
Kooxda Liverpool ayaa wax ka weydiisay Sampdoria weeraryahankooda Mauro Icardi. Ciyaaryahanka reer Argentina ayaa waxaa sidoo kale daawaday Tottenham iyo Manchester City laakiin waxa uu u muuqdaa inuu ku biirayo Inter Milan.
19 jirkaan ayaa xilli ciyaareedkan soo bandhigay qaab ciyaareed wanaagsan oo ay ugu danbeysay kulankii Roma ee isbuucaan, markaasoo uu dhaliyay goolkii 3aad ee kulankii ay 3-1 ku badiyeen.
Xiddigan oo ku jira junyeerka xulka Argentina ayaa bishii Janaayo waxaa si joogta ah u raadineysay Napoli, halka Inter lagu soo waramayo inau hogaanka u heyso tartanka kloogu jiro ciyaaryahanka.
Tababaraha Manchester City Roberto Mancini ayaa daawanayay Icardi isbuucaan, waxaana uu yiri: “Waxa uu dhaliyay gool weyn, si wacan ayuuna u dhaqaaqay, waa inaan dhahaa waan jeclaaday.”
Shire 4
19-February-2013 at 5:57 am
Icardi waa ciyaariyan qatar ah waxaane kubadala doonaa suarez oo ey u badantahay in bayer lasiiyo iyagana waxey ogolyihin gomes iyo lacag viva skrtel agger and s.gerrard
samiir
18-February-2013 at 1:52 pm
aad baan kuusoo dhawaynayna hadii aanu nahay taageerayaasha kooxda reds welcome to liver pool
Honest cadde caawiye
15-February-2013 at 2:14 pm
Mauro icardi welcome to spurs viva hotspurs
Ibraahin
15-February-2013 at 9:45 am
Waxaa rawa inaan nigu soo biiro waxaan tageerihin
Liiban cabdiraxman
15-February-2013 at 6:55 am
Inter waxay u bahantahay macalin qabir ah sii u dhiiso koxaa xagaan o awoda leh
sheikh
15-February-2013 at 2:01 am
viva liverpool
Cabdulaahi cali
14-February-2013 at 11:24 pm
Asc dhamaan tagerayaasha reds mel walbo o aad jogtan waad salaamamtihin sln kadib liverpool mesha laga hesto waa dhanka werarka iyo gool haye sxb yaal by
Fitaaxlfc4life
14-February-2013 at 9:30 pm
Striker xooooooogan misna qibrad leh looo baaahan yahay sida martinez ama villa naga dhaaafa waaan ku daaaalne cayaaaaalka
xudeyfa syl
14-February-2013 at 8:58 pm
Sln sare bahweynta. Reds wan so dhaweneyna lkn. Yusan naga noqon sida borini must be sturig viva reds
Cabdiraxmaan Ziizuu
14-February-2013 at 8:29 pm
welcome to liverpool
Cabdiraxmaan Ziizuu
14-February-2013 at 8:25 pm
waan kaaqaday alcadaala liverpool mid lamid ah xaqiiqda waxeetahay liverpool dhibaatada waxe kaheeysataaa dhanka goal haayaha iyo daafac iyo garabka sxnb dhibmalahan wax walba weey dhamaanyaaan waxaan hubaa in lvpol eey soo galeeyso 4 top
al cadaala liverpool
14-February-2013 at 7:37 pm
waxaan salamaya dhamaan taageerayaasha liverpool qaasatan captan abdidoon abdi fitah villa caaqil cabdiraxman ziizuu iyo bahweenta laacib.net sln kadib runahaan kooxda liverpool waxee kujirtaa marxalad adag dhibaatada kooxda heeysato waxaa uku ween dhanka goalhaayaha reina ma ahan goal keepar waxaa kawanagsan jones runahanti lkn tobaraha woo fahmi la yahay tankale waxaa loobaahanyahay garab qatar ah sida dimaria oo ama reus iyo 9 nooba buuxa marka la arki doone sidoo xaalka noqdo mahadsanidin dhaman inta fikirga wanagsan thnks
Caaqil114
14-February-2013 at 6:51 pm
weerar lagu badelo borini oo flop noqday waa loo bahan yahay. viva suarez and gerrard..
liitarey
14-February-2013 at 6:46 pm
waxan jeclaan lahaa inuu kusoo biiro lfc lana siiyo no 9 good luck all lfc funs.