
Weeraryahanka kooxda Liverpool Fabio Borini ayaa garoomada ka maqnaan doona inta ka dhiman xilli ciyaareedkan ka dib markii dhaawac xun uu ka soo gaaray garabka ciyaartii ay 5-0 kaga badiyeen kooxda Swansea City.
Borini oo dhawaan dhaawac muddo dheer ka soo laabtay ayaa bedelay Suarez 10kii daqiiqo ee ciyaarta ugu danbeysay, waxaana shan daqiiqo markii uu garoonka ku jiray uu dhulka ugu dhacay si xun taasoo kaliftay in garabka uu dhaawac xun ka soo gaaro.
Ciyaaryahanka ayaana qeylada xanuunkiisa la maqli karay, taasoo sababtay inuu islamarkiiba garoonka ka baxo, waxaana haatan Liverpool ay sheegtay inay filayaan inuusan ciyaarin doonin inta ka dhiman xilli ciyaareedkan 2012-13.
Rodgers ayaa u sheegay saxaafada ka dib ciyaarta: “Waxa uu maqnaan doonaa inta ka dhiman xilli ciyaareedka. Waxa ay u egtahay in dhaawac xun uu ka soo gaaray garabka.
“Waa nasiibdarro. Waa garabka kale dhaawac la mid ah oo ku soo gaaray markii uu joogay Chelsea.”
Xiddigii hore ee Roma ayaa mustaqbalkiisa ciyaareed waxaa caqabad weyn ku ah dhaawacyo soo laablaabtay taasoo u diideysa inuu soo bandhigo awoodiisa ciyaareed inkastoo uu weli da’ yar yahay.
Liverpool ayayna dhabarjab ku tahay warkaan madaama Borini uu ahaa ciyaaryahan u fadhiyay Suarez iyo Sturridge kuwaasoo haatan ah weeraryahanada ay kooxda heysato.
faysal fantastic
19-February-2013 at 6:50 pm
Borini waa ciyaaryahan da’yar una baahan qirad waxaan dhihi karaa wuu kafa ideysan inta ujogo liver like gerrard like suarez ihope you get well and change your styele
Caaqil Cade
18-February-2013 at 9:09 am
asc marka dhamaan asxaabta, cabitano abti doon iyo abdifitaax villa waan idinka qaaday mid la mid ah iga hanta, inta aad salaanteen waan salaamayaa iyagana. hadaan fikirkeeyga kusoo laabto waanka xumahay dhaawaca borini, borini wuxuu ahaa markuu roma joogay xidig, laakiin sorry liver flop ayuu ka noqday inla iska fasaxo ayaa fiican. koleeba booskiisa 3da bil ee ka dhiman horyaalka waxaa buuxin kara xidigga da’da yar ee stearling, kaasoo mararka qaar weerar laciyaarsiiyo. viva suarez and gerrard..
nuur garcia
18-February-2013 at 9:09 am
Kkkk
Saaas aalarabaa dhibkiisa hanagala maqnaado hadii uu soo kabsadane naadiga halaga cayriyo aan qabaa war hadi aan nahay taageerasha liverpool waxa aan u banahay ciyaar yahano qibrad leh marabno ciyaalka xaafada viva sturrigde the best plyr ever and ever
Capitano Abti Doon MacQulSomE
18-February-2013 at 2:13 am
Salaama Dhmn Bahda Sports-Ka & Webka Laacib.Net, Sln Gaar Ahaaneed Dhmn Taageerayaasha The Kops, Sida Caaqil, Al-Cadaala, Xudeyfa Iyo Asxaabta Kale.
C/Fitaax Villa Waan Kaa Qaaday My Respect Bro, Mid La Mida Halka Aad Joogto Ayaan Kuu Dhigay, Thanks Bro In Badan, Sln Kadib:
Aad Baanu Uga Xunahay Dhaawaca Soo Gaaray Xidiga Da’da Yar Ee Fabio Borini, Waxaana U Rajeynayaa Inuu Ka Soo Kabsan Doono.
Be Strong Fabio Ayaan Leenahay :(.
MHDSNIDIIN.
YNWA.
Y w n
18-February-2013 at 12:19 am
Faido madan haynin
Fitaaxlfc4life
17-February-2013 at 11:41 pm
GeT well soooooooooooooooooon borini abaaaaaaaaaaaaaah 11.5m kugu baxday in lagaa matajiyo larabaaaa ama 10m xitaa hadaan kugu heleeeeno waaan ku fasaxi laheeeeeeen
Sadiiq yare
17-February-2013 at 10:47 pm
War kas waxo yahay maleh starling ayaa dhamo
BASAY AHMED
17-February-2013 at 10:42 pm
waligis yusan sokicin daminka waxan cml ayay so gadanayan shit kan qasara ayu nagu haya le
xasan liverpool
17-February-2013 at 10:29 pm
asc dhamaan bahda webka salaan gaar ah waxa an salaamayaa rer liverpool bonini ka iska baxo wax aw uhaayo kooxda malahan waaba nin ay kamadow dahay hajabo ma ahane habaqtiyo awal ayow qalad usooqaaaday viva liverpool
Cade
17-February-2013 at 9:42 pm
Inu sokaco ayan urajeynaya lakin wax wayn noma hayn marku sokacan koxda ha la ibiyo runti laba kab ayan ciyarayna hada mana safanlahay suarz sturij haday no ficanyihin wa diyar
Abdifatah villa
17-February-2013 at 9:39 pm
Salaan sare dhaman taagerayasha faca weyn e REDS sida Xudeyfa, Caaqil, Al.cadaala, Xusni, abtidoon, iyo N.shein. Runti wa ka xumahay dhawaca so garay Borini waxa u rajenaya inu si dhaqsi ah kuso kabto VIVA REDS
Farah
17-February-2013 at 9:10 pm
Wan ka xumahay fabio broni dha wacyada kuso lab labtay wuna bogsan dona in sha allah
xudeyfa syl
17-February-2013 at 9:03 pm
We are so sorry wlh dhwca so gry fabio borini waxna ua rajeneynaa inu so kabsado viva liverpool barca and juvnts