
Tababare Wenger ayaa ku adkeeysanaya in kooxdiisa Arsenal ay ku guuleysan karto xilli ciyaareedkaan Champions League inkastoo kulanka talaadada ee ay leeyihiin kooxda Bayern Munich uu yahay mid adag.
Isaga uu waramayay wargeyska Daily Mail ayuu yiri: “Ciyaar adag ayaa nagala dhaxeeysa Bayern Munich hadii aan ku guuleysano labada kulan, waxaan sii hayneynaa wadadaas, aniga shaqsiyan waxaan u arkaa in aan ku guuleysan karno sanadkaan Champions League”.
Hadalka Wenger ee ku aadan nasiibkooda Champions League ayaa imaanaya xilli Arsenal ay dagaal ugu jirto in ay helaan booska loogu soo baxo tartanka Champions League.
Arsenal ayaa haatan ku jirta kaalinta shanaad iyaga oo leh 44-dhibic halka afar dhibic ay ka hooseeyaan kooxda Tottenham oo haatan ku jirta kaalinta afaraad.
Axmed siciid shire gaambis (sawaxili)
18-February-2013 at 9:26 am
Marka hore waxan salamaya tagerayasha blues wa rajo xuntahy haba ku fakerin champion marka hore la kulan bayern munch waxayna uqabta reer london ciic xun wayo waxay ku haysa niyadoda 2012 marki dhulka ay la goysay chelsea gurigoda guul blues and ibrahm movic
Wiilo
17-February-2013 at 8:42 pm
Wigar figradisa wa mit fican wax walban wa nasiib arsenal nasiibku ha siiyo cobkan isha alaah noqda kuwiiqada
Maxamed farax abshir
16-February-2013 at 3:18 pm
Anigu waxan u arkaa winger inusaxan yahay waxan haysanaa dhexda ugu fican iyo qabciyared wanagsan wana kabadinkarna munich
muhanad
16-February-2013 at 2:33 pm
masha alaah waa isku day wanaagsan waaye lkn ha dadaalo uun si uu ugu soo baxo chainpiong waa niyad sami wanagsan
ahmed
16-February-2013 at 2:16 pm
aniga ra yigeyga hadaan cabiro croup ka 16 hadaan byer kasoo baxno oo hadana croup ka 8 magula aadin koox kale oo adak wan raja ficanahay 4 hadaan gaarno alx lilah finalkana waaba kaan sugeynay chelsea maanaga fiican sanadkaan finalka hadaan xitaa barca isku soo aadno dhulkaan kujiideynaa meeshan women united majookto oo labo jeer oo isku xikto laga qaaday chamionka
Mazacar
16-February-2013 at 1:18 pm
Kkkkkkkk
kkkkkkkk
kkkkkkkk
kkkkkkkk
kkkkkkkk
kkkkkkkkk
kkkkkkkk
kkkkkkkkk
kkkkkkkkk
kkkkkkkk
kkkkkkk
kkkk
kkkk
kkk
kkkkk
kkkkkkk
kkk
kk
k
kkkkkkkkk
kkk
k
kkkkkk
kkkkkkkk
kkkkkkk
kkk
k
kkkkk
k
k
kk
k
k
k
k
kk
k
k
kk
k
k
kk
k
k
k
k
kk
k
k
k
k
kkkk
kkk
k
k
k
kkkkkk
k
k
k
kk
k
k
kk
kk
k
k
kk
k
k
k
kk
k
k
k
k
k
k
k
k
kkkkk
k
k
kkk
k
masuul
16-February-2013 at 1:00 pm
kkkkkkkkkkkkkkkk wenger tageerayasha ayoow niyada u dhisaaa, hadii oow rabbo ineey kooxda koob qaado ciyaaryahano ayoow keeni lahaay, eee kooxda ma oowsan domiyeeen
chelsea Tv and barce Tv
16-February-2013 at 1:00 pm
nuur sxb barcelona dhan mxa karabta only leo mesi aya gar0nka idin so galayo 11ka arsenal ay haysato jack wilshere mxu yahay arsene wenger kuso darso adna goosha gal hada rabto 22 qof aad haysato so gasho mesi le idinku filan mar danbe ha u gafin sxb xavi hernandez
ma ogtahay in hernandez u iska dhafay in kubada u ku or ordo hada wu ku laafiy00da jack mclinkisa waye xavi
chelsea Tv and barce Tv
16-February-2013 at 12:56 pm
wenger 16 san0 ayad jogta london di mateo o joga 6m0nth aya kenay l0ndon ucl
ONLY DI MATEO
THANKS FOR MUNICH DI MATEO
chelsea Tv and barce Tv
16-February-2013 at 12:53 pm
champion ma i dhahday k.k.k.k.k.k.k mr wenger byer dhibki munich lo0ku gaystay 2012 ayey idinka aarsanaysa wemblay waxa kuwada ciyari d0on0 barcelona iyo byer munich ika qora warkan
dhiirane
16-February-2013 at 12:24 pm
Waar bax dheh odayo sanka dheer leh waa koobkan barcelona oska leh
kooda aduunka vava barcelona iska riyood dheh sandheere
C.fitax-dh.mrb
16-February-2013 at 11:07 am
Waw odayga cadi ma,ahan hadiba u chamka niyada u ku hayo.viva liverpool
oscar yare
16-February-2013 at 11:05 am
Waad qaldantihin dhamaan waa uefa champions league jeentay londnn chelsea oo kaliya wiligina makeenaysaan hadana waxaa lasoo wadaa european league guul taagerasha chelsea
Naim0 ViVa ArSeNaL
16-February-2013 at 10:57 am
Haddii Championka U Qoranyahay Arsenal Way Qaadaysaa,Lkn Waxaan Aaminsanahay In Ay Adagtahay In B.Munich Laga Raayo Marka Horeba….Wenger Wuu Riyoonayaa,Qofkii Riyoodaa Wax U Rumoobaan.Waxkastaba Waxaan Rajaynaynaa In Aan Galapta Guusha Bilaabato
Emeskey wanle.weyn
16-February-2013 at 10:50 am
Waa runtis odayg wuw qati kara nasibna wuw jiraa ee marka yan lalayawin macalink wuxuwna heysta da`yar
cabdiraxman
16-February-2013 at 10:47 am
waan ku faraxsanahay anser winger inuu ku hamiyo rajadan qaadisata koobka campionka waana la qaba fikrada wayo ilma ahan inuu jiro tababare ku qibrad ah anser wingar waana qadi doonan arsenal sanadkan viva arsenal viva wilcote and wilsher
cukaashi
16-February-2013 at 10:43 am
aqyaareey aniga waxaan taaggero u ahay man utd arsnila ineey qaado maxaa diidaa mida kale sanidkii hore yaa is dhahaay chasea aya qadeeyso yaa isl lahaa marka waxaan rabaa ciyaalkaan chalsea ragby taageero ineey iska bareejeeynaayna
Mr Arsenal
16-February-2013 at 10:42 am
Nasiib Ku hungoobi Mayno dedaal Ku Khasaari mayno……… Waxkastaa waa Inaad filataa
Qabiir isboorti
16-February-2013 at 10:36 am
Wingar qarow ayu ku jira wiligey malin cadey la riyona ma arkin
nawaal abdi
16-February-2013 at 10:35 am
arsenl waxay ku guulaysanay saa champins league 2020 hada waxba meesha kuma hayaan
Nuurb10
16-February-2013 at 10:20 am
ARSENAL WAXEY SAHAL KAGA ADKAATO WAXABA UBADAN BARCA WAXA JOOGA JACK WILSHERE OO XAVI KASIYE WILSHERE WA MULUQ EE GARONKA HALAGa BIXIYO haku boteynin brcelona viva Theo walcott
oyaaa
16-February-2013 at 10:09 am
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wenger wuuuu riYooooooooo nayaaaaaa
xiis mascud daahir
16-February-2013 at 10:05 am
haaa waynu qaaadi karnaa nasiibkuuu waa mid aan la filanayn
Zahra
16-February-2013 at 9:57 am
Wey
qaadi kartaa inkastoo aan arsenal
taageerin lkn kubada ay ciyaarto
ma ahan mid sahlan wey ka ciyaar wngsantahay Woman untd iyo polo Liverpool
marka yaan layasin Arsenal
wilshere
16-February-2013 at 9:57 am
kan dhahaya barcara haku xisaabanto arsenal waligeed ayaan ka badin jiray b arca dadka lagu booteyo barca arsenal mahaqn doqon
Sharma
16-February-2013 at 9:51 am
Waan qaadaynaa insha llah
Viva somalia and gunrezz
Cabdi,kafi,Wariye,madax, banan,ah,from,south,africa,cape,town,bellville,
16-February-2013 at 9:50 am
Wengarow naftada ben ha ushegin hana sirin tagere arsenal lakin warkaga waa war adkuqanceso tagerayasha a dacada u ah arsenal wengar marka hora kasobadi p.munich waxad uhadlowhesaa qof finalka iska xadiriyay warhoy wad huruday hurdada ka kac viva king of tha london chelsea blues
Ynu wil never w alone
16-February-2013 at 9:46 am
Qof so jed ku riyoday weye winger muxu qadaya isago henry viara pires iyo dafacyada ugu culus haysta ayu qadi wayay marka ben iga dheh viva gerard ! szuares
Habiye.
16-February-2013 at 9:43 am
Arsenal 2 Bayern 1 labada lugba waan padineynaa marka wanqadaynaa sanadkan sidi chelsea an mucjiso ahan uqadaynaa intan barce rebnO viva soMalia
Dahir
16-February-2013 at 9:37 am
Macalanki Arseanal sanad walba taagerayasha Arseanal waxa uu ku abuura riyo an maraba run noqoneynii hada arsenal waa koox weyn oo laga cabsan karo awood leh xirfad ciyareed leh magac weyn leh championship neh awood uu leh in ay ku guuleysado lkn hadalka ma ahan mid sax ah wayo ciyaardooy ku filan maba heesdo sanadkaan arsan wenger neh ma rabo in uu soo ibsado ciyaryahano xifad iyo farsamo leh,
Viva Arsel and Juventus.
mohamed
16-February-2013 at 9:36 am
waan qaadeynaa sanadkaan Champions League.maxaa yeelay maanta waan ka fiicanahay sida aan aheen sanadyada lasoo dhaafay marka waan ruxi doonaa sanadkaan
Caaqil114
16-February-2013 at 9:32 am
kkkkk wuu riyoonaa waa dhici kara ineey qaadaan laakiin marka bal haka soo baxaan bayermunich, tan kalena xisaabta haka darsado ineey barca ku jirto championka kkk. viva barcelona
mohamud_milner 7
16-February-2013 at 9:28 am
waa qaadi karta haday uciyarto si fcn viva mancity and barcelona
musa
16-February-2013 at 9:16 am
way qadi karta wayna qadi donta insha allah