
Goolhayaha kooxda Bayern Munich Manuel Neuer ayaa sheegay inuu ku caajisay ilaalinta goolka Bayern Munich madaama ay adag tahayba in gool laga dhaliyo kooxdiisa, isagoo hadalkaan yiri ka hor kulanka caawa ay wajahayaan Arsenal.
FC Hollywood ayaa laga dhaliyay kaliya todoba gool 22 kulan oo ay ilaa iyo haatan ciyaareen Bundesliga, iyo kaliya hal gool iyagoo marti ah.
Shabaqana lagama soo taaban lixdii kulan ee ugu danbeysay ee horyaalka iyo koobka maxaliga, halka goolhaye Manuel Neuer uusan xitaa kubad badbaadin ku dhawaad 500 daqiiqo ilaa iyo ciyaartii jimcihii oo ay 2-0 kaga badiyeen Wolfsburg.
Goolhayaha koowaad ee Jarmalka ayaa qirtay: “Mararka qaar waxaad dhihi kartaa waa meel lagu caajiso goolka Bayern Munich.
“Sirta ka danbeysa ayaa ah inaan si wacan u difaacano koox ahaan, meel walba si wacan ayaan u xiranaa, waana arki kartaa adigaba, kaliya 7 gool ayaa naga dhalatay xilli ciyaareedkan Bundesliga.”
Neuer oo 26 sanno jir ah ayaa caawa xiran doonaa gacmo gashi afar farood ah oo si gaar ah loogu sameeyay, madaam far ka mid ah fariihiisa uu dhaawac ka soo gaaray islamarkaana la isku dhejin doono labo ka mid ah farihiisa.
Tababare Jupp Heynckes ayaa isagana yiri: “Horumar ayaan sameynay xilli ciyaareedkan, daafac ahaan waan ka fiicanahay sidii hore, iyo sida aan ciyaarta isagu bedbedelno.
“Waxa iga farxiya ayaa ah in ciyaaryahan kasta uu ogaaday inay tahay inuu difaacdo islamarkaana weerar tago.
“Ciyaaryahan kasta ayaa sidaasi sameeya. Wadajir ayay u difaacdaan, wadajir ayayna u weerar tagaan.”
Rageedi
19-February-2013 at 8:53 pm
Hahaha iga qora asxabey warkan an dhihi rawo wuu cajizay odayga so ma ahan cwa lagu cajiz bixina marki daad cml goal al lagugu qufo
bayern
19-February-2013 at 6:32 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk viv bayern munich guuuuuuuuuuuuul cawada yes sas aan ka raba raga booto lee ku sii garac iyaga iska khal khali doone
Jack10
19-February-2013 at 5:59 pm
Asalamu caleeykum waraxma
Arsenal will obviously gives Neuer Much work to do…hope this time he will go and have a shower after the game because sweating is a must tonight..
Abdullaahi
19-February-2013 at 5:03 pm
Kkkkkk caajis ku lahaa cawada ayaad arkeysaa waxa ay tahay arsenal kkkkkkkkkkkkk shoodka 3 nin lee iska ilaali cml kkkkkkkkk walcott iyo casorla iyo luka podoski kkkkkkkk caawa iyo guul arsenal kkkkkkkk
Xusni
19-February-2013 at 4:13 pm
Asc bayer waa koox adag lakiin waxaa fiican sanadkaan in arsenal nasiib ku saacido si ay koobkan ay 100 sano iyo kabadan kuriyoo nayeen mar uun qaadaan chelsea oo sakaraadaba ileen way qaadaye wenger na waxaa fiican in tuusan dhiman inuu marqaado ileen dimatayo oo aan waxba ahaynba wuu qaadaye
suldan yare
19-February-2013 at 3:18 pm
messi ayaan ka hor iman
Abshir
19-February-2013 at 2:47 pm
War heer arsenal wad walantihin calamkana lama socotan bayern munich waxay kujirta kalinta 2 kubad haysa shada arsenala kalinta 3 xad intaydan kadodina google ka eega tankala maba yax yaxaysan bodliski ayad kufanaysan 2007 ayay iska eryen intay wax micna ah kawayen bayern binjigeda xita uma qalman ragad ku fanaysan bal ega waxa binjiga ogu jira shaqiri robben gustavo iyo gomez car wakase halmido uqalma ma idinku jira lan ub kina
Podolisk
19-February-2013 at 2:12 pm
La arki donaa haduu Alle yirahdo kolay walcot waa ciyartoy orad badan waxana surta gal ah inuu orad kaga dhaliya cazola madaxa shutarka ahna wuu jogaa
c/raxmaan
19-February-2013 at 2:01 pm
mucjiso 22 kulan 7 goal war hyoooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooy arsenal ina carasiiya waynu baandhaynaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
c/raxmaan
19-February-2013 at 1:58 pm
arsenal caawa waxan ka baqayaaa in taariikh lagu dhigo war bayern waa kooxda ugu adag leage labaad ee adduunka
thomas Rocisky
19-February-2013 at 1:51 pm
asc aqyarta war iyo dhamantii reer bayern waan kusi dona aniga waayo malin walbo booto ayey nagu waalen mar lahm aya dhahayo wan ka badineyna mar shimeictieger aya dhahayo wan rebeyna anagabo waxan rabna wan shegi karna balse bootada kama helno waan isku kal sonahay horana waxa loogu maahmahay farda isla joogo leskuma faaniyo ok by by viva arsenal viva bacelona
xudeyfa syl
19-February-2013 at 1:30 pm
Hhhh hady tahy meel lgu cajiso goisha bayern cwa arkeynaa mesha wa england wilshere rag lag la mid ah wan sugeynaa guul wcn cwa arsenal viva liverpool brca and juvnts
wiilka shidN
19-February-2013 at 1:19 pm
asc all aqayarta arsenal bayren munich iska dhaf premer league ayeey kooxaxa yar yar iska tabsadan marka arsenal in ee bayren dardarto malaga yaabo hada iska dhaf arsenal kadhamatay ee xiligii arsenal eheed arsenal shii laga cabsajiray xata bayren munich markee iska hor imadeen dhagaha ayaaa lugu dhuftay arsenal waxaa luga badiyaay labo iyo markasi wada dhelayeen waweemka dhan arsenal kan u yaraay oo ahaay fabregas kan u weenne uu ahaay sayidka arsenal dines berchamk arsenal tata isla dheela ee badis iska dhafa xata no bareejo cml nooh
Iniesta
19-February-2013 at 12:50 pm
Kkkkkk aryaa cwo barcelona ugu bedela wlh midkod ma hadleyn war bootadoda madaxaa igu xanunaa ku wan gol haye ilaa werar boto lee ani matagero arsenal lkn cwo arsenal guul viv barca and juve
Deeq
19-February-2013 at 12:47 pm
Caajis hasugn caawa faraha soo badso kkkkk darbo.com by cazorla lukus
ugaask
19-February-2013 at 12:32 pm
ninka wa cajisay wa valdes o loo yaqaano ninka waalan
Naim0 ViVa ArSeNaL
19-February-2013 at 12:32 pm
Hadaad Caajistay Cawa Waa Lagu Daalin.Nuer Yaan Lagu Gaadin
Maaaaan untd
19-February-2013 at 12:25 pm
Farax wardher adr sababta ay coach u radineso waxa wayo pep wa mclin sare o barca so hayay tan kale coach ka hadan jogo wa u duqobay marka mustaqbal ka aya laka fikira e ma ahan arinta xili ciyaredkan pep wa u yaryahay da’ahan vivaa man UNTD
Waraf
19-February-2013 at 12:24 pm
Markan Germany
aan u ciyaarayno bootadad wan jeclahay
lkn hada maya
bastian shalay booto
Neuer adna maanta booto
ayad keentay
shuutka Wilshare + Cazorla waaaw iyo kan Podoliski
farah
19-February-2013 at 12:10 pm
hhahahahahaha
Kiish cade
19-February-2013 at 12:02 pm
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
war waa yaab e Arsenal buuto ayay ku reebayaan e ma aragtaan ana aan ku darsade xuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuux
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
viva real madrid viva c,ronaldo
Xasan
19-February-2013 at 11:51 am
Caawa bakh lagaa dhigin meshana waa ingiriis iska hubi
chelsea Tv and barce Tv
19-February-2013 at 11:46 am
7 goal aya laga dhaliyey 22 kulan hahahahahahahahahahahahaha mucjiso aha tan david alaba badastuber phlip lahm wale caadi maha ani wa shekay
barcel0na vs byer munich final champi0n leage
mohamud_milner 7
19-February-2013 at 11:39 am
cazola darbadisa caawa midka dhalaneysay umuqata wayo waa nin awodleh la arke arsenal cawa 3 gooldhaliye ayey ciyareysa weyna qadi karta ucl sanadkan hadey nasib uledahay viva milner silva aguero tevez
farah wardher
19-February-2013 at 11:38 am
war niman yahaw waxan idin waydiiyay hadii Bayer munich aan sanadkan 2013 badin iska daaye goolba laga dhalinin waa maxay sababta ay tababare cusub u doonayso …. arsenalna 8sano ooo bilaa koob ah tababaraha ayaa ugu fiican lolz waa labo aduunyo
Mahad Guliye
19-February-2013 at 11:30 am
K k k k k k k k k k k k Rera arsenal nin walpa wu upooteynaa xata goal keper
mubaarak
19-February-2013 at 11:22 am
kkkkkkkkkkkk gool haye bayer wuu iska riyoonaa the gunners aa caawa ku tuseysoinaad riyo ku jirtay
Rashkaa from capetown
19-February-2013 at 11:14 am
Nacnacle amey ka xiran waxan lamaqan o la.arkin waley cawa shabaqa wa laga taban intey noqoto la.arke ma walcot aya laka ila lin kara shabaqa viva united viva rvp roonew sh.kagawa nani harnendsz evra the chambion united
Dallah dalla dallah
19-February-2013 at 11:10 am
Inkastoo ay adagtahay in laga hor dhaco game lamid ah midkan hadana waxan rajaynaya in caawa bayer ay lanoqoto natiijo aysan jeclaysan viva armados iyo dhaman kooxaha england
bin azaaz
19-February-2013 at 11:08 am
booto never goalka ku caajisay lkn cawada wax kayaawiyo aad arkaysaaaa taas wa hubaal cawda adigoo oonayo garonka laga saarayaaa arsenal 3 0 payern wolcott podolski and groud by by by payer
Dhuxulow
19-February-2013 at 11:06 am
Caawa ayaad ku dale waliba nace difacyada ad ku faneysid marke jack iyo podoslik iyo welcot iyo griod kugu kenaan weeraro is tabo joog ah adiga yabi tono
oven baked
19-February-2013 at 11:02 am
Hhhhhh cawa amey ka dhacda with out goolhaye la,aan marki arsenal 7 laka dhaliyo kkkkkkk
abdi kadir cadde
19-February-2013 at 11:00 am
Horto ani arsenal mataageeri lkin b/munich waa is cajabiyeen shabaqa b/munich waanku caajisaa iyo ciyaartoydooda bootada maalin kasto ey nagu wareeriyeen war meesha bundusliga ma ahan ee waa champion arsenal 2 b/munich 0 viiiiva man united
winger we trust
19-February-2013 at 10:54 am
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk neuer caaawa war aa ku yaaaaal hadaaba farka sii jabantahay arsenal iyo polozki waa u jaaanis , shootka xooga badan ee polozki yaa ka cilinaayo lolz
Iidlephd
19-February-2013 at 10:54 am
Ahhahah arsenal waraa uyaala caawa
Mahamed kalajare
19-February-2013 at 10:45 am
Ama sadex farood kuso gal ama laba farood the guners goolal waa ayka dhalinayan hadu alle yiraah tan kale hadad caajisi donto iyo hadad aadan caajisi donin la arage sxb
wilsher
19-February-2013 at 10:43 am
Ada u xisi dono e cawa alih hana arsiyo kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Mohammed
19-February-2013 at 10:36 am
Waxaa la arki doonaa marka aad ku aadaan barcelone ama man unted war markaas ayuu ku sugaa sii bashaal
naxar
19-February-2013 at 10:35 am
caawa ayaa caajiska lagaa kicinaa kubada badana lagu daba marinayaa ee usoo diyaar garaw