Tababaraha Arsenal ayaa go`aan ku gaaray in ay wadahadalo la furaan kooxda Barcelona iyaga oo doonaya gool hayaha kooxdaas Victor Valdes kaasi oo go`aansaday in kooxda uu ka huleelo .
Sida wargeyska The Sun sheegayo Arsenal ayaa ku dooneysa gool hayahaas 10-milyan oo euro iyaga oo ay ka go`an tahay in xagaaga dambe Valdes uu noqdo gool hayaha koowaad ee kooxdaas dhalinyarada Arsenal .
Warar ayaa sheegaya in Arsenal ay dhib kala kulmeyso dhanka mushaarka laacibka ee gaaraya 120-ka kun ee euro oo uu haatan todobaadkii ka qaato kooxda Barcelona .
Sidaa oo ay thay Wenger ayaa u hanqal taagaya helista gool hayahaas xilli ay horay isugu dayeen gool hayaha Liverpool balse wahadaladaas ma aysan gaarin meel wanaagsan.
Gool hayahaas 31-sano jirka ayaa warar hoose tilmaamayaan in uusan dhameysaneyn hishiiskiisa Barcelona ee ku siman sanadka 2014-ka waxaa la xusayaa in marka xilli ciyaareedkaan dhamaado uu ka huleelayo , waxaana si weyn loola xariirinaya horyaalka Ingiriiska .
Maxmud barshalooni
18-February-2013 at 4:27 pm
Valdes wa gool haye wacan waxa uu jecelyahay inu cayaro kulamada aadka u adag sida el calasico iyo champioka. Waxa uu qayb wayn ka qatay gulihii waynayd ay barca ay lixdi sano e laso dhafay ka garen qarada yurub iyo calamka waxa u jecel yahay english premier league waxa una jecelyahay kulamada la is weraro waxa una laso baxa xiniyo dheri ah lagmana dhaliyo
Y w n
18-February-2013 at 11:10 am
Rer arsenal wenger bentisi weli maka dhageysanaysan kula chevinco o best africa ayaba jogaye maxan waxkale ku falayna kan wa idin wareriyay
Suldan nuur
18-February-2013 at 8:42 am
Hayay duqa wa is dhacay hadupa 10milyan ciyaar yahay over 30 garaye kkkkkkkkkkkkk
Wiilo
18-February-2013 at 7:42 am
Arsenal maha tim ura e waxa uraa kooxda aa tagerto o iyo adiga shuruufle
muuse
18-February-2013 at 6:08 am
Warwaxan goalkepermahane nagadaa winger wawareray mabagara kahesana ayaabaqatara odagan waxa oo ubahanyahay mayaqana Striker qatara ubahanahay
Xavi hernandez cruz
18-February-2013 at 1:52 am
Valdez iga tag qasaradadan nacaye
Yuu
17-February-2013 at 10:33 pm
Asc waa layaab meesha gool haye uma baahna waxey u baahan tahay dhax & dhameysti
Shiqey-of-love
17-February-2013 at 10:06 pm
Welcome to arsenal
Ducaysane
17-February-2013 at 9:42 pm
Hayay war Wengar wuu kaso darayey bal muxuu ku falaya VALDES goalkeeper ka qatarsan ayu haystaye,hadii kale Goalkeeperkas hakuso warejiyo FC Barcelona hadu rabo VALDES!
Ayman cade
17-February-2013 at 9:16 pm
Asc V valdes wa i gu aadi hadad gol rabtid k k k k k k k Arsinal wee so U rosay.k k k
Safaari
17-February-2013 at 8:59 pm
Winger niyad dhiska nagadaa viv arsenal shit wenger
wajeer
17-February-2013 at 8:45 pm
asc dhaman shaqalaha laacib waxan ahay tagere arsenal runta si dee tahay wengar makenayo valdas ee tageraha ayu niyada ugu dhisa sanadkasta wuxu leyahay waxan kena ciyar yahan kadibna shekadas dhan kos ayu uga baxa niyid dhis ayu noshega nadiga arsenal waxe u bahantay 9 boxa iyo gol haye rasmi ah
Nuurb10
17-February-2013 at 8:18 pm
Welcome to arsenal