England Oo Kaalinta 4aad Soo Gashay Iyo Nigeria Oo Kaalinta 30aad Soo Tiigsatay Qiimeynta Bilaha Xulalka Adduunka. | Laacib.net
Home » Africa » England Oo Kaalinta 4aad Soo Gashay Iyo Nigeria Oo Kaalinta 30aad Soo Tiigsatay Qiimeynta Bilaha Xulalka Adduunka.

England Oo Kaalinta 4aad Soo Gashay Iyo Nigeria Oo Kaalinta 30aad Soo Tiigsatay Qiimeynta Bilaha Xulalka Adduunka.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 14-02-13 5:02 PM

950199-15638284-640-360

Xulka Spain ayaa weli iska heysta hogaanka qiimeynta bilaha xulalka adduunka, iyadoo kaalinta labaad ay ku jirto xulka Jarmalka qiimeynta bilaha ee kala sareynta xulalka adduunka ee bishaan.

Xulka Argentina ayaa iyagana weli baaqi ku ah kaalinta 3aad, halka England ay labo boos kor u soo kacday ka dib guushii ay Brazil ka gaartay ciyaartii saaxiibtinimo ee Wembley ka dhacday waxaana ay soo galeen kaalinta 4aad.

Xulka Italy oo afaraad ku jiray ayaana hoos u dhacay hal boos ka dib markii ay barbaro kala kulmeen Holland kulankoodii ugu danbeeyay ee ciyaar saaxiibtinimo.

Dhanka qaraada Afrika xulka Ivory Coast ayaa u soo kacay kor labo boos iyagoo soo galay kaalinta 12aad, inkastoo ay ku guuldareysteen mar kale inay hantaan koobka qaramada Afrika.

Nigeria oo qaaday koobka qaramada Afrika ayaana kor u soo kacday 22 boos waxaana ay soo gashay kaalinta 30aad ka dib guushoodii South Afrika.

QIIMEYNTA FIFA- February 2013

1-Spain

2-Germany

3-Argentina

4-England

5-Italy

6=-Colombia

6=-Portugal

8-Netherlands

9-Croatia

10-Russia

Wadamada kale ee la tilmaami karo iyo kaalimada ay ku jiraan:

16 – Uruguay

17- France

18- Brazil

19 – Ghana

203 – Somalia

204 – Jabuuti

 

30 Responses to England Oo Kaalinta 4aad Soo Gashay Iyo Nigeria Oo Kaalinta 30aad Soo Tiigsatay Qiimeynta Bilaha Xulalka Adduunka.

  1. cxakin xasan JARAR Reply

    17-February-2013 at 11:36 pm

    asc away dalki lusi(ethiopia)bahda laaceb.net maxad uga rebten sxibayal midakale s/land waa gobolka tirsan somalia .wanku faraxsanahay kalintaas .mansha allah somalia waxan u rajayna nabad iyo horumar

  2. man utd Reply

    16-February-2013 at 12:13 am

    somaliland kulhaa yaaba adunka idinka yaqaaano horta calan xuno kakab ah la wareegayan waa dhimaneysid aqoonsi waligina ma heleysiin wanila karbashaa viva man united

  3. xamse yare Reply

    15-February-2013 at 10:20 pm

    xagana miyaa lagabilabay qabyalada kkk viiiiiiiiiiiva somalia 231 kalintaay gashay aad ayan ugu farxasanahay no more somaliland and ethiopia viva somalia

  4. C.fitax-dh.mrb Reply

    15-February-2013 at 2:30 pm

    hhhhhh war naga,amusa somaliland meshan malagayaqane dad yohow qodhanada ah viva smlia and liverpool

  5. C.fitax-dh.mrb Reply

    15-February-2013 at 2:29 pm

    hhhhhh war naga,amusa somaliland meshan malagayaqane dad yohow qodhanka ah viva smlia and liverpool

  6. xamsse faarax axmed Reply

    15-February-2013 at 4:58 am

    Aaway wadankayagii ethiopia lakiinse maxaadnotusinwaydeen looooolz viva jaarso laacibiinta gobolka jinacsani waaaaaaaaaaw

  7. Faysal hagi Reply

    15-February-2013 at 3:08 am

    Insha alah somalia and xulka ocean stars mar dhaw kor ayee usoo kacidoo naan qurbo joogta an wax garad aheen iyo wax magaratada dalka somalia joogta iyo geeska africa waxay baran doonaan caasimada 2aat ee dalka somalia hargeisa and kismaayo third

  8. Ismael Reply

    15-February-2013 at 2:51 am

    Insha allah somalia waqtigeda wuu imana midka leeh away somaliland na waxan u shegaya in eysan jirin kana jirin adunka wadan ladaho somaliland marka waxatihin dad walalahayo ah oo carooday wax ad walalka kawaydayna cidkale kahelimaysid ee dib isku garo wacadaladan ingiris xornimo wa hore kaqadatay mardambe kusineyne carada kaso labta dibku wu nawada qabsade

  9. Ceynte Reply

    15-February-2013 at 1:51 am

    Asc salaan sare aqayarta laacib and aqristayasha kuxeran kow wadankeyga hoyo waxan urajeyna guulo inankakeno kobka qaramada afriko markas ayan kalin fican kagalena sida nangeria oo 22 boos dalacday viva somalia no waxland tankale messe iyo ranaldo wakalasareyan arjantina nambar3 purtugal nambar6 marka lesma barbar dhigi karo hadan tagera nimo lohadlenin viva the king of Dribbling messi10 and jek welshare10

  10. Mugdisho boy Reply

    15-February-2013 at 12:53 am

    Aaway booski somaliland bahda lacib.net

  11. Mr cbdi rxman siyame Reply

    14-February-2013 at 11:59 pm

    Somlilandku laha war maxay yihiiiin dadkan riyda ku jira malin weliba war dadow hurdada ka kac we are somli weyn no somliland viva elman marka and manunte and real madrid

  12. Darbo wayne Reply

    14-February-2013 at 11:29 pm

    Sxbayaal laacib.net Ethiopia & Kenya maxaad u sheegi waydeen kaalmaha ay kala galeen. Fadlan maanta dhacdaye bilaha kale ayaan idinka rajaynayaa viva Geeska Afrika, walaalahayga somaliyana insha Allaah horumar baan u rajaynayaa.

  13. lotto mire Reply

    14-February-2013 at 10:37 pm

    a.s.c insha allah djabuti halkey kujirto waa eey ka soo kaceysaa viv djabuti anad my hodan cml waajirtaa

  14. ali Reply

    14-February-2013 at 9:57 pm

    yaa cuqdad qaba ma ninka dalkiisa sheegay mise kuwa ka hinaasay sida naagaha reer somali xaasidnimo udhaafo bakhti wallhy marka aan xamar maqlo waxaan soo xasuusta qadhmuun iyo ur iyo bilaa nadaafad dee qurbaha ayaa laysku bartay fuck muqdisho and somaliya

  15. abdi kadir cadde Reply

    14-February-2013 at 8:08 pm

    Canugaan nasri barc kuqortay malaha kubada cagta mafiirsatid messi barcelona 13 kulan isku xigto ayuu shabaqa sootaabanaa muxuu qarankiisa kulankii saxiitinimo ee swedan ey arjentiina 3+2 ey ugu badisay muxuu goal u dhalin waaye tankale portugal waxaa looga badiye 3+2 c.ronaldo goal ayuu u dhaliye meesha waxaa kamuuqato in iniesta iyo xavi uu kunoolyahay sxb kubada anigaa kubaraayo ii imaaw

  16. Messi.10+C.ronaldo.7= hazard 17 Reply

    14-February-2013 at 7:59 pm

    Hahahahahah somaliland kulaha suothern sudan halkeey idinka aqonsan weyday oy wadankoda idinka so cagaajisay yaad aqonsi kasugeeysaan wa suale kkkkkkkk VIVA SOMALIWEYN

  17. Caaqil114 Reply

    14-February-2013 at 6:46 pm

    inshaa allaah somalia maalin ayey soo kici doontaa, sida kubadda koleyga aan heer uga gaarnay kubadda cagtana waalaga gaari doonaa inshaa allaah. viva somalia and spain

  18. amin bareem Reply

    14-February-2013 at 6:41 pm

    marka hore wanii wada salamay aqyaarta laacib.net marka xiga waxan idinka codsanaya inaa hal malin ka hadashiin tariiqda ciyariyahanka qadka dhexe man u kagawa

  19. Nasri Barcelona Reply

    14-February-2013 at 6:37 pm

    Look at Argentina. Dadka waxey dhahan muxu wadankisa u qabtay lkn jawabta waxaa idin tusinaya Liiskan.

  20. Dr ka Reply

    14-February-2013 at 6:05 pm

    Somalia gor dhow kalmaha hore

  21. mr. Sinane Reply

    14-February-2013 at 6:01 pm

    waxa u rajeenayaaa 2015 in soo gasho kaalinta 5 insha allah waxaa kalooo layaab ah in tuulo katirsan somalia in ay iska dhigto wadan layaqaan mada hadii somalia kamid ahay mii yeeshaan luuqad ugaar ah nacas

  22. mohamed deco Reply

    14-February-2013 at 6:01 pm

    viva somaliweeyn and viva liverpool

  23. faarax sos Reply

    14-February-2013 at 5:57 pm

    i am somalia waa dhiigiga somali vivaa <3 somali

  24. abdi kadir cadde Reply

    14-February-2013 at 5:53 pm

    Canugaan qowdhanka ah ee somaliland iyo cuqdadland meesha layimaaday muxuu ahaa war naga aamu somaliland wax layiraahdo majiraan viiiiva soomaaliweyn viiva man united

    • SadaamZaki Reply

      14-February-2013 at 8:53 pm

      waaryaa yamyam yam iyo qadaad weyn nagam aamusa, somaliland waxay tahay waa layaaqaanaaye, wax liitaaa tihiine xunyohow xunku dhalay

  25. Hehehe Reply

    14-February-2013 at 5:51 pm

    INSHA’ALLAH.AMIN.YAARABBI.mardh0w.aa arkena.t0p.tenka.aa n0.kujirna.
    Somalia<3

  26. Chachirito Reply

    14-February-2013 at 5:35 pm

    Somaliland waxay ku jirta kaalin 11 aad guul buuxda ayan u rajaynayaa viva hargaysa city of s/lander

    • lolz Reply

      14-February-2013 at 5:38 pm

      kkkkkkk

  27. oscar Reply

    14-February-2013 at 5:21 pm

    Insha allah sanadka kale waxa an sogeleyna kalmaha hore somaliya guul

  28. sadiqos Reply

    14-February-2013 at 5:18 pm

    insha allah waxan rjna inan aragno xulka somalia o kalmaha hore ku jiro viva somali weyn

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>