
Jack Wilshere ayaa difaacay tababare Arsene Wenger ka dib markii Gunners 3-1 lagu dubtay kulankii lugta hore ee wareega 16ka Champions League oo ay Emirates ku soo dhaweeyeen Bayern Munich.
Koobkan ayaa ahaa kan kaliya ee u muuqday in Arsenal uu fursad u siinayo inay wax ku guuleystaan ka dib markii laga soo reebay FA Cup iyo Capital One Cup oo ay ka soo reebeen kooxo heer hoose ah.
Laakiin Bayern ayaa seddex gool dhalisay iyadoo marti ah taasoo hal lug u sii gelisay wareega 16ka ka hor kulanka lugta labaad ee 13ka March ka dhacaya Munich, Wilshere ayaana sheegay in ciyaartoyda Arsenal ay tahay inay dusha saartaan mas’uuliyada guuldaradaas.
“Ma qabo in guuldaradan uu sinaba eedeeda ku leeyahay tababaraha” ayuu Wilshere u sheegay ITV ka dib ciyaarta.
“Waxa uu ina soo gelin karaa garoonka, waana uu inaga dhiirogelin karaa laakiin waa inaan anaga shaqadeena garoonka qabsano, xilligan la joogana waxaan ku bilaabaneynaa si xun taasoo la inagula ciqaabayo.
“Waxaan qabaa in ciyaartoyda ay qaadan doonaan mas’uuliyada guuldarada. Waxaan u nahay rag inaan qaadano. Waxa uu halkaan joogay 16 sanadood waxaana uu qabtay shaqo weyn, sidaasi darteed aniga ahaan su’aal kama keeni kartida isaga.”
khadar
21-February-2013 at 11:48 pm
een waxaan ka odhan lahaa halkan marka hore
kooxda arsenal kolay wax ciyaartooy ah ma hayso marka aswenger
kooxda hadii uu ka talinayo ciyaartooyo ayuu u keeni lahaa kooxdan fiifaaduna cuqubo ayay ka uruursatay lkn runtii wax ay nasiib ku leedahay malaha marka arsenal inta aswenger laga badali kooxdu koox maaha marka waxaan leeyahay taageeraha arsenal xal keena hadii kale \
garamaanta kala qaata
sadam wilshere
21-February-2013 at 2:02 pm
Kkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkk
kkkkkkkkk
kkkkkkk
kkkkk
kkkk
kkk
kk
k
10ka 10nada waa wilshere
ishii buktaay ku bikaacso
sorry lkn waa bilaa sport kale
axmed amiir
21-February-2013 at 10:37 am
jack wilshere welcome to liver pool waayo waxaa jooga laacibo badan oo ubaahan inaad quudiso dhaka dhexda sida luis suarez,danial sturidge,downing,susu,sterling, waa laa cibada afka hore kaciyaara
waxaad kaloo ka ag ciyaari lahayd captainka england eesteven gerrard
oodhawaan fadhiisan doona adiga ayaana noqondoona kabtanka cusub eedada yar 10 macaa captain
iskaga kaalay arsenal hana tagin man utd, man city ,chelsea
waxaad timaada kooxda caalamka ah ee liver pool adiga ayayna kuubahantahay welcoooooooooooooooooommmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm
Ilyaas laki afgooye
20-February-2013 at 11:54 pm
Arsenal wa kox weyn hadana wa kox yar wayo ila hada waxay kasi ladahay iney winger buriso oo coch cusub ay kento arsenal wan huba markas way is bedeli lahed lkn intu coch winger jogo guul darada way la joge viva black lions the bleus chelsea
gunners 4ever
20-February-2013 at 8:38 pm
waad salaamantihiin bahda (laacib) & taageeraysha dhabta ah ee reer (Gunners) maaha kuwa bugta ah, waayo waxaa nagu jira kuwa taageera arsenal marka ay kacsantahay, marka ay kajiiftana naga carara,,kkkk,waxaan u sheegayaa taageerayaashayada ee sharafta leh in kooxda lala qaybsado guul & guul darro,xoogaa wey innaga kala yaacsan tahay insha allah seasonka danbe ayaynu soo qalab qaadanaynaa,, (jack) meel uma socdo waxaana kuu cadeynaysa nuber 10 looma xidheen waayo sidi (dennis pergham) ayuu kaga fadhiisanayaa ciyaaraha thankyou all gunners fans…..
fanaan
20-February-2013 at 7:55 pm
Xaley runtii waxaan ka soo horjedey si taatiga ah kooxda labaad ee aan si wada jir ula taageero 1.man untd 2.juv/Baye waxaan jeclaa iney Arsenaal iyo Man untd isku soo baxaan waana rajeenayaa Arsenal madax xanuunka aan waligen khaadsiin jirney soo doona doonto la socda Arsenal waxa jooga Ar.wengar waxa tababare qibrad leh waxaa kaliya ka badin kara=reebi kara.UKACA SIR ALEX FARGUSAN. Viva man utd than juva Bayer mun
fanaan
20-February-2013 at 7:54 pm
Xaley runtii waxaan ka soo horjedey si taatiga ah kooxda labaad ee aan si wada jir ula taageero 1.man untd 2.juv/Baye waxaan jeclaa iney Arsenaal iyo Man untd isku soo baxaan waana rajeenayaa Arsenal madax xanuunka aan waligen khaadsiin jirney soo doona doonto la socda Arsenal waxa jooga Ar.wengar waxa tababare qibrad leh waxaa kaliya ka badin kara.UKACA SIR ALEX FARGUSAN. Viva man utd than juva Bayer mun
fanaan
20-February-2013 at 7:52 pm
Xaley runtii waxaan ka soo horjedey si taatiga ah koox labaad ee aan si wada jir ula taageero 1.man untd 2.juv/Baye waxaan jeclaa iney Arsenaal iyo Man untd isku soo baxaan waana rajeenayaa Arsenal madax xanuunka aan waligen khaadsiin jirney soo doona doonto la socda Arsenal waxa jooga Ar.wengar waxa tababare qibrad leh waxaa kaliya ka badin kara.UKACA SIR ALEX FARGUSAN. Viva man utd than juva Bayer mun
kaskeey
20-February-2013 at 7:07 pm
waxaan uhabaa in arsin wenge uu yahay macalin qaali ah waana macalinka abid soo mara arsinal mustaqbalka ayaan u xisaya marwalbo viva arsibwinger
nagiib adami
20-February-2013 at 6:52 pm
way badin doonta arsinal
nagiib adami
20-February-2013 at 6:50 pm
waay badin doontaa
Axmed
20-February-2013 at 6:36 pm
Viva bayer munchen
giroud
20-February-2013 at 6:24 pm
asxabta ciyar sededaba wa cad iyo madow marka waxan idin leyahay niyada ah iska jabaniye lugta labad ayay gul ka gareysa arsenal insha’allah
Abdishakur Galde
20-February-2013 at 6:10 pm
I Have To Say Jack Wiltshire , you are the best of the new players Specially when i see His Intelligence/Knowledge and Deeply see about His Target ball, He look like philosopher because He kick the ball without see the goalkeeper/goal, However I support u but i am not support your Team and i give Him some advice about His Future that advice is a ( Don’t change your weak team because if U need money go to the Real Madrid , Chelsea,and E.T.C . another side If u need Dignity/Cups and many win Go to Bayer Munich, Chelsea, Barcelona, Manchester, and E.T.C. I am not have to say you stay Here 4 ever But I Have To Say you Stay Here up to u Become a Famous Player Than when u will arrive a Developed Person The Teams Needs you But You not need The Teams
C/kaafi maxamuud nuur /cabdulaahiyare18@hotmail.com
20-February-2013 at 4:39 pm
Arsenal is my team dhibmalahan anaga ne waxan 4-0 uuga badin doona garoonka kuyaalo magalada munich ee alenso arena taageraha arsenal haniyad jabinina wlhi arsenal mar ey cup qaadabo weyqaadeysaa insha ALLAH hadan noolnahay weynu arki doo arsenal guul waligiin
Raaxeeye
20-February-2013 at 4:27 pm
Wilshere waa khabiir soo korahayo wuxuuna noqon karaa ciyaartooyga aduunka ugu wanaagsan waa runtiisa dhaliisha ciyaartooydaa leh siiba difaaca jhana dhaafaan macal vermalen
kaka
20-February-2013 at 3:55 pm
aniga waxan layabay daka tagero shayadiinta cascas ona islamka ah an less gunners the blues reds sky balancos
xudeyfa syl
20-February-2013 at 3:48 pm
Yes wa runtisa gul daro ksta mcalimka malahn sidi midi xly dhcdy marka wa in ay iyga dhexdoda is canantan ciyrtowda arsenal viva liverpool
wilsher+cazorla
20-February-2013 at 3:33 pm
waxaan lahadlayaa ali darus hargaysawi ninka sheganaya waxan kudhihi lahaa fadlan ciyaaraha kafadhiiso adoo raali aha wayo ma.astaahishid inaad ciyaaraha kahadasho gaar ahaan taageere arsenal manoqonkartid sababto.ah taageraha arsenal calool jileecaa maloho iyo laba labada kuhaysa sorry sxb igarali noqo
Sadiiq yare
20-February-2013 at 3:30 pm
Wilsher wellcome to liverpool sxb arsenal cup malogu tala galin viva dhaxda liverpool lucas henderson gerrard coatinho allan
Leo Ali
20-February-2013 at 2:45 pm
byeren munich iyo arsenal maba ahan waqtigan laba koox oo isku awood ah ama kubada wada qeybsan kara ama aduunka isku memper ka tagan kubada cagta arsenal waxaba qalad ah in eey sanad walba champions leuge soo aado coze umaba qalanto hal ciyaryahan oo aan iraahdo ninkaas aya kubad wanagsan cayaray kulankii xalay oo ganers ka tirsan ma hayo asxan wiilka 10 watta ee hada aan qoralkiisa aqrisaneyno ayaa ugu macquulsan asagana malaha seosn ka soo socda meshaan abaartu ka jirto wuu isaga tagi doona sababtoo ah waxa uu leyahay mustaqbal ifaya tusaale ahaan hada R.VP waxa uu tagay united waxa uu ku jira xili ciyareed aad u fican waxa uu qeyb ka yahay koobabka united eey ku bilabatay oo dhan halka arsenal kuwaas dhamaan ka soo wada harto sanadkan marka uu kooxdiisa la qaado koobab muhiim ah ciyartoyda aana waligood koobka arag meel lagu qadayo niyad jab ayeey u tahay inta raja ka leh in eey wax ku guuleestaana weey ka wada tagayaan arsenal
Cagta xaaji
20-February-2013 at 2:26 pm
Wa runta wilsherow odayga ayaad niyada udhisee lkn marhore ayaa niyada kajabtay odaygaan markuu wayay .henry A.col .samir nasri.fabrigas.robin van goal.oo dhamaantod koobab ku guleysten iyo mid uu hada uso carfayo marka adiga aya talo ubahan ayanku dhihi lahaa? by sir iyo man.utd
Dhaylo aad
20-February-2013 at 2:10 pm
Arsenal waa koox qaaliya adeer nurm 10 adi maxaa kaa galay wilshere stopped yahow
Qadar wacadka
20-February-2013 at 2:01 pm
Kkkkkkkkk marka ore qadar ahaan waxaan qabaaa hadalka kasoo yeeray welsheer waa niyasabaal oow ulajeedo tobobaraha kan kalena waxa aan u arkaa inuu sanbaatiyo oow diyaarsanayo maashaa daama uu Mel walbo kasooharay dadka taageeerana arsinal man u haiska imaadeen
oyaaa
20-February-2013 at 1:28 pm
Lampar 10 heer mar goot maatahay oyaa wa adikaa wax lakuu dir sanin kahad laa yeee
wilshere
20-February-2013 at 1:03 pm
waxa lahadlaya nurb10 sxb waxan lagu dirsan ha galin
alii
20-February-2013 at 1:00 pm
asc wilshere waa sax san yahay lkn aqayarta man u and chelsea kow man u wali mad nan so bixin yaan hadal idin katagin chelsea kooxdi ugu horeysay oo group stage ku harta ayadoo heysato champion ceeeb sana lkn man u xitaa hadey harto waa koox adag chelsea qorya ween
Arsene wenger
20-February-2013 at 12:53 pm
I stiill Arsenal gunners
Maaaaan utd
20-February-2013 at 12:37 pm
K.k.k.k.k.k. Am so sry asxaaaabta waxaaaan idin weydina ninka wato nuurb10 carablay mi mise wa u yar yahay war mesha ha naga buxin qoral kaga lama fahmayo vivaaa maaaaaaaan u
ibnu muxamed
20-February-2013 at 12:07 pm
runti hadalka wilshere wa sax maxa yeelay macalinku wuu ku qibradeya ee kubada kulama ciyaaro arsenal ciyartoy niyad jab badan ayaa u ciyaara marka sidee guul ku garee
kuuncil
20-February-2013 at 11:59 am
Wan kufarax san haya inala toma arsnal wayo marka mclinka aye racdinisa asi waxo mclin o naqan Chelsea wlc home chelsea
hanad waakawataa
20-February-2013 at 11:55 am
kkkkkkkk warbaa kadhacay warkaasaa imaraa viva chelsae
home boyz 4
20-February-2013 at 11:48 am
miskiin saan oodhan maa loo calaacalaa man u hadaad joogi lahedd hawen walbo farxad ayaad kuseexani lahedd
Naim0 ViVa ArSeNaL
20-February-2013 at 11:33 am
Wilshere Waa Runtaa,Macalinku Lineup Fiican Waa Safay Lkn Waxa Dheelaayey Bay ka Dhacsanayd.
amora4
20-February-2013 at 11:28 am
dadk arsenal tagero isma dhaan wanlaagareyay waxa kamuran badan malahan waqusta lacag dabe hakabixi arsenal fadlan
Moha carric
20-February-2013 at 11:25 am
Jack iska imow man unt waa mesha kaliya ad ku farxeyso kkkkkkkkkkkk fifi man unt guuul
zaki
20-February-2013 at 11:17 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kkkkkkkkkkkkkkk
Kkkkkkkk
Kkk
Kk
K
Waxaan shegay ayaa sobaxay weey udhamaatay arsenal chelsea ayadu weey qaaday koobkan ayadoo difacaneysana weey kuhartay guruubada lkn adinka see idinlagalay hadad tihiin tageere arsenaal chelsea magaareydiin waligiin koobna ma arkeeydin anaga fa cap ayan qaadena sanadkan lkn adinka meelkasta waad kuharteen viva mata ba hazarad
amora4
20-February-2013 at 11:14 am
kkkkk wan kaxumahay gudarad kudhacaday arsenal wanasibdaro kutimid arsenal wayo mahado kob ay kutashato wa iskaciyar okali ah waxan dhihi laha hatago wenger arsenal wey hagagesa markas bashal wacan arsenal
ibahim ahmed
20-February-2013 at 11:09 am
kkkkkkkkkkkk arsenal wey ahaatay mardhaw waxaa aadidoontaa serieb mardhaw kkkkkkkkkkk
Ali ugas
20-February-2013 at 11:09 am
Qaldaka waxa iska le macalinka waayo 1 bile ayuu suuqa kal ibsiga ku jiraye mana sokadin lacib fican waxa jiro mahan macalinkan ee mesha ah ka tago
Nuurb10
20-February-2013 at 11:02 am
Jack wilshere afkina kabixiya dhalin yarow ladhelaahee sida chamberlain ramsey theo walcott coquelin jinkenson koscielny vermaelen zsczesny gnbay miquel Eisfld afoobe chus aneke? Wa wenka arteta cazorla podolski DIABY SAGNA OLVER GIROUD YABADAN ISU DHELI TIR AQRISTE fakira sxbayalo
wilshere
20-February-2013 at 1:05 pm
waxa lahadlaya nurb10 sxb waxa an lagu dirsan ha ka hadlin
aydaruus hargeisawi
20-February-2013 at 11:01 am
horta marka hore taageerayasha arsenal waxa an leeyahay samir wayn maxaa yeelay waad aragtaan waxa ka dhacaya meesha wax loo dulqaadan karo maaha asxaabay aniga waxn dhaafay dawashada arsenal becouse waa koox guuldaro wx ay qaadaysaa majirto iska dhaafa daawashadeena hadii kale wilshere waxa uu dhihi doona khaladka waxa iska leh kuwa na daawanaya k k k k
Nuurb10
20-February-2013 at 10:54 am
Fabregas wa sbain watagye gurugisi van persie wa holondes waxow radsa wax dhef samir nasri farca wax dhef ayaa kamaqan jack wilsher da,diisa ciyartisa musharkisa araga abihiin hoyadiis walalihiis waxow hesta nolol isku dheli tiran dhalinyarow laciyari yaqan mana kahelyo waxad shegesin rali ahaada 20 k/mr gurugisa iyo garonka tababarka aqriste makula tahay inow magala gale udulaa dhawanahan
Samiir
20-February-2013 at 10:50 am
Qaladka kobad waxale macalinka qaladka labadna waxale difaca qaladka sadexadna waxale vamalen arsenal hoos ayay usocota waxa udulqadan karo ninki hos usocdo wilshere inta usan dhikar kugu dhicin mesha katag mustaqbal fican ayad ledahay
Nuurb10
20-February-2013 at 10:46 am
Iska imaw man u iska imaw man city kahaaya idinka wilshere london ayow ku dhashe mahan van persie holondes waye samir nasri dhalshashadisa wa aljeria waxowna qatay dhalasha faransis ah faranca wilshere wa biritish london ayowna raxa kula nolyahay
C.fitax-dh.mrb
20-February-2013 at 10:46 am
Intu united adi laha ha,istugo aso nool gal waynaha
Abdifatah villa
20-February-2013 at 10:42 am
K.k.k.k.k.k.k. Eeda waxa iska leh ciyaartoyda, arsene wenger iyo milkilayasha Arsenal k.k.k.k.k. VIVA LIVERPOOL
Qeeylo
20-February-2013 at 10:39 am
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk?
King of love
20-February-2013 at 10:37 am
Beeeeeentiiiiiiiiiiisa waaaaaaaaaaaaaaaaye wenger xanaga tago oo xanadhaafo
daaajiye haaaaaji
20-February-2013 at 10:31 am
Jeck kini dhaxaaaaaa warkada wan rumesatay lk. Xalaya wengar ayaaa guurdada lahaaa because podolisk usooo cahayo ayoo baxhsy maxu u bixihaaaaa
samiir
20-February-2013 at 10:29 am
kkkkkkkkkkkkk calaacal wax mataro wilshere iska imow city farxad hadaa rabto iyo ina koob kugulaysato viva aguero silva yaya and nastatic
kaftanlow kibirow swagger boy
20-February-2013 at 10:24 am
geesi tol wayay iga dheh wilshere really wuu didaalay lkn i so sorry arsenal ciyartoyda idinkaiska fasaxdayn saan mar walba la idinkugu bar barto viva payer
c.qaadir Galeer
20-February-2013 at 10:20 am
jach wilshere wel come to old trafford wali waa da?yar tahay murugta kuma roono rvp inoo cup qaado ayoo kudhaw yahay Viva Tom Cleverley And Danny Welbeck
kagawa
20-February-2013 at 10:16 am
CAlacal.net iska imooow man.united murug weykudeynesaye viva kagawa and van gool
samiir
20-February-2013 at 10:13 am
waa runtii jack wlshere waayo wax eeda kuma laha arsen wenger waa macalin wacan khibradna uleh shaqaduu haatan uhayo kooxdiisa arsenal eedana waxa iskaleh mulkiilayasha kooxda arsenal iyo ciyaartoyda dhanka daafaca
SadaamZaki
20-February-2013 at 10:50 am
kkkkkkkkkkkkkk Alaa muraara dilaac weynaa aaway dadkii shalay lahaa 60% waxaa guulaysanaysa Arsenal, mahasha inataanad saadaalin waxaa la eegaa laba kooxood iyo awoodooda. iska aamusadee yaanu dhiig kar idinku dhufane.
nawaal abdi
20-February-2013 at 10:07 am
calaaca.com kkkkkkkkkkkkkkkk viva bayern munech