
Carlo Ancelotti ayaa la rumeysan yahay inuu heshiis dhanka afka ah la gaaray Real Madrid si uu u noqdo tababaraha xilli ciyaareedka soo socda sida ay sheegeyso jariirada Fransiiska ka soo baxda ee La Parisien.
Tababaraha Talyaaniga ayaa mustaqbalkiisa Paris Saint-Germain uu shaki ku jiraa, inkastoo uu ku hogaamiyay hogaanka Ligue 1 islamarkaana kooxdiisa soo gaarsiiyay wareega 16ka ee Champions League.
Iyadoo warar la mid ah kan Ancelotti ay gaaf wareegayaan tababaraha Real Madrid Jose Mourinho oo isna mustaqbalkiisa Santiago Bernabeu shaki la helinayo, Ancelotti ayaa tiro dhowr jeer lala xiriiriyay inuu ka bedelayo shaqadiisa kooxda caasimada Spain.
Le Parisien ayaa maanta aaminsan in wararkaas aysan aheyn kuwa dhabta ka fog, iyagoo sheeganaya in tababarihii hore ee Juventus iyo AC Milan inuu heshiis hordhac ah la gaaray kooxda Madrid oo ku aadan inuu kooxda qabto xagaaga soo socda.
Ancelotti ayaa ka mid ah 17 tababare ee taariikhda kubada cagta ee koobka Champions League ku guuleystay ugu yaraan labo jeer.
abdisalaanLos Blancos
20-February-2013 at 10:02 pm
woow welcome king karlo to Santiago Bernabéu Stadium aad ayaan kuu soo dhaweyneynaa. mou. na waa mahadsan yahay kii 10 aad championka markii nooqaado good by man u ha is ka aado sirka hanesto
xudeyfa syl
20-February-2013 at 9:31 pm
Hhhhh an caloti hada wad fiyow dahy lkn malintii aad ka soo ag dhawaato brca war ku haysta sida murinho isku dhex yaacee viva brca liverpool and juvnts
red devills
20-February-2013 at 8:01 pm
mourinho waaxa ogyahay in man unated kasoo reebaysa CPL … markaas buu iska sii baxsnayaa k.k.k.k.k.k.k.k.k CR7 isna waxaan leyahay iskaga soo carar oo kusoo noqo hoygagii oldtraford and the theatre of dream ……
viva S.A.F
viva manufc
mo yare
20-February-2013 at 7:52 pm
Mourinho wow dhama hadane shaqadas mamulkeda wa mid adag
Maxamed yare
20-February-2013 at 7:20 pm
Ad ayan ukufarax sanahay welcom to real madrid
carcar
20-February-2013 at 7:03 pm
waxba masoo kordhin doono anjaloti sababata waxaa weeye wuxuu u dhigmaa tabaraha hada joga special one mourino waa aabaha guusha lkn gabal dhacey lama celin karo madrid wakhtigeedii waa qaadatey hada waa wakhtigii naadiyada kale barcelona xataa waa sii socotaa waayo dayar fcn maheyso viva rooney rvp and rio fedinandr