
Tababaraha kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa sheegay inuu u baahan yihiin inuu kooxdiisa ku soo daro ciyaartoy qibrad leh xagaaga.
Tababaraha Reds ayaa soo arkay in kooxdiisa ay inta badan ka sibxatay fursadii ay u heli lahaayeen Champions League ka dib markii guuldarro ay isniintii ka soo gaartay West Borm, ka hor inta aysan guuldarro kale ka soo wajihin Europa League, taasoo sii yareyneysa fursadooda ay u heystaan inay koob ku qaadaan xilli ciyaareedkan.
Rodgers ayaa aaminsan in Liverpool ay qasab ku tahay inay bedesho siyaasadeeda suuqa kala iibsiga ee ay ku keensato kaliya ciyaaryahano da’ yar oo mustaqbal leh, islamarkaana ku bedesho siyaasad u ogolaaneysa inuu ciyaaryahano qibrad leh kooxda ku soo darro.
“Waxa ugu weyn ee aan u baahanahay xagaaga waa inaan keeno ciyaartoy qibrad leh, ciyaartoy caawin karta ciyaartoyda aan haatan heysano” ayuu Rodgers u sheegay Daily Mirror.
“Taas ayaana ah xaqiiqda jirta, maanan aheyn kuwa fiican. Si aan halkaas u gaarno waa inaan noqonaa kuwa natiijo joogta ah helo, waana inaan horumar sameynaa maskax ahaan.
“Farsamo ahaan awood aad u weyn ayaan leenahay, taatiko looma baahinin, xaaladooda iyo baahida shaqo waa mid sarre, sidaasi darteed waxa kaliya ee ka maqan waa in maskax ahaan la dhiso, si aan taas u sameyno waa in la helo ciyaartoy qibrad leh.”
Ismaacil isxaq
20-February-2013 at 8:29 am
Warka macalinka waa sax waxana soo jeedinayaa in la siiyo waqti uu koxda ku dhiso macalin walbo waqti ayuu u baahan yahay
sheekhanaa
17-February-2013 at 1:19 am
sxb wuxuu sheegayo malahan first tabaraha hala eryo hana la keeno tabare caalami ah sida marimho ama gardiola marka xigta laaciin aduunka laga yaqaan oo qibrad leh lkn hadeer isagaa ayaaba asqysan looma baahna ciyaartoy cusub waayo isaga ayaaba waalaya kooxda
Maxamed axmed LFC
16-February-2013 at 7:14 pm
Waaa sax hadalka walalkey dubai ey ugu qorantagay tageraha liverpool waligod maniyajabin hadana maniya jabi donan xalkuna waa isbadala hadii lahelo ciyartoy qibrad kuleh sida ciyartoyda uu soo xusay wana kuracsanahay 100%
Mulac
16-February-2013 at 6:51 pm
Waxay.ubahantahay.sneijer.drogba iyo kepar qibradleh
Happy Da'udka
16-February-2013 at 6:40 pm
Marka waxan inta ka salamaya bahda laacib.net o chance kan dahabiga ah nasiisay… Tankale. Cade: ayan isku fakirnahay runtii teamka qabka ciyarta aad bey u wacan yhn balse waxa lo bahan yhy wa medfiled defendce iyo difaac dhexe o xoogan + goolkpr inta hadan helno teamka wu is racaya arintu tabara ceyris matagno wa intaa laga dhisaa kaliya mahasanidiin
Caaqil114
16-February-2013 at 6:08 pm
abdifitaax villa waan kaa qaaday sxb mid la mid ah igahano, intaa salaantayna waan salaamayaa, tabaraha waanku raacsanahay inla keeno rag qibrad leh iyo kuwo kooxda dhaqaajin kara, kuwa flopka noqday iyagana inla iska fasaxo. viva suarez and gerrard.
N.shein
16-February-2013 at 5:57 pm
AX.Viva salan sare asaaxabta dhaman wa sax hdalka coahka wana lobahanyahy ciyarto qibradleh dhaman wad salamantihe taageera lvrpol
cabdullahi
16-February-2013 at 5:42 pm
asc waxan oran lahaa halakeno ciyartoy qabrad leh
Fitaaxlfc4life
16-February-2013 at 4:54 pm
Dhibka waaaaa ownerad waxa ey dooonan lasoo gadaa cayaaar yahan 23 sano ka ween in kooxda lakeeno marabaan taasi waxaa ku cad in macalinka kooxda shaqadiisa xuriyad u heysan ninkii been u maleeya wesley sneider tababaraha wu jeclaa in kooxda lakeeno lkn waxaa ka diiden ownerada waxey doonayaan mustaqbal dheer kan dhawna xoog ey rabaaan in ey kumaraan lacag wey dhiibaaan lkn si qaldan in loo maamulo ey ku taliyaaaaan viva loverpool odayaaaashan marekanka ah ganacsi ey rabaaan lkn kubad daacad kama ah
Shafka
16-February-2013 at 4:48 pm
Liverpool wexe u bahantahay No7 iyo No11 aye u bahan tahay sida hary kewell iyo smicer wagey jogen inta kale we ka dhisantahay hadi la helo labada nin oo bareshar ka shida balayasha hala keno
Duubi
16-February-2013 at 4:24 pm
Ani marki hore ayan idin sheegay kan tababare ma ahan sababtoo ah suuqa oo furan iyo snadjer oo diyaar ah ayuu waxow ka doortay countinho oo ciyal ah hadane stturedge ayoow keenay meeshoow ka keeni lahaa strker weeyn oo laga baqo war tiimkii dhamay waa under 23 wa maxay sababta barcelona fiiri xavi ,ineista . Boyol
juventuus adre birlo. vunic. Anelka
real madrid.
X.alonso .khadira .ozil
waxaas dhan waa dad mac quul ah liverpool waagi aay joogeen
finaan . J.riise .hayppi .x.alonso . Mascherano . Riara . Bapel. Torres
markaas kooxda walaga baqi jiray dad macquul ah ayaa joogay lkin hada goobtii goob ciyaal ayey isku badashay ani waxan qabaa in la ceyriyo tabaraha oona lakeeno tabare aanan britesh aheyn kooxdana soo iibsataa kaka iyo falco ama cavani iyo goolkiper iyo 2 difaac waxan jeclan laha iney igu racan fikikeeyga tageerayasha aanan niyad jabin waligood viva RED .YWNWA
Abdifatah villa
16-February-2013 at 4:20 pm
Salaan sare dhaman asxapta REDS sida Xudeyfa syl, Caaqil iyo N.shein. Aniga waxa qaba in goolhaye fcn iyo daafacyo adag in la keeno kooxda kdib wax walba dhag aye noqonayan VIVA REDS
c.wahab
16-February-2013 at 4:16 pm
aniga waxan la yaabay liverpool marka eey la dheeleeyso team adag waxey dheesha ciyaar ficn lkn marka ee la dheeleeyso kooxa yar yar waa tacbaan waa maxay waxaas viva liverpool
Aden
16-February-2013 at 3:40 pm
Liverpool hal cilad ayaa haysato mida kobad waa lacag laan mida kale ninka ciyaartoyda usoogado halaga cayriyo
gacal nani
16-February-2013 at 3:37 pm
Liverpool waa koox weyn lkn waxaa tababare u ah mid aanan wax 0geyn tababarahaan hadii laga badalo h0rumar wey gaarayaan la,aantoodna championka xiisa ma leh man city oo kale ayaa iska jooga oo wareega koowaad dhaafi la,a viva reds
sadaq yare
16-February-2013 at 3:12 pm
wlh waa run ciyartoy ma heyasano ee ciyaar toy ayan rabna
Farah
16-February-2013 at 3:07 pm
Qibrad wu leeyahay dhismo sare ee ciyartoyda aya ah wax da.yar ah e macalinka daya wad arag habka ciyarkoda awoda badan quruxda badan e waxa ka dhiman o kaliya difacan beerta ah iyo 2 nin o qibrad leh o dhax iyo af hore ah
Sadiiq yare
16-February-2013 at 3:05 pm
War kan tawabare maaha ha is kaga tago koxda daglish ayaaba dhamay
Cabdi
16-February-2013 at 2:56 pm
Waxaloobahan yahey in anadkeyno ciyartooyda wayowey wey isdhiben
Cade
16-February-2013 at 2:56 pm
Hadal loma bahna 5blyer golkeper 2difac 1 midfl defender iyo ha garab werar lana dira borini downing alen raina carol lacagtodana 5ta lagu so gada hadi medfil defender laheli laha sidi alonso gerrard fursad u golal uku dhaliyo ayu heli laha lkn hada marwalba gadal ayu udagaya wayo temku difac mahayo lucas wuka so bixi la yahay boski alonso baneyay reds fans ma igu rac santihin viva gerard + somalia
M.dack
16-February-2013 at 2:31 pm
Hada le miyaad ogaty mrko suuqa xermay war kan tababare ma ahan mrka waxaan dhihi lahaa meel kale iska tay tayo waayo hada le fahmoya in lo bahan yahay ciyaartoy qibrad leh asigabo qibrada ma lahan meshka iskaaga tag runta waxa ku shego la’ dahay
Ugas Suarez
16-February-2013 at 2:12 pm
War ninkan mesha waxba kumahayo runti waxa ufican inu iskaga hulelo Reds hadi usi jogo wuxu udiraya seria b
abdirahman hargeisawi
16-February-2013 at 2:12 pm
run ahaantii wxn ubaahanahay ciyar yahano khibrad leh waa sida uu usheegay brendan rodgers,, hadda kubadayadu aaadbay u fiicantahay wxa kaliya oo naga dhiman waa khibrad lagu caawiyo captain steven gerrard
qoslaye
16-February-2013 at 2:05 pm
Dorogbo keena dheh hadaad qibrad rabtan iyo pirlo
BASAY AHMED
16-February-2013 at 2:03 pm
war xagaga maxa lagu gaara mel aya nagala haystda sadax game cosagative mabadini karna mucjiso san nadiga halo dhamo hadii kale arsinal hata wanka xumaneyna
xudeyfa syl
16-February-2013 at 1:52 pm
Ugu yaraan ila 3 ciyaryhn oo waayo araag lo bahanyhy mida kale nadiga qeybta daambr wat kadansanthy viva reds