
Didier Drogba ayaa kula soo laabtay kubada cagta qaarada yurub gool isagoo kulankiisii ugu horeysay ee kooxda Galatasaray gool kula dabaaldegay shan daqiiqo ka dib markii uu kursiga keydka ka soo kacay.
Weeraryahanka reer Ivory Coast ayaa shabaqa soo taabtay kulankii ay 2-1 Galatasaray kaga badiyeen kooxda Akhisar Belediyespor, waxaana uu ahaa goolkiisii ugu horeysay ee Yurub uu ku dhaliyo tan iyo finalkii Champions League ee 2012.
Drogba ayaa kubad madax aheyd oo xoogan u dhaliyay Galatasaray oo uu hogaanka u dhiibay daqiiqadii 68aad, ka hor inta uusan labo daqiiqo ka dib goolka kale u dhalin kooxda Gala Yilmaz.
Drogba ayaa sideed sanno ku qaatay Chelsea, waxaana uu ka tagay Stamford Bridge xagaagii hore, isagoo xilli ciyaareedkiisii ugu danbeeyay kooxda la qaaday Champions League iyo FA Cup.
Dacad yare
18-February-2013 at 9:49 am
Hahahahahahaha
Burak yilmaz
16-February-2013 at 2:35 pm
Mrka hore wxn salmeya dhman dhalinyarada sportska xiiseyso mida kale aad ayan ugu faraxsanahay kulankixaley drogba gool ugu dhaliyey waan dawanayey ciyaarta marku drogba sogaley ayey isbadashey ciyaarta 3 daqiqo kadib ayu dhaliyey goolka marku sogaley drogba ku so dhawaaw turk telcom arena stadium iyo galatasaray waxan ku rjeyna guul waaweyn by viiiiiiiiiva galatasaray. Drogba welcome to stanbul
Suldan nuur
16-February-2013 at 1:56 pm
Kkkkk war midkan barna la baxay somaliga dhabta ah ayapa dhibaaya marka jawaab malahan mida kale wax isir naceeb ah meshan lagama ogala waa bog sports viva luis nani
Lafoole
16-February-2013 at 1:35 pm
Drogba waa weeraryahan khatar ah koox walba oo uu tagana wakii gool udhaliya drogba waa halaq lamana celinkaro walle championka waa la isagu soogalay haduu drogba ba joogo. By by by wan idin salamay dhaman umada somaliyed meelkasta oo adjogtan waxan idin rajaynaya khayr
Abdifatah villa
16-February-2013 at 1:17 pm
VIVA ALL AFRICAN PLAYERS
c/risaaq c.laaho istiila
16-February-2013 at 10:31 am
wa tageraha weyn e laacib .net iyo arsenal arsenal guuuuuuuuuuuuuul ayan urajeynaya sxb
carte
16-February-2013 at 10:31 am
chelsia guuuul chelsia guuul
c/qaadir c/laahi maxamed
16-February-2013 at 10:28 am
juve caawa wacdaro ayey dhigi donta tagerayasha roma ha quustaano igana raali noqdo
carte
16-February-2013 at 10:22 am
sxb kan le waxan ahay bahda laacib.net miyuu waalanyahay wamaxay kama helo dorogba ma man unted buu taageraa tolow kkkkkkkkkk wad kuqasbantahay all afrikan tagerada dorogba kkkkkkkkkkkkk guuuuul chelsia fc
Mahamud sigad
16-February-2013 at 10:19 am
Kan barna labaxay waa taageere manchester doqonimadiisa halkaas ayaan ka arkaa shuruucda laacib.net maxaa drogba udiday…walee xiyaalka darbi jiifta iyo manchester waxanaga haysta…kkkkkk
c/qaadir c/laahi maxamed
16-February-2013 at 10:18 am
anigoo ah wareyiha cayaraha idacada danan ee magalada muqdisho ugu horeyn wad salamantihin bahda laacib waxan ahay tageraha weyn ee arsenal waxana donaya inan fekerkeyga guud inan ka dhiibto kulan xiisaha leh ee horyalka qaarada yurub arsenal iyo bayer munich waxan rajaneynaya inuu kusoo idlaado 1=0 oo ay ku adkaato arsenal waxana udhalinaya xidiga theo wolcott. byeeeeeeeeeeeeee laacib
Fitaaxlfc4life
16-February-2013 at 10:11 am
BarNaa soo baro qoraaalka luqada Somali-ga ah kadib dooqaaaagana meel ku gaar ah ka raadso halkan waa web bulsho ruux dooqiisna lagama hadlo waaaaaaaaa sports abaaaaaah
Nokia
16-February-2013 at 10:03 am
Wan idin salaamay drogba wa ci yar yahan haba shalo ayan le yahay
xidigoow
16-February-2013 at 9:55 am
warya barnaa kac reerka canjeerada u dub, halkan waa sports network free ah qofkastana kuso bandhigo his favuorate sport no isir naceeb.
qadhoosh
16-February-2013 at 9:29 am
Ciyarta cawa dhaceso ee juva. AS.ROMA saadali aniga ahan waxa badinayo ASROMA. Cacawa insha alah
Sieed Ali
16-February-2013 at 9:14 am
Midkan Labaxay Barna Oo Kuhayo kama Helo Drogba Meshan Mataalo Kahelid Iyo Kahelid La’Aan wayo Meshan waa Shabaqad Looga Hadlo Ama Lagu falanqeeyo Sports-ka Marka Doqaaga La Aad Kurigaga Halkaas Aa Qofne Kugu Hesanee
mahash
16-February-2013 at 9:03 am
sxb bashal drogba waxaad tahay nin African wadanahay hakuu macaato ayaan kuleeyahay meshada kasii wado shaqadada
mahash
16-February-2013 at 9:00 am
sxb bashal drogba waxaad bahay nin African wadanahay hakuu macaato ayaan kuleeyahay meshada kasii wado shaqadada
Barnaa
16-February-2013 at 8:48 am
Waxaan leyahay shurucdi laacib .net yaan lugu soo darin drogba sababto ma u agaani aniga oo ah bahada laacib.net kama helo drogba waxaa ko goray aadan barnaa