
Maamulaha guud ee kooxda Manchester United David Gill ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagi doono shaqadiisa kooxda Red Devils 30ka bisha June.
Warbixin la soo dhigay website-ka kooxda Manchester United ayaa lagu sheegay in 55 jirkaan uu ka tagi doono kooxda xagaaga, taasoo u ogolaaneysa baa lagu yiri warbixinta in United ay hesho maamul cusub iyo fekrado cusub.
Manchester United ayaana xaqiijisay in ku xigeenkiisii Ed Woodward ayaa bedeli doona Gill marka la gaaro 30ka bisha June.
Gill ayaa qeyb weyn ka soo qaatay xilligii guulaha ee Manchester United markaasoo uu ka ahaa agaasime, ka dibna waxa uu la wareegay maamulka guud markii uu kooxda ka tagay Peter Kenyon 2003dii.
Gill ayaa sidoo kale xubin ka ahaa FA-ga tan iyo 2006dii, dhawaana waxa uu ka noqonayaa gudoomiye ku xigeen, halka wiilkiisa Oliver uu ku jiray akadeemiga kooxda ka hor inta uusan kubada cagta ka tanaasulin si uu jaamac u dhigto.
M DEEQ GIGIS
21-February-2013 at 8:15 am
Salaaama all asaxaaabta nin walba waa hadli karaa maha inuu u hadlo united waxay tahay ciyaalka iska hadlaya wey garanayaan kooxaha ducafadaa ay taageerayaan markeey united ku soo aado waa baqaan haddii maamulaha uu ka tagana wax weyn maha oo naadiga is badalka waaba u dan viva united
moh ali john
21-February-2013 at 3:14 am
dhib malahan katagista maamulaha…wax kasta waqti ayay leyihin wax waaraya majiran weligooda isbadalka kooxda ayay dan ugu jirta, viva man utd.
Yaho
20-February-2013 at 8:46 pm
Sc wrwbr sxiibadayda qoraya fa iyo wixi la xiriira waxaan idiin sheegayaa in fa cid walba ay ka mid tahay ma aha kaliya man. Koox walba oo leaga ka ciyaarta ayaa xubin ka ah micnaha fa dib u xasuusta waa football association marka waa dalad la wada wadaago ee guul la gaaray kuma xidhna meeshana waa britian wax walba waa tranparency thanx.
ibnubarre
20-February-2013 at 8:33 pm
Asc aqyarta aniga waxaan layabanahay kuwa meesha kusooqoraya deved. Waa tuug ushaqeeya. Fa miyaad ogayn in uu yahay xubinkamid ah mida kale manutd lugteda ayay kubadisaa
red devills
20-February-2013 at 8:03 pm
ma anaakaaba naqanaay ninkaan waxuu yahay k.k.k.k.k.k sir alex ferguson ba noo joogaa k.k.k.k.k.k.k booska .. boosaska k.k.k.k
viva S.A.F
viva manufc
nawaal dayey munech
20-February-2013 at 7:23 pm
khasab ma aha inuu gudomiyahu waligii iska joogo wuxuu donayaa isbadel viva man utd viva bayrn munech
mokhtar
20-February-2013 at 7:12 pm
Viva Manuntd dadka qaar waxa jirin ayay ka sheekeeyaan Manutd is no 1 for England sxb haku mashquulina dadka daciifka ah sida reer looser Arsenal oo kale…kkk waxba yaan la xag xaganin Manutd ee ku ekaada koxaha daciifka ah ee aad taageertaan sxbayaal kk
abdikarin
20-February-2013 at 7:11 pm
Aniga waxay Ilatahay Gill Hadii u baxo man united u dhutin mayso Waayo man qof Keliya kuma dhisna ee Wa koox awood buuxda iyo khibrad ilahay siiyey sidas darteed Way sii wadaysa guleheda nin kii Ka naxaya iyo nin kii kalowba viva man United iyo inta tageertaba.
chelsea Tv and barce Tv
20-February-2013 at 6:15 pm
Hye horta macadaatay inu xubin ka aha FA gil mar hore aya lafahmay manchester ayado manto dhan bug jug kubada kucayarayso aya hadana ay badiné ball posesion ka dhaman ko0xaha preimer leage kuwa wa wayn iska daa qbr wigan st0ke sunderland ko0x an ka posesion iyo dadaal badnayn manchester majirto hadana ayada aya mar walbo guusha lasiina taas waxa aabeyal ka ah haward web mark cluternbarg iyo refere malin dhawayd marki everton u baxaysay haayey kasa u daran 10 san0 u manchester ref u aha lakama badin 12 ayu ku ahan jiray meshi ciyartoy laga gato david gil waxu so iibin jiray garso0rayasha hadana waa baxay
Rooney
20-February-2013 at 6:11 pm
Iska bax man u waa isku filantahay viva man united
Mohamed
20-February-2013 at 6:34 pm
Hada ayeey ka sii darantahay waayo awal FA ayeey aheed laakiin hada waa
Fiffa.,, marka howshu waxeey u wareegee UEFA
Gure Majo (Utd)
20-February-2013 at 5:08 pm
D.G iska daneyso
xaamid
20-February-2013 at 4:13 pm
ma ana yabin ilen tuug A f u shaqeya ayaa kooxda maamula bax dheh tuuga hadey ayey fashilmi womn utd
xaafid
20-February-2013 at 4:12 pm
home boyz nin ki donayow wa habar qaba hoygisa wa xabsi intaa lagu horjogaye
xaamid
20-February-2013 at 4:10 pm
ilen tuuga AF wax kasta uga dhamenayay wa kan A F maxey u tageran man utd ayan is weydin jiray ilan nin A F u shaqeya ayaa kooxda maamula u ah tuug bax dheh hada ayey fashilmi womn utd
qadar
20-February-2013 at 4:08 pm
Way ku tabi doonaan in badan, coatch kuna haka tago hadi sxibki katagey
Axmadka degmada mahaday
20-February-2013 at 3:48 pm
A s c all asaxabta ku xiran wepkan saharffta leh e laacib.net fikir ahanteyda waxan oran lahaa divid gill in u jogo man united bay asaxbta saharafta leh qasatan inta tageerto man u viva van goal and l. Nani
home boyz 4
20-February-2013 at 3:46 pm
wey kuu xiisi doontaaa man u weyna kutabo doonaan waxyaabaha aad uqawani jirtay