
Waxaa la soo saaray isku aadka wareega 8da ee koobka FA Cup, iyadoo ay dhici karto inay isku wajahaan Manchester United iyo Chelsea hadii ay wareega 16ka ka soo kala badiyaan kooxaha ay ku kala aadan yihiin.
Kooxdii soo badisa Manchester United iyo Reading habeen danbe ayaa waxa ay ku dhici doontaa kooxdii soo badisa wareega 16ka Chelsea ama Middlesbrough, iyadoo ay macquul tahay in wareega 8da ay isku wajahaan labada kooxood ee Man United iyo Chelsea.
Kooxda Manchester City ayaa iyadana waxa ay wareega 8da ku dhici doontaa kooxda Barnsley, halka Wigan ay ku dhici doonto kooxdii ciyaarta ku celiska ah ee wareega 16ka soo badisa Oldham iyo Everton.
Halka kooxda Millwall ay wareega 8da FA Cup soo dhaweyn doonto kooxda Blackburn.
Kulamada wareega 8da ee FA Cup waxaa la ciyaari doonaa 9ka iyo 10ka bisha March.
Isku Aadka Wareega 8da FA Cup:
Oldham/Everton v Wigan,
Man City v Barnsley,
Man Utd/Reading v Boro/Chelsea,
Millwall v Blackburn
Young Hazard.
18-February-2013 at 5:13 pm
Hahahahahaha wan sugeyna inan women united kagor imano wayo ciil ayan u qabna hadan haysano oscar hazard mata lamp ba no walwal lkn mxan kabaqa rvp inuu goolka galo sidi gameki real kkkkkkkkkkk
Sulub
18-February-2013 at 2:14 pm
K.k.k.k.k.k. Waxas washaqadanada wan naqana sida chelsea logaraco viv man utd shadadinta
Ba oscar mata hazard
18-February-2013 at 11:22 am
Guuldaradii capital one cup mala helmaamay shayaadiinta 5tii mala helmaamay tan waa sas cml 4 my ever blus
Cagta xaaji
18-February-2013 at 9:31 am
Marka hore Asc.dhaman waxan salama bahda laacib.net iyo taagerayasha man.utd waxan umaleynaa cabsi darteed iney chelsea ku harto kulanka bro k.h k.h k.kkk by m.u sir
idiris ali
18-February-2013 at 9:26 am
Waxaan shaki ku jurin inaay man united qadi primeir leage waayna qaadi shaki la.aan madaamaa aan haysano rooney ven persie vidic& laacibiin kale waxaa kale oo aan rajeyneynaa inaan qaraacno real madrid
Jaabir xasan axmed
18-February-2013 at 8:54 am
Aniga waxaan isdhihila chelsea libaax siijeeda ayey isku soo jeediyey marka waxan dhihi lahaa chelsea isso xoojiya reer man utd all asc
abdulqadir dadir
18-February-2013 at 8:46 am
alaha nagaar siiyo waqti aaya ka dhimay markaas ayaan wax ka dhihi karnaa ee waxaan jaclan lahaa in ay soo baxdo manche ud tariikh lama iloo waan ayaa lagu dhigi doona sidii manch cty oo kale oo sanadkii hore oo kale buug ayaa looga qorayaa hadii ilaahey nafta nooga simo ee dhamaaan bahda laacib net waad salamantihiin iyo intii tageeta nadiga chelsea iyo dhamaan somali ween mel walba ay ka jogaa dunida waad salamantihii
Suldan nuur
18-February-2013 at 8:38 am
Kkkkk amay reading vs middesbrough noqoto kkkkkk runti hadaaanu nahay tageerayal man united ah waxan raadinaya waa chelsea iyo womencity marka hasugi wayina markan dhagta dhiigo u darno
deeeeekow
18-February-2013 at 8:37 am
sxbayaal hadii ale nagaarsiiyo may nagu soo caado women unitet iyada waanba ukacsanaa hadaan caragno viva chelsia baba
chelsea Tv and barce Tv
18-February-2013 at 8:10 am
cup kan wa ki chelsea sidi an idinkaga reebnay capital one cup aya kana idin kaga reebayna FA cup chelsea ayu u tufan yahay
mohamud_milner 7
18-February-2013 at 7:14 am
waw adan ayan ugu faraxsanahay isku adka idanka ilahayna horyalka iyo kanba manchester city aya kuguleysan donta insha allah viva
hart,
zabaleta,kampany,
nastasic,maicon,
y.toure,rodwell,
d.silva,milner,
tevez,
aguero.
Kacabso waliga line-upkan xulka ah viva barcelonada england
Yuu ifka
18-February-2013 at 7:09 am
Fa cupkan waxa leh mancher city yaa dood ka qba
Mbc.or.rooney
18-February-2013 at 7:08 am
Rvp/rooney.chicharito.will show what they are.fc.deffender.whocan.stop.man utd.
c.qaadir Galeer
18-February-2013 at 6:24 am
alla nasiib malahan fc xoog xoog chicharito iyo Nani waa Diyar cawada waa inaan Reading uquweyna after reading idinka ayaa kawanka saran fc rugby Viva Man United And Alex Ferguson
Maankey chelsea
18-February-2013 at 5:56 am
Alle koobkaam chelsea ayaa iska leh man untd yaa kaa cilin doona chelsea war ayaa ku heysta
Manchester boy
18-February-2013 at 3:33 am
Viva Manchester united
hassan
18-February-2013 at 3:08 am
Chelsea, nasiib malaha hadii ay soo baxaan waxaa sugaya iyo wabiga yaa weyn maqli jjiray viva man u
omar goley
18-February-2013 at 2:42 am
kkkkkkkkkkk wara jiritono chelsea godkina aya biya idin kusogalay kkkk libax sijedo aya iskusoojedineen iska badbadihee reer chelsea
Xiireey
18-February-2013 at 2:03 am
A.S.C. Chelsea sanadkan maahan chelsea aan aqonta u laheeyn wantaagera lkn umaleeyn mayo iney man u kasoo bixi karto sida aan rabno iyo awoda kamuqato koxdena ismalahan MAHADSANIDIIN
Axmed kismayo
18-February-2013 at 12:29 am
Viva man u
super F.LAMPARD
17-February-2013 at 11:55 pm
marka hore aan gaarno waqtigaas waxa ka xiga cimri alle hana gaar siiyo insh/llah.
Cabdi baasid nuur cumar
17-February-2013 at 11:52 pm
A
Cabdi baasid nuur cumar
17-February-2013 at 11:51 pm
Chelsea ayaa is kaleh real
Buluuska
17-February-2013 at 11:30 pm
K.k.k, chelsea weetaqaanaa sida looga ciribtiro man u meelahaan oo kale. F. A cubka wuxuu yaalaa stadium stam ford. Brige. Londan
abdifatah.suftu
17-February-2013 at 11:29 pm
Kkkkkkk ale waxan layabay women utd ala chelsea aya lagu hagajiyey bal an egno sida logala women utd kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Xaqaani@Man blue
17-February-2013 at 11:13 pm
Kkkkkkkk kkkkkk kkkkk waxaan aad ugufaraxsanahay iskuaadkan waayo man u waxaan larabay tanookale waxaam rajaynayaa inay chelse soobaxdo kadibna finalka iskuwareesano, run ahaantii city waxay heshay fursad qaaliah yaryarkana waysoo xaaqaysaa koobkan waa kaanagii viva city iyo imtajecel
bilal ahmed
17-February-2013 at 11:10 pm
koobka mancityba iska leh viva yaye toure
Jeylucky
17-February-2013 at 11:04 pm
Ku.ku.ku. Wale warba yaalo .womenchester ciyaarti primir liiga ayay reef ku baxsatey lakin FA.cup reef maku hiilin karo ee raga blues yaakaa celinaa remember 2007 drogba
ismaaciil dufle
17-February-2013 at 11:00 pm
waan ka xumahay heritaankii arsinal ay ka hartay fursad ayay heli lahayd isku aadka
sadiqos
17-February-2013 at 10:55 pm
sanadkan chelsea iska daaye barcelon iyo real xita nama hor istagi karan viva manchester unetid and real madrid rugby ku ducesta inad ku hartan warega 16 hadi kale 5-0 an dhagaha idinka galeyna rvn gol rooney
saalax saalimiin
17-February-2013 at 10:51 pm
ciyaalka chelsi hadeerba isa soo adkeeya nac nac looma baahna waa halkaan ka rabay viva man unted ka cabso
Adan
17-February-2013 at 10:48 pm
Waaaw hadaan helnay sidan rabne chelsea maxa mesha uyaala mesha xoog maa laciyaara kubad baataale hayey rvp roney chicharito viva man united
saalax saalimiin
17-February-2013 at 10:48 pm
hhhhh
saalax saalimiin
17-February-2013 at 10:47 pm
kkkk aan idiin sheego hadhoow waa la iga eexday iyo nac nac looma baahno hadaba isa soo adkeeya reer chelsiyoow lugta 2aad ee horyaalka waa laga soo hormaray kkkkkk viva man unted
Zackianho
17-February-2013 at 10:43 pm
Waraa jiridone warka le…..wara jiridone ref ayay kubaxsaden ayan hore lakin MAZACAR aya ka dhaxbuqidonan iyo waliba MOTOBA wax badan o kabaha gacmaha ku qabsade wala arki dona viva bluez
Zackianho
17-February-2013 at 10:40 pm
Waraa jiridone warka le…..wara jiridone ref ayay kubaxsaden ayan hore lakin aya ka dhaxbuqidonan iyo waliba wax badan o kabaha gacmaha ku qabsade wala arki dona viva bluez
Mahad dhagacade
17-February-2013 at 10:36 pm
Waaaw way udhamatay man untd maxaa yelay chelsea way uciil qabtaa untd kulankii hore ee horyalka ayey dhayal dhayal uga badiiyeen iyo albitare lacag lasiiyo iska soo adkeeya mesha
Cade
17-February-2013 at 10:33 pm
Ale chalsea waay u dhamaaday malibaaxyada ayey kuso aday sanadkan man u wey kacsantahay bluska weey udhamaaday viva hernandez and de gea
birqaaye man utd
17-February-2013 at 10:31 pm
wixii ciilq abo cadaabta ku waar reer chelsea ciil bay la dhimanayaan inta ka dhiman cimrigooda kkkkkkkkkkkkkkkkk viva all man utd
baanow
17-February-2013 at 10:19 pm
laacib chelsea mdlis baraa
ee ubaxee marka hore
luiz
17-February-2013 at 10:14 pm
kkkkkkkkkkkkkk walee hadaan chelsea nahay manchester united waa koox aaan u ciil qabno fa cup arki meesiin ee yeysan chmpionka idin dhaafin koobkaan chelsea ayaaa iska leh
axyaa
17-February-2013 at 10:13 pm
waaba fursad dahabi ahin aan isku soo aadno f.c oohin si aan koob dhan kan ay uga tashanayso sanadkaan uga reebno waligeynba waan ka adkeynee sanadkaan waa sanadkeeniii 3 cups ka yar ma rabno like 1999
Gaas
17-February-2013 at 10:04 pm
waa arin aad u wanaagsan chelsea iyo man u in ay isku soo aadaan, si kooxaha yar yar ay fursad u helaan, man cityna halaga soo cirib tiyo f a cup
C/kariin daahir iimaan (iniesta)
17-February-2013 at 10:03 pm
Chelsea ha ogaato inaan loo baxeenin brantford ee waa hooyada pemier league marka inaan lis daalin ayaa roon chelsea romanka rafael iyo torres ha quustaan by
Asad kallaay
17-February-2013 at 9:58 pm
hhhhhaaaaay women united wa u dhamatay waxan huba baska chelsea ay golka kaso qado in si raaxo leh loga dhalin dona women u ciyartas wa hubal raga qaarna wa kacsanyihiin hayaay viiva BA
Xidiga sanadaka 2013 viv Mata
17-February-2013 at 9:46 pm
Waaaaaaaaaaaaaaw maxaa hesto gaba dhaha lagu magacaa bo woman unt hhhhhhh waxa ga adegan wilasha london viva chelsae viva 1 viva 2 viva 3 viva 26 viva 4 viva 7 viva 8 viva viva 12 viva 17 viva 13 viva 10 viva 19 viva 21 viva 29 viva 11 viva 9
Daacad
17-February-2013 at 9:44 pm
Waanu ka badan dindoona man u hadaanu nahay taageerayaasha chelsea
c.qaadir Galeer
17-February-2013 at 9:41 pm
fc rugby old trafford iyo 3 0 kusoo talagala awalbo bugley ayaad eheden hayoy chicharito Viva Tom Cleverley And Danny Welbeck
muufo&maraq
17-February-2013 at 9:39 pm
waxaan jeclaan lahaa iney finalka isugu yimaaadaan labada man. united wax ayeey arkilahaayeen viva mufo & ninkii cunaa garaanayo
Misbaax
17-February-2013 at 9:38 pm
Waaaw waaku faraxsanahax isku aadka warega 8 sabab to ah leen qabow aya ku juraa anigoo ah sky blu man city viva yaya toure .com
Analka
17-February-2013 at 9:37 pm
Man u wa udhamatay hadaynat albitaraha kireysan wa la ogyahay latumayo
C/fataax gooni
17-February-2013 at 9:27 pm
Wa adagyahay fa cupka waxan rajeyneyna inan qadno hadan kaso gudubno chelsea viva united
Mikel
17-February-2013 at 9:24 pm
Manutd godkooda ayey biyo ugu so galayn waayo kooxdii rabtay ayey madaxa laga layn waa blues chelsea waana isku so aadayaan
Shiday man u
17-February-2013 at 9:17 pm
K.k.k.k.k.k ala chelse way u dhamatay waxa qorta lo gali libaxyada man u ya idinka cilindona he w.roney rvp chchrto viva all fns man u