
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in kooxda Liverpool ay si weyn uga fikarayaan in ay kooxda keenaan xagaaga dambe weeraryahanka kooxda Spartak Moscow Emmanuel Emenike iyaga oo ka baqaya in Luiz Suarez uu kooxda ka huleelo .
Inkastoo Suarez ku celceliyay in uu ku faraxsan yahay in uu baaqi ku sii ahaado Liverpool hadana mas`uuliyiinta kooxdaas ayaa ka welwelsan mustaqbalka laacibka ee Liverpool maadama ay sii xoogeysanayan wararka laacibkaas la xariirinaya in xagaaga dambe inuu aadayo kooxda Bayern Munich .
Liverpool ayaa si weyn u kormeereysa laacibkaasi reer Nigeria oo qiimihiisu uu gaarayo 10 milyan oo gini xilli sidoo kale la sheegayo in kooxaha Arsenal iyo Reading iyana rabaan farsamada laacibkaasi sida wargeyska Izvestia ee ka soo baxa Russia sheegayo.
Waxaa xusid mudan in xidigaan qarankiisa Nigeria uu u horseeday in ay qaadaan koobka qaramada africa ee South africa lagu soo gabagabeeyay isaga oo u soo dhaliyay 4 gool.
Mahad cabdi maxamed
26-February-2013 at 5:08 pm
In kasto an tagerin liverpool lkn hadi ciyaryahankas kuso biro waxu badal u noqon suares o waxa u awuri kara fursadaha u awuro suarez
Cabdiraxmaan Ziizuu
20-February-2013 at 11:38 pm
liverpool waxeey u baaahntahay waa goalkeebar iyo daafac iyo garab qatar ah
Abdalla Reds
20-February-2013 at 11:04 am
Ugu horeyn asxaabta wan idin salaamey salan kadib sxbyaal redska waxey u baahan tahay goolkeeper bedela reina iyo difaacyo ad u adag weerarka iyo dhexda waa iska ok emanual hadii uu imaanayo welcome
Liban.jobane
19-February-2013 at 5:02 pm
Hadan kahadlo daafaca liver daafac la’aan ma heyso ee waxeysan heysan weerar adag & dhex adag. Weerar adag hadadan heysan difaacyada kooxda aad wajaheyso ayaa fursad waxey u helayan iney weerar kale oo dheerad ah kugu soqadan marka liverpool weerarka ha adkeso markas difaaca nasiino ayey helayan & iney weerartaman guulna wey gaari karan mar walba
Liban.jobane
19-February-2013 at 4:54 pm
Africa star wellcome to liverpool madama anan heysan wax weerar ah jinsiyadenana wamuhim in mesha laga arko madama an african nahey asxaabteda reer liverpool waxan ku boorinaya iney dulqad muujiyan iskasto anan heysan gool keeper wanagsan reina filinkisa wa fashilmey ciyarti man city ayuna fashilmey
C.fitaax saciid mxmed
18-February-2013 at 12:40 am
C.fitaax scd Asc asxbta aniga waxan dhihi lahay arsinal goojka haa isgadayo calcibinta uu gadayo wcs
Cabdulaahi cali
17-February-2013 at 8:32 am
Emmanuel emnekia waa warar yaan cajib ah welcom to reds
Caaqil114
16-February-2013 at 6:08 pm
emineike waa xidig jira laakiin weerar uma baahna liver difaac iyo baalasha ayey rabtaa. viva liverpool
Fitaaxlfc4life
16-February-2013 at 5:35 pm
Emenike waaaaa nin xooogan kubadana dhamees tiri kara ganbinaaaya shot na leh marka aaad aan u jeclaan lahaa in kooxda lakeeno iska ilaw garab suares 7 garab ah geena sturridge 11 bidix saraaaa 2 werar emenike iyo 9 kale waa macquuul iyo 2 , 3 , 4 , keeper waa waajib
Abwan jacel
16-February-2013 at 5:34 pm
Asc asxabta sln guud kadib waa in lakenaa sida kaka vmbasi welkot guul waarta liverpool
Cabdi
16-February-2013 at 3:08 pm
Waxaa isweydiis mudan yaadal bada ciyartoyda werarmaxan uga baahanahey mabaheysan goolhaye iyo dufaac viv reds
N.shein
16-February-2013 at 1:44 pm
Saaxib sare xudeyfa syl sln la mida akhayarta dhaman wad slmnthen aniga ahan waxan leyahay hanalaga badalo raina inte kale wey ficanyehen lkn wa in lagu sodara werer iyo 2 difaac o wngsn viva rdeska guul wcn birito in sha allaah
N.shein
16-February-2013 at 1:43 pm
Saaxib sare xudeyfa syl sln la mida akhayarta dhaman wad slmnthen aniga ahan waxan leyahay hanalaga badalo raina inte kale wey ficanyehen lkn wa in lagu sodara werer iyo 2 difaac o wngsn rdeska guul wcn birito in sha allaah
Farah
16-February-2013 at 1:20 pm
Kuwan wey ka dhacsan yihiin tores maxu qabana weyba ka dhamatee chelsea aya wastay mustaqbalaka torres
Abdifatah villa
16-February-2013 at 12:59 pm
Salaan sare xudeyfa syl iyo dhaman asxbta reds sxb xudeyfa syl wa runta kooxda waxey u bahantahay daafacyo adag iyo goalkeeper fcn wana in la kena VIVA LIVERPOOL
Xidiga sanadaka 2013 viv Mata
16-February-2013 at 12:55 pm
Kkkkkkkkkk torrs 80 milyan kayar kuma solabanaya liverpool viva tors
xudeyfa syl
16-February-2013 at 12:53 pm
Sln sare asxbta reds sida caaqil n shein villa iyo dhaman asxbta kale mida kale asxbta dheheysa tores hala soceliyo ilama ficnaa fikir ahaaan mida kale xidiga rer afrca wan so dhaweneynaa suaarez meel uma socda ogaaada hadaan nahy liverpoll dhibka mesha uu ka jiro wa dafac dambe goal haye iyo sida nin downing cml ah oo karoos keni kara viva liverppol
Adam aquilani
16-February-2013 at 12:43 pm
Wan ku so dhoweneyna .lfc.lakin lfc.ma jecla black player.viv lfc.wan idin salamaya asxabta lfc.tagerto.
C.fitax-dh.mrb
16-February-2013 at 11:00 am
Suarez hadi u tagayo wa,in f.torres lasoceliya sababto ah hadi torres u solabto waxu noqodona sidi 2007-2009 u aha..viva liverpool
Cade
16-February-2013 at 10:46 am
Wan so dhawaynaya lakin hadi u szuares baxo wa in tores laso celiya