursadihii ugu fiicnaa abuurtay lagu kala nastay barbaro goolal la’aan ah.

11 daqiiqo markii ay socotay qeybtii labaad ayaa Milan ay hogaanka qabatay markii Montolivo darbo xoogan oo uu tuuray ay gacanta kaga dhacday Zapata ka hor inta uusan helin Kevin-Prince Boateng oo darbo xoogan oo hoose ku dabamariyay goolhaye Victor Valdes, Barca ayaa ka dooday goolka laakiin garsooraha ayaa ansixiyay.
Boateng ayaana dhaliyay goolkiisii 4aad ee Champions League ahaana goolkiisii labaad ee uu ka dhaliyo Barcelona isagoo hogaanka u dhiibay kooxdiisa Rossoneri.
Barca ayaana isku dayday inay raadiso goolka barbaraha, laakiin taatikada AC Milan ee ciyaarta oo ku dhisneyd mid daafac sarre ah iyo counter-attack fiican ayaa u diiday in kubad heysashadooda ay ka faa’ideystaan islamarkaana dhibaato xitaa u abuuraan Abbaiti.
Laakiin Rossoneri ayaa hogaanka ciyaarta dheereysatay ciyaarta oo 10 daqiiqo dhiman ka dib markii ay dhaliyeen goolkoodii labaad ee ciyaarta, Niang oo bedel ku soo galay ayaa xerada ganaaxa dhexdeeda kubad ugu dhigay El Shaarawy kaasoo isna kubada u sii wareejiyay Muntari oo ka soo galay dhanka bidix islamarkaana shabaqa kubada dhex dhigay.
Milan ayaana hogaanka ku qabatay 2-0 iyadoo labada goolba ay u dhaliyeen xiddigo ka soo jeeda Ghana, Muntari ayaana kulankiisii ugu horeysay ee Champions League ee AC Milan kula dabaaldegay gool.
Inkastoo Barca ay raadisay inay hesho ugu yaraan gool marti ah, hadana daafaca AC Milan ayaa ka horjoogsaday, kuwaasoo ku guuleystay inay xaqiijiyaan in ciyaarta ay 2-0 ku dhamaato.
Labadaas gool ee muhimka ah iyo shabaqa ay ilaashatay ayaa ugu filnaa AC Milan inay 2-0 kaga talaabsato kooxda Barcelona, iyadoo haatan Diavolo ay talaabo muhim ah u qaaday wareega 8da Champions League, waxaana ay bisha soo socota booqan doonaan Camp Nou kulanka lugta labaad.
Kulanka kale ee wareega 16ka kooxaha Galatasaray iyo Schalke ayaa iyagana ku kala baxay barbaro 1-1 ah.
ozil
21-February-2013 at 6:12 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk barca kulaha war barca waxa fashilay chelsea iyo inter milan marka ceyaalka sanadadoodi hore haku laabtaan xalay wlh waan sheegay markaay ciyaarta soo gashay ayaan wiilaal barca ah oo ila dhawanaaye ku dhahay 2 ayaa laaga badinaa barca waayna dhacaday marka ac milna guul aniga ma tageero oo waxaan dageera juva marka ac milan wa koox fican viiiv realmadrid chelsea juvantus aal
abdi wali
21-February-2013 at 5:53 pm
Yaa salaam igada cayaarta milan kacabso
yabarow wiish
21-February-2013 at 5:33 pm
Kkkk. Rumahanti waxan aad ula yaabay shalayto mar aan aqrinayay qeybta fikradaha yar leh barca mar walba iney badiso wa daruri oo lagama badin karo marka ciyalka noca okale ah ee aan kubada cagta waxba ka aqon waxan leyahay so barbaara:-P
sir young
21-February-2013 at 5:20 pm
waxba ma laha waao waxa hadhay godkii naarta waana lagu duban doonaa milan
waxana aan odha lahaa waxaba ha farfar xina rer milam horaa loo yidhi(ciyaari waa galin dambe)
eyman
21-February-2013 at 5:05 pm
waxey gaadhay kuultaariiqi ah ac milan kkk barca alla maxa lakashifmay Waxkale oo muuqata in barca ey kulaabatay waayeheedii aanlagatirijirin koobkan dhegahawynle a c Milan eykusolaabatay waqtigeedii berisamadka kobkeedii 7 baad na ey dadaal ugujirto o chanpion ah waa hadaaney shayaadinta cas cas kafakatee kkkkkkkkkkkkk viva united
Nasri maxamed nasri
21-February-2013 at 4:43 pm
Waxan asc dhaman taagerayasha rer milan guul wacan lacib net waxan ka codsanaa dadka riyiga aad ka qaadeysiin goormuu ciyaro bartay is ka hadal loo ma hadlo dadkii soo qortay barca 5 6 uma malenayo in aay wiligood ciyaro firsadan milan waa libax labo cad ayee kaa kal dhigee hadi aad ka bad badato ilmihi ku washtay aaway messi iniesta xavi waxa kufsaday ragan amborsini montaliva mex gurigina ha sugi wee nin waan imaana milano guul 4ever final juventus ac milan waa sida 2003 win juventus conte 2013 rali noqo barca walalaha aya kufsaday waa inoo sadka dambe barca hadu ilah yirahdo
super F.LAMPARD
21-February-2013 at 4:26 pm
milan waa naadi ku fac weyn ucl , xalay waxan ka daawanaayay meel lagu gax weysto o ku taala jida k.s.a. Waxaan la yaabanaay taageerada barca o aad u badnaa, Ac.milan waxaan ku taageereynay 5 qafood o qura, dhalinyarada dalka, kaliya waxey yaqaaniin Real-madrid & Barcelona, waxey fiirsadan horyaalka spain ,kkkk, waxey layaabaan taageerada aan uhaayo chelsea, runtii way jiraan taageerayaasha kooxo kale, lkn wey ku yar yihiin. Marka xalay cayaartii xiiso ayey aheyd , lkn xamaasad & macaan mayeelan marka u el shacrawy u ku dul mooleestay difaacyada bulagarana muntari-na u quusiyay, kkkk ,goobta gaxwad markaas aya ugu dambeysay jawig. sorry messi , wali waxaad tahay laacibka aduunka.
Messi
21-February-2013 at 3:33 pm
Barcelona wao kooxda aduunka messina wa xidiga aduunka necbaw ama ha necban dadka real madrid tagero oo milan raasmadeda kuso daba gabanana ha iskadayano waxas real madrid igama rayn milan aya iga ray milan waxan leyahay wa no cam nue waxey tahay markasa nali tusaa
abaadir
21-February-2013 at 3:32 pm
barcelona acmilan waykabadinaysaakuwii lahaa acmilan ba
anad garanayn haday dunatayna waa naadi champion messi muu ciyaaray xalay spain oo gabdho kaciyaaraan ayuu iska dhaxroorooraa halkan italia ayaa layidhaahdaayo kubad ficilkeed ayaa laciyaaraa italia forzo and milano rosoneri
nori good
21-February-2013 at 2:18 pm
kkkkkkkkkkkkk xalay mxn farhay in laga badin karo iskuma haystaan OO miyayna ogayn inay MILAN oo kale joogto CHAMPIONKA hahahahaha
c/laahi kab tanka
21-February-2013 at 2:15 pm
waa wax aad loogu farxo barca oo la lahaa si fudud ayay ku soo bixi doontaa lkn wixii xalay dhacay waxay ahayd wacdaro ay acmilan dhigtay ciyaar ta dambena gool ayaan urajay nayaa acmilan barca way kudaysay fifa los balankos
NOURI HAZARD
21-February-2013 at 2:14 pm
kkkkkkkkkkkkk xalay mxn farhay in laga badin karo iskuma haystaan OO miyayna ogayn inay MILAN oo kale joogto CHAMPIONKA hahahahaha
lubta
21-February-2013 at 1:11 pm
kkkkkkkkkkk benben haha rer barca niyada hakudisanina comp nou waidin dhamatay adunka wax adkatihin maleh viva chelsea koxda sanadka
adam
21-February-2013 at 11:33 am
Misse mu xuukataraa ciyaaraha wayn ciyaalka spain buu u fiq fiq leeyeye war rikoodhe wax ka badan ma dhalin karo big game ka
viva ac milan and real madrid
Cabdifitaax gaas
21-February-2013 at 11:19 am
Inkastoo tahay barce koox awood badan hadan milan waa koox kaga qibrad badan campions leaga inkastoo ay sanadkan ku bilaawday kooxda milan si liidata hada waxaa ladhihikaraa waxay hishay wada guusha viva milan
deeqa
21-February-2013 at 11:18 am
kkkkkk waxkale kumaan qoslina dadkii shalay arsenal ku cayayey walaga dabiyay ee barka kaalay bay xalay kabadiyeen (am so sorry barca)
Suldan nuur
21-February-2013 at 11:12 am
Kkkkkk acmilan xalay wacdaro ayay so bandhigtay viva muntari
salman
21-February-2013 at 11:10 am
macaan badaana ajabka barca milan waa wa soo baxysaa
prince khaled ahmed
21-February-2013 at 11:08 am
waan ka xumahay guul darada nasoon gaadhay runtii
prince khaled ahmed
21-February-2013 at 11:01 am
waanka xumahay walaahi guuldarad soo gaadhay barcelona
laakiin waa caadi waa la arki doona waxaanu ka samayno camb neo insha allah waana koo wada joogi doonaa saaxibayaalow
Ceynte
21-February-2013 at 10:57 am
Asc salan sare aqayarta laacib iyo tagerayasha fc Barcelona horta golki hore qalad ayu aha qaladkasne garsoraha ayale tan xigta tagera milan ama iswala ama haiswalina barca aya sobaxeyso gemka dambo 3 v0 ayey kudhamane milan gurigeda wauqalantay iney kubadiso lkn ogada campe new aya idinka dambeya hadan ladin ka arin xasuq kadhicin barca ayanba kox ehen lasocda taa viva the king of dribbling messi10 and jek welshare10
Najiib waaydhka
21-February-2013 at 10:40 am
Waa ciyaar fiican ta danbana waa ka arki doona?
kaahiye
21-February-2013 at 10:26 am
kkkkkk ninki is walow wabiya ku hela brac wa in ay ogata mesha waxa jogo ac milan garoonkuna wuxu ahaa san siro
liibaan dargaay
21-February-2013 at 10:20 am
marka hore waxan salaamya bahda reer laacib.net waxa xalay dhacay wa wax la filaayay in barca ciyaartooda aysan dhaafeynin isku dhiib dhiib aan wax ba natiijo laheen iyo messi oo naftiisa u naxay oo hal gambis ah laga waayey xalay sanadkan wa sanadkii italiya thanks all of you
C/qadar
21-February-2013 at 10:14 am
Gusha nocan wa mid an sugeynay
intisaar messsi
21-February-2013 at 10:01 am
wxasi gatere nimo lama dhaho barca mrki ay badiso wala tagera mrka laga badiyana awlba wax iskuma heyn in dhahysina wan u mlynayey kagudb hadi millan ay inaga badisay don’t forget leg kale ayan dhiman oo camp noi lagu ciyari doono mrka yanan la dagdagin millana weligeen ayaan ka bdin jirnay so aynu sugno camp noi insha allah kadib waxi kaso baxa viiiiiva barca
super mario
21-February-2013 at 9:49 am
runtiiii xalay waxay soo bandhigeen ac milan waa gii ay milan ahaayeen saaas ayayna kusoo baxeen barca way harta awalbo wax meesha kuma haynee viva sharawi niand super mario and prince
samiir
21-February-2013 at 9:47 am
runtiiii xalay waxay soo bandhigeen ac milan waa gii ay milan ahaayeen saaas ayayna kusoo baxeen barca way harta awalbo wax meesha kuma haynee viva sharawi niand super mario and prince
Hamza abdala
21-February-2013 at 9:38 am
Asc dhamaan wan salaamaya dadka akhrista laacib.net .hadi aan kahadlo ciyaarti xalay run ahaanti anigu waxan taager sana milan sababta oo ah barca aad baan unecbahay.waxa rajaynayaa inay 8da usoo gudbayso milan barca na sida hanagu dayso folxumadeeda
Nuurb10
21-February-2013 at 9:29 am
Waxey i il awsiisay guldardii arsenal kobka mugdi ayow kagalay arsenal and barca labada koxood ee dunida baskoodu ugu dahabsanyaha dawasha wanagsan wagaba lagama saari karo sharciyaa kayaalo midaas
Abdirahman Ahmed Hassan
21-February-2013 at 9:27 am
marka hore waxaan salaamayaa dhamaan akhristayaasha muhiimka ah ee laacibnet then anigu xallay aad ayaan ugu farxay natiijadii ciyaarta milan vs barca waayo barca waa koox caydh ah waxaana doonayaa inay soo baxdo millan.
waan arkaa
21-February-2013 at 9:22 am
waxaan u arkaa waa ciyaar ciyaaraha kamid ah wana geem oo wala kala badiyaa marka ac milan xalay waydadashay runtii waxayna sobadh dhigtay ciyaar wanaag san oo adag waxana sugaynaa ciyaarta kale ay imanayso guriga brc waxay subiyaan ac milan
Rashkaa from capetown
21-February-2013 at 9:20 am
Guul ayan urajenaya ac milan o magac weyn ku leh da chambions leage viva man united
a/shakur
21-February-2013 at 9:16 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ninkastoooooooooooooo iswaaala waabiyaaaaaaa hellaa guuldaradiiiii arsinal xalay ayaaaaaan illaaaway kkkkkkkkkkkkkkk
c/rax maan
21-February-2013 at 8:59 am
asc wa iska caadi markasta ina rayno wa ceeb lakin wano lukta kale
saacid jeyte
21-February-2013 at 8:44 am
xalay farxad ayan la jifan wayay
alla maxa la fashil may
clsamad yare
21-February-2013 at 8:24 am
waligay ismaan lahayn barcelona ayaa la qaban doonaa laakiin waa caadi waxa hadhsan garoonkii barcelona markaas waxba ma leh
abshir jimi
21-February-2013 at 8:22 am
asc marka xiga waxan ku odhan laha tageraha barsha haniyad jabina kubadu wa cadan iyo madow hadu gabalku idinku dhacay garonka a cmilan cadceedu ha idiinku so baxdo garonkina lkn viva man united
shiine
21-February-2013 at 8:21 am
yes yes yes yes yes
yes yes yes
yes yes
adam
21-February-2013 at 8:07 am
ac milan waa koox jirta ma arsenalbaa meesha joogta waxu waa ac
ka cabso africa
grtt
21-February-2013 at 8:06 am
fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq fiq hadana fiq fiq fiq fiq fiq fiq kasi fiq fiq fiq fiq fiq
W/Xasan kaafi craxmaan
21-February-2013 at 7:33 am
Kkkk waligay ma arkin caawa habeen iiga farxad badan kulanka kalana waa aay kudhamanaaysaan 2:1 barcelona badinee sidaa ayayna tareenka kaga dhacaaysaa thanks milan and juve
c.qaadir Galeer
21-February-2013 at 6:57 am
kkkkkkkkkkkkkkk walee waa war farxad leh Barca in laga badiyo jecliya
Boban ac mln
21-February-2013 at 6:25 am
Garonku sansiro koxduna wa acmilan kobkuna wa chmpions lg khibradna walagu dhela kubaduna nasibku kama marno intas ojirta acmlin talawo wanagsan ayay samesa thnks all acmln plys wanku faraxsanahay gushan weyn eynu garnay lkn wali 90mnt aya nahortala aynu egno natijada dambo forz acmln 4ever
Kiish cade
21-February-2013 at 6:22 am
Kkkkkkkkkkkkkkk
Jaceliyaa jabka barcelona
kkkkkkkkkkkkk
viva real madrid
Cabdi xafiid axmad cali {fantastic}
21-February-2013 at 6:14 am
K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k. Away missi inesta wixi ay ku faani jireen anaa ku dhahaayo bee in AC milan ay caadi aheyn aniga by
mustafe kilasd
21-February-2013 at 6:01 am
Jecliyaa jabka baarsa
mustafe kilasd
21-February-2013 at 5:59 am
Wwww jecliyaa jabka baarsa (warkaasaa imara aniga)
fanax
21-February-2013 at 5:56 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wac wac wac caawa xaa dhacay aaway gabdhihi firibiga ii albitarihi dhigi jiray rigorada beenta eheed 2012 maahan tan ee waa 2013 soo noqon meeyso shalay..VIVA e Forza il Diavolo i leone adesso voglio di coppa di champions league bal iisheeg yaaka hor imaan karo Ac milan SAAN UDUUFAAYO DAMOO DADKANA SANAA UDILAA walee cawada waan jabsaday gabdhihi la Coppa gia c,e lha abbiamo noi, taariikhda soo gala dheh barcelona ii gabdhaheeda gurigoodana waanku kufsaa waliba xoog waaye tuugsi maahan waaka baxay Forza SAAN UDUUFAAYO DAMOO GABDHAHA BARCA SAANAA UDILA kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Mr cbdi rxman siyame
21-February-2013 at 5:24 am
Dhegaha ayadba naga dhiciseeen barcelona barcelona messi o maxad aragteen xalay waxas aya i maryo aniga camnou 2 1 ayey ku dhmana donta sidasina wey ku heri donta barcelona viva man unted real madir and ac milan
Madalaha
21-February-2013 at 3:55 am
Cayar cayar saan maxa waye waxan barca miya mase wa ciyal xafaded.meshan .mailowden milan iyo tatikade xaga kobka horyalada yurub
Madalaha
21-February-2013 at 3:49 am
A.s.a .barca milan agteeda waxba kama ahan. Aaway ciyalkii bodboodayay..forza ac milan .milan waxa lo kena nagdigii loo mara wayo k k k k k waa the beste team ; bahda lacib.wad mahad santihin.waxan idin ka codsaneyna in aad so bandhigtiin taariiqda ac milan adinko mahadsan.wayihi xidigihi reer holand .forza ac milan and k p boateng and c r 7
cabdulaahi ubo yemen_____________gobolk xudeyda
21-February-2013 at 3:38 am
haaaaaaaaaaaaaaaaaah alla caawa wacanaaa ma habeenkaan dhashaa aadbaan ugu faraxsanahy guul darrada barca bal maku xisaabtanteen waxaa dheelaya waxa ay yahiin waa mafia aduunka taatiko waa ladhameey kulanka danbe maxaad sugeysaan reer barcelona robbinho ayaa soo socda hee waadna garaneysaan markuu real joogay waxii kadhacay laleague ac milan kor barca heeeeee hoos under hoooooooooooooos waa captain ccm ooo idiin leh laacib.net mahadsanadiin
Faysal hagi
21-February-2013 at 3:12 am
Cayaar macaan iyo natiijo macaan Milan way dadaashay shabaqana way ilaalsatay 2goolna way dhashatay ceebti iyo sharti barca laga cabsanayey ma dhicin qibradaha tababarayasha italy iyo madaxda sare dalka iyo kooxda waan ka faaidnay lugta 2aatna shaqadoda ha qabsadeen barca milan dadaal Viva milan and barca
cabdi wali ali kulane
21-February-2013 at 3:10 am
Kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk Guriga barsha waxaa horey u kashifay Chelsea marka barsha maxey sugeesa Chelsea oo tabar laheen ayaa cadaabtey Milan oo maanta dhisan maxey sugee cop waxaa leh realmadrid
Maskin
21-February-2013 at 3:06 am
Kkkkkk cawa haben iga farxad badneed malhen intaa ciyaar daawanaye warkaas ayaa imaraayo jacleyaa jabka barc kkk hhhhhhhhh viiiiv milan man u
axmed siyaad
21-February-2013 at 2:31 am
dhib maleh waa noo kampnou 4 eber
qamaam
21-February-2013 at 2:26 am
waa guul laysku halayn karo tan caawa aan soo hoynay waxayna tusaale u tahay kooxaha kale ee tartanka aan kuwada jirno wixii caawa dhacayna waxa ay aheyd taatiko italiano
Wadani
21-February-2013 at 2:23 am
Aaway ciyaalki fc boorash kooxda moodayay away iyana ciyaala messi hahahaha khibradi milan ulahayd championka ayay cawa sobandhigtay mesha man u iyo masaakiinti arsenal aya joga o lagatirsaday 3 champion aqoon aya idiinkt dhiman kuwas ayay 3 da kob kaqaday aya dad kadhigay fc boorash viva milan and madrid
dhiirane
21-February-2013 at 2:22 am
Barcelona mida kale garsooryaasha ma xag xagato
gool gacan lagu baastay baa nalaga dhaliyay
garsooruhuna waa bini aadan waxkasta ma arki karo
taa hala ogaado
dhiirane
21-February-2013 at 2:20 am
Waar waa la kala badiyaa ee waa inoo lugta
danbe waar meeye reer barcelona ciyaar baa inoo hadhay dee
taasaynu ku xaqiiqsanaynaa hawbaqanina reer barcelona viva kooxda aduunka
osman
21-February-2013 at 2:11 am
Barca waala kufsadey Caawa
yarae liverpool fc
21-February-2013 at 2:10 am
asc salan kadib cawa dadka dhan acmilan ayey wadanaqden xataa tagero barcelona waxey naqden acmilan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk cayar waagalin danbe ansugno kulanka danbe hadii difaclagalayo
Axmed uk
21-February-2013 at 2:09 am
Layab maleh in barc ey ku oyso guisebbe maizze captain amburasini aya kabadiyay barc wa ninka kaliyah e hada jogo o qibradna kuleh championska marka nadi magac leh aya cawa 1 ciyaryahan kabadiyay raacasho wngsna kubad aburi oga odayga hanaga habarinina wa codsi aabaha milan Amburisi best pleyer in the mach
maxamedjineefa
21-February-2013 at 2:08 am
waxaan aqaan sidaloo aarsado waliba waxaatn aqaan sida looyiraahv
this is my hom kaagana waakulaqebsanaa waxee barteen bar bar aaway barshada lasheegijiray waxaan idiin shegaa hadaad milan tariq deeda taqaanaan arsinay ayaa hadakahor igareebtay waankareebay liverpool ayaa iga qaaday waan kaqaaday caawo na wa barc oo garebtay ayaan kareba milan waa kox facweyn ciyaalka hadasoobaxaayo ookale mahan berleskoni waa qabiir caawo waxoodhahay mise qofsaara ciyaarta adinkaa leh viva milan mise caawo halkubad matuurin fursadahaa milan ayaa badned caawo viva milan jir oojoog boeteg
Kashka
21-February-2013 at 2:04 am
Runtii caawa aad ayaan ufaraxsanahay lamana soo koobi karo farxadayda caawa waayo naadiga aan aduunka ujeclahay iyo naadiga aan aduunka unebcahay ayaa iska hor imaaday waana kaguul gaarnay caawa runtii ac milan shaqo ween ayee qabatay waana kumahadsantihiin madaama aad dhulka kujiideen wecelada awooda is biday thank you all tagerayasha reer milaano viva all players milaano
phelip Chuku
21-February-2013 at 2:03 am
meeltagi mayaane hordada ayay naga kiciyene Camp Nu godka narta mesha loyaqan baasugaysa 4·0 ugu yaran
gadadfa
21-February-2013 at 1:56 am
saan maxa logu galaa dadkaan aaway wixii masuulka ka ahaa iyo miisi
Faisaloow
21-February-2013 at 1:55 am
I
Fiiri ku wan qoro laacib waxa tihiin saxafiin ee joojiya beenta wax gacan ah majirin
zaki cade
21-February-2013 at 1:53 am
armilanaa waa imtixaan dhib badanaa waxay cadaysay in aytahay koox qibrad uleh koobkan wlhi waxan layaabay caawa xagay aadeen messi pedro iniest jordi alba
montolive ayaa dhaxda qabsaday waayaab messi dhexda ayuu iskataagnaa asaayaabay barc ayan kayaabinay bayer maan udaahaynaa
Deeg,DeGo
21-February-2013 at 1:48 am
Kkkkkk jecliyaa jabkaaz messi messi alaga bad badiyay away cwa darbo xita mosa turin banooni moosa dhibin waar milan waniga fac wenrahy her barca magalasa ka jifta
viva milano
Sihaam juventny
21-February-2013 at 1:45 am
Hambalyo reer milan hambalyo reer italy caawa guushaan waxey noo tahay guul weyn aan ka gaarnay horyaal aan ahen italy eheheheheh ar meeshaa italy ayaa la dhahaa difaac ayaga ayaa dhalay meeshaan ma joogaan kooxaha england oo aad iska bur bur saneysaan gool reer italy koobkaan anaga ayaa iska leh juve iyo milan ayaa dheelaya finalka koobkan forza horyaalka italy
Abdiwali
21-February-2013 at 1:43 am
am happy cawa barcelona cawa mel sarnay viva milano guuuuuuul weyn ka garnay viva a c milan
rivaldo
21-February-2013 at 1:40 am
milan hajirto hajogto hajabaan gaa gaab yasha
Gomez
21-February-2013 at 1:40 am
K.k.k.k.k.k.k. Aaway barcelon musqulaha may tiri koobeesaa cawa laacibka aduunka waxuu isku badalay dameenka aduunka
Xusni
21-February-2013 at 1:39 am
Asc cawa cashar baa loo dhigay barcelona waa lagu yidhi( hapa ni sansiro sio spana) waxan ku farxaa naadiyada faan ka badan in latumo barca hada riwaayadii waa lafahmay labo jeerna waa laweeraraa 90 gana 10 ciyaaryahan baa lafac lagu galaa xagay marinayaan kubadda waligood ba ha celceliyaan inta waqtigu ka dhamaanayo
Bele'cade
21-February-2013 at 1:39 am
H.h.h barca waa naadiga aduunka ayeey iga bad badiyeen aaway he maxaa ka raacday na k.k.k forza milan
gacal nani
21-February-2013 at 1:39 am
Yaa is gaaray dadkaan hadda farxaya ma 0ga miyaa in cam nou la tagaayo ama waxee is moodeen inee koob ka qaadeen barcilona viva barc
yusuf
21-February-2013 at 1:35 am
Kkkkkkk cawa maxa ku dhacay barka away boqorka baska kay kushegayen away boqorka kubada cagta kay kushegayen away kayku shegayen mucjiso maxa cawa ku dhacay waxan la arag o an la maqal meshi ku habo nayd bay kudhacen kkkkkk kobka realmadrid ba le kasexda mesha ?kkkk
yahya xabiib
21-February-2013 at 1:31 am
aryaa ila qosla saa dhan maxay ahaydna ac milan ayaa badiday aaaaaaaaaaaaaaa marunaaaaaaaaaaaaaaaaaaa waa yabee awayna missi majoogayna mase waa maqnaa waa seexdayee hala hubiyo warkaas
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kasim
21-February-2013 at 1:30 am
K.k.k.k.k waxa laso xasusiyay 1994 4:0 wale cawada waxba dhacay mucjiso mideda kale waxan idin shegay laacib kubada aa dhahden gacanu ku tabtay zapata mano ma ahen walasoo baray wana la arki way waxay ku dhacday madxis sidas u ogada saxiibo yaal forso italia.
goodir
21-February-2013 at 1:30 am
kkkkkkkkkkkkkkkk 2 Naadi oo isku facaba maahee hasoo barbaaraan horta reer Barso.
Huseen Hamuud
21-February-2013 at 1:29 am
Aad iyo aad ayaan uga xumada reer san siro cawaa lakin waa markodi Milan kkkkkkkkkkkk
Kasim
21-February-2013 at 1:27 am
K.k.k.k.k waxa laso xasusiyay 1994 4:0 wale cawada waxba dhacay mucjiso mideda kale waxan idin shegay laacib kubada aa dhahden gacanu ku tabtay zapata mano ma ahen walasoo baray wana la arki way waxay ku dhacday madxis sidas u ogada saxiibo yaal forso italia
Daadir
21-February-2013 at 1:27 am
akhayaareey caawa waa habeenkiinii lkn wali lama kala bixin taas ha ilaawina halka loo socdaalayo waa guriga barca caawa iska baashaala farxadna ku seexda waa mid layskaga dambeeyo viva viva viva baraca cadawgaa hadhaco oo hajabo oo ha guuldaraysto
montoliivo
21-February-2013 at 1:27 am
Ac milan aaa nala dhahaa cad weyn aaan cunaaaaa
Muscab yare
21-February-2013 at 1:25 am
Warkasa imara cjcliya jabka barca muntari vivi milan. way kahartay barca championka waxana qadaysa real madrid or losbalancos viva ronaldo
mohamed omar
21-February-2013 at 1:25 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk boeteng price waaaaaaan ku ogaaa raganimada meeee brceeeeeeeee ma koox jirtaaba maya weeyi jawaabtu waan ku kalsoonahay ac milan the best team for ever
SANKA
21-February-2013 at 1:25 am
meeye ciyaalkii odhan jirey miss duni kaluu ka yimi caawaa ogaad
inuu misse maqaajida BRCL oo shaaha u karanin jirey shadaanka lugaa
gaagaabin
viv milin
cumar
21-February-2013 at 1:24 am
Waa farxadii mario baloteli
AC MILAN.
21-February-2013 at 1:24 am
Geeya geeya hala gubee rug cadaagii soo rogaal celi walee milan wey soo laabatay
prince
21-February-2013 at 1:22 am
kkkkkkkkkkk old devilez rosanera igu soo orod mahan jecliyaa naadi awood is bido san sairo yimaado hehheheheh
CEL DHER AND MAREEG STATE?
21-February-2013 at 1:21 am
K.k.k.k.k.k. Barka Ma waxay ismoday koxda adunka viva milano and BOATNG?
CALIMILANO C.BAKAARO.CALI PATO
21-February-2013 at 1:21 am
Taageerayasha dahabiga ah ee reer milano aad iyo aad ayaa u faraxsanahay saadaaliskeygana ilaahay wuu irumeeyay lkn wan faraxsanahay 100% maadama aan dhiga kayareeyay cadawga aan ifka ugu necbahay
abdirahman
21-February-2013 at 1:20 am
magaca iska saxa sansiroo maahane waa giuseppe meazzapa stadium
xassan
21-February-2013 at 1:20 am
inay badiyaan way uqalmeen waayo kubad difaac kudhisan iyo koonara ataag ayay ciyaareena lakiin wali ciyaari madhamaan bal aan eegno waxa copnuu ka dhaca
m.deeq viva oscar
21-February-2013 at 1:18 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk jecliyaa jabka barca kkkkkkkk hadana jecliyaaa jabka messi ac milan waxey ku ciyaartay caawa taatikada chelsea waana qibrad laga bartay chelsea.viva chelsea.viva oscar
yaasiingoo
21-February-2013 at 1:18 am
ani ahan waxan ahay tageero juventus hadana waxan ad ugu farawsanaha gusha ay kagartax milan ayado qibrad adegsatay waliba an ku dhax arkaya garubka dhaxdisa xidige hore dad kamida amborizine iyo maksis viva tuva and qaranka itali
Dada amin dada
21-February-2013 at 1:16 am
Waa taageraha weyn ee dacada ah ee nadiga man united waxan ku faraxsanahay koxda nagaha cajinka gada taageraan ee afar iyo labatan sac afka ku hayan in laga badiyo koxdas oo aad u necbenahay waa koxda barcalona milan the best team in the world
Daacad
21-February-2013 at 1:15 am
Kkk milan san dhan ma udhesha kk bass wax hataro 2-0 kaxa xawi barca messi kkk ronalda karon o testa dhaliye viva milan
c/raxman wilshere
21-February-2013 at 1:14 am
kkkkk hambalyo tagerayasha ac milan wxynu tunay koxdi isku hysatay inay adun uficntay viv ac milan
weeyn rooney
21-February-2013 at 1:13 am
kkkkkkkkkk caawa wa farxadeyda mida kaley asxaabey waxaan sooxasuustey waraabahi dadka cuni jirey oo lacuney cml marka sidii waraabaha cml in aay uqaxaan kooxda awwoda ismoodey ayaa balan ah ninki kubada wax kayaqaan waa fahmi karaa waxa lagudiley caawa FCB mahan kubad saaid ah oo lalaciyaarey lkn waa qibrad ah nin iyo nin waxa ladhaho waad aragteeyn mida lasarey messi iyo inyesta xaavi waalaciqaabey FCB waa 3daxdaas nin waana taageereynaa ac milano viva inta kubada wax kataqaan gadaal kagaarkana meesha kacarara ee is adkeeya axada cml aniga waxaan kuqabanaa epl 15 ponts insha allaah viva united
Majka Boy El sharawi
21-February-2013 at 1:12 am
Hhhhhhh barca ayay baratay sansiro may u maleyan inay ice cream laguso dhaweynaa goooolal a lagu harqina ma ogiye viva ac milan 4 ever
Eng-carab
21-February-2013 at 1:12 am
Alla jecliyaa jabka yahuuda barcelona waxaa iga sii dhex guuxaaya ninkii ISRAEl ahaa ee xamaas soo deysey ee ay Camp Nou ku marti galiyeen El clasicko viva PRINCE and MUNTARI copa del roy na Real aa ka qaadeyso insha allaah
nuurmilano
21-February-2013 at 1:12 am
antonio cont wuxuu yiri messi qori la aan la macelinkaro ambarosini qori mu watay caawa waaba yaabee forsa milano
red devills
21-February-2013 at 1:10 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
mohamed gacal moha
21-February-2013 at 1:08 am
alla maxaa libaax lis moday hadii at relmadrid melaha at ku bur bursateen walee cawada waa niila qabtay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk viva acmilan kkkkkkkkkk cidaan nasiibka ayaa kabatay waxey eheet in uu ii dhelo super mario hhhhhhh walee wuu idin bahdilii lahaaaaaaaa hhhhhhhhhhhh
maxamed ilka case
21-February-2013 at 1:08 am
koobkani waa koobkii real madrid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
cabdi gny
21-February-2013 at 1:07 am
rumayso AMA HA RUMAYSAN BARCA CAAWA ONE ATTEMPT ON TARGET KKKKKKK 95 MINS WAABAY IS QAATEEN CAAWA BARCELONA ARSENAL CAMAL KKKKKKKKKKKKKKK XAGAA KAAMNUUU 1-1
Axmadey baraf
21-February-2013 at 1:06 am
Kkk war madhabaa milan ayaa badisay waliba 2…0 man utd na soo daawada tay kudhigto real kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Rashka
21-February-2013 at 1:06 am
Waaaaaaaaaaaaw warkaasaan u bagaa anigu, Jac baa gaadhay Barca caawa rag difaac looga quustay faraha iskula galeen walee casharbaa loo dhigay, kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Milan guuuuuuuuuuul wacan.
Muhab sheikh abdirahman
21-February-2013 at 12:58 am
Kkkkkkkkkkkk ac milan may dhedhel umaleyen barca spein mey moodey halkan. U sheeg in ay italy tahay
SH
21-February-2013 at 12:57 am
kkkkkkkkkkkkk waxaan ahay runtii taagere fc barca lkn waxaaan oran lahaa ac milan way uqalantay natiijada waayo hadaan nahay barca fans waa inay kooxdeena barataa sida daafaca markiii laxirto loo dhexgalo daafaca ma ahan markii ugu horeeysay eesaan loola ciyaaro sanadihii udanbeeyey dib ufiiiriya guuldaro kasto oonasoo gaadhay waxaa nalaga galay daafac banooni lahaysto ama quruxbadan haduu waxtari lahaa arsenal fiiriya. hadii natiijo waxtaraysana bayer iyo man u fiiriya mida kale hadaan nahay barca fans ma is dhiibno ilaa iyo daqiiqa 179aad i mean 2 lugba waxaa u haray milan godka naarta lkn fc barca waxaan oran lahaa hala baro weeraryahanada inay daafaca kaladaadiyaan daymeelay maraan waayaan suares hakeensadaan mahadsanidiin
cabdishaakir abuukar
21-February-2013 at 12:57 am
milan waxey xasuuqday kooxdii isu qaadatay kooxda aduunka kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
mo sajin
21-February-2013 at 12:57 am
waa la yabay cawa milan waxay xaqiijisay khibradeeda iyo waayo araagnimadeeda guunka inamada reer ghana muntari iyo boteng oo hoog madaw uu qoday messi cawa waa habaynkay igu farxada badnayd intan kubad dawanayaya
Bulabazi
21-February-2013 at 12:56 am
Forza Milan bis in aan dhaho reer Barcelona iska sabara sandkan
Shaktiiii
21-February-2013 at 12:55 am
Wan iska ogaa in milan waji gabax lagala kulmayo muntari rag iga dheh rosaneri guuuuul k.k.k
istaambo
21-February-2013 at 12:53 am
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk warkaas ayaa imaraayo jcliyaa jabka barcelana
Caaqil Cade
21-February-2013 at 12:53 am
asc dhamaan asxaabta goolka labaad waa sax laakiin kii koowaad oo gacan lagu taabtay oo garsooraha uusan dhigin ayaan layaabay weeyna iska muuqatay. tan kale maantadii hore ayaan sheegay waa kubad adigoo fiican ayaa mararka qaar lagaa badin karaa. caawwana waan aqbalay in laga badiyay barca. ciyaarta weli ma dhamaan garoonkii godka naarta ee barca ayaa idiin dhiman markaas ayaa lagu kala bixi doonaa.. viva barcelona
abukar yare
21-February-2013 at 12:53 am
barcelona hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh in latuma waan sooo dhaweeeynaa haddaan ahay taageere man utd wada ay inoo siii xaareesaaa in barca ay soo gudbi weeso 8
love ghana players
abdisalaanLos Blancos
21-February-2013 at 12:51 am
woooooooow ac milan sempre is ac milan caawa barca waxaa la soo xasuusiyey taariikhda ac milan kkkkkkkkkkkkkkk yes forza milanesse aawey ciyaal kii nago waaley messi kkkk hala madrid and ac milan
King saadaq
21-February-2013 at 12:50 am
Sasaa la rabaa forza milaaano and baoteng
Aruus
21-February-2013 at 12:50 am
Asc milan cayaar fcn ayay soo bandhigtay waa faraxad weyn balsi mid hala ogaado final chamjpionki hada ka hor milan ka qaadey barsha taa hala ogaado tan waxba maahan
YWNA
21-February-2013 at 12:50 am
War Horta suaal??? Caawa Messi Keyd moo ahaay ama maba joogin ninka ma arkine Asxaabeey Iiisheega heheheheeh Walle waa Banooni Milano saaaas ayaan idinku ogahay meesha ma Women United joogto heheheh
xamza
21-February-2013 at 12:49 am
asc ciyaalka real caawa baq baqdooda maloo joogi karo laakin ha iloowina barceloona waa barceloona kam niuna waa danbeesaa ee hadhoow warkaan halagu hadlo waxaan idin tusaa milan in lasoo xasuusiyo 1992 markay ku hormartay 3 kam niuna loogu badalay 4 taas xasuusnaada kubad mataaqaaniine
cabdikariim
21-February-2013 at 12:47 am
Aad iyo aad baad umahadsantihiin bahda laacib shaqada sports aad heesaan 1daqiiqo gudaheed baad ku soo galiseen natiijada ciyaarta
xudeyfa syl
21-February-2013 at 12:47 am
Hhhhh ciyalka milan is dejiya wan idin tusaa inan champion inka rebo guldrda cwa waxba ino ma dhimeyso ogaada waxd ogataan nu camp cashar inad kuso qadaneysan viva brcelona
Arwaax
21-February-2013 at 12:47 am
Horay ayan u shegay milan in ee 2 iyo o kubadineseo ogadana milan in ee san gadal kagar ahen
Muscab
21-February-2013 at 12:46 am
Stupid refree waye bakhtiga gooshoda kowadad handball lo wada jedo ayey ahed mar aan niyada ka jabnay ayay dhaliyen kan labaad lKN wax walba waxay yaalaan WCAMP NOU
VISCA BARCA
C.rizaaq/abdi.maxamed
21-February-2013 at 12:46 am
Lamood oo noqon weyday waa farxadi sansiro waa farxadi milan waa farxadi taageera yaasha milan ee somalia hambalyo kkkkkk
masuul
21-February-2013 at 12:45 am
fuck oday wenger and arsenal. VIVA MILANO’
Emeratis stadium cid walibo ayaa iska leh lkn koox iskaleh majirto oo arsenal ladhaho, maxaa yeelay koox waa ineey gurigeeda koox kuleedahay Fuck Fuck oday arsenal, Ciiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiil
Fitaaxlfc4life
21-February-2013 at 12:45 am
Abaaaaaaaaah baNee wadada milan waaaaba laga shidaaa magaca catalonya hhhhhhhhh Bravo forZa milaNo
Moha Qays ( Liverpool fan and Juventus )
21-February-2013 at 12:43 am
Waa lagu yaqaana xidigaha gacanta kuhayso milaano
kagawa
21-February-2013 at 12:43 am
Saaaas waaye away caruurtii manta lahed barcelona ayaa badineyso kkk viva MILANO
muuse
21-February-2013 at 12:43 am
Viv milana Forza
Deeg,DeGo
21-February-2013 at 12:43 am
Kkkkk jecliyaa jabkaaz katuma gaaalda awood ayee isbideen miii
viva milano
deeq
21-February-2013 at 12:42 am
hahaha away ciyaalkii mesii naga daba waday cawa ameey dariiqyada babuurka ku jiirtay lolz madax xanuun baanaaa cawa iyo hurdo la aan fix fix fix fix fix kix kix kix
xamza
21-February-2013 at 12:42 am
asc dhamaan bahda laacib beenta maxa idinku kalifay goolka 1aad waxa lagu dagsaday maano mana aadan sheegin waxaad ma mucaaradnimo baarceloonaa si kastaba ha ahaatee aniga waxaan ku kalsoonahay in ay usoo gudbeeso barceloona milana ay hareeso markaas bahda laacib sakiin laqa idinkanaa
saalimiin
21-February-2013 at 12:42 am
kkkkk sixirkii kubada cagta ee barsalona caawaa laga siibay sixirkoodii kkk ileen waa sixiroolayaal
el shaarawr
21-February-2013 at 12:42 am
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK WARKAAN AYAA IMAARAAYO VIVA MILAN
Naasir ahmad jamac
21-February-2013 at 12:41 am
Adeer barca waa dad wada mirqaansan ee ka seexda aduun ka kkkkkkkkkkkkkk viva reds
nasir suul
21-February-2013 at 12:38 am
alla rag sanaa milaano