
In ka badan boqolkiiba lixdan (60%) oo ka mid ah akhristaayaashii ka qeyb qaatay codbixinta aan ku qaadeynay sadaasha ciyaarta caawa ee Arsenal iyo Bayern Munich ayaa sadaaliyay in guusha ay raaci doonto kooxda martida loo yahay ee Gunners.
Labada kooxood ee Arsenal iyo Bayern Munich ayaa caawa isku wajihi doona wareega 16ka ee Champions League lugtii hore ciyaar ka dhici doonta Emirates Stadium.
Codbixinta oo aan bilownay shalayto ayaa waxaa ka qeyb qaatay 1261 akhristayaal oo kala jooga meel badan oo caalamka ah, waxaana 62% ay sadaashooda noqotay in Arsenal ay caawa guusha gaari doonto halka 32% ay sadaaliyeen in kooxda martida ah ee Bayern Munich ay guul ka qaadan doonto Emirates, 6% ayaa iyagana sadaaliyay in lugta hore barbar dhac lagu kala bixi doono.
In ku dhow 250 akhriste ayaana fekerkooda ciyaarta ku aadan kaga hadlay maqaalkii aan shalayto soo bandhignay iyadoo fekradahooda aad ka akhrisan karto halkaan.
Sidoo kale akhristayaal badan ayaa iyagana sadaashooda iyo fekerkooda ciyaartaan ku soo qoray bogageena bulshada ee Twitter iyo Facebook.
Hadii aan soo qaadano qaar ka mid ah fekradaha akhristaaysheena ee bogeena Twitter waxaa ka mid ahaa:
@laacibnet waxay ilatahay hadi Giroud boskisa laga dhelsiyo walcott in Bayern sharbaha dhulka logu xirayo wayo arsenal way xanaqsantahay.
— liibaan fantastic (@LiibaanF) February 18, 2013
@laacibnet bayern wey garaaci karta arsenal laakiin haduu jup heynckes wada safo ribery iyo robben iyo gomez #laacib
— abdilatif official (@saabiryx) February 18, 2013
Zizu
20-February-2013 at 9:59 am
4-1 aaloga badiyay arsenal
Zizu
20-February-2013 at 9:57 am
Hahahaiahagagagagahahahagaibhbiahahahahahahahaha 60% kulahaa bayern blackburn aykuuegtahay
TORRES
20-February-2013 at 8:36 am
laacib ceeb baa idinku dhacfay dhowr taageere arsinaal ah ayaa warkooda ama fikirkooda qorteen laakiin ciwaanka waxaa ka dhigteen akhristayaasha laacib sidaas ma ahan xalka wax badan ka badala wana mahadsantihiin
salah barca
20-February-2013 at 7:47 am
aqrista yaasha wepsite ka LAACIB
sxbyaal waxaan dhihi karaa dhalinyarta ku xiran webka laacib. fikirkaaga waa inaad u fiirsataa lkn dadkaa dheheen eedheh loona dhiibto fikirkaga waa qaali lkn arag tidaada ha dheeraato
cabdiraxman
20-February-2013 at 6:59 am
waxan aad u salamaya bahda lacib waxan raba in dadka eeda u soo jedinaya lacib ay iska daayan wayo sadaashu wax way sika badali karan waxana waa kubad arsenalna mahan koox yar kubadana hadaysan ku rabin lama qasbi karo marka iqyaarey sida la socda lacibna waxay sheegen waa waxay arken aragtidi ay dadka dhiibten viva arsenal
Dr.dalta
20-February-2013 at 1:11 am
Laacib mar marby wax idinkaqaldaman wayo dadka ad rayiga weydineysan ma dad waxkayaqana kubada cagta mise wa dad iska hadlo runti rayiga ad qaden ilama saxsana
saalimiin
19-February-2013 at 11:45 pm
maxaad qiyaastaan 2 iyo 0 aaba lagu kala nastaye haf taamka horayna waan u sheegay in la jiidi doono arsinal
Leo Ali
19-February-2013 at 11:13 pm
waxaan la yabanahay dadka sadalina in arsenal badineyso somalidu inta badan kuba waxba kama yaqaanaan waxeyna u hadlaan kooxda eey tageeraan ayeey yirahdaan weey badineysaa anigu waxaan tageera MANCHESTER UNITED IYO REAL MADRID hadana waxaan qabay in BYERN ka badineyso arsenal hadana 0 2 ayeey cayarta mareysa qeebtii hore ee cayarta marka asxabta 60% sadalisay arsenalo in eey badineyso waxzaan qaba in eey ku fududeen
guuleed
19-February-2013 at 10:16 pm
waxa badinaysa arsenal
abdi kani
19-February-2013 at 9:57 pm
asc asxaabey dhamantiin salan sare salan kadibana
cawaa hadan qiyaso idea game arsenal bayern muchen
arsenal ayaa ka awood badandee bayern muchen
farhan aden gas
19-February-2013 at 9:50 pm
anigu waxan ku kalsoonahay inay caawa arsenal badinayso insha allaha waxayna ku badain doontaa 2-0
Xasaan c/laahi
19-February-2013 at 9:49 pm
Arsenal walaga raacidonaa waxana badin donta bayer sadashana wa sidan bayer vs arsenal 3-1 guul bayer
A/khani cabdullahi lishan wala
19-February-2013 at 9:32 pm
Cawa kusha waxa leh beryern munich Ay
cumar ibnu jaamac
19-February-2013 at 9:28 pm
waxaa badinoysa caawa incha alhh arsenal 2:0
Wiilo
19-February-2013 at 9:27 pm
Waxay ku badiindon taa arsenal 3dey bayal o in sha alaah
osaka
19-February-2013 at 9:23 pm
Wallo aniga waxaan.qabba.arsinal inay badinayso in sha alaha wayo garonka waxaa waax kala kiomay bacrlon balse cawa.dadaal dheerada waa inay u gaalan arsenal siday u badin lahayeeem
GULLED
19-February-2013 at 9:20 pm
WAYILA TAHAY INAY ARSENAL CAWA OHINKUDAN BAYNDONTO
samir nasri
19-February-2013 at 9:05 pm
fekerkaygu waa in ay badinayso bayer waxay ku badin doontana in ilaahay ogyahay
Rageedi
19-February-2013 at 8:48 pm
Arsenal 3-1 byern munich 29 welcott 48 mùllèr 64 cazorla 81 podolski insha Allah.
janagale
19-February-2013 at 8:48 pm
Akhyaarta waa ini a salaamayaa khaas ahaan LAACIB:NET akhyaarta reer laacib REER arsinal ayaad niyada u dhisaysaan aan filaa lakin Arsinal caawa guuli ka dheer VIVA MUNICH GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL
abokor xasan
19-February-2013 at 8:46 pm
inshaaalaah waxaan umalaynayaa inay arsenal badinayso madaama garoonku yahay kii arsenal oo ay weerar badan qaadayso laakiin bayern maaha koox la yaraysan karo
huseen
19-February-2013 at 8:35 pm
Arsenal
maxamed cllaahi axmed caraaye
19-February-2013 at 8:35 pm
caawa kulanka waa kulan darbi ah saadeysheyda waxaa kadhi lahaa 2 gool arsenal ayaa dhalneyso halka bayern ee naka dhalineyso 1 ayaa kadhahey kulanka caawa ee champin shibka sxb
red devills
19-February-2013 at 8:34 pm
waa ka xumahay in polls ki iga xidhmay .. hadana waxaan leeyahay
arsenal 3——- 0 munich
viva manufc
Xuseen Xaaji Ciise
19-February-2013 at 8:23 pm
Anigu Fikrikeygu waa iska cad yahay waxaa ku badan doonto Arsenal 2-1 Bayern Munich sidaas weyaan sida aan filahayo Insha Allah
Mr.ismacil
19-February-2013 at 8:22 pm
Kk cawa meshan waxaa ku badin doono arsenal
Mr.ismacil
19-February-2013 at 8:15 pm
Asc dhamaan aqayarta sharaftale sln kadib fikir ahaan aniga waxan aminsanahay cawa iney kulesan doobto arsenal bayar munich guldaro wen eey cawa halkaas kala kulmidontaa
Jijigawi mawlid
19-February-2013 at 7:42 pm
Munich way garaci arsenal
Jijigawi mawlid
19-February-2013 at 7:46 pm
Arsenal 1 and 3 buyar munich
AAR
19-February-2013 at 7:31 pm
ARSENAL 3-1 MUNICH
Farah
19-February-2013 at 7:28 pm
Aniga waxay ilatahay inay arsenal guul garidonto cawa mxa yelay ARSENAL mesha kali ay wax ka firsaneyso wa CHAMPION kali cawa arsenal 2-1 munich
Caaqil Cade
19-February-2013 at 7:23 pm
aniga waxaan aamin sanahay sida bayermunich looga adkaado ineey adkaan doonto, inkastoo kubadda cad iyo madow tahay koox kastana ay badin karto kadana bayer yaan layareeysan waa kooxdii finalka aaday waana koox adag, marka arsenal garoonkeeda ayey isku haleeyneeysaa sidaas ay tahayna ineey natiijo keeni karto ayaan ku kalsoonahay, guul ama bareejaba. viva bayermunich
Dj diama
19-February-2013 at 7:17 pm
Asc marka hore aqyaarta salaan kadib ani waxn tageera arsenal insha alah cwo waxn kubadini donna arsenal 3 Bayer 1 insha alah guul wacn cwo arsenak dj diama
jordan hulk
19-February-2013 at 7:14 pm
weey adagtahay si arsenal loogu badiyo emirates lkn weyna noofududahay inan kubadinio away viv arsenal
dini
19-February-2013 at 7:04 pm
Wale dadka dhahay cawa arsenal ayaa badiseso runta kama wan oganahay in ey München ey awood badnatahy lkn waxaaan hadli donaa marka key dhamato ciyarta cawa dadka codeyay waaa tageer Arsenal xitaa isku ciyaartoy ma ahan mana heystaa wax celinakaro robben
axmed baaba jey
19-February-2013 at 7:01 pm
asc magaceyga wa axmed baaba jey hadan ka hadlo kulanka cawa waxan is leyahay arsenal waxba uma yalin mesha waxan ku sugena wefaha wayo tartan kan aqö uma lahan bayar muniqna wey adkanesa cawa 3 iyo 0 gud
Gatamow
19-February-2013 at 7:01 pm
Kulanka xiisa leh iyo xamasada badan hadii aan kabiyo saadalin arsenal 1- 4 b.munich
Jaamac joof
19-February-2013 at 6:55 pm
Salaan sare dhamaan aqyaarta daneesa sportska waxa halkan ka cabiraya fikradeyda ku aadan kulamka caawa e derbiga arsenal vs bayer munich waxana guusha ay raaci doonta kooxda arsenal
Tawakal cibar
19-February-2013 at 6:47 pm
Asc dhaman shaqalaha lacib.net sln kadib hadan fikirkayga kadhibto arsenal gul wey kagari karta bayer lkn wa marka walkot rosesky wilshear ugoronka isla sogalayo kana sotago diaby arsenal gul ad uwayn ayey kagari karta marka
abdiqani
19-February-2013 at 6:47 pm
arsenal ayaa badinaysa caawa
abdiqani
19-February-2013 at 6:46 pm
sida loo badanyahay
Kafiano
19-February-2013 at 6:44 pm
Anigoo ah arsenal fan waxan rejeyna inan tuno nimanka fanka lakala batay ee re munich guul wacan arsenal 2 0 insha allah
cabdala wilsher
19-February-2013 at 6:39 pm
waxan qaba cawa inan ka badin karno koxda martida ino ah viva arsenal
thomas muller
19-February-2013 at 6:28 pm
asc salan kadib aragtideda waxan is lehe cawa ine badin donto munich sababto ah isku awood mahin arsenal iyo munich mana awoodo arsenal inee tunto mnch lkn madhihi karo intasaa kubadine mnch caaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaawa iyo viva Bayern Munich & neuer
C/naasir xirsi
19-February-2013 at 6:28 pm
asc dhaman umada musliminta ah runta waxan dhihi karaa cawo waxa badineyso koxda anigo ilmo ah an tagerijiray e munich xata ay ku badin karto 3-0 wayo waxa awod bdn munich tagero igama ahan wa wax xaqiq ah runti wan arki donna laacib viva costavo bastian sh.tkr and rebrey viva lcb.net warsidaha la hubo
Geelle
19-February-2013 at 6:27 pm
kkkkkkkkk reero Arsenal wali ma waxaad ku jirtaaan riyadi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wale winger waa idin ka raayey. kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Salmaan carab
19-February-2013 at 6:26 pm
Waxaa shaki ku jirin in ay badineyso arsinaal 3_1 guul arsinal
abdifataah
19-February-2013 at 6:25 pm
Arsienal sidaan aykudubantahay maxayelay awoodeda wa laciftay ma iskacelinkarto munich ma ogi nasiibku haduu saacidaayo
Sayid xaashi ronaldo
19-February-2013 at 6:18 pm
Waxaa guuley san doona koox da arsenal oo ay guushu kuracidontaa 2 = 0
farxaan
19-February-2013 at 6:17 pm
arsenal aya badinaysa
saalimiin
19-February-2013 at 6:15 pm
arsinal gurigeedaa lagu duugaa maxaa kale yaan la is qancin viva man unted
saalimiin
19-February-2013 at 6:13 pm
kkkkkkkkkkkkkk wan ku qoslay
ismail
19-February-2013 at 6:10 pm
Waad salaaman tihii dhamaan all fans arsenal meel kasta oo aad kale joogtaan caawa waa ciyaar qiimo leh champion league arenal oo garoonkeeda ku qaabili doonta naadiga Bayern Munich caawa rajaynayaa in ay arsenal guul fiican ayay ka gaadho
Abdi belo
19-February-2013 at 6:04 pm
wan idin salamey dhaman aqyarta fikradahooda dhiibtey hadii an ciyaartan sadaliyo waxa badin dooto Arsenal 2-1 Bayern Munich. La arkidoone cida guusha raacdo viva reds and barca
maan cadde
19-February-2013 at 6:00 pm
Arsenal ayaa goolaysanaysa hadii uu Welcott gooldhaliyaha laga ciyaarsiiyo Rosisky na lagu soo bilaabo
Muse pilot
19-February-2013 at 5:54 pm
Kooxda arsenal aya guleysan doonto kulanka caawa waxayna ku badin doonta insha allah 2 iyo1 sababto ah Arsenal way xanaaqsan yihi championka uu n ha ku dhagaan
mahamed dhere
19-February-2013 at 5:52 pm
caawa waxaan guusha u ra jeey nayaa kooxda qarniga gunners guuuulo waxeyna guusha ku raaci doontaa arsenal 2 bayer munich 1
arsenal guul wacan to night
by cagaarane
Ali wilshere
19-February-2013 at 5:49 pm
2.0 arsenal aya gulaysan hal gol waxa dhalin lacibka garmanka podoliski kan kalana theo
C.rizaaq/abdi.maxamed
19-February-2013 at 5:36 pm
Arsenal.guul.insha allaah
c/raxman wilshere
19-February-2013 at 5:32 pm
waxn rajeynaya in ay arsenal ku badin donto 2 arsenal vs 1 wilshere iyo cazorla ba kadhalinay iyagn gomes
munasar
19-February-2013 at 5:30 pm
arsehonal wey garaaci kartaa beyr hadii uu tababarahu ciyaarsiyo gerfi
maxamed xusen
19-February-2013 at 5:29 pm
a s c aniga waxay illa tahay in ay munich badin donto because arsenal malahan awood buuran
Moha
19-February-2013 at 5:28 pm
runtii waxaan ahay taagere Arsenal ah wana jeclahay in ay guul gaarto lakin ma oronkaro way badinaysaa eaa aragna natiijada soo baxda
Hirsi
19-February-2013 at 5:28 pm
Waligay ma arag saadaal laga bixi yay laacib oo dhabawday. Caawana waa beeniwday iga qora bayer ayaa badinaysa insha Allah.
mohaa osman
19-February-2013 at 5:27 pm
waxan hubaa in ay cawa badin doonto arsenal 2:0 golasha waxaaa dhalinaya walcott iyo podlisk
mahad lucky from limpopo
19-February-2013 at 5:22 pm
Ma ila aha in arsenal badin doonto sababtoo ah bayer munich waaan fiirsada ciyaaraheeda kaaga sii daran sanadkaaan sidoo horyaalka bundesliga u furmay sevan goals ayaa laga dhalshay marka ilama aha in la celin dooono bayer iyo ciyaartooydeeena siiiiba ninka dheeer ee 9ka wato ee mario gomez boooska ka baxsaday runta hadii laga hadlane arsenal bayer kuma aaado iskama dhecin karto bayer hadeeysan championka qaaadin filan waaa tageeeysaaaa blse kubada waa cad iyo madooow viva man utd and barca viva RVP and Leo Messi
Cabdiqaadir xuseen cali
19-February-2013 at 5:20 pm
Asc aniga waxay ila tahay waxaa badin doono munich wayo gunners sanadkan awod ay ku fanto ma hayso
ahmed
19-February-2013 at 5:19 pm
ciyaarta waxa ey soo galeysaa saacado geeska africa 10:45 pm afar sac iyo 45
Omar bare shire
19-February-2013 at 5:18 pm
Fakirkayga wuxu yahay arsenal aya badinayso 3;2 walcot carzola ramsey
ahmed
19-February-2013 at 5:17 pm
waligeed guul kuma gaarin baye garoonka arsenal caawana lagama yaabo in ey natiijo ka soo hoyso guul arsenal fore ever
Nuurb10
19-February-2013 at 5:16 pm
Feker keyga waxaan ka aminsanahanay in arsenal ay kudubeso bayar munich emarates stdm
Mr.happy real
19-February-2013 at 5:14 pm
Waaa meqe saac aqyarta ciyarta
C/raxman adan cafi
19-February-2013 at 5:11 pm
Caawa waa laga badin arsenal maxayelay awood malaha
LAURENT K0SCIELNY
19-February-2013 at 5:06 pm
Cawo siraaxo leh an kubadin d0na hadi wenger line upka kusodarin Diaby, Ramsey iyo Wallc0t guul inshalah viva k0scienly and Ge0 and Gr0UD
Abdifatah villa
19-February-2013 at 5:05 pm
Aniga waxa aminsanahay in Bayern e guul ku gaari doonto Emirates stadium