
Kulanka: Real Madrid v Rayo Vallecano
Garoonka: Santiago Bernabeu
Waqtiga: 11pm SGA
| LINE-UPKA MACQUULKA AH: |
|
REAL MADRID
![]() Lopez Ramos, Pepe, Varane, Coentrao Khedira, Essien Callejon, Kaka, Ronaldo Benzema |
RAYO VALLECANO
![]() Ruben Tito, Galvez, Amat, Casado Fuego, Trashorras Bangoura, Dominguez, Piti Baptistao |
Seddexda ciyaaryahan ee Real Madrid Alvaro Arbeloa, Luka Modric iyo Gonzalo Higuain ayaa seegi doona kulanka caawa ay la ciyaarayaan Rayo Vallecano madaama ay dhaawac ku maqan yihiin.
Xabi Alonso iyo Ozil ay dhaawacyo qabaan, Iker Casillas ayaa isna weli dhaawac muddo la maqan, halka Pepe, Kaka iyo Jose Callejon laga yaabo in dhamaantood lagu soo bilaabo.
Weeraryahanka kooxda Rayo Vallecano Leo Baptistao ayaa la filayaa inuu ciyaaro inkastoo dhaawac uu ka soo gaaray canqowga tababarkii khamiista.
Daafaca Tito ayaa isna ganaax ka soo laabanaya, halka tababare Paco Jemez ay u bilaabaneyso ganaax labo kulan ah.
| MA OGTAHAY? |
Real Madrid ayaa badisay kaliya labo kulan oo ka mid ah lixdii kulan ee ugu danbeysay tartamada oo dhan.
Sagal real
17-February-2013 at 2:34 pm
Medrid cawa waa inaad aastan cidan viva cr7 we win
Messi
17-February-2013 at 1:00 pm
Real 1-1 rayo vellecano
Messi
17-February-2013 at 12:58 pm
Real 1-3 rollay
Kaafi xaaji c.laahi
17-February-2013 at 12:49 pm
Ral madird cawa waxey ku adkan don taa R:m 5:0 r.v waxeyna ka heli dontaa
1) c.ronaldo
2)kaka
3)c.ronaldo
4)c.ronaldo
5)benzema
real guul by mr.kaafi
Ceynte
17-February-2013 at 12:41 pm
Asc salan sare aqayarta laacib waxan layabanahay ciyalka real ee xisab aan mesha oolin iskudarsanayo sanadkan wax kob ah hakutashanina waxamesha xurestay Barcelona iyo loinel messi abaneya kobka real cawa barejo ama walagabadina reer real guul daro ayan idin rajeynaya
Cawil
17-February-2013 at 11:16 am
Madrid guul 6- volcano guul darro 0 waxa badinaysaa madrid cr7 4 goals inshaa allah to night
CEL DHER AND MAREEG STATE?
17-February-2013 at 10:52 am
Real 5-1 Rayo c.7 hattrick kaka 2 golz
Cristiano ladesma
17-February-2013 at 9:31 am
REAL MADRID 2-3 RAYO VALLECANO
messi
17-February-2013 at 9:11 am
Asc akhyaarey realmadrid caawa waalaga badin doonaa laliga waxaa iskaleh barcelona
c.7ronaldo
17-February-2013 at 9:00 am
waxaas ayaa ayaa kaa koox ah wan soo badineynaa caawa hada reer real nahay real madrid 5
deeeeeekow yare vivasxbkeycaaaaaaaaaaaaaaaaano oo blues wada taaaaaaaageeeeerno
17-February-2013 at 8:16 am
waxaas mahay yihiin 5 ayaa lagaga badinayaa viva kaka ade
xuseen cabdulaahi
17-February-2013 at 7:34 am
Waan idin salaamay bahda webka hadii horay ugalo barnaamijka waxaan caawa ku qaraacaynaa naadiga tabarta yar 6 goool sedax. CR7 labo kaka hal banzima lamana hor is taagi karo real xataa hadii aad sidi man utd difaac gasho shabaqa laga ma celin karo
Amin
17-February-2013 at 7:28 am
madrid wa iney boorka iskajafta