Line-upka Rasmiga Ah Ee Kulanka La Wada Sugi La’ Yahay Ee Champions League Ee AC Milan v Barcelona. | Laacib.net
Home » Champions League » Line-upka Rasmiga Ah Ee Kulanka La Wada Sugi La’ Yahay Ee Champions League Ee AC Milan v Barcelona.

Line-upka Rasmiga Ah Ee Kulanka La Wada Sugi La’ Yahay Ee Champions League Ee AC Milan v Barcelona.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 20-02-13 9:50 PM

257032hp2

Ciyaaryahan El Sharaawy ayaa ku soo bilaabanaya line-upka kooxda AC Milan ka dib markii uu taam u noqday kulankaan, iyadoo Milan ay seddex weerar ciyaareyso afka hore.

Pazzini ayaa isna sidii la filayay ku soo bilowday seddexda weerarka ee kooxda Milan iyadoo Niang uu kursiga keydka fadhiyo.

Dhanka Barcelona Xavi oo dhaawac ahaa ayaa ku soo laabtay line-upka kooxda ka dib markii uu soo kabsaday, halka Pedro iyo Iniesta ay weerarka ku caawinayaan Lionel Messi.

Line-upka Barcelona ayaa ka kooban sagaal ciyaaryahan oo Spanish ah waana markii ugu badneyd ay ciyaartoy Spanish ah soo wada safaaan kulan wareega knockout-ka Champions League ah.

Milan (4-3-3): Abbiati; Abate, Mexes, Zapata, Constant; Ambrosini, Montolivo, Muntari; Boateng, Pazzini, El Shaarawy

Keydka Milan: Amelia, Yepes, De Sciglio, Cristante, Traoré, Bojan, Niang

Barcelona (4-3-3): Victor Valdes; Dani Alves, Piqué, Puyol, Jordi Alba; Xavi, Busquets, Fabregas; Pedro, Messi, Iniesta

Keydka Barcelona: Pinto, Montoya, Mascherano, Song, Thiago Alcantara, Sanchez, Tello

27 Responses to Line-upka Rasmiga Ah Ee Kulanka La Wada Sugi La’ Yahay Ee Champions League Ee AC Milan v Barcelona.

  1. CALIMILANO C.BAKAARO.CALI PATO Reply

    21-February-2013 at 3:12 pm

    Bawii hadana bawii xalay dhiiga ayaan kayareeynay ma garateen
    forza milan 4 ever

  2. abdalla saed asowe Reply

    21-February-2013 at 10:50 am

    sida muuqata kooxda barca waa koox isku dhameys tiran xciyaartii xalay ay la ciyaaraysay ac milan waxay ciyaartoyada barca ka cabanayeen garoonka iyo garsoorka laakiin waxaan rajaynayaa kulamada danbe in ay garaaci doonto ac milan iyo wixii faceeda ahba

  3. nuurmilano Reply

    21-February-2013 at 1:19 am

    forsa milano

  4. Alqadir sh.kagawa Reply

    21-February-2013 at 12:27 am

    Guul milan caawa

  5. el shaarawr Reply

    20-February-2013 at 11:35 pm

    waar maxoo taraaahee hada kaambiya ayaa lagu kala maqan yahay wax gool ahne barca ma eysan dhalinin walow milan fursado eysoomareen waan ala arki doona akaambiyada danbe why meesha koox ayaa dheleyso ee xoola madheelaayaan barca hadii ey wax dhalin karto mey dhalisaheeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

  6. lil weyn Reply

    20-February-2013 at 11:10 pm

    Milan 2 barc 4

  7. Saabir taakow Reply

    20-February-2013 at 11:01 pm

    Wey iska cadahay cida aboda badan o cawa badineyso marka aqyarey ha isku daalinin barca wa ay badineysaye

  8. Adan Reply

    20-February-2013 at 10:42 pm

    AC MILAN GUUUUL 3-2 BARSELONA

  9. Inter Reply

    20-February-2013 at 10:28 pm

    Cawa maxaa badin doonta barca sababtoo ah milan waalaga ciyaartooy wanaagsan yahay. 3 iyo 0 barca

  10. liibaan 9 Reply

    20-February-2013 at 10:24 pm

    MILAN 3-0 BARCELONA
    EL SHARAWE 2GOALS AND MUNTARI

  11. mukhtaar Reply

    20-February-2013 at 10:22 pm

    caawa waxan aminsanahay inay guusha raceyso ac milan

  12. Muscab Reply

    20-February-2013 at 10:20 pm

    Woow lin up ki ugu awooda badnaa e abid barcelona meshas ciyaar aa kadhaceyso i hop 3-1

  13. Caaqil Cade Reply

    20-February-2013 at 10:19 pm

    guuuuul barca sidaan rabay waaye. milan weerar ayeyba ciyaareeysaa waxaa u fiicneed ineey kusoo galaan 4-4-2 ama 4-5-1 micnaha ineey dhexda buuxiyaan laakiin dhexda ayeyba yareeyeen marka waaba fursad kale oo u furan barca. caawa guul baan u rajeeynaa barca…

  14. nimcan xusen Reply

    20-February-2013 at 10:17 pm

    barca 3-1milan

    • Star united Reply

      21-February-2013 at 2:29 pm

      Milan way yartahay inta goroonkeeda looga badiyo marka milan guusha ayada leh

  15. Ugaaska Reply

    20-February-2013 at 10:15 pm

    Waxa ay ila tahay in an badin dono

  16. Rooney Reply

    20-February-2013 at 10:15 pm

    Waxa badinaya barca waxayna ku badinee 2-1 waxan ka la dhalinayo pedro iyo fabrigas.

  17. gadadfa Reply

    20-February-2013 at 10:14 pm

    viva barshilona guul missi hiko

  18. hhhhhhhh Reply

    20-February-2013 at 10:09 pm

    wecelo waayay milan wana laga badinaa

  19. Maxamed daahir Reply

    20-February-2013 at 10:09 pm

    Cawa aniga waxan taageersanahay kooxda kubada gacta ee aduunka Barcelona waxana kubadin dona 3-1

  20. Abdullahi Reply

    20-February-2013 at 10:07 pm

    ac milan
    ayaa badinaysa caawa waayo barca difaac ayaa laga xiranayaa mana yaqaanaan sida banooniga looga shuudo dilinta ganaxa

  21. Maxamed daahir Reply

    20-February-2013 at 10:07 pm

    Waa taageeraha weyn ee barcelona cawa waxan kubadin dona 3-1

  22. Cusman oore Reply

    20-February-2013 at 10:05 pm

    Guul.milan

  23. Abdullahi Reply

    20-February-2013 at 10:04 pm

    caawa waxaa dhacaysa ciyaar aad uwanaagsan waayo waxaa wada ciyaaraya labokooxood oo kubada cagta qiimo weyn kuleh waxaana karajanaynaa inasoo bandhigaan ciyaar xiiso leh

  24. Cusman oore Reply

    20-February-2013 at 10:02 pm

    Caawa waxa badineyso ac milan

  25. mahash Reply

    20-February-2013 at 9:59 pm

    waxaan umalaynaah mar hadii in taas lasoo safay Milan war uma yaalo
    ee hais aamunaan reer itali

  26. TRUE BLUE Reply

    20-February-2013 at 9:58 pm

    iskuma dhigmaaaan labadaan team hada AC in la fogeeyo aanka baqaa hahhaha milan 1-3 barça khalaaaas.

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>