
Real Madrid ayaa laga yaabaa inay iska iibiso Cristiano Ronaldo dhamaadka xilli ciyaareedkan, sida ay sheeganeyso jariirada El Pais.
Wargeyska Spanish-ka ah ayaa ku waramaya in Los Blancos ay dooneyso inay lacag ku hesho gooldhaliyaha reer Portugal xagaaga, halkii uu si bilaash ah uga tagi lahaa marka uu dhamaado qandaraaskiisa 2015.
Waxaa lagu soo waramayaa in madaxweyne Florentino Perez uu u soo bandhigay 28 jirkaan heshiis cusub oo uu ilaa iyo inta ka dhiman mustaqbalkiisa ciyaareed kooxda ku joogayo, islamarkaana uu ku qaadanayo sannadkii mushahar gaaraya 15 milyan euro oo canshuurta ka dib ah.
Si kastaba, wakiilka ciyaaryahan Jorge Mendes ayaa burburiyay wadahadalada, iyadoo Ronaldo uu doonayo labo sanno iyo bar ka dib inuu helo tartan cusub.
Cabdi xaashi
26-February-2013 at 7:06 am
Waan ku faraxsanahay in uu imaado Ronado man unt
Abuukar
25-February-2013 at 12:53 pm
C.ronaldo guul mel kas ad jogtid waxan ku lenahy ku so labo man td by
Xiireey
23-February-2013 at 4:05 pm
Ama joog ama katag koxdada man u waqtigan kuma baahna waxad mel iska saari weysay messi iyo barca cuqdada kuheyso la.aad bortugal walib sborting lisbon
david luiz for ever chelsea
22-February-2013 at 12:38 pm
cr7 welcome to blues
Hassan Muhumed Ali {Make Towzan}
22-February-2013 at 7:46 am
Hadi ad tageyso hakuso labanin Man U mxa yelay wey ka marman la’an tane wey socdan dhan kastabo ha ahaate lakin kuma xaqireyno oo wad ka lacib san tahay Messi
mr.abdi fataax ali
21-February-2013 at 7:55 pm
ronaldo guul guul guul melkasta uu ka tago aduunyada ronaldo ku soo dhawow gacmo furan man united taagerayaashadi oltraford way ku soo dhaweynayaan super star c.ronaldo
yusuf shaafi
21-February-2013 at 1:31 am
Waxan leeyahay hadii aad lacagto rabto anaga ayan kusiineyna iyo nambarkaga 7 ee dib ugu soo laabo magaalada manchester gar ahaan man city
WELCOME TO MAN CITY C.RONALDO C.R.7 TO SKY PLUE MAN CITY PLAYER C.R.7
ismaciil
20-February-2013 at 10:08 pm
ok sorry
ismaciil
20-February-2013 at 10:05 pm
rolando waq tigiisa wo dhamaday sxb ee waxa socda messi laacab ka tunida rolando waxan dhihi lahaa isgaga fadhiiso ciyaarta
Abdirizak yare
20-February-2013 at 9:59 pm
Ronaldo waa laacib layaqano waxana leyahay well come to man u nited
Xayir kulane
20-February-2013 at 9:25 pm
Waw wa iska cadi mar hadi ey donayn iny iska i biyan wayo waxey arken ineysan man utd esan ka yareysan wayo waxy modayen iney man utd u bahn tahy ronaldo lkn dhib malahn weynu kuso dhaweynyna old tarafed well com
Macow
20-February-2013 at 8:50 pm
Ronaldo waqtigiisa wuu dhamaaday, cid rabtana maleh. Real Madrid waxa ay ogaatay qiimo dhac ku yimid Ronaldo, koox qiimo u gaartayna maleh ilaa iyo hada ee Bilaash ha u aado Galatasaray Turkey, sababta oo ah Yurub lagama rabo cayaartiisa.
maxamed dr shiine
20-February-2013 at 6:25 pm
ronaldo man utd uma baahna laakiin isaga ayaa raba man utd
omar fashion
20-February-2013 at 5:03 pm
Ronaldo wa cayaryahn dhamestiran cid xaqiri kartana malahan taas
kaman lacibsana messi lkin mesi ciyartooy a d ucawinta ayu hysta waintaas un arinka shaqo badan wuu uqabtay realmadrid ronaldo wana lawada ogyhy taas viva ronaldo is for ever ronald
Guuleed rooney
20-February-2013 at 4:56 pm
Tag warya waa laguu nacee loooolz
Vybz kartel
20-February-2013 at 3:15 pm
If cr7 decide to leave r.madrid he wil go to galaxy bcse he wana m0ney messi+10 ballon’de,or
king bondhere
20-February-2013 at 1:41 pm
kkkkkkkkkkkkk war mesha katag waxa jogo messi mel messi joga wax kam qadesid katag mesha bufle o buflaha eh viiiiva barcalona
Caaqil Cade
20-February-2013 at 12:56 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk viva barca
c.qaadir Galeer
20-February-2013 at 12:33 pm
madoneyno Ronaldo aguero iyo Dzeko ayaa heysana kuma laho marax meshan Ronaldo waxoo imana old trafford rvp iyo rooney wey jogan dhibka ayaa idinku badanayo Viva Tom Cleverley And Danny Welbeck
Abdifatah villa
20-February-2013 at 12:33 pm
K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.
abdallah
20-February-2013 at 12:15 pm
hana dhaafo isaga iyo muorino sharaftii iyo sumcadii koojday kuciyaareen ciyala suuqiintu
Nuurb10
20-February-2013 at 11:45 am
Ronaldo ayaa real madrid katagaa waa waraana igelenin koley wad ogtihiin ronaldo inow man u gurugeda goalal gesaha ugeli doono viva mesut özil and jack wilshere
Man u and sirka dhaman qabiratada isbortika gacmadays
20-February-2013 at 11:37 am
Runaldo ciyar yhn miya lcgta laga so bixiyay gul la eg wali maso hoynin marka lcgatayni a rapna hadi kale wa racdayneyna mise o ku qarwa brca fifa xaui mse in poyal man u kuma rapto
Santi cazorla lucas podolski olivier Giroud jack wilshere and all fans the Gunners
20-February-2013 at 11:20 am
Kan dhahay ronaldo ma rabno war Ronaldo Waxad Caadi Unaci markíi Uu oldtraford kugu Reebo Ronaldo hadii uu women united Reebo Waa joogi Qandaraskan wuu Kadari Ronaldo sanadkan final ayuu tagi
Realmadrid Vs Barcelona viva Hala madrid
Axmed daacad man u
20-February-2013 at 11:16 am
Cr7 ku soo dhawaw kooxdaadii hore ee man u # rvp w roney (daacad) guyo rafael
EX_SIIGAALEE_EX
20-February-2013 at 11:10 am
SC WR WB ,,NIN WALBO WIXII UU KA BAQAAYO WUU OGYAHAY MESSI AYA AJOOGA SOMAHAN ,,JOSE IYO CIYAARTOO BADAN WEE KA KALA TAGAAYAAN ,,REAL ,,SABABTOO AH ,,BARCA WAA KALA DIREEYSAA REAL ,WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW,,KANAX OO NAFTA WAAY BARCA ,,IYO MESSI
Moha carric
20-February-2013 at 11:10 am
Haka tako rl madrid cr7 man unt aya ku bahaned aya waxa aday ma laga necebyahay hanugu so noqo mess haku burbursado kkkkkkk
Omar mahamud ahmed
20-February-2013 at 11:09 am
Cayarti kadhacday g emarates aya lagu da ay ARSENAL
Cristiano ladesma
20-February-2013 at 11:04 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wax wuu tari wayay oo messi buu meel iska sari wayay
mo yare
20-February-2013 at 11:01 am
K hatag dhe iwelba aadista ow aday ayow ku qaldanay
ibahim ahmed
20-February-2013 at 10:56 am
ronaldo madooneyno waayo waxaan heysanaa weeraryahano isaga kada,yar ronaldo waa 30 jir marka madooneeyno waxaan heeysanaa aguero and d,zeko
MAAX
20-February-2013 at 10:49 am
it was agreement with real madrid and man united if CR7 decide to leave madrid he will back to man united
C.raxin
20-February-2013 at 10:45 am
Haka tako man uneted ayu imana
asad
20-February-2013 at 10:45 am
kkkkkkkkkk