Massimiliano Allegri: Waan Aqbalayaa Talada Silvio Berlusconi, Laakiin Go’aanka Aniga Ayaa Iska Leh. | Laacib.net
Home » Champions League » Massimiliano Allegri: Waan Aqbalayaa Talada Silvio Berlusconi, Laakiin Go’aanka Aniga Ayaa Iska Leh.

Massimiliano Allegri: Waan Aqbalayaa Talada Silvio Berlusconi, Laakiin Go’aanka Aniga Ayaa Iska Leh.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 20-02-13 11:14 AM

20130219dasnasftb_18

Tababaraha kooxda AC Milan Massimiliano Allegri ayaa sheegay inuu ixtiraamayo talada madaxweynihii Silvio Berlusconi balse isaga uu iska leeyahay go’aanada taatikada uu ku soo galayo kulanka caawa ay qabilayaan Barcelona.

Madaxweynaha kooxda AC Milan ayaa dhawaan kula taliyay tababarihiisa inuu saaro Messi qof had iyo jeer raacda, si ay u yareeyaan saameynta uu ku yeelanayo ciyaarta.

“Si farxad leh ayaan u aqbalayaa talada madaxweynaha, marka uu taleefan igala hadlo iyo marka uu kooxda u yimaadaba.

“Waa uu ka warqabaa in mar kasta aan ku soo shirtagno qaab ciyaareedka ugu fiican ee suurtogal ah. Laakiin aniga ayaa ah qofka go’anadaas sameeya.

“Waa hubaa inaan soo bandhigi doono qaab ciyaareed wanaagsan. Waxaan dareemaa deganaansho marka aan ciyaartoy u soo xulanayo kulamada aan la ciyaarno kooxaha ugu fiican.

“Ciyaarta waxa ay ku bilaaban doontaa 0-0, waxaana isku dayi doonaa inaan helno natiijo fiican. Taageerayaal badan ayaa soo xaadiri doona garoonka, halka dad aad u badan ay inaga daawan doonaan TV-ga.”

24 Responses to Massimiliano Allegri: Waan Aqbalayaa Talada Silvio Berlusconi, Laakiin Go’aanka Aniga Ayaa Iska Leh.

  1. Ahmed Reply

    20-February-2013 at 6:04 pm

    Waxaan qabaa in uusna jirin qof qabanaya Lionel Messi hadii uu wax dhalin waayana waakii dhiiba goolasha like Iniesta

  2. Najiib Reply

    20-February-2013 at 5:53 pm

    Asc akhyaaray, dhamaan taageerayasha waan wada salaamaya meelkasto oo ay joogaan, salaan kadib ma aha in la si indhatiro waxa caalamka kadhacaya waad oktihiin inay Barcelona ay tahay kooxda ugu xoogawayn aduunka, hadalak masii badinayee bal waynu ee gidoonaa waxa caawa dhaca , hadaynan badanin messi hanagala xidho ama qaras buu nugu kiciyey ee dhakhtarada nageegya , reer barcaba manihin , Barcelona 3 v Ac milan 1

  3. Ahmed nassir salad maha'uud Reply

    20-February-2013 at 5:52 pm

    Forze milano milan cawada waxey barca xasusin donta 1994ti kudarso walibo eyado san ayka adkayen viva milano

  4. Ahmed nassir salad maha'uud Reply

    20-February-2013 at 5:47 pm

    Cawada wala arki dona wixi dhaca cawada messiga ad shegesan cid ku mashqulesa malaha milano wey garanesa sidalo ciyaro kobkan kudarso sanadkan waxa ujogo dayar ac milan ayana badin donta insha allah forze milano

  5. Axmed xasan Reply

    20-February-2013 at 4:49 pm

    Waxaan 100/90 hubaa inaan ku guulaysan doon kulanka caawa messi na u dhalin doono 3 or 4 goal

  6. Bushaale Reply

    20-February-2013 at 3:54 pm

    Tageero walboo barcelona mucaarad ku,ah indhahooda wax ma,arkaan hadii aan kooxaha yurub ugu waween kubada sida loocayaaro barno oo aan home iyo awy aan kugaracno waxeey tagayihiin barcelona waa lagaraacayaa waxan idin dhihi lahaa mar walbo mucaarad dhimada yeesan idin qaadin ii awooda kubada barcelona sifiin u,arka kadib cashir iyo waaya arakdhimo kalabaxa barcelona home iyo awey kalama lahan meel walbo dadka weey kuxasuuqdaa saa,id dadka waxeey ugu dubataa marka goka naarta lajoogo ee no camp cawa milan 1 3 barcelona

  7. el shaarawr Reply

    20-February-2013 at 3:50 pm

    waxaa layaab ah daka dhahaayo ac milan ayaa 5 ama 4 laga dhalinaa waligeed lagama dhalin oo xili ciyaaradkaan iyo kii kasiihoreeyay .midakale meesha ma arsenal iyo chelse miyaa joogan war hooy hurdada kakaca meesha naadi ayaajooga kamana yarensandoona cwa brclna waxa ayaan tuseynaa calamkane wey arki doonaan cwa waxii meesha kadhaca ubadi in bareeja lagu kala baxo. hadii ac milan ey ahaan laheed sidii arsenal 8 waanagala dhalin lahaay lkn mespiache

  8. ali honest Reply

    20-February-2013 at 3:18 pm

    Millann ayaa badinaysso shaki kumajiro nddiga ugu adag caalamka waa realmadrid diid ama doon.

  9. super F.LAMPARD Reply

    20-February-2013 at 2:37 pm

    aniga waxan huba in caawa messi u ka dhex muuqan doono cayaarta, hadi u gool dhaliyana ma xuma waayo waa mucjisada kubada cagta xiligaan, balse Ac.milan way badin ama barbaro ayey ku dhamaaneysaa. Barcelona sida ay ku badiso way adagtahay.

  10. Hassan Reply

    20-February-2013 at 2:24 pm

    misse oo kale waligin ma heli kartaan laaki waxa taal ma la heli karaa misse oo kale

  11. saabir xuseen Reply

    20-February-2013 at 2:14 pm

    si fudud ayaan uga talaabsan doonaa kooxda milano sababtoo ah waxan haysana 5 kamid ah xidigaha calamka ugu fiican barca 4 ac milan 1

  12. nuurmilano Reply

    20-February-2013 at 2:06 pm

    milan weybadineesa insha alaah forsa milano

  13. Macow Reply

    20-February-2013 at 1:26 pm

    Horta waxa ladhahay Meed iyo godka loo wado mala kala qariyo tan wee iska cadahay cida badineeso maxa yeelay barcelona waa Naadiga kaliya aduunka ugu awooda badan markii loo fiiriyo qaabkee u dheelaan “”" waxaase la yaab leh madaxweynaha Italia Silvio Berlusconi Haduu Messi Kabaqaayo uu u saaraayo dad raacda horta messi dad ka laacibsan aa garoonka ku jiraan lawada nin balooniga iskugu dhib dhiiban sida cajaabika leh kuwaas yaa celinaayo waye suaasha meesha ku jirto mise madaxweyne Silvio Berlusconi wuu hilmaamay dadkaas lol

  14. Caaqil Cade Reply

    20-February-2013 at 1:07 pm

    inkastoo ay tahay ciyaar adag hadana waanku kalsoonahay barca ineey kusoo badin doonto banaanka ama garoonka sansiro. acmilan and barca 0-2

  15. CALIMILANO C.BAKAARO.CALI PATO Reply

    20-February-2013 at 1:02 pm

    Intaa sansero ku mashquul santihiin ayaa darsin uu niiga dhalina ciyaaryahanka da.da yar ee El shacraaw fosza 4 milan

  16. Caaqil Cade Reply

    20-February-2013 at 1:00 pm

    messi ma qaban kartaan hadaad qabataanna xavi pedri inesta iyo fabricas ayey idinku fatahi doono ama goolal idinka dhalin doono. guul barca

  17. zaki Reply

    20-February-2013 at 12:37 pm

    4 ayaa imandonta sama fainalka yuventus barcelona mayerne munich man und waxaa fainal imanayo mayerne munich iyo marcelona waxana qadaneysa barcelona 1-0 ayeena kubadinesa

  18. Sheekeeye Reply

    20-February-2013 at 12:08 pm

    Barcelona 3-1 milan
    ciyarta cawa xamasad ayey ledahey gushana waxa lahoyaneyso barca waxbo yan la isdalin dhalinyarow

  19. C.raxin Reply

    20-February-2013 at 12:05 pm

    Qaf celinkaro majiro messi ha riyonina

  20. Hodan Reply

    20-February-2013 at 11:49 am

    Kkkkkkkkkkkk ama qof sar ama labo sar messi iyo gosha aragti aya ka dhaxeyso barcelona 5 vs 1 ac malin messi a iniesta fabregas xavi aya celina

  21. mahad_casri aguero Reply

    20-February-2013 at 11:43 am

    ha cawo waad badeysa viva ac millan and city

  22. home boyz 4 Reply

    20-February-2013 at 11:42 am

    barca wax celinaayo mlhn o champion league iyaga ayaa oogu awood badan oo qaadayo marka yaan laisdaalinin ac milan 1 barcelona 3
    Messi bedro iniasta

  23. ibahim ahmed Reply

    20-February-2013 at 11:31 am

    yaacilin doona caawa messe kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk barcelona 5-0 ac milan

  24. Cabdifataax shariif Reply

    20-February-2013 at 11:23 am

    Barsa o milano 2 insha alaah

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>