Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Wareega 16ka Champions League Ee Arsenal v Bayern Munich. | Laacib.net
Home » Champions League » Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Wareega 16ka Champions League Ee Arsenal v Bayern Munich.

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Wareega 16ka Champions League Ee Arsenal v Bayern Munich.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 19-02-13 9:22 AM

3B7B4FCC55CCF4303D6FD09C71C4FF_h498_w598_m2

Kulanka caawa ee Emirates Stadium ayaa ka mid ah kulamada ugu adag ee isbuucaan ee wareega 16ka Champions League, iyadoo Arsenal ay soo dhaweyn doonto kooxdii finalka ka gaartay koobkaan xilli ciyaareedkii hore ee Bayern Munich. Labada kooxood ayaana la filayaa inay ciyaar adag ay ku dhexmarto caawa Lonodn.

LINE-UPKA MACQUULKA AH:

 

ARSENAL

Szczesny
Sagna, Koscielny, Mertesacker, Vermaelen
Arteta, Ramsey
Wilshere

Walcott, Podolski, Cazorla

BAYERN MUNICH

Neuer
Lahm, Van Buyten, Dante, Alaba
Martinez, Schweinsteiger
Muller, Kroos, Ribery
Mandzukic

Iyadoo Nacho Monreal uusan koobkaan ciyaari karin, Kieran Gibbs uu dhaawac yahay, islamarkaanka Andre Santos amaah lagu siiyay Gremio isbuucii hore, Thomas Vermaelen ayay u badan tahay inuu booska daafaca bidix u buuxin doono tababare Arsene Wenger.

Mikel Arteta ayaan weli si wacan uga soo kaban dhaawaciisii, Wenger ayaana la filayaa inuu ku soo shirtago seddexda weerar oo kala ah Theo Walcott, Lukas Podolski iyo Santi Cazorla oo uu keyd geliyo Olivier Giroud.

Javi Martinez ayaa dhaawac ku seegay kulankii ugu danbeeyay ee Bayern Munich ee ay la ciyaareen Wolfsburg, laakiin waxa la filayaa inuu ku soo laabto kooxda hogaanka u heysa Bundesliga.

Claudio Pizarro iyo Holger Badstuber ayaa ka maqnaan doona kooxda martida ah, halka Jerome Boateng uu ganaax ku maqan yahay.

MA OGTAHAY?
  • Arsenal iyo Bayern Munich waxa ay kulmeen afar jeer koobkaan Champions League, iyadoo Gunners ay hal mar kaliya badisay.
  • Kulankoodii ugu danbeeyay xitaa waxa uu ahaa wareega 16ka Champions League, iyadoo kooxda Jarmalka ay wadar ahaan labada lug ku badisay 3-2 xilli ciyaareedkii 2004-05.
  • Olivier Giroud ayaa afar gool caawiye ka ahaa kulamadii wareega group-yada Champions league; kaliya Zlantan Ibrahimovic ayaa shan gool caawiye ka ahaa.
  • Lukas Podolski ayaa seddex gool ku dhaliyay seddex darbo oo fursad helay Champions League xilli ciyaareedkan.
  • Bayern Munich ayaa sagaal ciyaaryahan oo kala duwan ay shabaqa u soo taabatay wareegii group-yada.
  • Kooxda Jarmalka ayaa sidoo kale darbooyinka goolkooda ku wajahan ay ahaayeen kuwii ugu yaraa ee soo gaaray wareega group-yada kaliya 17.
  • FC Hollywood markii ugu danbeysay ee ay England ku badiyaan waxa ay aheyd April 2001, iyagoo wareega sideeda 1-0 kaga badiyay Manchester United islamarkaana wadada u sii saarmay inay qaadaan koobka.
  • Mario Gomez ayaa dhaliyay 25 gool, 26 kulan oo Champions League oo uu ku soo bilowday.

71 Responses to Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Wareega 16ka Champions League Ee Arsenal v Bayern Munich.

  1. M.dek Reply

    19-February-2013 at 7:32 pm

    Waxan u rajaynaya arsenal guul

  2. Amin ugas Reply

    19-February-2013 at 6:19 pm

    Arsenal vs bayrne m arsenal ayaan cawa rajaynaya in aan kubadino arsenal 2 bayrne m 1 arsenal waxa u kala dhalinaya walcott iyo podolski arsenal guuuuuuuuuuuul by by by

  3. qeys abdi heydar Reply

    19-February-2013 at 5:52 pm

    dhamaan waan idin salamay aqayaarta hadan fakar keyga dhiibto cawada waxaa badin dona insha allah arsenal 3 bayern 1 hala iga qora asaxabeeeey

  4. abdi ahmed Reply

    19-February-2013 at 5:17 pm

    Waxan filaa hadanahay taageerayaasha arsenal 3 0

  5. Caaqil Cade Reply

    19-February-2013 at 4:35 pm

    wallee arsenal waxbaa caawa heesta..

  6. Shini shergam aalan sharera Reply

    19-February-2013 at 3:37 pm

    Waxan dhihi laha waxbo uma hayo Bayer munich arsenal 2 : 1

  7. Axmed Reply

    19-February-2013 at 2:50 pm

    waxaan taaqeeraa Arsinal laakiin waalaqa badinayaa caawa

  8. yaasin saabbir cape town Reply

    19-February-2013 at 2:47 pm

    asc dhaman bahda sprtiga cawa kulanka arsinal vs bayer wuxu ku dhamanay 1 – 1 fifa barca

  9. Raaxo Reply

    19-February-2013 at 2:33 pm

    Bayer-3-1-Arsenal waala shumin askarta ganners-ka kkkkkkkkkkk.

    • said mohamed Reply

      19-February-2013 at 4:06 pm

      bjftyeuhfjcfcueuyvjftn tftxhmkmjmhdjkym

  10. mohamed arsenal Reply

    19-February-2013 at 2:29 pm

    fikirkeyga waakan asxabey

    arsenal 4 bayer munich 0 ayan rajeyna podolski cayorla walcott and wilshere

  11. Cabdiraxmaan axmed Reply

    19-February-2013 at 2:22 pm

    Fikirkayga hadaan dhiibto arsnel 3 vr 1 Byern

  12. Feysal afgoye Reply

    19-February-2013 at 2:16 pm

    Asc waxaan dhihi lahaa arsenal ayaa badin doonto 2 . 0

  13. Dhaylo aad Reply

    19-February-2013 at 2:13 pm

    Viva arsenal

  14. ismaiL Tagaaye Reply

    19-February-2013 at 2:03 pm

    a-s dhaman akhyaata Waxba shaki ah igama jirto insha ALLaH cawa in ArsenaL ay bidineyso LKn Lugta 2 baad !!!!

  15. Yahye Reply

    19-February-2013 at 1:49 pm

    Bayern munich waa team ka 2aad ee ugu adag aduunka waxa kaliya ka,adag barca game ka cawa waxan rajena in arsenal laga badiyo bayern waxey hestan players waa ween arsenal 0_3 bayern

  16. Husen Reply

    19-February-2013 at 1:29 pm

    Arsenal 0 bayar munich 0 ciyarta cawa waxey ku dhamaney sa bar baro {arsena fanis 4 eve

  17. abdirashid Reply

    19-February-2013 at 1:07 pm

    asc marka hore marka xigta anga ahaan waxaan is dhihi lahaa Arsenal waa laga badinaa sawabto ah Arsenal ciyaartoy fican maheystaan ciyaarana waxay ku dhamaaney Arsenal 1 Bayermunich 4

  18. arteta Reply

    19-February-2013 at 12:34 pm

    arsenal ayaa badineso waca

  19. muniir yuusuf Reply

    19-February-2013 at 12:11 pm

    waxaanhubaa inay arsenal badin doonto insha allah

  20. Uuntaaye arsenal Reply

    19-February-2013 at 12:05 pm

    Wan idin salamy dhaman inta cmmnt dhibatay oo arsenal tagerta asxabta dhahayo arsenal godkeda aya biyo ugu sogalena waxan idin tusa in an cwa dhulka ku jidi dona odayashan jarmalka MAXamed NAWAL ABDI MIDKAN CHAlsea tagero guled wad riyonosin riyo malmedka iska dhafa e indhaha hala furo hayoy s.cazorla and wilsher wallcott kakakakakaka VIVA ARSen WENGR

  21. Khaliil Reply

    19-February-2013 at 12:02 pm

    Waxaan Filaaaa In Bayeyr Munich Ay Badin DoontO

  22. Zur Reply

    19-February-2013 at 11:58 am

    Arsenal 3 0 bayern muchen
    reer polo amusa
    iyo reer refree team

  23. Abdirazak said Reply

    19-February-2013 at 11:57 am

    Waa Barey muchin kkkk

  24. Abdirazak said Reply

    19-February-2013 at 11:55 am

    K.k.kkkkkkkkkkkkkkkk. Caawa waa habinkii barey muchin. Muchin 4:1 arsenal vivi chelsea kkkk

  25. najiib Reply

    19-February-2013 at 11:46 am

    arsenal ayaa badinaysa viva man united

  26. Nani 4 Man U Reply

    19-February-2013 at 11:43 am

    Marka hore Salan iga hooda. Hadi an ka hadlo fikirkeyga ciyarta Gunners vs munich. Ciyarta wa ciyar xiso badan. Arsenal si fcn ayey ola ciyarta teamam ka kale laakin natiijo fcn kama keenaan. Marka waxey ila tahey in Game ka ku dhamaani doono either 1-1 or 2-2. Mida kale caadada Arsenal waxa waaye hal isbuuc ayey kawada baxdaa 3 league ama 2 cup. Wa ogadayn 2011 in hal isbuuc gudihi loga qaadey final ki Carling cup ka isla isbuucas ey Man U ku reebtey FA CUP. Champions league ey ku rebtey Barcelona. Isbuucaan sidaas aye u egtahay. Tnx sida wacan o ad u akhrisen fikirkeyga

  27. zaki Reply

    19-February-2013 at 11:35 am

    xiyaaalkaan qeey qeeylinaayo hadhoowna shib ayaa kudheceso marka ha iska qeeyliyaan waxaan sugaaya marka caawa lakufsado arsenaal 0 bayerne munich 1 helab laham ayana qeeybta dambe dhalin doona markaas ayan idiiinka rabaa inaad sidaan uqeeylidaan mahe hada maahan qeeulida ha iska dhameeyna ha dhow marka la idiin kufsado ayee idiin anfeceesaa anigana waan idiin sii tacsiyadeena karaakinoqda kufsiga caawa ka dhicidoona fly imarats hayeey waryaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  28. bin azaaz Reply

    19-February-2013 at 11:34 am

    cawada guusha waxageena payer wax umahaayo arsenal 3 0 payer

  29. mubaarak Reply

    19-February-2013 at 11:30 am

    kooxda aduunka the gunners caawa badis ayaan u rajeynaa waliba goolala badan eey ku badiso hadaan nahay arsenal goolasha akteena raqiis ayeey ka yihiin waan sarifnaa markaan doono guul wacan kabtan thomas vermalen and all ciyaartooda arsenal

  30. c.qaadir Galeer Reply

    19-February-2013 at 11:28 am

    arsenal 2 Bayern Munich 0 theo walcott And Podolski guul ayaan urajeynaya jack wilshere ayana hawada kaqarinayo ciyartoyda munich Viva Man United

  31. nagiib Reply

    19-February-2013 at 11:11 am

    waxaan aad ugu kalsoonahay inay caawa arsenal wacdaro dhigi doonto insha aallah

  32. Oomaary Reply

    19-February-2013 at 11:08 am

    Waa kulan adag bayarne waa kox adag lkn arsenal guul ayan kasugeyna

  33. arteta Reply

    19-February-2013 at 11:07 am

    Kk walagi la shege Wale ka jire yah arsenal le badineyso ya kale he golasha ka badisen war byern Munich wa kox adag 1::0 an Uga badinena wa nugu filantahay gurigedana barejo an kula qabanena arsen Wenger xita difac o no gala viva gunnurs

  34. champion Reply

    19-February-2013 at 10:51 am

    way iska caday inay badinayso arsinal

  35. King of love Reply

    19-February-2013 at 10:48 am

    Insha Allah ayaa badin doonta waxaana kubadineysaa 4 – 1 insha Allah

  36. Maxamad Reply

    19-February-2013 at 10:43 am

    Kkkkkkkkkkkkk arsenal guul wacan koxda ciyarton lagarin botadoda loo jogi la aa an firino cawa wixii ku dhaca viva man nasiib iyo cup iyo wiilasha cad cad

  37. Bandoow xavi Reply

    19-February-2013 at 10:36 am

    arsenal 1 0 bayern munich Wala Huba Cawa Viva Gunners

  38. c/raxmaan daacad Reply

    19-February-2013 at 10:35 am

    Cawa waxaan urajenayaa arsenal guuuuuuuuul arsenal 2 bayar 0

  39. CEL DHER AND MAREEG STATE? Reply

    19-February-2013 at 10:32 am

    Aniga inkasto an tagero milano ahy cawa hdn sadl ka bixiyo Arsenal 2-1 Bayer munich viva el shacrawy all good day

  40. Rageedi Reply

    19-February-2013 at 10:25 am

    Asc aqyaarta dhaman hadan sadaliyo kulankan wuxu ku dhaman dona Arsenal 3-1 byer munich

  41. C/kaafi boobaye Reply

    19-February-2013 at 10:24 am

    Asc awalan sln kadib aniga waxan ahay tagera man utd hadan sadal kabixiyo waxan isleyahay (arsenal2-2mayern munich wsc

  42. Maxamed Axmed Cali Reply

    19-February-2013 at 10:24 am

    Salamu alaikum. Figradeeda hadaan ka dhiibto in cawada Bayern munich ka badinayso Arsenal

  43. xudeyfa syl Reply

    19-February-2013 at 10:22 am

    Cwa arsenal guul idin rajeneynaa oo ad garacdan bayern viva liverpool brca and juvnts

  44. Maxamed Reply

    19-February-2013 at 10:19 am

    Faalo ku sahabsan arsenal and b.munchen&
    sxb yal cawa waxa taal ciyaar adag 1(.arsenal):arsenal waa koox halis ah waxay ciyaaraan baas halis badan waxay farsamayn karan duufaac walba kubadaha lala gosto welcot ayaa jooga .kubadaha layskaga dhaxsaro dufaca waxa yaqana wilsher iyo cosorla .firikig yada waxa ay hystan podoloski.xaga shuudkana waxa yaqan arteta iyo casorla blse waxa dhici karta in uu wilsher jid ka samaysto b.munchen lkn arsenal dufaacedu wuu ku daayey wax isdhama malaha mana aqanan hbka kubada layskaga dilo golhayuhuna waa adayg blse wuu tufa kubadaha taasina halis ayey ku thy arsenal ,werarka arsnl sida uma xog bdna waa bila dhamaystir.
    :b.munchen:::
    1.(munchen) waa halis waxanay taqana kubadaha madaxa la yacista.dhblaynada Shudka hlsta ah wererkedu wa dab wxnay hystan ribery oo madaala tomy kros oo dhblyn maydhana mular oo madaxa blo ku qabo shabinstygr oo dhexdan be adag dufaac bir ah sda alaba iyo lahm kubadahana werarkogu way ka faa ideyan blse mrka si la ego arsnl wa laga dhmystr fcn yhy kubaduna waa dhmystir mario gomesna waa ma gafe blse ribery ma celin karan ama muller marka yaa glysn cwa .so masax sani flan qeybta asxbey.

  45. C/wahaab alnasri Reply

    19-February-2013 at 10:15 am

    ARSENAL 3-0 BAYERN
    {podalisk-welcott-arteta} insha allah aniga ahan sidas ayan rajeynaya.

  46. king luiz blues Reply

    19-February-2013 at 10:14 am

    viva munich cawa wa cawadiii/ bayern viva mario kroos viva mario manduzkic viva mario gomez hhhhhhhh hhhhh hhhhhhhhhhhhh ar cawad maxow piristmol qaliii noqonaaaaaaaa/ yaaaaaaap viva bayern guuuuul insh allh

  47. mohamud_milner 7 Reply

    19-February-2013 at 10:11 am

    refee fc dad ma ismoden arsenal 3 b.munich 0 oyahada maseer fc kkkkkkkkkkkkk viva man blue insha alahu tacala epl iyo fa cupka

  48. mohamud_milner 7 Reply

    19-February-2013 at 10:06 am

    asc marka xigta ani labadodaba matagero lkn sadasheyda waxay lajirta arsenal. Arsenal nasib xumo aya cishay ma ogiye koob kasta way qadi lahay kubadedana wan dawanaya waxayna kubadineysa arsenal 3 b.munich 0*arsenal nasiib iyo refee fc wayka ciyar ficantahay viva wiilka dahabiga ah aguero tevey dceko messi gago zabaleta

  49. Samatar yare Reply

    19-February-2013 at 10:05 am

    Koley shaki kumajiro in gunners adkaaneyso sabab too ah arsenal wax kaleba ma heyso viva k.k.k.k.k.k.k

  50. Sayidka Reply

    19-February-2013 at 10:01 am

    Caawa arsinal godkeedaa biyo ugu sogalen 5 ayana lo dhibi donaa viva real

  51. nawaal abdi Reply

    19-February-2013 at 10:00 am

    rer arsenal sorry waxba idin mahayo cawana gurigiina laidin kugaraacaa viva bayern munichkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • A/nasser robben Reply

      19-February-2013 at 11:58 am

      Cwa wa ciyar adag lkn bayern munichen wanaadi laga yaabanyahay seasonkan arsenalna xataa way kahadhay facupka marka cwa waxa sida muuqata badin doonta bayern.
      Bayern3-1arsenal
      goolasha bayern(robben,muller&gomes)
      goolasha arsenal(podolosk)

  52. Xaqaani@Man blue Reply

    19-February-2013 at 9:59 am

    hadaan nahay taageerada man city waan garabtaaganahay arsenal waxaan urajaynaynaa guul inaygaarto wilsher waad guulaysan doontaa inshaa allaah viva man blue

  53. kulan_yare Reply

    19-February-2013 at 9:59 am

    Arsinal 2-0 bayar guuuuuuuuuuuuuul arsinal

  54. Maxamud aamiin isxaaq Reply

    19-February-2013 at 9:58 am

    Asc dhamaan taageeniyaasha chelsea waa idin salaamay hadaa kahadlo kulanka adeg arsanaal iyo bayar waxaa badinaayo bayar waxeena kubadinayaan arsanal 0 bayar 3

  55. walal'anaa Reply

    19-February-2013 at 9:57 am

    ramsi xgee u wadaa arkanaaaa

  56. intisaam Reply

    19-February-2013 at 9:56 am

    rer arsenal caawa cusbo iyo msonro baa lacabsiinayaa viva bayerin unich

  57. youssef Reply

    19-February-2013 at 9:50 am

    shaki kumajiro in arsenal gurigeeda lagu tumaayo ee sxbyaal waxba niyada hadhisainin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  58. Masuulka chalsea Reply

    19-February-2013 at 9:48 am

    Asc dhamaan taageysha chalsea magacego guuleed hazard bayer 5: arsenal 1 bayer guul viva chelsesa

  59. Salandiid ina adan Reply

    19-February-2013 at 9:46 am

    Arsenal guul

  60. Nabadoon Bashiir Macoow Reply

    19-February-2013 at 9:44 am

    Waxaa ahay taageere man utd hdii aan sadaal ka bixiyo kulanka caawa ee champions leuge ee u dhaxeeya arsenal and beyrn munich. Waxeey ku idlaaneesaa Beyern much 2-1 arsenaal. Guul wacan munich

  61. Wayn rooney Reply

    19-February-2013 at 9:39 am

    Kulankan arsenal wacdaro ayey digi donta sidi kulanki ac milan 3 arsenal 2 bayern muniq

  62. Sadiiq yare Reply

    19-February-2013 at 9:38 am

    Sadasha waa bayern4-0 ARSENAL

  63. CALIMILANO C.BAKAARO Reply

    19-February-2013 at 9:38 am

    Naadigeeyga 1baad waa milan Koley 2badaan kale waan taageeraa ma aqaan midkaan tageero caawa

  64. Vidic Reply

    19-February-2013 at 9:38 am

    Haaaaha haaaaha cawada arsinal waxan u rajeyna in dhiiga laga cawo odayga dhiiga haku kacee iyo sonkorta viva man red and van goal

  65. Vidic Reply

    19-February-2013 at 9:37 am

    Haaaaha haaaaha cawada arsinal waxan u rajeyna in dhiiga laga cawo viva man red and van goal

  66. Yaaska xp Reply

    19-February-2013 at 9:37 am

    Guners iney caawo badin doonto labo cali isweydin meyso guul arsenal

  67. Sadiiq yare Reply

    19-February-2013 at 9:36 am

    Bayern munich ayaa badinesa caawa insha allah

  68. biisow mohamed biisow Reply

    19-February-2013 at 9:34 am

    Asc waa taaggeeraha weyn ee liverpool kulan caawa hadii aan saadaaliyo waxaa badin doonto arsenal 4. Bayer 0. Arsenal guuuuuul

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>