
Sida la filayay tababare Arsene Wenger ayaa weerarkiisa seddexda ah ka soo dhigtay Cazorla, Podolski iyo Walcott halka Giroud uu ku soo bilowday kursiga keydka.
Vermaelen ayaana sidoo kale Arsenal caawa uga ciyaaraya booska daafaca bidix madaama koobkaan uusan ciyaari karin Monreal, Gibbs-na uu dhaawac yahay.
Dhanka Bayern Munich Arjen Robben iyo Gomez ayaa kursiga keydka ku bilowday halka Mandzukic oo hogaaminaya gooldhalinta Bundesliga uu ku soo bilowday ciyaara
Arsenal: Szczesny, Sagna, Mertesacker, Koscielny, Vermaelen, Arteta, Wilshere, Ramsey, Cazorla, Podolski, Walcott.
Bedel:Mannone, Diaby, Rosicky, Giroud, Oxlade-Chamberlain, Coquelin, Jenkinson.
Bayern Munich: Neuer, Lahm, Van Buyten, Dante, Alaba, Javi Martinez, Schweinsteiger, Muller, Kroos, Ribery, Mandzukic.
Bedel: Starke, Robben, Shaqiri, Rafinha, Gustavo, Gomez, Tymoschuk.
Garsoore: Svein Oddvar Moen (Norway)
Mr.happy real
20-February-2013 at 12:28 pm
Iska dulqata tagerayasha arsenal xaqina manchester aya insocelinayso pole sana watu wa arsii
Yaxye
20-February-2013 at 8:14 am
ASC DHAMAN WAXAN NAHAY TAGERO YA SHAA ARSENAL ARSENAL WAXA WADO TOBARE XUN MARKA LACERIYO WINKAR MARKAS AYAY WAW TARI DONTA BY
Abdi Najib man city
20-February-2013 at 1:28 am
Wlhey Cawo Arsenal walagashaqeyay
Ahmed qeys
20-February-2013 at 4:59 am
Mar un waynu soo kacaynaa waxay ka dhacdaba henry maantana ma walcotbaa af hora ah yaap
zaki
20-February-2013 at 12:00 am
3-0 yaa lagucuna arsenaal
Mr.happy real
20-February-2013 at 12:27 pm
Iska dulqata tagerayasha arsenal xaqina manchester aya insocelinayso pole sana watu wa arsii
Jorje
19-February-2013 at 11:46 pm
Breakin News Milkilaha Arsenal o laso ogaday Inu tagero kox kale ….hhhhhhh
plz xishoda tagera yasha arsenal..hhhh
dini
19-February-2013 at 11:37 pm
waxaan ka xumahay funzka Arsenal xitaa waa lagu kobad wanagasanahay sorry in la iska hadlo ma wanagasana wlhi
Ahmed mohamed aden
19-February-2013 at 11:32 pm
Kkkkkkkkk arsenal way udhamatey ciyar wa laga wata 2iyo 0 ayey mareysa hada oo walibo oo ah gurigeyg walibo ah champains league wan ka xumahay sorry
C.rizaaq/abdi.maxamed
19-February-2013 at 11:31 pm
Arsenal 5 bayarmunich 2
Carab
19-February-2013 at 11:30 pm
K.k.k.k wan hyna arsenal 2:0 war melcidlo ayan ku lakdaya cml
Villa
19-February-2013 at 11:23 pm
Arsenal 2 aya lagu haayaa 30 minutes aye mareysa t kroos and tomas muller aya dhalilay
Riisa
19-February-2013 at 11:15 pm
Hada labo iyo ibar ayey maraysa
Muktar dawud
19-February-2013 at 11:09 pm
Guul ayaan rajeynayaa arsenal caawa
dini
19-February-2013 at 10:56 pm
kkkkkkkkkkk ARSENAL wax jiro mahan wlhi 10 kii min ee u horeysay ayay ceshan weysay kkkkkk
Steven
19-February-2013 at 10:55 pm
Arsenal 3 munich 1
C/fatah.uk
19-February-2013 at 10:53 pm
Guuuul 4 arsenal insha allah insha allah
Fitaaxlfc4life
19-February-2013 at 10:46 pm
Arsenal xaqiraaaad ka jirto wlh inta eY keet ku hayaaaan captain rosicky heer magarayan wilshere nin aaan ka aheen oo ka muhiimsan majoogo arsenal dabcan wenger ayaaa xarash u haaayo u maleena
Muktar
19-February-2013 at 10:40 pm
Waa sax lineup arsenal wax’aan rajaynayna guul for arsenal
Naim0 ViVa ArSeNaL
19-February-2013 at 10:37 pm
Gervinho Muxuu Uga Soo Tagay?
Mr.happy real
20-February-2013 at 12:35 pm
Hakugu tag nato arsenal intad tageraxso waliga hormar magaraysid hahahahahahahaha by prince -ABDIKA 4BARWAQO BOYS
Jeekey cade
19-February-2013 at 10:34 pm
Wenger cawa lama eedi karo mxa yeley wxa u si fican iskaga hagajiyey line_upka inshaalah ARSENAL wey reysey may god help them inshaalah
Lafoole
19-February-2013 at 10:29 pm
Guuuul 4 arsnl
Najiib mcne
19-February-2013 at 10:28 pm
Ramsey is adkey hee
Tutale2002
19-February-2013 at 10:23 pm
Yes wa ka badinay hadi roben la faris tedada kala banjiga arsenal wa haay resaskey