
Xiddiga kooxda Bayern Munich Arjen Robben ayaa sheegay in Arsenal aysan wax koob ah ku guuleysan doonin ilaa iyo inta ay iska iibinayaan xiddigahooda ugu fiican, isagoo hadalkaan sheegay ka hor kulanka ay la leeyihiin Champions League isbuucaan.
Robben oo saaxiibo dhow la ah kabtankii hore ee Arsenal Robin van Persie kaasoo ka tagay kooxda xagaagii, ayaa difaacay go’aankii uu RVP kaga tagay kooxda Gunners.
Isagoo u waramayay jariirada The Sun waxa uu yiri: “Robin waxa uu ahaa kabtanka. Laakiin waa sida ay tahay kubada cagta. Ciyaartoyda waa ay baxaan.
“Ugu danbeyn dadka ka xumaanaya arintaas waa taageerayaasha rasmiga ee kooxda Arsenal, waxaana ay aheyd wax laga xumaado inuu ka tagay kooxda.
“Laakiin marka dhinaca kale laga eego, hadii aad si nadiif ah u fekerto, qof walba waa uu dareemi karaa go’aankiisa inuu doonayay inuu koobab ku guuleysto, in koobab lagula guuleysto Arsenal xilligan la joogana aad ayay u adag tahay.”
Robben ayaana waxa laga weydiiyay sida ay la tahay sababta aysan Arsenal muddo 8 sanno ah wax koob ah u qaadin, waxaana uu ku jawaabay:
“Runtii waad arki kartaa, ma ahan feker ee waa xaqiiq.
“Sideedii sanno ee ugu danbeysay wax koob ah ma aysan qaadin. Taas ayaana wax walba kuugu filan. Hadii aad fiirfiiriso waxaa jira kooxo qaar oo England ah oo ka awood badan Arsenal. Uma hadlayo Robin. Isaga ayaa gaaray go’aankiisa.”
Robben ayaana ka hadlay saameynta ay Arsenal ku yeelatay inay iska iibiyaan xiddigahooda.
“Waxaan ku noolahay Germany, kuma nooli England, sidaasi darteed waa adag tahay inaan xaaladan ku garsooro kooxda.
“Laakiin waxaad aragtaa in ciyaartoyda ay mar walba baxayaan, marka ay baxayaan xilligaas waxa ay yihiin ciyaaryahanada ugu muhimsan ama kuwa ugu fiican, hadii ciyaartoy sidaas ah aad dhumiso mar kasta, waa inaad isku daydaa inaad kooxda dib u soo dhisto.
“Mr Wenger taas waa uu soo bandhigay inuu sameyn karo.
“Waa tababare weyn, waxa uu ina tusay inuu horumarin karo ciyaartoyda da’ yar, laakiin koobab in lagu guuleysto iyaga xitaa waa muhim.”
Nuuriye bashiir cali dr aayatullah
18-February-2013 at 1:45 pm
Asc aqiyaarta sharafta leh dhamaantina waad mhdsntihiin
kulanka arbacada waxaa badin karo aan qawaa arsenal
arsenal vs bayr munich waa kooxo waa weeyn lkn guushu waa arsenal oo ku badin donta 2 vs 1
waxaana u dhali dona s.cazorla iyo groud mahadsanidiin
Deeq dzeko
18-February-2013 at 10:47 am
Sxb arsenal ciyaartoy wey heesaa lkn waqtiga ayaa hayo macalinkana waqtiga ayaa kadhamaaday habeenkaa arbacada bayer waan xasuuqeenaa haduu habeenkaas latumo waxaan qabaa halaburiyo
Jaamac abdulahi jamac
18-February-2013 at 9:20 am
Asc Arsenal waqtiga ayaa hayo ciyaartoy qibrad aan lahen majogta arsenal seasan kaan gobla’aan ayaa urajenaa kkkkkkk
Feysal vibro
18-February-2013 at 9:14 am
Runti r v p wa ciyariyahan weyn o runti inbadn sabray ila dhawr sano bu sabrayay sabarki ba ka batay wu dulqadan wayay waxa xaqiqo ah in hadi ad aragto sxbda o cup ku raxeysanaya ad aragto adna ad waxna mesha ku hayn ad noqoneyso mid maseyra o cuqdadu qabato marka argen roben hadalkisu wa sax
cabdiqani
17-February-2013 at 7:50 pm
waxaan washaqadeena waana kabadin doon naa bayer asiga ayaana uxumeyn doon naa robben weerarkiisa duluf dheh gunnerska war uma heeyo
man utd & rvp cup 20
17-February-2013 at 1:36 pm
wa arin sax ah hadi dhinaca kale lo egana qalad ila ah sawabto ah man utd waxa ka tagay ” pekcham, forland cole, york, rv. Nestelrooy, ronaldo , etc ” ayado inta ey ka hayamen man u ma u dhutin wa tan o waxa yimid ” velencea , chicharirto jones, kagawa , RVP goal dhaliyaha adunka ” marka arsenal ayaga aya mel ka qaldantahay mas’uliyinta gud waliba wenger wa qabir weyn ciyartoyna heysta
khadar kosar omar
17-February-2013 at 10:09 am
run ahaantii arsenal waa koox weyn laakin dhibta haysataa waxay tahay waxaa jooga ciyaartoy aan khibrad badan wadanin iyo wenger oo kooxda xaraash kula daba jooga laakiin hadii uu wenger meesha ka tago waxaa suurogal ah in kooxdu an koobab qaado cayaarta aanu la leenahay beryn munich waanu ka badinaynaa waayo arsenal waa home waxaana kaga badanin waayey home-keeda barcelonala 2010 iyo ac-milan oo aad ogayd wixii ka gaadhay emirates markaa guusha salaasadu waa arsenal
Nasri Barcelona
17-February-2013 at 9:58 am
Arsenal haddi ay heysan lahed ciyaryahanadan ya ka badin laha.
Szczesny
Sagna, Vermealen, Koscielny, Gibbs
Song, Wilshere
Nasri, Fabregas, Podolski
Van Persie.
Bench. Arteta, Cazorla, Bendner, Giroud, Gervinho.
*ahmed
17-February-2013 at 9:53 am
war katag kooxda biti xumadada aya kula jogta ambe ebadked koob arke meyso arsenal
koofi
17-February-2013 at 8:41 am
Arsenal wil never win a cup till wenger is tha coach coz tha reason is that
c/xamiid
17-February-2013 at 7:01 am
Arsenal waxay u baahantahy hadii ay rabto inay koob qaado laacibiin khibrad leh sida villa iyo labo difaac labo dhexa mid sagaala tashkiilada arsenal ee san
ad ka soo socda
szsesney
alves kosciliney vermalan gibbis
Arteta wanyama
wilshire
villa podolski
walcot
cabdiraxman
17-February-2013 at 6:28 am
robenooow waad iska hadashay sxb lkn waad arki doonta faga waxba uma aragno lkn markan kaa badino ha xasuusan nasiibdaradaada viva arsenal cadowgaaga u noolow
jordan hulk
17-February-2013 at 12:26 am
hahahahhahaahhahhahahhaha robben waan arkeyna sxb championkan waxiii iga celinlahaa raaadiya gomes iyo mandzukic wax ma ahan messi iiiraadiya
Cabdiraxmaan
16-February-2013 at 11:51 pm
Way adgtahay inaad sifudud ugu guulaysato koob laakiin 8 dasano ee ugu danbaysay arsenal waxa ugu wacnaa inay aysan waxkooba kuguulaysan macalinkakooxda arsene wenger kooxdu waydhisantahay laakiin khibradiisa waxooga way soo diciifaysaa taasina waxaykeenaysaa inuu iska iibiyo ciyaar yahanada ugu cacad kooxda.
nawaal abdi
16-February-2013 at 11:39 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk arsenal waxay cub qaadee 2022
Jocks
16-February-2013 at 11:36 pm
Kkkkkkkkkk,waxaan dihilahaa ciyartoy wey heesaa laakin tababare ayey laadahay.
Happy Da'udka
16-February-2013 at 11:33 pm
Runta ayu ka hadlay A.robben arsenal hala duugo wey dhimatay allaha u naxariisto teamka ganacsiga weyaan suuq aya ka dhax fuaran
wilsher
16-February-2013 at 11:05 pm
Koxda hanaga ceynine xarfaney hos a no galoysin the time is now you can’t beat arenal our time is now now kkkkkkkkkkkkkkkkkkk viva podlisk
Abdiwahab muhumed
16-February-2013 at 10:37 pm
Arsenal weli raja ayey leedahay waa hadii aay arse wenger naga qabata markaas kaab waan qaadeyna insha allah
Cade yare
16-February-2013 at 10:12 pm
Arsenal fans dhig maleh winger ayey wali difacayan tageri borka laso baxay ay ku qornay bax winger marku laso baxay midkala kula dhagay marka wajiga ku xirta hadana wilsher city haka gado kolay dhuni umbu raba
Hagarta
16-February-2013 at 10:11 pm
Arsenal waasuuqa kala iibsiga ciyaar yahanda ma ahan koox rabto guul ~viva united kagawa
N.shein
16-February-2013 at 10:04 pm
Kkkkkkkk arsinal wax matareso kobne ma qaadeso e hanaseso wilshes iyo walcot intey man.u ama man.city ey ka iibin lahayen
m.ballack
16-February-2013 at 9:57 pm
roben waxoo kahadlay wax runta ah ee teegerayasha reer arsenal haska samran ilaa 2018 ka Markas ayee qadayan koob kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
cabdi kaleexo
16-February-2013 at 9:40 pm
no no don’t worry about that
arsenal will be the best team in the world. But winger thanks buts its time to say goodbye.
Wiilo
16-February-2013 at 8:55 pm
Nin iska hadlay iyo nacamleyeyal wax uma arkan tagerayasha arsenal o shaftale kobna waliged ayaay qadijirtay arsenal hadana way qade hadi alaah u uqoray waxan ilaah korina lama helo e ogata saas arsenal itay ahayd cob laa anta wax qoran ayay ahayd viva arsenal
i hor qabo
16-February-2013 at 8:39 pm
kkkkkkk sxb waxaa la yiri abuur iyo waano abuur baa horaysay marka odoygaan wax ma moqlo balse aduu kaa oohisiin doonaa arsenal 5-0 bayer horta adi laacib ma tahay markaad la hadlaysid welcot
Nuurb10
16-February-2013 at 8:24 pm
macalin runta ayad kahadashay mahadsanid intas ayaa nogu filan canaan koxda dhulka ayaa lago’ay viva Aaron ramsey
osmaan faahiye
16-February-2013 at 8:24 pm
anoo aha osman faahiye waan la qabaa aragtidaa arjen roben waayo waxa dhacda in markasta lay iska iibiyo ciyaartoy lafdhabar ah kooxda gunners
siidow
16-February-2013 at 8:21 pm
arsinal waa lacag doon ma ahan koobdoon
sakariye
16-February-2013 at 8:19 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk arsinal
red devills
16-February-2013 at 8:17 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
masuul
16-February-2013 at 8:14 pm
Robben runtiisa waaaye arsenal waligeed koob ma qaadeyso inta eey sidaan sameyneyso, Oday V PR ayoow qaday markaas ayoow booskiisa waxooow keenay mid aan waxjiro aheyn marka aniga fakirkaas ayaan qabbaaa sanadkaan waxoow qadanaa Wilsher, marka tageerayasha ayey u talaaaa hada FA cup ayaa laga soo reebay horyaaalkane meel xun ayey u jiraaan marka top4 arsenal waa oow kadhaamaday