
Tababare Jose Mourinho ayaa la fahamsan yahay inuu ku ciqaabay Gonzalo Higuain qaab ciyaareedkiisa hoos u dhacay iyo miisaan ku kordhay culeyskiisa.
Ciyaaryahanka reer Argentiana ayaa lagu soo waramayay in isbuucaan la siiyay afar maalmood oo fasax ah isaga iyo Alvaro Arbeloa iyo Luka Modric, madaama seddexda ciyaaryahan ay ganaax kaga maqnaanayaan kulanka habeen danbe ay Real Madrid la ciyaareyso Rayo Vallecano.
Si kastaba, sida laga soo xigtay Marca, Mourinho ayaa ku wargeliyay Higuain in fasaxiisa laga jaray hal maalin oo laga dhigay seddex maalmood madaama weeraryahanka uu ku jiro qaab ciyaareed liita.
Mourinho ayaa sidoo kale doonaya in ciyaaryahanka uu dib u helo taam ahaanshaha jir ahaaneed, isagoo isbuucyadii u danbeeyay miisaan uu ku kordhay.
Higuain, oo lix kulan aan wax gool ah dhalin ayaa lagu soo waramayaa inuu ka carooday isbedelka lagu sameeyay qorshihiisa fasaxa ee ku qaadan lahaa England.
NOURI HAZARD
17-February-2013 at 2:56 pm
cr7 ayn wadanaa malcabu axlaamna isgaa ka talin
Cabaas
17-February-2013 at 2:39 pm
Slm sare dhaman asxaabta sportiga iyo bahda laacib sln kadib dadka
dhahaayo man u ayaa badinayso kunad waxay kayaqanan majirto wayo real waa nadiga 2 aad ee adduunka xagay joogtaa manu isku xishooda man u waxaaba laciyaaraya reer kpp ( kaasapalpalare) ex viva kpp
cabdi budle
17-February-2013 at 11:25 am
anigu waxaan qabaa man u inay kudaysay waayo isku awood maaha koolku waanasiib laakiin tamar umahayo man u
ibra isleged wa tagera wayn oo man utd ah
17-February-2013 at 11:11 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkk Aar markuu united waxba ka qaadi waayay buu difaacyadiisii iyo sagaaladisii ku xanaaqay waliba saasaa casharadii van goal iyo wayne rooney kuugu hadheen viva oldtraford
Abdifitaaxmaxamed
17-February-2013 at 10:26 am
Dhaman taageraha man waxa ladhihi karaa man wa ay gaaren muhiimada ay dooneysay man united gurigeda awood ayey ku ledahay marka iska dheh man 3 goal real 0
Wa wiilasha buulada al barako
17-February-2013 at 9:36 am
Man u wey kudeysay by wa wilasha bulada iyo al baraka shini shergam
Wa wiilasha buulada al barako
17-February-2013 at 9:35 am
Man u wey kudeysay by wa wilasha bulada iyo al baraka
Duq shini
17-February-2013 at 9:28 am
Man u wey iga fakata wa ino lugta 2 aad jose wu ku saxanyahay ganaaxa Haguin
Qabiir sare ibraahim
17-February-2013 at 7:23 am
Akhyaarey madrid wey idin deysay goobkaan wey ka hartay waxaana qaadi doona man u
Abinaash
17-February-2013 at 5:50 am
Manchester markaste wey ka awod badantahay real
cumar barcelona man utd for ever
17-February-2013 at 2:01 am
marka oo ciqaabayo asiga miya dhalay dee fifa barcelona and manchester united
nuurdiin
16-February-2013 at 11:40 pm
kkkkkkkkkkkkmkkkk
super F.LAMPARD
16-February-2013 at 7:43 pm
waxan layaabanahay taageerayaasha united, o indhaha ka xiran , miyaadan ogeynina in taariikhda dib loo ego.
Abdifatah villa
16-February-2013 at 7:26 pm
K.k.k.k.k.k.k.k.k. Jose caadi ma,han
Nuurb10
16-February-2013 at 6:56 pm
Man u miyaa garee real sanada hada dhimana waxa war gusugaa lugta labaad viva kaka and özil Dimarea to ronaldo
Happy Da'udka
16-February-2013 at 6:29 pm
Good weye
khadar(rooble)
16-February-2013 at 6:15 pm
kolkuu united goolkadhalin waayay miyuukucadhooday kkkkkkkk united guuuuuuul aan u rajeenaa inshaa allaah