
Gool cajiib ah oo uu dhaliyay Mario Mandzukic iyo goolkii ugu horeeyay ee Arjen Robben ee xilli ciyaareedkan ayaa ka caawiyay kooxda Bayern Munich inay 2-0 ku garaacdo kooxda Wolfsburg, taasoo ka dhigeysa inay hogaanka horyaalka Bundesliga ku qabtaan 18 dhibcood.
Ciyaaryahanka hogaanka u haya gooldhalinta horyaalka Mandzukic oo aan la dhicin wararka saxaafada ee sheegaya in Bayern ay dooneyso inay la soo wareegto xiddiga Borussia Dortmund Robert Lewandowski ayaa si aan caadi aheyn u dhaliyay goolkiisii 15aad ee xilli ciyaareedka daqiiqadii 36aad.
Ciyaaryahan Arjen Robben oo bedel ku soo galay ayaana dhamaadkii ciyaarta shabaqa ku hubsaday goolkii labaad, iyadoo Bayern ay si xowli ah ugu dhawaaneyso horyaalkeedii ugu horeysay ee tan iyo 2010kii.
Waxa ay badiyeen 18 ka mid ah 22 kulan oo ay ciyaareen xilli ciyaareedkan oo ay ku jirto shantii kulan ee ugu danbeysay ee ay marti ahaayeen. Kooxda FC Hollywoord ayaan sidoo kale wax gool ah laga dhalinin tan iyo markii uu horyaalka dib u bilowday ka dib fasaxii qaboobaha.
Bayern, oo booqan doonta Arsenal wareega 16ka ee Champion s League ayaa leh 57 dhibcood, halka kooxda difaacaneysa horyaalka ee Borussia Dortmund ay leedahay 39 dhibcood kuwaasoo maanta martigelin doona Eintracht Frankfurt, iyadoo kaalinta 3aad Bayer Leverkusen ay qaabili doonto kooxda kaalimaha hoose ee Augsburg.
muxiyadiin
18-February-2013 at 12:31 pm
bayrn uma arko in ay ka badin arsenal waay arsenal jeerahan wareeg 16 uma ay soo bixin dhanka kale bayrn ciil weyn bay uqaba taa ingiriiska sidaan u ogay sand kii hor bayrn iyo chelse kulan kii guriga bayrn aniga fikir aan qabo waa ay badin arsenal sikastab ha noqotee
Ahmed yaasiin
18-February-2013 at 8:29 am
kkkkkkkkk ….. fc bayern …way jiidhaysaa…arsenal…bilaa hadal…..guddoomiyaha …fc ..bayern,,, ee ..u fadhiya …magaalada ..hargeisa…kkkkkkk..waa xaqiiq ..bayer ..final kama hoosaynayso….viva…fc bayern in germany…
Ahmed yaasiin
18-February-2013 at 8:25 am
kkkkkkkkk ….. fc bayern …way jiidhaysaa…arsenal…bilaa hadal…..guddoomiyaha …fc ..bayern,,, ee ..u fadhiya …magaalada ..hargeisa…kkkkkkk..waa xaqiiq ..bayer ..final kama hoodaynayso….viva…fc bayern in germany…
hassan
17-February-2013 at 2:49 pm
arsenal vs bayern waa ciyaar adag aniga waxaa tageera lababada nadi nadiga koowaad arsenal waxaa umaleena arsenal baa badineesaaaa 3.1 viva arsenal bayern
Wiilo
16-February-2013 at 5:35 pm
Wan idiin salamay tageera yasha qiima habadan e arsenal dhaman tiin bayal watim arsenal wa tim haday laabo tiim isku dha cana mid ayaa raya arsenal wayhay sata cayartoy u kenta guul waxana u rajeyna guuuuul aykagarto bayal iyo kob ayku faraxdo hadan nahay tagera yasha arsenal waku qacsanahay waxay tahay arsenal wayo watim aad u mudan in lagu qanco viva tagera yasha arsenal iyo arsenal hadal wax kama qado arsenal viva
Zahra
16-February-2013 at 10:54 am
Bayern munich waa naadi weyn
oo magac ku leh Germany dhexdeeda
lkn kulan Arsenal wan arki donaa
waa nadiyo aan caadi abdifatax villa iska aamus meshan polo polo liverpool ma joogto
ali horseeeed
16-February-2013 at 10:31 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ciyaalka arsenal waa iska hadlaan ma xishoodaan wax bay iska qoraan buyer miyaad taariikh ku gaari kartaa waa naadi afar champion haysta bandasliga 22 ayaan haysanaa arsenal maxay haystaan inaad aamustaan oo aad xishootaan ayaad xaq u leedihiin madax xanuun iyo cup la aan ayaad taariikh ku leedihiin viva buyern munich
Abdinasir-07@hotmail.co.uk
17-February-2013 at 8:53 pm
Bayern waa naadi aad ukhatar ah lagamana yaabo in laga badiyo.laakin wanaadi fiican arsenal balse waa laga awood weynyahay.waxa bayern jooga ciyaartooyo muhiima sida arjen robben,frank bilal ribery&mario gomes….
Caaqil114
16-February-2013 at 9:15 am
bayer waa koox adag wallee arsenal waddo dheer ayaa sugeeyso. viva bayer.
mario mandzukic
16-February-2013 at 9:08 am
viva bayern cadi ma ahan 18 points k.k.k.k.k
arsenalna wangubi dona viva bastian and bilal ribery
Sadiiq yare
16-February-2013 at 8:27 am
K.k.k.k.kBayar xiita barca kuma adoo arsenal iska daye
Tutale2002
16-February-2013 at 7:44 am
Waxas war mah hadi ninki dhaliya goal iska hadla malin kasta arsenal way dhalisa bayarna wanka rikor badanahay ma ilowen ropet peris iya thery heneriy viva welsher and chambalin teda kala wan is arki dona wilasha la celin layahay
Abdifatah villa
16-February-2013 at 6:52 am
War bayern munich caadi ma,han 18 dhibcood! k.k.k.k.k. Arsenal wara sugayo k.k,k.