Pep Guardiola Oo Doonaya Gareth Bale Islamarkaana Saxiixiisa Kula Tartami Doona Kooxda Real Madrid. | Laacib.net
Home » Horyaalada » Germany » Pep Guardiola Oo Doonaya Gareth Bale Islamarkaana Saxiixiisa Kula Tartami Doona Kooxda Real Madrid.

Pep Guardiola Oo Doonaya Gareth Bale Islamarkaana Saxiixiisa Kula Tartami Doona Kooxda Real Madrid.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 16-02-13 10:10 AM

article-2279453-179C39DC000005DC-291_636x418

Pep Guardiola ayaa diyaar u ah inuu Real Madrid kula tartamo saxiixa ciyaaryahanka Tottenham Gareth Bale kaasoo lagu qiimeynayo 50 milyan ginni.

Tababaraha soo socda ee Bayern Munich ayaa isha la raacaya ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ka hor inta uusan u dhaqaaqin xagaaga sida ay sheegeyso Daily Mial.

Wargeyska ayaa tibaaxaya in Guardiola gacanta loo gelin doono 100 milyan ginni xagaaga, waxaana raga u qaabilsan suuqa kala iibsiga kooxda Bayern ay durbababa isha la raacayaan xiddigaha sarsarre ee liiska ugu jira.

Waxaana jariirada England ka soo baxda ay sheegeysaa inay ogaatay in Bale uu maskaxda kaga jiro tababaraha soo socda ee kooxda Bayern Munich.

Mustaqbalka Bale ayaa ahaa mid si aad ah looga hadlayay sannadihii u danbeeyay, waxaana mar kale la filayaa in xagaaga laga hadli doono sidoo kale mustaqbalkiisa.

Waxaa sidoo kale la ogsoon yahay in Real Madrid ay ugu cadcadahay saxiixa ciyaaryahanka reer Wales marka uu ka tago White Hart Lane.

Laakiin Guardiola oo Bayern Munich macalin u noqon doona xilli ciyaareedka soo socda ayaa diyaar u ah inuu saxiixa Bale kula tartamo Real.

12 Responses to Pep Guardiola Oo Doonaya Gareth Bale Islamarkaana Saxiixiisa Kula Tartami Doona Kooxda Real Madrid.

  1. HASSAN FAQI Reply

    18-February-2013 at 5:53 pm

    asc,, g.bale ku soo dhowoow fc dekedahaa ee mugadisho waxaad noqoneesaa fantastic

  2. Yahye yare Reply

    18-February-2013 at 11:44 am

    Greth bele wan kula talina inu adin real balse u aado bayan munch wa kox qatar ah kock ficn ayey haystan by

  3. Abdikaafi Reply

    16-February-2013 at 3:55 pm

    Beel welcome elman team to muqdisho waxaad noqoneysaa ciyaar yahan qadara ah

  4. Taamir ZAKI Reply

    16-February-2013 at 2:35 pm

    bale waxaan kula talin lhaa in aadan labada kooxood waayo waxey heystaan ciyaaryahaano ku filan waxaad geli kursiga keydka haisku tagin labada kooxood meelna hau ga tagin England

  5. daadir sanka Reply

    16-February-2013 at 2:34 pm

    g.bale wa ciyaryahan mustaqbal leh welcoma chelsea . barcelona

  6. MOHAA YARE Reply

    16-February-2013 at 2:07 pm

    Gareth Bale waxaa jeclaan lahaa inu yimaado kooxda REAL MADRID sabaabto kooxda waa ku yelan karyaa magac fican oo sida OZIL & di maria & benzema . WELCOME TO REALM MADRID EVERYBODY AND U TOO SXB …

  7. Abdifatah villa Reply

    16-February-2013 at 1:09 pm

    Bale waxa kula talin laha inu Bayern munich ku biiro hadu real tago sida kaka o kale aya u danbenesa

  8. *ahmed Reply

    16-February-2013 at 12:39 pm

    asc wad mahad san tihiin kuli macami sha shabkada laacib.net bale to welcome man city

  9. zakaria Reply

    16-February-2013 at 11:50 am

    ANNAKAA LEH BALE KKKKKKKKKKKKKKK

  10. Salman man u waddani Reply

    16-February-2013 at 10:47 am

    Bale go real madrid it’s better 4 u pcoz less more more less.

  11. Salman man u waddani Reply

    16-February-2013 at 10:45 am

    Bale go real madrid it’s better 4 u

  12. ali horseeeed Reply

    16-February-2013 at 10:37 am

    wow bale inaga iska leh real waxba noo sheegi maayaan lacag baan haysanaa waan ka dulqaadaynaa ciyaartooy aan ku badalanana waan haysanaa welcome to buyern viva buyer

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>