
Pele ayaa ugu baaqay xiddiga reer Brazil Neymar inuu ka jeesto Manchester City oo uu doorto Barcelona marka uu ugu danbeyn go’aansado inuu ka tago dalkiisa.
Halyeeyga reer Brazil ayaana 21 jirkaan uga digay inuu u dhaqaaqo England, xilli ay shalay soo baxayeen warar la xiriirinaya Manchester City.
“Ciyaarta laga ciyaaro England, Italy iyo Germany waa ay adag tahay sababtoo ah garsoorayaasha inta badan waxay ku ogolaanayaan inaad sii ciyaarto. Barcelona ayaa u fiicnaan laheyd inuu ku biiro.
“Santos ayaa u baahan isaga, taas darteedna ma qabo inuu baxo, laakiin hadiiba uu baxayo waa inuu aado Barcelona.
“Waa ciyaaryahan aad u fiican laakiin malahan qibrad ka baxsan Brazil. Ciyaar kasta oo ku ciyaaro meel ka baxsan Brazil shaqo fiican ma qabto. Qof walba waxa uu qabaa in Neymar uu xalin karo dhibaatada heysata xulka qaranka, laakiin isaga diyaar uma ahan mas’uuliyadaas.
“Kalsooni weyn ayaan ku qabnaa isaga, laakiin durbaba waxa uu boos joogta ah ka helay xulka qaranka.”
Pele ayaa sidoo kale wax ka sheegay hab dhaqanka ciyaaryahanka oo uu ku tilmaamay mid raadinaya in magaciisa uu meel walba gaaro, halkii uu kubada cagta isku bari lahaa dadka.
“Waxaan qabnaa inuu yahay ciyaaryahanka ugu fiican adduunka, laakiin waxa uu inta badan ka walwalaa sida uu uga soo muuqanayo saxaafada halkii uu ka walwali lahaa inuu ciyaaro kooxdiisa.
“Neymar mas’uuliyad badan ayaa dushiisa saaran. Laakiin haatan waxa uu ku mashquulsan yahay fashion iyo timo jarasho.”
Ahmed hassan
04-March-2013 at 8:47 am
Halkan waxan kala hadlaya tagerayasha barca cunugan ma real idinka celin karo meshi u messi wax ka qadi wayey real barca waqtigeda wa u dhamaday dhanka kale waxan la hadlaya doqon ka ceynte mesha kuso qortay xidiga CR7 show ma dhigo e wa u u dhashay style kas messi wax bdn aya laga qab fcn yahay hal su.al iga jawab messi 4 times ayu qatay viva best player maxay ku dhcdy in xayesinta laga badnado o u ronaldo ka xayesin badnado jawab
Lixle kinyawi
23-February-2013 at 9:00 am
Marka hore waad salamantihin dhaman shaqalaha Laacib.net:) bele waa sida uu udhigay neymar waa u kumashqula labiskisa awalba lama aqon fifa ayaa kentay oo golben ah uga dhigtay golka adonka waxa neymar waxa dhama ciyariyahanka somaliyed ayub oo marki igu danbesay JOGAY JOVANTOS KKKKKKK IYO C/SALAAM OO JOGA MAN city kkjk iyo c/xamid lixle oo kujiro jonyarta man utd ayaa iga dhecan
ibnucaynab
22-February-2013 at 11:24 pm
neymar waa laacib aan macquul ahayn waxan kula talinayaa inuu city tago waayo barca misse ayaa qarinaya tusaale sida laacibkii waynaa loo qariyaay weliba keydka loo geliyaay david villa sidaaso kale weliba xavi iyo iniesta way gaboobeen dhex ma jirto waybaaba aysaa lkn halkan david silva iyo yaay toure
cumar ahmed
22-February-2013 at 11:53 am
neymar waxan lagu so dhaweynaya man cty sxbnaa waxa joga ciyartoyda aduunka ugu qalisan viva man city
Aruush yare
21-February-2013 at 2:35 pm
Waxan dhahaa real madrid ayaa lagu soo dhwaynaa.welcome to real madrid. Waxa ciyaryahan qaali u ah dalkiisa egland ha i man wayan oran lahaa
M jufe
21-February-2013 at 2:32 pm
Naimar welcame to man city iyo garoonkii qatarta ahaa ee Etahat stadum
yusuf shaafi
21-February-2013 at 1:23 am
Neymar & cavani landanaweski waxan kusoo dhaweyneynaa garoonka weyn ee kuyaala magaalada manchester ee
ETHID STADIUM oo ay kudheesho naadiga faca weyn ee SKY PLUE MANCHESTER CITY WELCOME NEYMAR&CAVANI AND LANDANAWESKI FIVA MANCHESTER CITY
Abdifatah villa
20-February-2013 at 11:42 pm
Neymar welcome to Barca
Arsene wenger
20-February-2013 at 10:03 pm
Kkkkkkkkkkkk fashion iyo istus moo sacadan ku jira waa yaab kkkkk
Cristiano ladesma
20-February-2013 at 9:33 pm
KKKKKKKKKKKK wlhi waano waa lawaniyay aniga ahaan waxaan oron lahaa talada ee ha qaato PELE si dhaqsi ah nah dee haku aado dhankaa iyo yurubta
khaalid
20-February-2013 at 8:50 pm
waxaan xidiga reer barasil ushegaya inu kubiro barcelona naadi caalam
Macow
20-February-2013 at 8:45 pm
Pelle wuxuu sheegay Arinta saxda ah oo u wanaagsan Neymar, Ku soo dhowoow Garoonka Cajiibka ah ee Camp Nou.
Ahmed
20-February-2013 at 6:13 pm
Welcome to the Hoyga naarta iyo Barce
aways maxamad cusmaan
20-February-2013 at 5:15 pm
asc aqyaarta ciyaaryahaan walba wax buu qaas u leeyahay
nemmarna wuxuu qaas u leeyahay
faashiyoonka
laakiin ronaaldo iyo isaga isku mid ma han waayo ronaldo waa ciyaaryahanka labaad ee dunida ugu fiican now
halka miisi uu kow yahay faashiyoonka ronaldo wuxuu ku qaatay
laacib aduun markuu la da ahaa nemmar miisi oo jooga laakiin nemmar kiisa waxba lagu helin.
Ceynte
20-February-2013 at 5:04 pm
Asc runta ayu ushegyey hadu walal kiis maqlayo hadi timo lagu mashqulo iyo fashion waxtareyso cr7 aya herku gari laha noqo sida messi markas ayad horumar iyo magac yelaneysaye ama sida ronaldo ayad malxis noqone melaha lacibinta biladaha lagusiyo hadad fashion kumashqusho sxb viva bele and messi 4bolan dor, her ninkan aya kubada cagta iyo adunyo kagaray aakhiro lama oga viva inta gusha usaxbka ah
Ceynte
20-February-2013 at 4:47 pm
Asc runta ayu ushegyey hadu walal kiis maqlayo hadi timo lagu mashqulo iyo fashion waxtareyso cr7 aya herku gari laha noqo sida messi markas ayad horumar iyo magac yelaneysaye viva bele and messi 4bolan dor her ninkan aya adunyo kagaray aakhiro lama oga
Asad kallaay
20-February-2013 at 4:15 pm
wlcm to barca neymar
Caaqil Cade
20-February-2013 at 4:04 pm
neymar welcome to barca banooni qurux badan ayaad ku baran doontaa heer sare waad gaari doontaa, xidigo waaweyn ayaana kaa horeeyo oo kusoo dhaweeyn doonaan sida messi xavi and inesta.. viva barca
xudeyfa syl
20-February-2013 at 3:41 pm
Welcome brca kubd ayd branee marka ing sida xavi iniest kubda ku qudiyan
Bushaale
20-February-2013 at 3:40 pm
Haduu wax garat yahy nin waya arag ah ayaa talo uso jeediyaya haqaato taladaas talo kafiican oo qaadan lahaa majirto waqti xaadarkan waxaan qabaa waa nin nasiib leh haduu dalab rabitaan kahelay tiimka aduunka ugu gubada qorxoon ee barcelona maxuu ulaba labeenayaa dalbka sidaasi oo kale cayaartoy ayaaba radineesa inuu soomaro kafa.iideeso jaaniskaa ayaa dhihi lahaa neymar yaana lamogaan asxaabeey kulanka caawa dhax maraya barcelona iyo milan in lagaaga sheekeeyo iyo inaat indhahaaga kudawato wey kal duwantahy mlan 1~3 waxaa udhalinayo xidaga ganeska ah oo no 10ka uxirto barcelona messi 2gool babrigas 1
abdi aziz africa
20-February-2013 at 3:39 pm
talada wallkaa qaado sxbnaa man city yeesan lacag kugu mashquulin sxbnaa somcad mataal meshaa
Vybz kartel
20-February-2013 at 3:28 pm
Welcome 2 barca coz u wl bcme de best player of de world ok neymar da silva and me young de husler da silva we braders WELCOME TO BARCELONA TO OUR OPEN HANS
C/fitax sunni
20-February-2013 at 3:24 pm
Welcome to barcelona boos jooto ah iyo lambarka 7 waxan arki dona wixi qabsada real madrid New team barcelona 2013-2013 goalkeeper 1 courtios alves. Pique. Luiz. Alba fabregas. Busquets. Iniesta. Pedro. Lionel messi. Naymar k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k. Kadib el calasico wixi real qabsado wala arka viva barca naymar and messi
ahmed mohamed
20-February-2013 at 3:22 pm
welcome to barcelona
Abdifatah
20-February-2013 at 3:18 pm
Ascarintaasi waa run meesha kubaa ayaa la ciyaarayaa lkn shaw looma baahna
C/laahi axmed yuusuf eng fanax
20-February-2013 at 3:17 pm
Fakar ma qabo
zaki
20-February-2013 at 2:37 pm
pele waaruntada showiste nimo runaldo ayaa wax kukeniwaayay marka timahaga hakumashquuline magac iyo kubadba barcelona ayee yalan ka faaideeyso xavi intoowna fadhiisan messi kagarab ciyaar hadiiikale sumacd xumo ayaa kuu taal sida runaaldo
abdirisaq
20-February-2013 at 2:31 pm
asc neymar ku sodhawow barca warka dadka iskata messi ookaleto noko
abdirisaq
20-February-2013 at 2:31 pm
asc neymar ku sodhawow barca warka dadka iskata
mohamud_kaka 22
20-February-2013 at 2:25 pm
welcome to man city wa la isbarane
C.raxin
20-February-2013 at 2:21 pm
Ku sodhawow barca
saabir xuseen
20-February-2013 at 2:21 pm
waayo arag wax waydii waa inaad aqbashaa
Salmaan
20-February-2013 at 2:20 pm
NEYMAR WAA CIYAAR YAHAN CAALAMI AH WAA XIDIG SOO KORAYA WAXAAN U RAJAYNAYAA INUU KU BIIRO KOOXDA MANCHESTER CITY WAAYO WAA KOOX KUBAD MACAAN CIYAARTA WUXUU KA HELAYAA MACALIMIIN KHADKA DHEXE SIFIICAN UUGA CIYAARTA OO BAAS QURUX BADAN KA HAQAB TIRI DOONA ISLA MARKAANA UU DHALIN DOONO GOOLAL BADAN SIDA YAHYA TOURE DAVID SILVA LKN HADUU BARCELONA TAGO MESSI AYAA QARIN DOONA WAXBANA KAMA NOQON DOONO
jamta
20-February-2013 at 2:20 pm
Ku sooo dhawoow chelsea osckar ramars dived lous
mahad_casri aguero
20-February-2013 at 2:17 pm
wlm to man city nin warkiisa ka bax
Qabiir isboorti
20-February-2013 at 2:13 pm
Ani ahan waxan amin sanahay neymer inu yahay xidig leh xirafad ad usareysa waxan jecla laha inu ku biiro barcilona runti wa xidiga tayo leh wa laacib
Jach wilsher
20-February-2013 at 2:01 pm
Wlhi pele run buu shegay naymer kama cayaari karo englan
ee ha adoo la liga ha buu ciyar tisa tala
Adnancf
20-February-2013 at 1:50 pm
Iska daa kaa ciyar hanan wanagsan ma ahane