
TV-ga Sports 1 ee ka soo baxa dalka Jarmalka ayaa sheegaya in naadiga Bayern Munich u muuqdaan in ay soo afjareen hishiiska gool dhaliyaha kooxda Borussia Dortmund Robert Lewandowski .
Sida TV-ga laga soo xignayo labada koox ayaa isla gaaray hishiiska ku aadan in laacibkaas u wareego Bayern Munich balse weli saxiix uusan dhicin, waxaana lagu wadaa in arinta la xariirta hishiiskaas la shaaciyo 27-ka bishaan .
Madax kooxda Bayern Munich ayaa diiday in uu ka hadlo waxa ka jira warkaas isaga oo u waramayay Sky Sports ayuu sheegay in labada koox ay arintaas horay uga wada hadleen.
Ma kala cadaan weli in kooxda Bayern Munich bixinayaan lacag gaareysa 30-milyan oo euro waana qiimaha uu laacibkaas 24-sano jirka ah uu ka joogo suuqa ama in ay sugayaan inta uu ka dhameysanayo hishiiskiisa oo ku siman sanadka 2014-ka .
Waxa ayna arimahaan soo baxayaan xilli kooxda Borussia Dortmund iyana isha ku hayaan weeraryahanka Man City Dzeko kaasi oo laga yaabo in dhamaadka xilli ciyaareedkaan ay kooxdiisa iska iibiyaan.
Khadar nuur fiiq cadeey
19-February-2013 at 6:21 am
Wuxuu ku haboon yahay real madrid ama barcilona
Cabdirisaaq_miami
17-February-2013 at 12:37 pm
Laacibka waxauu,uqalmaa ,manuntd
daahir (qaataale)
17-February-2013 at 8:50 am
Welcome Lowendowski wa laacib qatar ah kuna wanagsan in la keeno Bayern munich
abdi america
16-February-2013 at 8:28 pm
kusodhowow arena
wiilka shidN
16-February-2013 at 5:36 pm
asca all aqayarta yarka dhahayo.wellcome.to arsenal mishan maba malaha laga qato ciyartoyda raqesta ah arsenal.taqees gad wayo
Abdifatah villa
16-February-2013 at 12:20 pm
Lewandowski welcome to Arena stadium
Best boy
16-February-2013 at 11:53 am
Waa sax bayir munich way iqalantaa
Qoor kaa he
16-February-2013 at 11:43 am
Waa qalad
S.kayfka
16-February-2013 at 10:49 am
Waa sax