
Lionel Messi ayaa dhaliyay goolashisii 300aad iyo 301aad ee Barcelona iyadoo Blaugrana ay ka soo kabsatay gool looga hor,aray islamarkaana 2-1 ku garaacday kooxda Granada oo marti loogu ahaa Estadio Nuevo Los Cármenes.
Odion Ighalo ayaa hogaanka u dhiibay kooxda martida loo ahaa, laakiin Barca ayaa sabarka badisay, waxaana ay miraha shaqadooda ay heleen qeybtii labaad ee ciyaarta.
Wax yar ka dib bilowgii qeybta labaad goolhaye Tono ayaa tufay darbo ka timid Cesc Fabregas taasoo u sahashay in Messi uu ku celiyo oo uu helo goolkiisii 300aad ee Barcelona, ka hor inta uusan maestro-ha yar dhalinin goolka guusha ciyaarta oo 17 daqiiqo dhiman goolkaasoo ahaa laad xor ah oo aad u fiican.
Waxaana guushaan ay ka saacideysaa in Barca aya 15 dhibcood oo nadiif ah ka horeyso Atletico Madrid iyo 19 dhibcood oo ay ka horeysay Real Madrid kuwaasoo caawa ciyaari doona.
Lionel Messi ayaana 37 gool ku hogaaminaya gooldhalinta horyaalka La Liga, halka ninka ku soo xiga Ronaldo oo la filayo inuu caawa ciyaaro uu leeyahay 24 gool, Falcao ayaa isna leh 19 gool.
Hassannur Abdirahman
17-February-2013 at 11:57 pm
Kkkkkkkk Viva messi, Iniesta, xavi, Fabregas, Alex, villa
ukurboy
17-February-2013 at 7:08 pm
barca waa koxda ugu awooda badan dunidan lakin horyaalki la liga way damac dileen dhadhan la aan ban ka dhigeen sanadkan champion kana iga man utd iyo juventus iyo bayer munchin uu dhax yalaa iyadaana ugu cad cad
big man ayub
17-February-2013 at 5:25 pm
lionel messi wax ku gaari kara goal dhalinta iyo laacibtinimada aduunka ma jirto ee laacibka real c.ronaldo yusan is wareerin ayaan oran lahaa hadii uu war keyga qaadanayo
colby
17-February-2013 at 2:48 pm
barcelona miyaa la isdhi dhika raa in ay kabadineyso ACMILAN ?
Misse
17-February-2013 at 1:25 pm
Laacibka dunidu waa misse shaki la aan
Cabdiraxmaan
17-February-2013 at 1:22 pm
Dadkiinan barca kuwada saliyaya ani ahaan hadaan iskahadlo waxaan jecelahay kooxda mararka qaar laga guulaysto lkin majecli like barcelona realmadrid man u juventus munch walaa shakhtar hawgusii darnaato barceloni for example la ligihii sanadan wuu xaladbeelay sababtuna waa barca sidoo kale man u and munch weygoosten
Misse
17-February-2013 at 1:22 pm
Lion misse waa laacibka dunida
Ahmet hajji yusuf dicanio
17-February-2013 at 1:01 pm
Barcelona is the best team… Messi waa lacibka aduunka cidkuhaysatana majirto recordkuu xidhayna cidi majabinkarto real madrid ha iskawalato
abuukar kulmiye
17-February-2013 at 12:03 pm
waxba ka dhacay xalay messi xalay caalamka wuxuu tusay saxioibadiis hadey kamaqanyihiin xitaa inuu messi yahay dadka lahaa inesta iyo xavi la,aantis wax maaha qanca ronaldo miyaad u maleeysan oo aan ciyaari karin ozil iyo dimario la,aantod quusta qamiisa la quusta reer real
Yuu barca
17-February-2013 at 12:00 pm
Barca is the best team ind wold waan ku ogaa taa barca inay samen dooto aaway dadkii dhihi jiray messi waa inniyasta iyo xavi xalay isaga miyey laciyaraayen waa waxaa loo bixinaa jaamacadaha iyadoo dhan socoto waa jaamacad
daadir sanka
17-February-2013 at 11:59 am
in na la arkin doo nin ayaan rajeynaa
daadir sanka
17-February-2013 at 11:51 am
lionel messi no body celin karo malahan plze rer real riyada haka baxaan k/cagta wa barasho so bar bara all
Muscab
17-February-2013 at 11:22 am
Wow without xavi and iniesa BARCA way badisay Messi na waa u si dhereystay golashisa
# Ila fiiriya xaqiiqoyinka
243 goal LUGTA Bidix
44 goal LUGTA Midig
12 goal MADAXA
1 goal Gacanta
1 goal Xabadka
waxaasaa laacib lagaa dhahaa LIONEL ANDRES MESSI THE BEST OF ALL TIME
muniir
17-February-2013 at 10:49 am
asc walee xalay ciyaartu daawasho ayay lahayd yaryarka reer grande ayaa la hor maray hal gool markaasay nacabkii reer barcelona nugu qayliyeen lakiin nin messi haystaa ma yaabana tello ayaa ku ciyaaray mooyeee wuxuu qaadan lahaa SUPPER HATRIK waxaan halkan ugu baaqayaa dhamaan taageerayaasha habeen walba la seexda guul darada kooxi waa BARCELON laacibna waa MEESI for ever marka uu fadhiistana TIGO MESSI ayaa xilka la wareegaya
Ismo muwara
17-February-2013 at 10:37 am
Barcelona guul wa lagu yaqaana messina goolashu waligiba dhalinjiray ayuu dhaliyay messi best player of the world
zaki
17-February-2013 at 10:36 am
saln kadib waxan wax ushegaya ciyaalka tagero dhocisha cr7 sabatuna waxeey yirahdan messi haduu xavi iyo iniesta hesan gol dhalinmakaro waxaa iga su aala real xavi iyo iniesta maxeey afka ugutaagan tageraha real kkkkkkkkkkk
Ceynte
17-February-2013 at 10:36 am
Asc salan sare aqayarta laacib.net iyo tagerayasha koxda kubada qarniga ee Barcelona aad ayan ugu faraxsanahay gusha angarnay ciyalka real ee isaga calacali jiray messei xavi iyo iniasta ayu waxku yahay bal firiya xalay ma ayaga cawiyey loin messi koxdi real garacday kacabso wilka mucjisada the king of Dribbling viva ani
Ismo muwara
17-February-2013 at 10:32 am
Barcelona guul wa lagu yaqaana messina goolashu waligiba dhalinjiray ayuu dhaliyay messi best player of the worl
Honest cadde caawiye
17-February-2013 at 10:29 am
Ninkan maxaa lagu til maamaa dadweynoow mucjiso magac ma ahan ee magac haloo raadsho leo waa lion
Cumar yaango from leds mith
17-February-2013 at 10:16 am
Viva alcadaala viva caaqil,114?
Cumar yaango from leds mith
17-February-2013 at 10:14 am
Waw viva LIVERPOOL AY0BA ]:O *;-D
LAMIIZ
17-February-2013 at 9:06 am
asc LEO waa LEO marwalibanah waa leo kkkkkkkkkkkkkkkkk lacibka lagu shegayo waasidaan ee wac wey ha umaleen ama meelo kale haka doon doon waa in uu nadigiisa uu kasoo dhix qadaa mel ay kudhib toneyso viva ABUU THIAGO
Haashim
17-February-2013 at 8:58 am
Barca guul realna guul darro
hambaza
17-February-2013 at 8:54 am
wooooooooooooooowxalay waan u baqanayay nadiga lakiin way iga farxiyeen markii danbe waxaban is lahaa malaa hogaankaa loo soo dhawaan hhhhhhhhhh thz z my culp
Caaqil114
17-February-2013 at 8:37 am
alcadaala liverpool sxb waankaa qaaday salaantaadii mid la mid ah kaqaado garoonka barca, intaa salaantayna waan salaamayaa. barca guul madhibto, messina gool dhalin iyo score jabin madhibto, weli waqti ayuu heestaa oo uu kusii dheereeysan karo gool dhalintiisa. sanadkaan waa sanadkii barca dhanka horyaalka, copa delrey isagana waa lagu heestaa real. viva messi xavi and iniesta..
Sadiiq yare
17-February-2013 at 8:37 am
Aaway dadki dhahayay messi waa eniesta hada indhi hiina wax ku arka
xudeyfa syl
17-February-2013 at 8:32 am
Hhhhhh wan argnaa spain in lagu kala baxy asxbta oo brca xareysty marka rero real boskina chamopuon ka lee xajisada cml viva brca
axmed siyaad
17-February-2013 at 8:32 am
viva messi cadde
Axmed daahir
17-February-2013 at 7:04 am
Asc waxan taagera barcelona waxan aduunka ugu necbahay real madrid laacibinta waxan jeclahay lionel messi waxan necbahay c.ronaldo iqiyaarey real iyada madabala war horyaalka waxa marhore qaaday barcelona insha allaah sanadaha soscoda waxa horyalka iska barcelona viva barca and messi and vila and oll vivi barca
Axmed daahir
17-February-2013 at 6:57 am
Asc waan ku farax sanahay barcelona guul wacan lionel messi wa laacibka aduunka ugu wanagsan anaga aya iska leh horyalka real iska quusta
Suuraj
17-February-2013 at 6:54 am
Asc all bahda lacib iyo aqyarta kale salan kadib barca wey uqlantaa guul messi walagaa qeyliyey iskawad rikoorkada viiva gerrad pirlo and iniesta
ibrahim dheere
17-February-2013 at 6:54 am
midkaan ronalda sheega maxishonayo miyaa messi mucjisada qarniga (arsenal)
Khadar+rvp
17-February-2013 at 6:40 am
Barca guul messi and barca we love
al cadaala liverpool
17-February-2013 at 6:40 am
kkkkk waxaan salamaaya dhamaan taageerayaasha kooxaha liverpool barca juventus qaasatan captain abti doon abdi fitaah villa caaqil c.raxman ziizuu sln kadib kooxda barca wax aan ku tilmaamo magaranayo waa koox aad iyo aad u awood bdn marka waxan leeyahay sanadkan waa sanadkiinaa waxan kalo u mahad celinaya qoraa sare mohamed baleiti iyo dhaman inta fikirga wanaagsan vivi reds and laacib.net
Hadiis cade
17-February-2013 at 6:39 am
Ronaldo ayaa abaalmarinta leh
Suhayb yare
17-February-2013 at 6:00 am
Guul wacan barca wa idin ku oga waxas messi best player of the world viva barca fabrecas and messi and iniesta besquet and valdes