
Madaxweyne ku xigeenka AC Milan Adriano Galliani ayaa uga digay Barcelona in kooxda mar kasta ugu cad cad tartamada inaysan badinin mar walba ka hor kulanka ay caawa ku qaabilayaan San Siro ee Champions Leagie.
Labada kooxood ayaa ku kulmaya lugta hore ee wareega 16ka ee Champions League, iyadoo dad badan ay u arkaan in kooxda reer Spain ay ugu cadcadahay inay u gudubto wareega 8da, laakiin Galliani ayaan sidaasi qabin.
“Waxa ay noqon doontaa kulan weyn, waa wax qurux badan in qeyb laga noqdo kulankaan” ayuu yiri Galliani.
“Waxaan wajaheynaa kooxda ugu fiican adduunka. Fiiri khadkooda dhexe, waa khadkii dhexe ee Spain u qaaday koobka adduunka iyo kan Yurub.
“Ma sameyn doono wax saadaal ah madaama aanan arki karin waxa dhici doona mustaqbalka, laakiin nafteena wana rumeysanahay. Barca ayaa ugu cadcad, laakiin kooxda ugu cadcad mar walba ma basdiso.”
Hubka ugu weyn ee ay Barcelona heysato ayaa ah Lionel Messi, oo ah nin uu madaxweyne Silvio Berlusconi dalbaday in qof la saaro oo raacda had iyo jeer.
“Messi waa ciyaaryahanka ugu fiican abid, xitaa waxa uu ka fiican yahay Diego Maradona iyo Pele.” ayuu hadalkiisa raaciyay.
Maskin
21-February-2013 at 6:30 am
Kkk
Kasim
20-February-2013 at 9:59 pm
Acmilan 3:1 Barcelona in sha allh viva milan&elsharawy
Muktar
20-February-2013 at 9:20 pm
Caawa waxa badin barca. Ac milan hadey sobaxdana meelmagadheyso barca ayaa badineysa guul!
Caaqil Cade
20-February-2013 at 8:52 pm
adriano galiiani waakaas wuu is cadeeyay, waa ku xigeenkii lahaa kooxda, shalayna berluskoni ninkii kooxda milan lahaa war messi naga qabtaa ayaa ka dhacday, waa saxoow xidig kubadda cagta aduunka messi in labo nin lagu raacdo mooyee isagoo kaa baxsaday ayaad arkeeysaa, xitaa hadeey xiraan ragga kale ayaa gool kaa dhalinaayo. runtii kubadda waa cad iyo madow labada koox isku awood maahan, barca ayaa awood badan, hadana sidaa ay tahay waa lagaa badain karaa, marka guul baan caawa kafileeynaa kooxda kubadda cagta aduunka ee barcelona. viva messi xavi and iniesta..
nuurmilano
20-February-2013 at 8:03 pm
milan weybadineesaa caawa insha alaah
mo yare
20-February-2013 at 7:58 pm
Berca wakood adag lkn horaa loyiri nin iswaalo waabiya helo k k wan arkeyna?
Carsanyo 7
20-February-2013 at 7:53 pm
Ac millan 2 barca 1 wa tarikh lama filan ah cawo ayey dhaceysaa
Shevechenko
20-February-2013 at 7:32 pm
Milan aya badineyso caawa
libaax
20-February-2013 at 7:25 pm
barcelona guul 2 milan 0
3ng abka
20-February-2013 at 7:14 pm
ac milan 0:3
messi
pedro
alpa ama messi mar kale
Guray.milano
20-February-2013 at 7:05 pm
K.k.k.k.k belo galiyani ciyaalka niyada u dhis kolay waa lagaraaca caawa BIG TEAM AC MILAN 3 BArcalona 1 guul guul taageeraha milan meelkastoy joogaan
Hodan
20-February-2013 at 6:55 pm
Kkkkkkkkkkkkk xata barcelona magaceda wa qlad in lagu qoro lkn waxan dhihi kara messi vs ac milan messi 4 1 ac milan ama oya ama iskja dhafa viva barca and pedro a iniesta xavi
xamza
20-February-2013 at 6:53 pm
asc dhamaan inta aan ugud bin fikirkayga lawada koox waxaa awood badan barceloona laiskuma hayo hadana kubada wa cad iyo madoow oo lama saadaalin karo nasiibkana waa halkiisa laakin fikir ahaantayda waxaa badin doonto barceloona insha al laah waayo milan haday soo baxdo xataa meel magaareeso marka waxaa roon in ay soo baxdo barceloona insha al laah waxaana soo bixi doonto barceloona milan 1 barceloona 4 saas ayay kudhamaandoontaa insha al laah byyyy
Ceynte
20-February-2013 at 6:45 pm
Asc hahhahahb k.k.k.k.k Yes yes hubka Barcelona waa lionel messi wax celin karo lahayo wana laacibki ebid somara kubada cagta
Suuraj
20-February-2013 at 6:31 pm
Indho waaween dheh afxumaa muxuxuu yiri kuwa ugu cadcad ayaa lagaraaca haaa kkkk war niyada dhista cawa 6 gool hadaa nilaga dherenin alx dhaha. Messi pedro cesca ayaa udaa yey lixdas gool viiva spain ana barca and leverpool
calaama
20-February-2013 at 6:10 pm
Milano 1-0 kubadinayso waa sida ayay iilatahay
CALIMILANO C.BAKAARO.CALI PATO
20-February-2013 at 6:08 pm
Reer barcelona waxaas waa siyaasad ha u maleynina cabsi waana arkidoontiin