
Kooxda Bayern Munich ayaa hal lug la sii gashay wareega 8da ee Champions League ka dib markii ay 3-1 ugu awood sheegatay kooxda Arsenal oo marti loogu ahaa Emirates Stadium lugta hore ee wareega 16ka.
Arsenal ayaa ciyaarta ku bilaabatay si fiican, iyadoo kubada heysatay laakiin 7 daqiiqo markii ay socotay waxaa hogaanka ciyaarta u qabatay kooxdii martida aheyd Bayern Munich.

Mueller ayaa kubad karoos gaaban ah u soo dhigay Toni Kroos oo taagnaa afka hore ee diilinta ganaaxa, islamarkaana kubada sideeda kula qabtay taasoo dabmartay goolhaye Szczesny. Waana goolkii 5aad ee Toni Kroos uu ka dhaliyo Champions League.
Bayern Munich ayaana goolka ka dib u muuqatay mid halis ah, iyagoo cadaadis saarayay Arsenal, waxaana ay goolkoodii labaad heleen 20 daqiiqo markii ay socotay ciyaarta,
Kooner la soo tuuray ayaa waxaa madax ku soo taabtay Van Buyten ka hor inta uusan Szczesny badbaadin laakiin waxaa durbadiiba shabaqa geliyay Thomas Muller, iyadoo Arsenal ay ka muuqatay daafac liita. Waa goolkii afaraad ee Thomas Muller uu ka dhaliyay Champions League xilli ciyaareedkan.

Bastian Schweinsteiger ayaana jaale ka qaatay Bayern Munich daqiiqadii 36aad ee ciyaarta taasoo la micno ah inuu seegi doono kulanka lugta labaad ee ka dhacaya Munich bisha soo socota.
Dhamaadkii qeybta hore ayayna FC Hollywood heshay fursad kale oo qaali ah markii Lahm uu soo dhigay karoos fiican iyadoo uu madax ku helay Mandzukic oo cidna aysan xiraneyn laakiin dadaalkiisii waxa ay hareermartay goolka.
Waxaana qeybtii hore lagu kala nastay hogaan 2-0 oo ay u qalantay kooxda Bayern Munich. Qeybtii labaad ayaana Arsenal ay ciyaarta ku soo laabatay markii ay gool soo ceshteen daqiiqadii 55aad ee ciyaarta. Arsenal ayaana loo dhigay kooner muran uu ku jiro, waxaa u soo tuuray Vermaelen waxa ay soo dhaaftay daafacyada Bayern ka hor inta uusan madax ku dhalinin Lukas Podolski oo shabaqa ka soo taabtay kooxdiisii hore ciyaartana ka dhigay 2-1.
Waana goolkii afaraad ee Lukas Podolski ee Champions League uu ka dhaliyay xilli ciyaareedkan, iyadoo afarta gool uu ku dhaliyay afar fursadood oo uu goolka u helay.

Arsenal ayaana qeybtii labaad aad uga fiicneyd sidii qeybtii hore iyagoo cadaadis u abuurayay kooxda Bayern Munich, waxaana ay ku dhawaadeen inay helaan goolka barbaraha daqiiqadii 72aad ee ciyaarta markii Theo Walcott uu karoos gaaban u soo dhigay Olivier Giroud oo markii bedel ku soo galay kaasoo kubada sideeda kula qabtay laakiin waxaa babac dhigay oo ka badbaadiyay Manuel Neuer, waxaana ay aheyd fursad dahabi ah.
Laakiin dadaalkii iyo rajadii Arsenal ayaa noqotay mid hal mar uu soo wajahay caqabad weyn markii Bayern Munich ay hogaanka sii dheereysatay oo ay heshay goolkii 3aad daqiiqo 77aad ee ciyaarta, Mario Mandzukic ayaana kubad kore shabaqa ku riday, taasoo ciyaarta ka dhigtay 3-1.
Manuel Neuer ayaana markaasi ka dib fursad qatar ah ka beeniyay Jack Wilshere, ka hor inta uusan Mario Gomez uu isna fursad dahabi ah ka qasaarin kooxdiisa markii kubad uu soo tufay goolhayaha Arsenal uu dusha sarre ee goolka mariyay.
Waxaana ay ciyaarta ku dhamaatay 3-1 oo ay ku awood sheegatay kooxda Bayern Munich oo guul iyo seddex goolba ku soo gaartay iyadoo marti ah, taasoo ka dhigeysa inay hal lug sii gashatay wareega 8da ee Champions League, inkastoo ay lugta labaad ku soo dhaweyn doonto garoonkeeda kooxda Gunners.
Arsenal ayaana rajadeeda koobka kaliya ee u soo haray xilli ciyaareedkan uu u muuqdaa mid ceel dheer ka sii laadlaada. Hadii ay natiijo fiican ku gaari waayaan Munich waxa ay ka dhigmeysaa inay xaqiijisan doonaan xilli ciyaareedkii 8aad oo isku xiga oo Arsenal aysan wax koob ah qaadin.
Kulanka kale ee wareega 16ka ee caawa kooxda FC Porto ayaa 1-0 ku qaarjisay kooxda Malaga, iyadoo Joa Moutinho uu u dhaliyay kooxda reer Portugal goolka guusha.
Acc Rijaal
20-February-2013 at 11:13 pm
Sorry waxan lahadlaya tageerayasha kooxda arsenal ahna walaalahayga somaliyeed anoo diidan in dhiigkar kuwada dhaco ama sokor marka iskaga guura guri gajo
Acc Rijaal
20-February-2013 at 11:09 pm
Horta aniga kuma qoslayo lkn waxaaan dhahaya iska dira mr;bin muqalmo macalinimo wuu waashay hadaad awodina waxaad awooda inad iska so dhiibtan man utd waxana idin leenahay (wellcome with open hands)
Xasaan c/laahi
20-February-2013 at 5:53 pm
Horan u ogaa in lagaraacayo wan u maleynaye in 3 laga dhalinayo
maskax
20-February-2013 at 4:18 pm
Kkkkkkk Waxaan layaabanaa arsenal ayaaa kabadineysa ama ubabacdhigeysa kooxda byemunich,Waxaan dhihi lahaa taageerayaasha Waar hakuwaalana arsenal Ee iskaga Soo taga Waxaan idinkusoodhaweynayaa man united Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Ee nalaqeybsada koobabkan faraha badan Ee dhexceegaaga ald tarford Kkkkkkkkkkkkk aqbal wanaagsan
Xusni
20-February-2013 at 12:49 pm
Asc way iska cadayd in arsenal lagaraacayo maxaa yeelay arsenal waxaa ladagay ciyaaryahanadii ay xaraasheen waqti adag buuna naadigu marayaa markaa yaa lagu digan taageerayasha kooxdana niyada hakasii jabinina
Caaqil Cade
20-February-2013 at 12:19 pm
@Naimo viva arsenal qofka wata magacaas sidaas camal ayaa taageero loogu noqdaa arsenal ,dadka dhahaayo wanka tagnay arsenal waxaan oran lahaa guul iyo guul darroba waa lalaqeeybsadaa naadigaada maahan inaad ka cararto guul darada, waana la iska badiyaa sidaasna taageero laguma noqdo oo waa loo dhintaa naadigaada micnaha waligaa waala taageeraa laakin guul uunbaa raabaa hadal maahan. Qofkii asenal kazoo tagay Liverpool ayaan kusoo dhaweeynayaa. Viva Liverpool and barcelona
Nasri maxamed nasri
20-February-2013 at 12:15 pm
Horan ushegay in la kufsanaayo arsenal aabay saadaashi uu qaatay lacib net taageerayasha arsenal waxan kula talin lahaa in aay raadsadaan nadi kale 8 sano kabadan mala xamili karo madax xanuun iyo dhiig kar cafimaadka waa shey qali by by
mnuur11
20-February-2013 at 11:32 am
arsenal xaalka wuu ku xumaday asxaabta taagerashaaya chelsea sideee u aragtaan hadaan ku caaawino 3 ka mid ah xidiga blues si ay ugu soobaxaan wareega sidee daad an ku caawino hazrd mata iyo ashley cole si ey iskaga celiyaaan bayer aflagado igama ahan rer arsenal guul ayaan idinla doonaya waad mahadsan tahiin viva chelsea f;c
daacad
20-February-2013 at 11:12 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk aaway dadkii shalay fikirkooda ku dhiibtay dad aan fooot ball waxba ka aqoon buyerna aan aqoon u lahayn arsenal un bay team ka yaqaanaana maxaa idin ku dhacay xalay wax baa laydin baray taariikhda buyer dib u soo akhriya alizna arena ayaa hadana idi sugaya markaad xaga tagtaan ciyaar yahan walba oo buyr waa idinka dhalinayaa xataa goal keeberka viva buyer
Ba oscar mata hazard
20-February-2013 at 11:04 am
Anigo support chelsea ah hadane ma jecli in aan arko naadi landon ah oo guul daro kaso garto champions league lkn quqlayasha shayadiinta hala so reebo
Chelsea_the_blue
20-February-2013 at 10:36 am
asxaabeey kolay arsenal inay waxba iska caabin karin waan garanaynee maxaase u samayn karnaa
king luiz blues
20-February-2013 at 10:34 am
hhhhh hhhh hhhhh rer arsenal diiqo bayern waligin ayey idin qaraci jirtayeeeeee see cml away kuwii ku hayay arsenalaaa badine ar runta maleska shego marka hore kkkkkkkkkkkkk viva munich viva mario manduzkic viva toni kroos viva mullar
Jaceloooow raage
20-February-2013 at 10:28 am
Kk k kkk k k k k kk k k k k k k k k kk kk k k kk kk k kk k k kk k k k k k k kk kk k k kk k k k kk k k kk k k k kk k k kkk k k k kk k k k k kk k k kk kk k k kk k k k kk kk k k k kk k k kk k k k kk kk k kk kk k k kk k k k k kk kk k k k k kk k k k k kk k k k
heeeeeeeeer arsenal horay ayaaa
niiiiiiiii ogaaaay in aaaadan wax ka keeeeneeeen bayer
ee hilfihiiin a bac madooooow weeeeen ku shubta
xoooooooooooooooox
hadana
iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii
……..
nawaal abdi
20-February-2013 at 10:11 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
viiiiiiiiiiiiiiiiiiivaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa bayern munich
sadam wilshere
20-February-2013 at 9:49 am
Hooy taageeranimada sharcigeeda ha jebinina haday arsenal ka tagaysaan hodan c/kafi xamse iyo kuwo kale oo badan arsenal waxba uduunma ogaa kkkkkkkk
african baad tihiin markasaad dad cadaana ku mashquulaysaan kuwii lahaa baa oran waayey waan ka tagaynaa arsenal ma reer emarites baad isu haysaataan soomaali one meesha iska joog kkkkkkkkkkkkkkkkk
cidna waxba kuuma ogee
viiiiiiiiiiva arsenal reera chelsea iyo liverpoolna waxaan lee yahay meeshiina jooga uefe maaha meeshu ee waa koobkii xidigaha yurub arsenal weli champion kama hadhin taa ha la ogaado
Berax Geel
20-February-2013 at 9:44 am
TACSI TACSI TACSI WAXAA HALKA UGA TACSINEYAA DHAMAAN TAGEERA YAASHA ARSENAL GUULDERADII KA SOO GAARTEY PYER MUSHIN WAA WAX MARKASTA ISKA DHAC WAAN TAQAANIN MACLINKA IDIIN JOOGA SUGA ILAA UU KULIGIIN UU IDIN KU DHACO DHIIG KARKA BY BY BY ARSENAL
Naim0 ViVa ArSeNaL
20-February-2013 at 9:42 am
Guushu Cid Un bay Raaci Lahayd,Tiina Waa Dhacday.Arsenal Guushana Waa Ku Riyaaqdaa Guuldaradana DhiiriGalin Ban Ka Qaadna.Midna Xisaabta Ku Darsada Koobka Hal Koox aYaa Leh.Hada Kuwo Guuldarada Arsenal Wax Ka Sheegaya Baa Soo Raaci Doona. Taageerida Arsenal Dood Kama Taagna,Arsenal Wan Taageeraaaaaaaaaa Inta Noloshayda Ka Dhiman Xata Hadaysan Cup Qaadin.Soomaalida Taagerta Xata Haday Ka Tagaan,Ani Kaliya Arsenal Garab Taagan
mohamud_milner 7
20-February-2013 at 9:30 am
asc marka xigta arsenal mulkilaha leh wuxu kadhigtay ganacsi wuxu harmar fasaxay key players sida nasri febregas songo rvb iyo inkale o badan mida kale anser wenger wax dambi ah kuma lahan san ujedana wu kasocda wayo asaga qudhiiso kuma faraxsana xaladan wanan ogahay inu yahay macalin fcn viva barcelona and man blue
Abdifatah villa
20-February-2013 at 8:58 am
Laacib.net fadlan noso gudbiya falanqeynta kulanka A.c.milan vs Barca
Yusuf.xubey
20-February-2013 at 8:51 am
Arsinal by by by by by by by by sanad wlbo gob la aan taakeera yaasha ar sinaal.garembo ha cawaano
cabdikariim
20-February-2013 at 8:49 am
Scl bahda laacib waxaan idinka codsan lahaa eraya aflagaadada in aad masaxdaan sida wiilka soo qortay magaca kaafi~cade sidii balantuba aheyd
dhiirane
20-February-2013 at 8:30 am
Dhamaan taageerayaasha guners ee doonaya inay helan magan gelyo sport waanu qaabilayna Hayska soo dhiibaan new cam kooxda aduunka hadii laydin ciilay halkaas baa ku ciil baxaysaan ee gacmo furan viva barcelona kooxda aduunka
M varemaleam
20-February-2013 at 8:15 am
Koxda arsenal wa kox wayn lkn madaxda adunka ee nadiyada iskaleh kuwa ugu xun aya iskaleh sidasi darted arsenal taageeridada waxa iska dhafay markey suuqa cayartoyda calamka marka ay noqotay o ay cesc iyo v.persi iska ibiyen wilshere sidas un ba udambayn arsene finger marka eed malahan e wa mamulka gunars viva juvantos and buffon
Mahad maqzuud
20-February-2013 at 8:15 am
Waxa macquul ah bayer inay hanato champions leaga haday cayar tan kawanaagsan aysopandhigto iyado ay umuuqato in u hayo xanaaqi hore waayidi cupki so idlaaaday sanadii hore
hanad waakawataa
20-February-2013 at 8:07 am
kkkkkkkk sory tageerayasha arsinl horaan u ogaa ineey sidan dhaceyso kulanka danbe is adkeeya viva chelcea and juvo
Mazacar
20-February-2013 at 7:29 am
Wlh meshan dad tagere nimada waxba ka aqonin ayaa joga war hadii kooxdada laga babiya maka tageysaa? Kuwas cml tageri ma ahan tan kale guldarrada arsenal wan ka xumahay sorry all arsenal fans viva chelsea
Quwaaaaaaaaax
20-February-2013 at 5:59 am
WAA YAABE LIVERPOOL MA CIDBAA TAAGEERTA LAGARAY NADIYASHAKALEE ENGLAND DADKA TAAGEERA LIVERPOOL ORDO RAADSDA NAADI DHAMA REDS FC…….REDD KKKK DADKU MAQUUSTAAN KOLAY ANIGU MATAGEERO ARSENAL LKN KUBADAY CIYARTAN JECLAHAY VIVA BARCELONA YANAM ARAG TAAGEERO LIVERPOOL AH HA IGA AMUSAN SHIT
Siyaad
20-February-2013 at 5:56 am
Tacsi tacsi tacsi, arsanal sidaan miyaa udanbaysay waan utacsiyaynayaa taageera yaasha murugsan samir alla inkama siiya waa koox dhimatay
Asad Diamond
20-February-2013 at 4:40 am
kakakakakakakakaka Ka Quusta Arsenal sxbiyaaal way ku daysay bye byeeeeeeeee Arsenal……..viva Man Untd Inkastoo iyagana suququl ku jiraan hadana bal qushi waa la calol adaygiye viva roooooooney and Vanpersie Nani Allllllllll man utd
xoogsade
20-February-2013 at 3:53 am
walee waan ka xumahay waxa ku dhacay kooxda aan isku magaa lanahay waxa ku dhacay Pyer musen aan aniga shalay gurigooda koobka kaga soo qaaday ayaa maanta kugaraaca guriga Arsenal. waxaan dhihilahaa waxaan lee yahay soo barbaar Arsenaleey viva Fc Chelsea.
qalinle
20-February-2013 at 3:52 am
Mida kale macalinka qaladka maaha waa ciyaartooyda taasna tirada kudarta reer arsenal winger couch kafiicana helimaysaan waa mahadsantahiin viva reds.
qalinle
20-February-2013 at 3:49 am
Asc waan idin salaamayaa bahda laacib bacdi sln aniga waxaan taageeraa liverpool misna caawa waxaan lasafnaa arsenal sorry kuwadhahaya taageerada waan kala noqday waxba maaha idiinma baahna arsenal waa naadi wayn saasna taageera looguma noqda naadi ceeb waana dheeshay caawa arsenal kubaduna waa cad iyo madoow reer arsenal waxba hays xumaynina nasiibka marbaad haleeli doontaan viva reds.
Dulqaad
20-February-2013 at 3:12 am
Sxbayal wad salamantihin dhaman horta waxad ogatan in banoniga u yahay cad iyo madow tariqda dib uxususta 2003_2004 wixi kala qabsaday arsenal iyo inter arsenal waxa loga badiyay heybari 3_0 intarna waxa loga badiyay sansiro 5_1 sidan okale waxa lalaha arsenal wa ku deysay marka waxan wakubad nimba mar ayey sacida e yan natijada laga hordhicin wali waxba dhiman ciyarta e an aragno kulanka dambo bye
aragti fiican
20-February-2013 at 2:53 am
arsinal waa koox dhibato ku jirta dhanka maamulka ma aha tobobaraha hadii anuu arsen wengar joogin anigu waxaan amin sanahay inay noqon lahayd kooxaha yaryar ee primier league maamulku ma rabaan inay mushahar badan bixiyaan ma rabaan inay ciyaartoy soo iibiyaan waligoodna ciyaartoy caam ah may iibsan markaa arsene wengar maaha eedu haduu ka tagana waa baaba aysaa
m.deeq viva oscar
20-February-2013 at 2:43 am
arsen wenger hadiba ay chelsea ucl qaatay arsenal maxa udiidaa ayu dhahay nacaska
kooxda gurigada kugu garaacday aye chelsea gurigooda ucl kaga qaataykkkkkkkkk viva chelsea
Aydaruus
20-February-2013 at 2:41 am
ARSENAL’S ERA IS OVER AND OVER.
caashaq
20-February-2013 at 1:52 am
fuck you nagger
Buluuska
20-February-2013 at 1:40 am
Waa ka xumahay guul daradii soo gaartay arsenal runtii arsenal awood iyo qibrad ayaa loo sheegtay waana filaayey in ay tan oo kale ku dhaceeso. Waxaa is ka cad in bayer munich balaanka taalo. Arsenal gureeda ayaa sidax gool looga dhaliyey maxaa ka filikarta karoonka munich. Waxee naga ceebeeyeen magaalada london.
C/lahi
20-February-2013 at 1:31 am
Ad ayan uguxumahay aniga matagero arsnl lkn waxan jclhay iney qado kox ingiris ah liverpool f.c aya wax logacabsanjiran ufha lkn nasibdaro mabsobaxdo
Abdi hakim husein
20-February-2013 at 1:25 am
Hhh wlh sorry xaaaarsinaal waligiin sidaan leey eheedeen ani awalba wan ogaa iney sidan idunku dheceyso wlh shaqadeyda leen iska sii qabsaday maba isku wareerin inan fiirsado kulan eey kroos iyo muller iyo mario gomes iyo frank ribery meel eey jogan inan waxba laga cuneyn
Duubi
20-February-2013 at 1:25 am
Asc ddhamaan ani horaan u sheegay ineey caawa taariiq ku dhaceyso sababtoo ah waxa lagaaray waqtigeey is dhiibi lahayeen oo guuldarada ku badan laheed sanad kasta marka febauryo la gaaro markab arsen wenger wuu quusaaa marka waxan ku la talin lahaa tagerayasha arsenal ineey badsadaan kaniiniga madax xanuunka viva reds . And viva 7 viva 8 viva 10 viva 15
Dr.dalta
20-February-2013 at 1:23 am
Sadal ay arorisay laacib net aya waxay shegeysa in ay arsenal badineyso cwa ciyal iska hadlay kuso qoren mesha cwana wax arka hee k.k.k.k.k.
xaqaano@man blue
20-February-2013 at 1:15 am
Wilsher sxb arsenal kooxdaadii maaha kaalay kagaran ciyaar saaxiibkaa nasri iyo yaya silva aguero rodwell murugo maadan aragteen waad guulaysan lahayd marwalba wellcom to man city
Ceynte
20-February-2013 at 1:13 am
Asc salan sare aqayarta laacib iyo tagerayasha fanis arsenal horta beyer wanaga guleysatay wana ugu habalyenaya kadib sanadkan hadan qadin waxkab ah sanadka dambe qasari meyno gemeka labaad ayana natijo fcn heleyna kuba mucaradka kuah arsenal waxan ushegaya kox waliged ayalaga badi jiray dhibne malahan nex yers ayan jumlo cml kobab uqadena hadana waxa noga muhimsan inan xoga sarno inan usobaxno championka dambo tagere gunnirka melwalbo aad jogtan haben wanagsan gusha wanaga hilisay sarabto hada weyso sakabadi weyso aya layela mah mah somali aya ah niyada yan iskadilin kobne koxdena waqtigi loqoray ayey qadeysa viva jek welshare10 playeska leslawada arkay
Ahmed nur cade
20-February-2013 at 1:12 am
Xamse ceb sxb waxas ya laga maqlin wengar biri wala burina e is daji viva arsenal and madrid
Deeq dacad
20-February-2013 at 1:09 am
Plze wengar is casil waad fashilantay markan uma sii dul qaadankarno intan kabadan plze mr.wengar out from arsenal plze go go
samiira
20-February-2013 at 1:09 am
asc aduunyada waa harka 2 diisa galin marba nin ayee saciidaysa
wayna imaan doonta arsenal shii la yaqiin ee dad yahoow adinkana iska
neefsaayo dhaafa digashada byee ynwa liverpool
abdisalaanLos Blancos
20-February-2013 at 1:09 am
sorry arsinal iyo winger keeda caawa wax baa ku dhacey teegyeerana iskaba daa kkkkkk ceeb weynaa toloow markey tagaan garmany maxaa kusso dhici doona 13 ka mars shiid gufsi sharci ah .com ahaa kkk
siyad diriye
20-February-2013 at 1:08 am
Arsenal waykudaysay sxbayal.ee kaquusta
xudeyfa syl
20-February-2013 at 1:08 am
Midka ay ugu qoranthy xamsa msana dhahya manta wixi ka bilowda man ama chelseaa taagere unoqona wlh inadan sports waxba ka aqoon maxa yely aniga liverpool tagraa gul iyo guldaro wan la qeybsdaa lkn cwa arsenal laaga badiyey wan ka tgaa mids waxy ina tusinee awal inaadan ahyn qof sports wax ka yaqanaa lolz plz isga amus kubada cagta ilen maa jclidee guldarda mida kale arsenal waxn dhihi lahaa sidan iska so badala inksto cwa jclaa inad badisan lkn ma aysan dhicin viva liverpool brca and juvnts
Moha Qays ( Liverpool fan and Juventus )
20-February-2013 at 1:07 am
Hahahahaha walle ciyarta kahor arsenal ayaa loo saadaaliney bey badineysaa cml byn munich cashar ayey niidhigeen iska dulqaata maskax xunuun nigama dhamaaneyso k. K. K.
Deeq
20-February-2013 at 1:06 am
Liverpool ha imadan dhaman tagerayasha arsenal kkk wan so dhawaynaynaa kkk arsenal kkk
Farxaan yare man utd
20-February-2013 at 1:05 am
K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k. Arsenal waxa in la xasuqo ku talagalay arsen wengar mahan coch jiro lkn arsenal wa nadi wanagsan hadey hesho coch fican o wax ka baddala koxda kuna so kordhiyo ciyaar yahano taya leh lkn mid arsenal ogada sidan aha meyso wey isbadali donta mustaqbalka wa kox dunida magac ku leh qasatan londan
siyad diriye
20-February-2013 at 1:05 am
waxa jirytay aragti ay laacib.net ururisay ciraarta kahor taas waxay ka ururisay kaliya tageerasha arsenal balse taas waxay noqotay hal bacad lagu liisay. Heer arsenalna wax hakuqadan waykudaysay arsenal
Ceente
20-February-2013 at 1:05 am
War arseanal wax jiro ma ahan waa nadi kanacsi ah ciyalkaas ee rabtaa ine cup kuqato macqul miyaa byr munch ee kabadinkara waa wax lojidaa waxa cawa dhacay kkkkkkkkkkkkkkkk
Hamsik
20-February-2013 at 1:03 am
Kkkk wali jarmal ku dhiman ya is garay
Sadiiq yare
20-February-2013 at 1:02 am
K.k.k.k.k.k.Meel libax joogo maxe katahay mukulal viva bayern munich Reibry Robbin lawada garab ee aduunka
bashiir
20-February-2013 at 1:02 am
Hore ayaan niiku sheekay , horay u siiwata guulasha
Manchaster. United
20-February-2013 at 1:00 am
I am sorry Arsinal aad Ayaan uga xumahay.
Hodan
20-February-2013 at 12:59 am
Robin v. PERSIE ha noola soo celiyo teeda kale aniga arsenal waanba ka baxay waxaan ku ekanayaa barcelona
bayern
20-February-2013 at 12:56 am
kkkkkkkkkkkk runti aniga waan qoslayey ilaa marka ybilabatay iyagay u talaa wixi kale kkkkkkkkkkkkkkk caadi maha viv bayern munich haday gurigeda joogtana cid isku tabata maba lahaaaaaa iska iloow
ugaask
20-February-2013 at 12:56 am
hade wax u hadhaanba jidhin sidaa baa lagu lagdhayba gacanta sare wiilasha germany
qadar
20-February-2013 at 12:56 am
Asc awal baan sheegay in ay bayer badinayso waayo isku awoodba ma ahayn . Dadka u codeeyey in ay arsinal badinayso . Qiimayn kuma aysan oran ee waa siday jeclayeen , wayna dhici wayday . Fifa barka naadiga qarniga.
Podolski
20-February-2013 at 12:56 am
I love arsenal sxbyal ani waan ku qanacsanahay taagerida arsenal waana teamkayga guuldaro loogama cararo koxdada tagerayasha sharafta badan Gunners iska dulqata samirka badiya sidan lagu sii jiri maayo wabilahi towfiiq
kaka
20-February-2013 at 12:56 am
arsenal waxbo ma isla heyso ee tagerayasha arsenal heka radsadan nadi kale tan bolo waye waxna ma qurto
deeq
20-February-2013 at 12:56 am
runtii anigoo ah tageere man utd hadana waxaan jeclaa in eey arsenal badiso si macalinka kooxda sumcadiisa loo badbaadiyo arsen wenger macalin wa yahay lkn ciyartooy ayuusan mesha ku heeyn rruntii waxaan jeclaan lahaa in uu badalo sir alex ferguson markaas ayeey arki lahayeen reer arsenal in cilada tahay macalinka iyo in ciyartoodya tahay
Farah
20-February-2013 at 12:56 am
Wan ka xumahay in koox weeyn o egland ah saas lo galo madaxa aya igu xanuunay wan walan laha hadii an tageere arsenal ahan laha hadana waxa iiga sii daran koox weyn o 8sano an wax koob qaadin taas aya ah wax laga naxo wilshere yaa ka wado mesha viva liver and juver
Wiilo
20-February-2013 at 12:55 am
Arsenal aaad ayan ugaa naxay lakiin diib male wa laska badiya arsenal bayal ayaay gurigeda uga so badiine viva arsenal
Xamse
20-February-2013 at 12:55 am
maanta laga bilaabo waxaan tagero u ahay chelsea ama untd waa inaan soo fikiraa
Ciise.bakeey.is ku duwihii.hore.1995. 205. war geska. Laacib.spotr.+ 27734318999
20-February-2013 at 12:54 am
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkwaa. Uu. Maalenayay. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkksaas. Jeeliiyaaa. kkkkkkkkkK. Xaaganee. Waa. 10. Gool. KkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkKk
HAZAD AND OSCAR
20-February-2013 at 12:54 am
KKKKKKKKKKKKKKKKKKK WAXAAS AYAA JAB KAA AH ARSINAL KUWA TAAGEERO WAXEE WADA QAADEEN DHIIG KAR IYO CUSBO KAR IYO HURDO LA AAN MAXAAN U SAMEEYN KARAA HEE SANADKAAN WAXEEY ISKA XAADARINAYAA OROBALIGA KKKKKKKKKKKKKKK WAXBA UMA YAALO MEESHA KALINTA AFARAAD WAXAA ISKA LEH TOTALHAM KKKKKKKK MAN U MAN CT AND CHALSEA AND TOTALHAM KKKKKKKKKKKKKKKKK
Kafi~cade
20-February-2013 at 12:54 am
Arsenal iyo arsene wenger wala wasa
xudeyfa syl
20-February-2013 at 12:54 am
Dhb maleh reer arsenal sidi an fileyn maa adan sameyn inksto an jeclaa bayern inad garcdaaan hadanaaa mcalimkina qaabka ciyartowda ka maqan sida lo xusho viva liverpool brca and juvnts
farah wardher
20-February-2013 at 12:53 am
arsenal ma.mar baad badin ka sugaysen waa ku daysay sankana waa koob la aan intay sidan tahayna waligeed qaadi mayso koob ciyaryhanaduna way ka kala tagayaan
red devills
20-February-2013 at 12:52 am
kkkkkkkkkkkkkk tageerayaashaa arsenal dhiiig karkii maantana XAAR KAR baa u raacaay ahahahahaha arsen wenger mahaa dhibku .. dhibku waxa weyaan maamulka arsenal ayaan lacag fara badan u hurayn inay kooxda kenan ciyartooy wanaagsan oo tayo leh …. ciyartooyda kooxda ee hallis ta ahna ka dirayaa oo iibinayaa …. so there waxaan odhon karnaa arsenal waa suuqaa xoolaha lagu qalo oo lacag u furan !!!
viva manufc4ever&ever !!
m.ballack
20-February-2013 at 12:52 am
arsenal mas kiminta maxaa saan loga galaa markasto
Hirsi
20-February-2013 at 12:51 am
Lascib webkan la leeyahay dadka beenta ka daaya Wixii macquula soo qora waxay ku leeyihiin saadaasha la bixi yay boqolkiiba 60 arsenal Ayaa badinayso tanoo kale Ayaa lawada ogaa in at dhacayso dadka reer miyiga ah mooyaane een ciyaaraha waxba ka aqoon.
abdirisaq
20-February-2013 at 12:51 am
Bayern wey ka awotbatantahay
red devills
20-February-2013 at 12:51 am
kkkkkkkkkkkkkk tageerayaashaa arsenal dhiiig karkii maantana XAAR KAR baa u raacaay ahahahahaha arsen wenger mahaa dhibku .. dhibku waxa weyaan maamulka arsenal ayaan lacag fara badan u hurayn inay kooxda kenan ciyartooy wanaagsan oo tayo leh …. ciyartooyda kooxda ee hallis ta ahna ka dirayaa oo iibinayaa …. so there waxaan odhon karnaa arsenal waa suuqaa xoolaha lagu qalo oo lacag u furan !!!
viva manufc4ever&ever
Xavi
20-February-2013 at 12:51 am
Wan idin shegay in arsenal laga badin dono marka iska sabra
Caaqil Cade
20-February-2013 at 12:51 am
kkkkkkk wallee sidii aan filaayay ayey noqotay cashirkii loo dhigi lahaa aresenal ayaa loo dhigay aaway dadkii lahaa arsenal ayaa badin doonto mise taageerinimo ayey ka aheeyd. bayermunich waa koox adag hadana qibrad u leh championka, arsenal qeybtii hore caajis beey ku ciyaareeysay iyo qaladkooda oo badnaa taas oo keentay ineey jaalo qaataan qaar ka mid ah ciyaartooyda laakiin qeybtii labaad markii lakeenay rosisky ayey fiicnaadeen, laakiin rajada bayer weey iska muuqataa waa 99% ineey soo baxeen guul iyo 3 gool wallee waa awood sheegasho. viva bayermunich, liverpool and barca..
nasrullaaah
20-February-2013 at 12:50 am
Kkkkkkkkkkkkkkkkk waan filaaayay ineey taaasi kudheceyso arsenal waa nabar aad filaneysay naxdin malahan kkkkkkk ka xaa xaabiya hee ciyaaalki qeelada badnaa ee ree arsenaal aaamusa marka munich ne waa iska 6 kayar majirto mr pin iska buriya
zaki
20-February-2013 at 12:50 am
kkkkkkkkkkkkkk
Kkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkk
Kkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkk
Kkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkk
Kkkkkkkkkk tageeraha arsenaal yeey ku wr shrgan rabaan marka waaba yaabee
chelsea Tv and barce Tv
20-February-2013 at 12:49 am
arsenal ciyartoydi kawada taktay dhamantod waxay qaaden cupap faro bdn
1. A.cole to chelsea 9 cup
2. Henry to barce 6 cup
3 viera to inter juve 8 cup
4.filamini to milan 2 cup
5.cesc fabregas to barce 4 cup
6.adebayor 1 cup amaah real madrid
7.hleb to barce 5 cup
8. Nasri to man city 2 cup
9 clichy to man city 2 cup
10.s.cample to prostosm0th 2 cup
11.rvp hada ayu qaato priemer leaga arsenal ka kac waye eber cawada nh kros sweistager ku baashalen
c.7ronaldo
20-February-2013 at 12:49 am
arsenal markaan wax la sheego malahan gafba heygu naqatee waleee arsenal waa la guur sadaye garbasaaro & guntiinay xirteen xidiga hoodiye
Raaul
20-February-2013 at 12:49 am
Banoni wa cad iyo madow lakayabe in aan ku so badanin kurigs marka ciyal women untd idinka real ka sobaxo horta viva podlisky and wilsher
Ibnu,xassan
20-February-2013 at 12:46 am
Arsene wingar intow naadiga hoganka u hayo hor mar gaari meyso OdaygaSa baabur haShiide yanaga wado
Xasan.yare
20-February-2013 at 12:45 am
Arsenal bolo waligeyd wala garaci jiray waxa helay dad yaqano guriga bayer wa 5
sudaysi
20-February-2013 at 12:45 am
sxb guuldarada arsenal la yaab ma leh waxa ka dambeeyay tababaraha waxa uu ku soo bilaabayaa ramsey isagoo banji galinaya rosisky yaa noome ahan lugu soo bilaabay podoliski waa baale bidix welcotna waa baale midig cazorla waa kubad sameeye aniga waxaan qabay in giroud line upka uu ku jiro waxan coach ma ahan yaa naga kaxayste
dini
20-February-2013 at 12:43 am
Kkkkkkkkkkk aniga hore ayaaan u sheegay in labad koox wysan aheen isku awoood weyna iska cadeed wlhi vive byrn
birqaaye man utd
20-February-2013 at 12:42 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkQof dareem leh ma tageeeri karo arsenal waa koox dhimatay qofkii tageero dhiigar iyo cudurka macaanka aya aku dhacayo lkn dhalinta somalida wan jeclahay ha iska dayand in ey tageraan shty arsenal kkkkkkkkkkkkk
viva all man utd viva Chichaito viva Rooooooooooooooooooooooooooney