
Tababare Arsene Wenger ayaa lagu soo waramayaa in qandaraaskiisa kooxda Arsenal loo kordhin doono islamarkaana lacag xoogan oo uu suuqa kala iibsiga kaga soo adeegto bisha Janaayo faraqa loogu shubi doono, sida ay qorayaan qaar ka mid ah wargeysyada Ingariiska ee maanta soo baxay.
Jariirada The Sun ayaa qoreysa in Arsenal ay ka fekereyso inay sii heysato macalinkeeda ugu guulaha badan Arsene Wenger islamarkaana waxa ay doonayaan inay u soo bandhigaan heshiis labo sanno loogu kordhinayo qandaraaskiisa haatan.
Macalinka Arsenal ayaa qandaraaskiisa haatan uu dhacayaa 2014, waxaana ay madaxda Gunners ka fekerayaan inay sii ceshtaan tababarahooda ugu mudada dheer ilaa 2016, inkastoo ay sii kordhayaan cadaadiska tababaraha uga imaanaya taageerayaasha kuwaasoo doonaya inuu meesha ka baxo.
Dhanka kale sida ay qortay saaka Daily Telegraph, Wenger ayaa waxaa la siin doonaa 70 milyan ginni oo uu suuqa kala iibsiga ku galo xagaaga hadii kooxdiisa ay xaqiijisato booska Champions League iyo hadii kaleba.
Wargeyska ayaa yiri: “Kalsoonida ay kooxda ku qabto Wenger iyo istraatiijiyadiisa waa mid aan la qalqal gelin karin, xitaa hadii ay sannad kale oo koob la’aan ah ku dhameystaan ama ku guuldareystaan inay ku dhameystaan afarta kooxood ee horyaalka ugu sareeya.
“Ku dhawaad 70 milyan ginni ayaa diyaar u ahaan doonta oo uu ku xoojiyo kooxdiisa xagaaga, iyadoo Arsenal ay diirada saareyso seddex ama afar ciyaaryahan, oo uu ku jiro weeraryahan sarre oo buuxiya booskiisa uu baneeyay Van Persie”.
Waxaana wargeyska uu ku sheegay ciyaartoyda diirada u saaran Arsene Wenger inay ku jiraan 24 jirka khadka dhexe ee kooxda Toulouse Etienne Capoue, goolhayaha kooxda Liverpool Pepe Reina, iyo weeraryahanka Fiorentina Stevan Jovetic.
C.lahi farah
22-February-2013 at 5:17 pm
Arsenal uma bahna tabarekale maxa yelay wali waxan dhaman bandhiga winger kahor 9 sano Arsenal waxey aheyd nadiga ugu tageraha bdn premier league marka lacago cusub&qandaraskale wa uu uqalma winger waxtiga aya uhilindona winger wana ku kalsonahay inuu la imandono waxqabad ad ubalaran manger of Arsenal Asrene winger by laacib.net
Ismail
20-February-2013 at 12:25 pm
Wenger out of season plz leave arsenal other wise the supporters of arsenal they killed u
xuseen dj
19-February-2013 at 7:08 pm
kkkkkkkkkkkkk arsenal sheekaded hadey so gaba gabooday awoodiina way ka dhamaatay
Caaqil Cade
19-February-2013 at 9:19 am
kkkkkkkkk hadalkaan wuu dhibayaa reer aresenal ileeyn macalinka ayey naceen. viva liverpool
Maud yamani
19-February-2013 at 1:01 am
Akhyaarey markahore wad salaamantihin hadano nahay tagerayasha arsenal xilli walba oo suuqa lafuro waxanu maqalna in lacag lasinayo winger hadan lama arko lacagta waxa lagu qabto
Deeq
18-February-2013 at 7:46 pm
Arsenal waxay ubaahantahy warer yahan qaali ah aanka siibin sida mesi oo kale 40m hakala soo bexn ok
masuul
18-February-2013 at 6:55 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hada ayey been bilaaween sanadkii hore ayey dhahayeen lacag xogan ayaa suuga lagilinayaaa taas waa beentoda
Nasri Barcelona
18-February-2013 at 6:13 pm
Arsenal dhan waxa ugu laacibsan Podolski. Ilama aha Wilshere in uu ka farsamo badanyahay Podolski mida kale Diaby la’aantis Arsenal dad ma aha
Nuurb10
18-February-2013 at 4:51 pm
.k.k.k sxb coquelin arteta cazorla walcott wilshere rosicky chamberlain podolisk monreal sagna vermaelen koscielny ilama xumo intas lkn Diaby iyo ramsey mafani karo gervinho xita wa qatar ceeb malahan dhalinyaradaan o dhani
red devills
18-February-2013 at 3:56 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
viva S.A.F
viva manufc
Fitaaxlfc4life
18-February-2013 at 3:51 pm
Pepe Reina 10m kasiineena arsenal kkkkkkkkkkk 5m ku darsaneena 15m keeperka stoke soo qaaaadaneena aqli abaaaaaaaaaaaaaah wale arsenal waraaaa heestp viva the reds
Nuuris
18-February-2013 at 3:25 pm
Waxan salamayaa bahda laacib iyo taagerayaasha arsenal iska dulqaata oo, waqtigeeda iska suga
chaman
18-February-2013 at 3:12 pm
podulisk iyo ramsey maxee is dhamanaan waa labo damiin aa banooni aqoon kooxdaas sidi laacibiinta looga gadaayay way ka dhamaaden hada waxaa ka haray cazorla rosicky arteta wilshere iyo konscienly inta kale waa damiiino waa weyn waa kuwaan arag 1 walcott kuma fcno goysmada iyo basaska halista ah ee boxs lagu dhiibo ama thruu dhaxx ka tuur kubadi loo baasana wuu lumiyaa ama difaaca bidix uu ku garacaa waxa kaliya uu ku fcnyahay waa boos qaadashada iyo dhaliska 2 groud waxba uma biloowno kubadi loo dhiibaa arsenal uma soo noqoto kooxda kale aaba iska leh waa hal madax oo kaliya 3 ramsey ramsey kubad daahis kaliya waaye xooga farsamo wuu leeyahay lkin qaladadkiisa ayaa ka badan waxa uu saxo marwalbana kubadaha laga dafo ama baasaska uu gaabsho ayaa laga dhalliyaa kooxda 4gorvinho waa xaasid dhulka ayuuna fiiriyaa marka uu dheelaayo ama hoos halkaas cilad ayaa u haayaa 5 diaby asi ayuu dhaamo badankood mar mar si fcn ayuu u dhelaa podoliski asi maantay oo dhan ninka ka gadaaleyo ayuu u baasaa asigoo qalad iska ilaa linaayo hor u socod ma lahan calashaan asxaabey sidaas ani ayaa aaminsan marka qofki alad ii fahmaa wuu shiigi karaa nuqdada uu qaladka u fahmay
arteta
18-February-2013 at 3:00 pm
iska bax adii lagabadiyo gulanka haben dambe lkn waxan ognahay inusan jirin tawabare kafican wengar lkn guul daradii aya nanacasisay wenger cudsi leen abka naga sax leee
wiilka shidN
18-February-2013 at 2:53 pm
asc asxaanta meshan dhel ayaa ka socoto ee wenger in oo baxo malaga yabo ee taqerayasha ayaa been loshegaya koxda wenger faaido ayeey ku qaban wayo team ka ilmo yar ayoo kenaya markee noqdan qatarne wa uu gadaya kkkkkk marka championka hawen dambe ha liska qabto libaaxyada germanka bayren munchen hayeeeeeey kacabso bayren munich rer arsenal mel hala qalo hee nooj
oyaaa
18-February-2013 at 2:43 pm
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Arsenal maaa fish fil paqaaar xapawaaaxit waaayay. Qpr aaaa kalacak padan
Abdifatah villa
18-February-2013 at 2:37 pm
K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.
chaman
18-February-2013 at 2:32 pm
kkkkkkkkkk maalin saaan uu noogu dheel dheelan madaxa arsenal iyo winger decemberti hada dhamaneysay saa ayay dhahayeen xagee ka baxday 70m tababarhena in uu joogo waan jclnahay marki uu guul doonaayo sidii sideed sano kahor lkin hadii uu siyaasadeen badaleen hanaga tago
mohamad
18-February-2013 at 2:22 pm
wenger haiska tago taageerayaasha emotions kooda ayuu kucayaarayaa runtii
Sadiiq yare
18-February-2013 at 2:09 pm
K.k.k.k.k.Wingar 70 ka milyan wadan kiisa frenca ayoo kudhisa ARSENAL MAXA kaquseyo
wilshere
18-February-2013 at 2:01 pm
aniga waxa qabaa hadu wenger u katago arsenal macalinke uqalma arsenal ma aaminsani inu jiro macalin uqalma wenger
Nuuriye bashiir cali dr aayatullah
18-February-2013 at 1:58 pm
Aqiyaarta waa in aad taageertaan macalinka hadii laga maarmo looma saxiixi la heyn 2 sano arsen wengar waa macalin wngsn sanadkaana waxa uu ku guuleysanayaa chambions leaga waa macalin wngsn arsen wanger waana taa geereynaa macalinka iyo koxdisa by by arsenal guul
Abshir abdigaani
18-February-2013 at 1:56 pm
War waxaan idin waydiiyey world class playerska maxaa u diiday waaka reina kuhayee iyo league fransiska kuwareegayee
nuur garcia
18-February-2013 at 1:55 pm
Dadka guulaha naadiyada kuaaco sida man u iyo chelsea kubad mayaqaniin ee iska seeræs
cabdi gny
18-February-2013 at 1:47 pm
kkkkkkkkkkkk b war baan kuuhayaa saxiibayaal kawaran ma fahanteen waxa uu poldiski u ciyaarsiin waayay ciyaartii blackbun kkkk waynu ognahay wuu nastay ciyaartii sunderland muu ciyaarin fresh buu ahaaa hadana mu soo galin ciyaarta baayerna kuma bilaabayo taa ma lasocotaa RAMSE AYUU KU BILAABAYAA WAANA SHAXDAN SXB KK JESNI MERTASAKER VERMALEN KOSIENLY SAGNA ARTETA RAMSEY WELSHER CASORLA GIROUD WALCOT KK HADAANU RAMSI CIYAARTA U DHIGANLHAYN MUU DIABY U DAYEEN CIYAARTII BLAKBUN POLDINA HADANA WAA BIKIIIIIIIIIIIN LASOCDA WENGER FAASHIL KAN WAXBA MASOO WADO WAXAAN LEENAHAY THANK U WHAT U DID US BUT GO GO GO
Arsene wenger
18-February-2013 at 1:41 pm
Eeeeee eeeeh Acudubilah into bebe raina noogu soo wada odeygan waxo ku firiraayo qof waalan xataa kuma fikiro war nooga tag booska nin kaa fiican aya keensanen
dhiirane
18-February-2013 at 1:40 pm
Waxaasu waa iska hadal wax ka jiraa ma jirto kooxdu waa bur burtay 70 milyana waxba u tarimayso
jack
18-February-2013 at 1:39 pm
war qayla waxba ma tareeyso taageera macalinka oo garab is taaga wenger waa macalin mana jiro arsenal macalin ka fiican wenger oo qabalahaa viiva wenger and jack 10
arsenal
18-February-2013 at 1:32 pm
wax fican ii lasamro wayo cidna guusha lama dhalan waa ogtihiin WENGAR Sharafta uu uyeelay arsenal
Magaca ama gushay ay gaaren asaga aya u sameyey maxa ka maqan manta arsenal playero ku filan waa haysata waxan odhanalaha samir yeesha tageerda badiya by
N.shein
18-February-2013 at 1:28 pm
Tagereyasha ku qanciya warkas arsinal waxba ma keni karto e hal iska gadao walcot welsher
Ahmed nur cade
18-February-2013 at 1:26 pm
Wah wan yapay aqiyarey e ma ila yapten sanad walibo wengar lcg miya lodiyariya waxbona lama keno hadi an dib u firino sanadki tagay waxa ladhahayay lcg xogan aya lodiyariyay waxbona lama sin o lcg ah wengar wa mcln wanag san o an jeclahay waxa nadiga pahdilay wa malqawen yasha nadiga leg viva wengar ilove you arsenal
Y w n
18-February-2013 at 1:07 pm
Fans arsenal ayay dajinayan moye waxba kama jiran wilsher ayay hada lacag oga radinayan man unitd kob qadid waxay ka dhigten dulsarka lacagaha ciyartoyda tusale fabrigas way u bahnayen v per son lacag ayay kudonayen winger wu so waxbara kadibna way si gatan
Mxmd
18-February-2013 at 1:04 pm
Asc dhan asaxaabta kuxirn laacib.ne kkkkkkkkk waa wax lagu qosla arinta madaxda arsenal ay kufikirin odigan maskaxyin way udhamatey xitta masixkaro linupka ka koxda marka dawadu waxay tahay in uu kataago kaxda
Mukhtaar Cabdala Cabdi
18-February-2013 at 12:53 pm
Arsenal waa warshada soo saarta ciyaartoyda.
Qaslaan yare or guners
18-February-2013 at 12:49 pm
Wengar hadad qibrad ledahay habendanbo formashinka nagasax by gunerr
united
18-February-2013 at 12:47 pm
waa been warkaan markasta waxaaa lasooqoraa winger waxaa lasiinaa lacg uusuuqa kugalo war arsenal lacag mahaysato waa been waxaas saxaafada ayaa is kaqoraysa muu wax soogato saasbaa lasooqoray bishii koowaad waxuunasoogaday dafac bidix bes asgoo weerarna ubahan