
AC Milan iyo Barcelona ayaa mar kale qoorta isku galaya, iyagoo caawa ku kulmi doona lugta hore ee wareega 16ka Champions League ciyaar ka dhici doonta San Siro.
| LINE-UPKA MACQUULKA AH: |
|
AC MILAN
![]() Abbiati Abate, Zapata, Mexes, De Sciglio Montolivo, Ambrosini, Nocerino Boateng, Pazzini, El Shaarawy |
BARCELONA
![]() Valdes Alves, Pique, Puyol, Alba Xavi, Busquets, Fabregas Pedro, Messi, Iniesta |
AC Milan ayaa qiimeyn doonta xaalada caafimaad ee weeraryahankooda Stephan El Shaarawy ka hor kulanka caawa ay San Siro ku soo dhaweynayaan Barcelona ee lugta hore ee wareega 16ka Champions League.
Mario Balotelli ayaan koobkaan u ciyaari karin AC Milan madaama uu xilli ciyaareedkan u soo ciyaaray Man City, Nigel de Jong ayaa isagana dhaawac canqowga ah la maqan, laakiin Giampaolo Pazzini ayaa diyaar ah.
Daniele Bonera iyo Robinho shaki ayaa ku jira iyaga, halka Philippe Mexes uu ka soo laabanayo ganaax hal kulan oo uu kaga maqnaa Champions League.
Barcelona waxaa ka farxiyay soo laabashada kubadsameeyahooda Xavi kaasoo ka soo kabsaday dhaawac uu qabay.
Si kastaba, Adriano, Eric Abidal iyo David Villa ayaa dhaawac iyo xanuuno kale ku seegaya kulanka Milan ka dhacaya caawa.
| MA OGTAHAY? |
AC Milan ayaa 7 kulan oo isku xigta laga badinin Serie A, waxaana ay badiyeen lixdii kulan ee ugu danbeysay ee San Siro ee tartamada oo dhan.Ka qeyb qaado codbixinta sadaasha hoose ee kulankan, natiijadan waxaan soo bandhigi doonaa saacado ka hor kulanka San Siro:
smart ahmed
20-February-2013 at 9:43 pm
first asc marka xigta waxaan salamaya dhamaan taagerayaasha barca waxaaan filayaa caawa inay barce badiso 3_1 ka dib ay guushu ku raacdo barca waxaa kala dhalinaya messi,bedro,david villa
Macow
20-February-2013 at 8:54 pm
Waxba niyada yaan leyska jebinin Garoonka San siro waxa ay Barca ku soo bandhigi doontaa Cayaar aan weli la daawanin ee daawasho wanaagsan. Hadal badan waxba ma taraayo Viva LIO.
Masdile yare
20-February-2013 at 8:35 pm
Waxa larajaynayaa inay badindonto barcenola badisku waxa waye cas iyo madow waxa ay barca aykudindonta ac-milan 2-4barcelona guul
Divid villa
20-February-2013 at 8:22 pm
Barcenola waybadineysa insha’allah waxay ku kalitagidoonaan ac-milan 1-4 barcenola guul
Divid villa
20-February-2013 at 8:16 pm
Ciyaartan o caawa xaraaro ay ledahay labada kooxood waxa lafiliyaa inay ku dhamato 2-1 aybadindonto ac milan
Qorshe
20-February-2013 at 8:02 pm
Asc bahda laacib hadi aan sadaalin ka bixiyo kulan ka adag milan and barce waxaa badin doonto kooxda faca weyn ee ac milan 1.0 marka guul ayan u rajeenaya milan
Biit
20-February-2013 at 7:51 pm
Acmilan aa ku badin doonta 2.1 insha alaah
Maxamed xaji garare
20-February-2013 at 7:38 pm
Marka hore waidinslmy dadiyasha laacib. Anigo ah maxamed xaji garaare maxamed honesty. Totti kulanka cwa waxa badindonta koxda sida weyn loga baqo e f.c barcelona waxayna kubdindonta 3. Iyo 1 messi . Messi iyo fabrecas haloduceyo acmilan by by
Maxamed carabo
20-February-2013 at 7:20 pm
barcelona ayaa badindoonta 1000000 gool inshalaah
Mohamed
20-February-2013 at 7:17 pm
Asc akhayarta o dhan qasatan tageraha barcelona hadi an fikradeda kadhibto wexe ilataha iney barcelona kubadiso 3-1 hadi ale idmo
aamin
20-February-2013 at 7:17 pm
waxa badindoonta caawa ac milan inshalaah 10
Tawakal cibaar dirie {zaki}
20-February-2013 at 7:14 pm
Dhaman bahda laacib.net wan idin salamaya waxana idin kusalamaya sln mida ugu qimaha badan anigo jogo casimada dalka sudan ee khartoum hadan fikirkeyga dhibto ciyarta cawa wa mid ad u adag maxa yelay koxda martida loyahay waa ac milan garonka lagu dhelayo waa sansiro marka waxa macqul ah iney par par dhac kudhamato hailawin in barca ay werar padantahay sida misse xavi iniesta fabregas marka waxa macqul ah iney parparo kudhamato
ridwan hilawle
20-February-2013 at 7:04 pm
hadan ka hadlo fekerkayga ku sabsan ciyaarta caawa dhex mari doonta labada naadi ee barcelona iyo ac milan waxaa badin doonta kooxda barcelona sabaabta oo ah kooxda ac milan ma haysato daafac celin kara weeraryahanada kooxda barcelona waxayna ku dhaman doonta
barcelona 3
ac milan 1
DJ al _cadaala
20-February-2013 at 6:45 pm
Asc. Dhamaan asxabta qaliga ah mel walba ad jogtan. Salaan ka dib. Hadii an ka dhibto. Rayi. Kulan xisa leh. U dhaxeeya. Ac milan. Vs Fc barcelona waa kulan adag lkn waxan rajeyn in ay badisho barcelona ?milan 1-2 fc barcelona
cawaale yoonis
20-February-2013 at 6:32 pm
waxa badinaysa ac milan
Salmaan
20-February-2013 at 6:27 pm
Waxay ku dhamaanisaa barbar dhac 1:1 ah lkn anigu ac milan ayaan taageer sanahay hadana barcelona way adag tahay sida looga badiyaa
abdirahmaan bmb
20-February-2013 at 6:16 pm
asc asxaabta dhamaan sidey ila tahay caawa guusha waxay raaci doontaa Barcelona waa koo qatar ah dhan walbana ka dhisan hadaan qiyaasana waxey ila tahay tahay in ay ku dhamaandoonto 1-3 Barca guusha ku raacdo
cabdulaahi cali farax
20-February-2013 at 6:16 pm
barcelona ayaa bade waxeyna ku badee siidan c milan0-3barcelona misse 3
cabdulaahi cali farax
20-February-2013 at 6:09 pm
barc aya badee waxeyna ku badi donta sidan c malan0-3brcelona misse3
munassar
20-February-2013 at 6:01 pm
asc all aniga hadii aan saadaal kabixiyo waxaa caawa badinaayo AC MILAN lkn ma sheegi karo goolasha ay kubadinkarto .
hadii aanahay taageere man u waxaa inoo fcn iney soo baxdo milano
Yuu barca
20-February-2013 at 5:49 pm
Slamo hadíi aynu nahay tageraha jaamcada waxaan isleyahay caawa ciyartu waxey ku dhamaaney 3-1 waxaana cyarta ku badin doono jamacadaha
C/aahiok
20-February-2013 at 5:48 pm
Barcalona 1 AC MIlan 3 waxaa waye sawabta wey adaktahay ac milan sanatkan
CALIMILANO C.BAKAARO.CALI PATO
20-February-2013 at 5:46 pm
A.c.milan. . . . . . ,2
VS
Barcelona. . . . . ,0
sababto ah firinbi warkiisa majiro
warka waxa jira ciyaaryahana sida El sharaawi iyo boateng montalivo E t c iyo sansero
Axmed nuur
20-February-2013 at 5:42 pm
Barc4 malin
C/kaafi boobaye
20-February-2013 at 5:22 pm
Asc awalan all sln kadi hadan sadal kabixiyo ciyarta cawa ac malin iyo barca waxan islayahay inkastoy cayarta aytahay cad iyo madow adofican aya laga badina adoxuna wad badikarta marka ciyarta cawa sadasha waxan islayahay ac malin 1-2barca wsc
abdirihman said yasin
20-February-2013 at 5:03 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
1.0 barca guul
messi.
abdirihman
20-February-2013 at 4:58 pm
caawa waxaa badin kooxda barca insha allah
Aruus
20-February-2013 at 4:46 pm
Ac,milan waa naadiga kaliya 5 sano isku xiggta timid 3 jiir final 2003,2005.,2007 ,, barsha intee jirtay milan waa naadi champion taa ha iloobin ilmo messi dhalinyarada qaar waxaa jira messi dartiis barsha ku taagerey heheheheheh forza milan
ismail da'ud
20-February-2013 at 4:42 pm
aniga oo halkaan fikirkeyga ka dhiibanaayo waxaa caawa 3-1 ku badin doonta kooxda awwoda badanee rose neri AC MILAN..the century team
Xasan sheeq waziir
20-February-2013 at 4:40 pm
Asc bahda isportiga ciyaartaas waxaa ku leh kooxda barcloon ac milan dhulka ayaa lagu jidaa
Asad kallaay
20-February-2013 at 4:39 pm
cawa barca we badine insha Allaaaah warkana wa dhan yahay
C.lahi farah
20-February-2013 at 4:29 pm
Asc dhaman shaqalaha laacib.net aman gar ah ayan idinsojedinaya maxa yelay waxad naga haqabtirtin sportska wadna ku mdsntihin hadan ugudbo sadasha ciyarta cawada taa wey iska cadahay wanaku kalsonahay sadasheyda barcelona 3-1 ac milan sports horumarleh by laacib
somalilander
20-February-2013 at 4:23 pm
rosseneri win viva force milan andiamo tutti milaniz
shakti
20-February-2013 at 4:00 pm
Ac milan aabadinkarto 2-1vsbrac
Barca
20-February-2013 at 3:58 pm
Kkkkk ciyaraha nucaan ah miyaa sadalis rabto barcelona iley badineyso miya daah idiin ka saaran wa maya messi dad celiyaa mesha kuma arka kkkkkk barcelona 4.1 milan sas wayay sadasha
Cabdi rubac
20-February-2013 at 3:52 pm
Asc dhamaan taageerada milano garoonka iskaga huleela ciyaartan aniga horay udaawaday barca sidaad ku taqaanay ayey isugu dhiidhiibtay kubada milano wadnihii ayaa cadaaday waxaana loogu raaxeystay sidan barca2 milano 0 waxaana ka dhaliyay ma gafaha messi eniesta sidaan ayey ku gabagabowday ciyaarta barca guul guul milan sabarka badiya kkkkkkkkk
Mohamuod
20-February-2013 at 3:49 pm
Caawa barceloa yaa badinaysa 100% ac milan 1 vs 4 barcelona
gaandaa
20-February-2013 at 3:20 pm
waa laa shaki in barcelona xaaqayso milan haysku daalinina amaa dee natiijada hala sugo wa wada ,mahjadsantihiin
Abdifatah
20-February-2013 at 3:12 pm
Asc aniga wxaan leeyahay
2barcelona acmilan1
bambeelmos
20-February-2013 at 2:59 pm
Asc asxaabta dhamaan aniga waxaan qabaa yaan leysku daalin cidda badineysa waa la ogyahay waa Barca sababtoo ah Barca dhinac walba waa ay ka dhisantahay marka awood uma lahan in AC Milan fursad u hesho badis nacaybna igama ahan ee waaqaca jira ayaan ka hadlayaa waxayna kaga badineysaa qiyaasteyda 3-1 oo ay guusha ku raaceyso Barcelona.
Omar-yare
20-February-2013 at 2:57 pm
FC Barcelona mataqaan ”Away iyo Home”champion-na waxay dadka kubada cagta falanqeeyaa dhahan guul darada champion-ku waa Away-ga caawana ciyaartu waaa:-
BARCELONA-3–1-AC MILLAN
Abdi muhumed ali
20-February-2013 at 2:25 pm
asc dhalinta caawa waycadahay cida laga badini- barca 3-0 ac milan
Cunaye
20-February-2013 at 2:23 pm
Guuleysta barcelona viva meSSI
Qadar sh maxamed jimcale
20-February-2013 at 2:20 pm
Ac milan 2 Barcelona 00000000000
mohamed muuse
20-February-2013 at 2:20 pm
Waxaa Badin Doona Caawa Kooxda Barcelona Insha Alaah Waxayna Ku Dhamaan Doontaa Ac Milan 1 Barcelona 3 Waa Ciyaar Xiiso Leh La Arki Doonee
Ceynte
20-February-2013 at 1:47 pm
Asc salan sare aqayarta laacib iyo tagerayasha barca hadan kahadlo cawa waxkasto alle aya og laakin gusha waa barcelona k.k.k.k.k dadka fikradaha dhibtay iska hadal iyo afkeyga aya qoyan ayey uhadlayan kulaha el sharawy aya 2goal kadhalinayo mesha utugol kadhalinayo waxa mad moden seria hoben aya lariyoda malin aya riyoney saan elsharwy mesha uwaxkudhaliyo messi maxakacelinaya viva
veldis
alves pique puyol alba xavi Busquets fabrigas pedro messi iniasta
viva inata fikirka wanasan
Abdifatah
20-February-2013 at 1:45 pm
Cawa waxaa badinaya nadiga acmilan waxayna ku badinaysaa 2 ober barcelona 0 weeyaaaan waa la garaacayaa
nuurmilano
20-February-2013 at 1:44 pm
guul milan insha alaah forsa milano
Ceydurus mohamed
20-February-2013 at 1:42 pm
aniga barbaro ayey ilatahay iney kudhamaandonto 2-2 waa game adag inkasto an ahay taagero barcelona
Ceydurus mohamed
20-February-2013 at 1:40 pm
aniga barbaro ayey ilatahay iney kudhamaandonto 2-2 waa game adag
GULLED
20-February-2013 at 1:25 pm
CAWA WAYISKA SICADHAY INAY OHINKUDAN bayndoto acmilan
mustafa
20-February-2013 at 1:23 pm
milan 4:barca 1 shiiiiiit barca viva milan wan ka xumahay cawa ayado supr mario ii ciyarayo ayan ka jecla lkn wan gulaysanaya
mustafa
20-February-2013 at 1:20 pm
viva milan cawa waan cunaynaa barca guul milan
Yoonis cabdi
20-February-2013 at 1:18 pm
Waxaa badinaysaa barka
Zaki aadam
20-February-2013 at 1:05 pm
Leo guri iyo guri la an kalama yaqan stadium kasta wa gurigisa cml cawana wax celinayo ama gul udidi karo majiran
Mahbuub yare
20-February-2013 at 1:04 pm
Asc aqyarey haka qarsanina indhaha 3 da gol o Barca §1 ka gol o milan in sha allah cadawga illahey wu jabi dona cawada wa milane messi § inyestana ilahow so islami ada islamin kare amin amin amin
hala hala
20-February-2013 at 12:50 pm
barca ayaa badineyso
Madalaha
20-February-2013 at 12:49 pm
Ac milan 2 barcelona 0 alshaarawy and prince boateng
Qanciye 4ever
20-February-2013 at 12:46 pm
waa teamka ugu adeeg qaarada europ ka barcelona aya guusha iskale sxp yaal
Madalaha
20-February-2013 at 12:45 pm
Milan aya badineysa waxa sacidi dona garoonkeda .akhyar warka qortay .maxey ka yaqanin ac milan iyo tatikadeda .in kasto bononi uu yahay cad iyo madow .akhyaar warka qortay baara milan iyo barcelone yaa taariiq ku kobkan .maxa ka taqanin wayahi ac milan .laga gamban jiray.
liban milano
20-February-2013 at 12:35 pm
milan ayaaa badin doonto insha allah ciida ayaa na saacidi doonto viva elsharawi
eng cllaahi aadan
20-February-2013 at 12:31 pm
runtii fikir kama dhiibankaro waayo ilaahay baa og
hadaan fiki ka dhiibtana barcelona ayaa badin doonta
eng cllaahi aadan
20-February-2013 at 12:27 pm
barcelana ayaa ku badin doonta 5:0
C/AAHiok
20-February-2013 at 12:26 pm
Barca3 malin1 koxda malin and barca mise inista badro
CEL DHER AND MAREEG STATE?
20-February-2013 at 12:25 pm
Acs hdan sadal ka dhibto AC MILAN 2-1 BARCELONA 2 GOALZ EL SHARAWAY IF ALLAH SAY?
CALIMILANO C.BAKAARO.CALIPATO
20-February-2013 at 12:23 pm
HORTA ALLAWEYN NINKII AAMINAA AWOOD LEH SABABTOO AH FIRINBI WARKIISA MAJIRO EL.SHARAAWI WARKIISA JIRA
A.C.MILAN . . . . . . . . ,2
VS
BARCELONA. . . . . . . ,0
Kiish cade
20-February-2013 at 12:19 pm
Ac millan 3 barcelona 1
cawa way dhamaatay barcelona
viva real madrid
karama mucalimu khibra
20-February-2013 at 12:14 pm
barcelona 2:0 ac milan
mohamud_kaka 22
20-February-2013 at 11:56 am
aniga kulankan caawa fikirkama dhiban karo sababto ah wan tagera labadodaba. Lkn waxan rajo sinkara barcelona viva man city ac milan and barcelona viva aguero el shaawary and messsi
Caaqil Cade
20-February-2013 at 11:55 am
asc runtii waa ciyaar adag koox waliba waxwalba ka filo milan lama yareeysan karo laakiin waxaan aaminsanahay ineey barca kusoo badin doonto garoonka milan, waana ku kalsoonahay ciyaartooyda barca. viva messi xavi and iniesta..
team and pass
20-February-2013 at 11:53 am
labo gaalo waye kii joogbadan ayaa badin karah sidas ayay ila tahay
monej
20-February-2013 at 11:52 am
waxaa badinaya insha allah ciyaartan barcelona waa xidigo firfircoon waxaanu rajenaynaa inuu messi wacdaro soo bandhigo
c.casiis xaaji nuur
20-February-2013 at 11:51 am
waxaa badin doonta ac milan waxayna kubadinee 2&1 oo ay guusha ku raaci doondo naadiga rer talyani ok guul ayan urajeeyay
Cabdi baasid nuur cumar
20-February-2013 at 11:49 am
Barsilona 2 1 ac milan
saleban abdi
20-February-2013 at 11:48 am
sxbayaal waa marka koobaade gari laba nin kama qadaqosliso rajaduna waycadahay 85% ayay haysataa inaanu kaga badino AC milan wayna badin kartaa waayo nasiibkuna waameell laakin waxaa kasiida,wayn calafka midka badisada lasiin doono
R ka maanta (gadhay).
20-February-2013 at 11:40 am
caawa barce waa la tumidoona acm4-0barce montolivo3 sharaaw1 ciyaalo messi waa laga badinayaa
Fitaaxlfc4life
20-February-2013 at 11:38 am
Abaaaaaaaaaaaaaaaah sooooooorrry waxaaa iga maqaN why always me in oooooooo raaaco messi aaaaaaan rabi lahaaaaa lkn city ayu u sooooo cayaaaaray shiiiiiiiiit anyway forZa rossoneri godkii hell ka lagu goooooosana barc saN sirio
zaki
20-February-2013 at 11:35 am
waxaan isleeyahay barka ayaa badin doonta waxeeyna ku awood shegan doonta 2-1 messi ayaa labada dhalin doona montalifo ayaa halka gool udhalindona milan
Ali ugas
20-February-2013 at 11:33 am
Banooniga waa cade iyo madow marka ninkii Banooniga waxa ka yaqan ma dhihikaro Barca ayaa badineso adigo fican ayaa lag badin kara adigo xun ayaa Badin karta marka caawo milan waa awoda in aye badiso waayo waxa lagu dhela garoonkeda
Cusman oore
20-February-2013 at 11:25 am
Milan aya badineyso
lakicr7
20-February-2013 at 11:22 am
barce caawa waa la dhuuqa 2 iyo ewar
cabdiraxman jijiga
20-February-2013 at 11:19 am
guushu waa barcelona insha alaah waxaan rajaynayaa inay barce badiso caawa viva barce vivi messi
C/fitax sunni
20-February-2013 at 11:17 am
K.k.k.k.k.k way iska cadahay in barcelona in kasto kubada cad iyo madow ay tahay lkn waxay u badantahay in barca ay 3-1 messi 2 fabregas 1
C.raxin
20-February-2013 at 11:13 am
Barca aya adkaneso 3 1
mo yare
20-February-2013 at 11:11 am
Bercelona aya badin donta sxbta o ah xita isku power ma aha
Buluuska
20-February-2013 at 11:05 am
Shaki ku majiro in barca badin doonto laakiin sheekada barca imisa ayay ku badin kartaa?…. Sababta waxee tahay: ac milan waxaa la tumi jiray iyadoo laacibiin ay u joogi jireen caawa maxaa ka filan kartaa?
barcelona .0728705215
20-February-2013 at 11:03 am
asc dhamaan taageerayaasha barcelona run a haantii waxa an dhehi la haa waxaa sheekay taageerayaasha sharafta leh ee barcelona natijadana wa ac milano 1 3 barcelona viva wiilasha gaa gaaban and reds playes
EX_SIIGAALEE_EX
20-February-2013 at 11:02 am
SC WR WB ,,INSH AALAH WAAN UJOGNA AHADII ALE IDMO ,,WAXAAN JECLAHAY INEEEEEEEEEE BADISO BARCA ,,HADII ALE IDMO,,,3BARCA,,AC MILAN1
Arwaax
20-February-2013 at 10:58 am
Ac milan 2 vs o barcelona insha alaah
Amin ugas
20-February-2013 at 10:57 am
A.milan 1 vs barcelona 3 barcelona waxaa u kala dhalinaya messi 2 pedro1 barcelona guuuuuuuuuuuuuuuuul ayaan u rajaynaynaa BARCELONA 3 BY by by by
Guray.milano
20-February-2013 at 10:55 am
Dhamaan taageraha ac milan guul caawa haku taagnaato barca
mohamed
20-February-2013 at 10:52 am
AC millan 0-3 Barcelona ayaan ku saadaalin lahaa waxaana kala dhalin doona messi 1 Fabregas 1 Pedro 1 insha allah saas ayaan rajeenayaa aniga
c/raxmaan maxamad ali
20-February-2013 at 10:51 am
hadii aan ra.ligayga kahadlo waxaa 3.:0 ku badinayso barca
Anyaale c/lahi oo lagu naaneyso new samatar
20-February-2013 at 10:44 am
Hadii an kulan kan ka dhibto figir keyga gulan ka udhaxeya AS MILAN & CATALONIA BARCILONA waxa badinaysa koxdabarka waxan ku badin donta 4-1 waxana ukala dhalin dona lacibinta kala aha 2 lion messi 1 sasc baricas iyo 1inyesta AS MILANA STIVAN ALSHARAWI gool barca ayana leyahay
Peter crouch
20-February-2013 at 10:39 am
Waxa badiney saha Barce iyodo walib ciyar ad u quruxu badan so ban dhigidonaha
Ahmed hassan
20-February-2013 at 10:37 am
Asc asxabta dhaman cwd waxa badinayo barcealon 4_ milan_0 intas ay ku dhamaneysa cwd ciyarta 4 waxa kala dhalinayo messi+messi_pedro_inesta sidas ayeyna kudhamaneysa
c/raxmaan daacad
20-February-2013 at 10:36 am
Barca ayaa badintonta barcilona 3 ac milan 0
c.x.h
20-February-2013 at 10:32 am
milan 3-2 barca
farxan muse harer
20-February-2013 at 10:25 am
asc kudarsada gurugu waa ac milan marka ac 2 0 difaca laga xidhaya barca sidi chaelse ani midna ma ahi se ac cawa iyo calamka
Naadi Mohamed
20-February-2013 at 10:24 am
Viva Barcelona 3-1
c/rax maan
20-February-2013 at 10:21 am
barceloana 1.0 ac milan
Hassan
20-February-2013 at 10:18 am
Ac milan0:2barcelona viva messi and bedro
Mohan jacelow man u
20-February-2013 at 10:18 am
Asc dhaman shaqalaha sharafta leh wa idin salamay kulanka xisaha badan cawa waxa badinayo barcelona 2-0 ac milan fikir keygu wa sida mahadsanidin
ahmedyacin
20-February-2013 at 10:16 am
aslc bahdada rer laacib kadib salamteda milan ayaa badinidonta milan 1 & barca 0 sidasey xiyarta hissaha iya hamassade leh kou namaneysa incha allah goalka waxa nalinayaa boateingKkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
liibaan dargaay
20-February-2013 at 10:16 am
asc wey mahad san yihiin bahda laacib.net kadib waxan ra yi ahanteda ka shega halkan in ac milan ay tahay naadiga aduunka caawana wan ka badineyna barca inkasto ayagana xalkooda ay caadi aheen lakin wa u waaya arageeneynaa thanks all of you
Messi fifa barcelona
20-February-2013 at 10:12 am
Barcelona guul ciyaarta cawo hadaan kahadlo xidiga gool ma gafaha ah waa meesiye cidi waxba kahayn meyso barcelona2messi vsAcmilan 0
Cumar maydhane
20-February-2013 at 10:09 am
Viva barca aya badin donta shaki kuma jiro
C/shakuur
20-February-2013 at 10:09 am
Asc mgcu waa c/shakuur c/laahi maxamed waa taageraha weyn ee ac milan waxey kudhamaaneysa 2_0
el shaarawy iyo pazzini
Maxamed
20-February-2013 at 10:07 am
Barca 3:1 ac milan
Cabdulahi man u
20-February-2013 at 10:06 am
Fikir keyga hadan tabto waxa badin donto barcelona waxeyna ku badineysa 2:0 in tas ayan ka dhibtay mahad sanidin bahda lacib dhaman tin wan idin salamay
Najiib
20-February-2013 at 10:06 am
Way iska cadahay cida badin doonta kulankan caawa, waxaana badin doona haduu haduu i laahay nagaadhsiiiyo, Barcelona 3 v 1 sidaa iyo nabadgalyo
Najka
20-February-2013 at 10:06 am
Waxaa badinayo Acmilan sababta oo ah waxaa saa id loraa canayaa messi kadib dhexda ayaa laga dagayaa
Xilwa xasan xilwa
20-February-2013 at 10:06 am
Barka ayaa badin doonta ac milan 0 2 barka
[Atuuba ] Cr7-Silva-özil-teves-kaka-Aguero-josë-Morinho-&-Roperto-Mancini
20-February-2013 at 10:04 am
Caawa milan guuuuul 1:0 barca zeeeero [viva stephan El-sharawy]
Ahmed hamza
20-February-2013 at 10:04 am
Ac milan 1 barcelona 4
Abdinaasir
20-February-2013 at 10:04 am
Barca 3 Ac milan 1
Abul hussein
20-February-2013 at 10:01 am
Asc dhamaan akhyaarta laacib.net caawo waxaa badin dooto barcelona3vs1ac milan messi1 bedro1 xavi1 viva barka and messi
Saalim cesc
20-February-2013 at 10:00 am
Messi kulan kasta u dhelayo rikor le o dhiga ilama ahan in ey ka ilalin karan shabaqa koxda ac milan viva cesc4
C.raxin
20-February-2013 at 9:58 am
Waxa badinayo barca 4:1
cumar
20-February-2013 at 9:56 am
barsa 3.1 ac milan
yaasin ribery
20-February-2013 at 9:50 am
anigu hadan fikirkayga ka dhib o waxay ciyaartu ku dhamanaysa barcelona 3 acmiln 1 messi 2 ayu dhalinayaa mida fabregas
m.r Raage
20-February-2013 at 9:49 am
Waxaa badindoondo Acmilan 2 vs 1 barca natiijada siaa ayey noqon doontaa insha Allah
Cali isxaaq
20-February-2013 at 9:49 am
Ciyaartan waxa badi doonto barcelona waxayna ku badinee 2:0……missi…..xavi
Abdifatah villa
20-February-2013 at 9:48 am
Runti waxa huba in Barca ey guul ku gaari doonta san siro A.c.milan1-3Barcelona Messi2 and pedro1 VIVA BARCA AND REDS
TIGER-XAVI
20-February-2013 at 9:45 am
Barcelona ha jirto boqorka khadka dhexe XAVI HERNANDEZ wa ku faraxsanahay so noqoshadisa BARCELONA FOREVER.
Iniesta,mess for ever
20-February-2013 at 9:45 am
Asc all dhaman baxda laacib.net iyo walalaheyga kale oo taagere u ah barcelona wd slmthin, sln kadib kulankan caawa hadu alle catalonia aya gusha raaci donta waxana kubadin donta if alah say 3 bar-1ac by
istakhi
20-February-2013 at 9:44 am
Barca ayaa ku badin doonto 4-1 natiijadana sidaas ayeey noqon doonta insha allah
abdi kadir cadde
20-February-2013 at 9:44 am
Ac.milano 1 barcelona 0 elsharwery
abdi kadir cadde
20-February-2013 at 9:42 am
Ca.milan 1 barcelona 0 elsharwey
khadar iYo caraale iyo looyarr
20-February-2013 at 9:41 am
Acmilan 0-2 Barcelona laba messi ah ayaa loo baahan yahay