
Ciyaaryahanka daafaca midig ee kooxda Barcelona Daniel Alves ayaa doonaya in kooxdiisa ay mar kale u dhacdo Arsenal oo ay ka soo kaxeysato ciyaaryahanka khadka dhexe ee England Jack Wilshere.
“Waa ciyaaryahan weyn kaasoo aan ku kulanay kulankii aan la ciyaarnay Arsenal, shaki la’aana waxa uu gaari karaa heerka ay gaareen ciyaartoyda aan halkaan ku heysano sida Xavi iyo Iniesta” ayuu ciyaaryahanka reer Brazil ka yiri Wilshere, kaasoo dhawaan ka soo laabtay dhaawac muddo sannad ka badan uu la maqnaa.
“Waxa uu leeyahay tayo badan, iyo dabeecad weyn. Hadii la ii siin lahaa fursad aan wax ku soo dooqo, waa ciyaaryahanka aan u soo saxiixi lahaa Barcelona.”
Arsenal ayaa dhawaan xiddigo u weysay Barcelona Cesc Fabregas iyo Alex Song, halkii xilli hore ay ku biireen Blaugrana Thierry Henry, Alex Hleb, Emmanuel Petit iyo Marc Overmars.
zaki
22-February-2013 at 3:56 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk d.villa adinka lacag qaleela ayad kurabtaan d.villa lkn welsheer haduu maqlo xavi iyo iniesta ayaad kagarab ciyaresa inuu farxad kawaa sho ayaa laga yaaba haduu messi laso hadalqado kabadaranba lkn adinka yaa idiin so ordaayo waa idinka lacibiinta idin kula soo cararilaha iska iibinayo waxaa horay looyiri bisada ilmaheeda ayee cuntaa arsenaal ayadana bisada ayee lamiddtahay
samiir
22-February-2013 at 11:03 am
jack wishere waa laacib da yar una dhashay dalka england mana tagayo barca sida fabre gas
jack wilshere hadiiba ay dhacdo inuu katago arsenal wuxuu imanayaa
liver pool wuxuuna ka ag ciyaarayaa steven gerrard,luis suarez,sturidge
welcome to liver pool pleace jack wishre waan kusoo dhawaynaynaa
waxaad noqondoontaa new gerrard and new captain and new 8
fc.waabari waayowaayo
21-February-2013 at 10:56 am
w
Iboow g4
20-February-2013 at 1:03 am
Wilsher arlsenal aya ubahan barca umasocdo ee afka yow idin daalin @viva wilsher@cazorla
C/maalik yare
19-February-2013 at 11:36 pm
Arsenal 0-2 bayern munich
Yaana
19-February-2013 at 11:29 pm
Saaxibiyaal daciiyid maa nagadeysaan idinko raali ah xumaan ha u arkin hadalkey waayo koxda aduunka ayaa katirsan nahay barce 5-1 ac milan
Sadiiq yare
19-February-2013 at 10:34 pm
K.k.k.k.k.k.k.k. Maxa kamicna wingar 10 milyan ayaa lasiiha woona baxa wilsher by by viva liverpool
masuul
19-February-2013 at 9:20 pm
suuqa waaye arsenal hadii lasoo dalbado hada ayey gadeee..
suuqa iibka waaye arsenal.
Rageedi
19-February-2013 at 9:04 pm
Hahahahahahahahahaha alves yellow card dhab iga dheh hadad hadal kam okale kuhadashid markale red card ayan kusinaya muzey yahaw.
Wilsher
19-February-2013 at 8:56 pm
Kkkkkkk barca yeyna ku sexan waxas hadi kale winger wala erinaya viva wilsher
xudeyfa syl
19-February-2013 at 8:53 pm
Hhhhhh reer arsenal war idin heysta wlh kii sobaxa hady brca inka xogeyso dhib idin mayara wlh cidan brca la dhaho ninki ay so dalbta may kama horkeno wala yaqanaa hhh viva liverpool
maxamad
19-February-2013 at 8:48 pm
sxb wilshere welcome to barcelona emaratis wax an godara aheyn miyad ku heysa sxb ka soo tag markas fifa barcelona and manchester united for ever
MAXAMED RANDY
19-February-2013 at 7:46 pm
ARSENAL WAA SUUQAYAGA WILSHERNA ANAGA ISKA LEH WINGAR ANAGA UUNBU WAX NOO SOO IIBIYAA WUU DADAALAYA
Mahomed abutarika
19-February-2013 at 7:46 pm
Wolsher wligaa ku raxeyso gagida emeratis waxad thy english dhalad ah waxad thy maradonaha englishka sry dheh barca warqadas waa celiw
Kiish cade
19-February-2013 at 6:32 pm
Yaa is gaadhay willsher waxaa ku xiga @varmalen@diabe@waxaa,diirada,usaaran barcelona waana go aan ay gaadhay in ay arsenal bur buriyaan
waxana gaaadh siiyeen
heer loobuuteeyo viva real madrid
SIR YOUNNG
19-February-2013 at 5:24 pm
dee waa is ka caad sidaa way dhici jirtay oo maaha wax ku cusub reer arsena wengar waa uu yaqaanaa hadba midkii ka dhaqaaqay inuu dhagta soo qabto kanwaa iib ee waxba ha isku daalinina
Bushaale
19-February-2013 at 4:50 pm
Xidig walboo kayimaado arsenal binji moyoo wax kale kalama kulmaayo kutusalo qaado song iyo kuwii kahoreeyay fabrigas bis ayaa ugu macquulsan
Tutale2002
19-February-2013 at 4:27 pm
So warejiya shafi inyesta misse wad heleysan welsher aqligina was waba doqoma barca haka yabina dheh tas ma dhaceysa viva welsher kasola wellcot
Alqadir sh.kagawa
19-February-2013 at 4:21 pm
Kkkkkkkkkkkk heer arsenal waaloso dhigtey cml kkkkkkkk inoo arsenal tatagyo ayaa uroon oo meelkale asto ayaaana uroo hadoo arsenal tatagayo oo ku biiro barcelona boos makahelaayo ciyaaryahano ka fiican ayaa boos weysen sida fabrecas kkkkkkk
Abdi muhumed ali
19-February-2013 at 3:40 pm
Asc dhalinta aniga ahaan waxan leyahay fcbarcelona uma baahna cayartoy khad dhex ka cayaara wilsher wax ugama baahna waxay haysata dhaxdii aduunka alvis ma egin xagay barca uga baahan tahay cayartoy anigu waxan odhankaraa weerar ayay ubahan tahay marka waad mahad santihiin bahda laacib
Cabdi,kafi,Wariye,madax, banan,ah,from,south,africa,cape,town,bellville,
19-February-2013 at 3:38 pm
Rer arsenal yey qaylo idin dilin sababto arsenal ciyariyahankey gadeyso dadka walaga yaqana ninkey kabtan kadhigto iyo qofkey 10 siiso waka iib arsenal midakale d.alvis warkisa waa war ey isla ogyihin barca maxaye markay gadahay febrigalas itowna katagin arsenal waqtigas waxa kahadli jiray ciyartoda barca odhaheso wanso dhawena, ilamarkale ayey samesay shekadas barca sanadkitagay markay gadahayem alex songa waxa kahadlayay ciyartoda barca marka d.alvis wakisa war ha idinkaga baxo midakale arsenal wa suq kala ibsiga sanadkasta lagu xisabtama ciyaariyahanada arsenal wa ufaa ido sababto ah lacaga badana kaga soxaroto marka wilshere inow baxa udan ah inta laga ibinlahay EPL ha iska ado la ligaha aniga mana tagero barca lakinsa runta kahadlaa bye aqiyarta kule
N.shein
19-February-2013 at 3:37 pm
Kkkkk waxa kadheman walcot o aada lvrpol welsher wa laacib u qalma brca viva rdska anda real
Fabregas
19-February-2013 at 3:35 pm
Wilshere never leave arsenal
mubaarak
19-February-2013 at 3:22 pm
waan idin salaamay marka hore marka xikto aniga waxaan ahay taageero arsenal ah intaas o sano ayaana taagero u ahaay laacibiin waaween oo magac leh ayaa horteena lugu iibiyay waana ka xunnahay hadaan nahay taagero arsenal febrigas ayaan weenay song nasri van persi iyo kuwa la mid ah hadeey dhacdo in la gado wilsher arsenal waana isaga tagaayaa waxaana raacaayaa wilsher meesha uu aaday waa laacib kaliya aan hada arsenal ka heysano mana filaayo in la gadaayo wilsheer waa calaacashoo tin ka soo baxdo qasabne maahan qof walbo waxuu jeclyahay inuu helo alves waad ku riyon doontaa wilsheer waligaa
Abdifatah villa
19-February-2013 at 3:01 pm
Taagerayasha arsenal waligin maya dhaha wad arki doontan wilshere o Camp nou ka ciyaaraya
afrax
19-February-2013 at 2:53 pm
rer barcelona maxishonayan ceces fabregas wa nin spin ah oo gurigisa inotagarabay lakin wilshere gurigisa ayojoga tasku xisabtama viv dadka manta afka hore noga ciyaraya ee podoliski and santa cozala 2 and theo2 welcottb 2 arsenal 6 1munich bye
Nuurb10
19-February-2013 at 2:50 pm
Wilshere waxow jogaa gurugi abihiis iyo hoyadiis qurac qado casho wakacuna garonka taba barka arsenal waxow ujiraa 20 k/m dhawana 5 sano hashisa aya laga saxixay jack wilsher gibbs chamberlain jinkenson haku riyonin alves midas barazil ayow guul dara u horsede wilshere
c/raxmaan
19-February-2013 at 2:48 pm
wilshere waa laacib wayn waa inuu ka tagaa arsenaal viva silva and gomez
mohamed,Torres
19-February-2013 at 2:41 pm
Kkkkkkkkkkkkkkkk ani waxanba layabanahy taageerayaasha FC DHIGKAR ama FC barastamool ama FC madax xanuuun waxay dhahaan lagama yaaabana in hebel naga tago kkkk lolz tusaaale FABREGAS NASRI SONG RVB war xishoooda ooo iska dhaaafa mala awaaalka welshere WEL come to FC BARCA women united F***
arteta
19-February-2013 at 2:40 pm
ciyar yahan walba oo arsenal sow canbixisa waxey dhahan maka tegeno lkn waxn aragnay dhamn tood in eey kawada tagen lkn mashegi karno welsher
Muxumed
19-February-2013 at 2:39 pm
Barcelona arsenal wxy ka furteen suuq ay kasoo adeegtaan walaahi waan layaabaa sxbayaal arsenal wax aan madax xanuun ahayn lama jiraan
Dhuxulow
19-February-2013 at 2:38 pm
Haka yabina jack iyo ciyaryahan danbo o arsenal ah in laka kado barca
Hodan
19-February-2013 at 2:35 pm
Wad iska taqanan in barcelona qofki ay ka dalbado arsenal ay daqiqado ku qadaneyso in ay so qadato ciyarhayanada calamka viva xavi a iniesta sergio pedro messi fabregas alves gerrerd puyol alba
zak
19-February-2013 at 2:33 pm
kuwan waa waashen markaan waxee rabaan ayay ku hadlaan waa nadi sida dhoocilaha u fakara una hadla wax badan arsenal waa ka faaiideen balse hada waqtigaas waa uu dhamaaday xataa idiinma quurno shamakh mid ka fiican iska daaye waxee caadesteen mamulkooda illaa ciyaartoododa inay ka qeelqeeliyaan saxaafada waxee rabaana iska yirahdaan lkn sidi cesco iyo song maahan jack waxuu joogaa guriguu ku dhashay iyo garoonkuu kusoo barbaaray wana arsenal DNA ee riyada ka kaca reer barca dhoocilo ayad tihiin devid villa ayad nagu adkeesen wana xarash bilowday ha oonina hada fuck barce viva arsenal forever
ahmed
19-February-2013 at 2:33 pm
bas waaye barca anaga ey inoo soo dhigatay walahi alves hurdo ayuu kujiraa maalin cadeey ayuu riyoonooyaa ee kataka meesha wilsher waa captan ka mustaqbalka ee arsenal
chaman
19-February-2013 at 2:31 pm
alves waa ciyaariyahan aragti fcn leh waayo wilshere ciyaartoyda oo ku wadanka yahay wuu qaab ciyaared badalanyahay waxa uu u dhelaaa qaab cajaa,ib ah sida zidane o,zil nasri einesta pirlo kubada makaxda ayuu ka dheela waan la jclaan lahaay in ay kubadiisa hormarto uu ku biiro koox u hantaageyso cups sida realmadrid ac milan barcelona
Muxumed
19-February-2013 at 2:30 pm
Asc wxn ahay taageero barcelona ah lkn shaki la aan wilsher waxaa uu aadi doonaa man united way cadahay taasi
oyaaa
19-February-2013 at 2:27 pm
Hhhhhhhhhhhhhhh
Safio
19-February-2013 at 2:25 pm
Haka yaabin arsenal kama marantoh wilsher and cazorla waa xiddigaha ugu wanagsan gunners
AAR
19-February-2013 at 2:25 pm
riyada kabax sxb jack arsenal meel iguma socda viva.wilshere
mohamud_milner 7
19-February-2013 at 2:23 pm
arsenal manta waxa xaga dhigay wa sidi xidig kasta loga gadanayey sorry viva man blue barcelona
Safio
19-February-2013 at 2:22 pm
Maxa tirina alves marku kuwalay ee uu kuudiday janis ayad leedahay barce keena fuck off adiyo barcelona najas walan wilsher uma qalmo la liga jooji badaw nimada nin walan wilsher will sty arsenal viva arsenal
Podolski
19-February-2013 at 2:22 pm
Wilshere masocdo waxba haisku daalinina viva cazorla wilshere and podolski