Neymar: Ma Gaarin Weli Heer Ciyaareedka Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo. | Laacib.net
Home » Latin America » Neymar: Ma Gaarin Weli Heer Ciyaareedka Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo.

Neymar: Ma Gaarin Weli Heer Ciyaareedka Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo.

Waxaa Qoray: Osman Fantastik
Twitter: Taariikh: 12-02-13 10:43 AM

800091-13653440-640-360

Xidiga kooxda Santos ee dalka Brazil Neymar ayaa daboolka ka qaaday in weli uusan gaarin heer lagula bar bar dhigo Messi iyo Ronaldo isaga oo tilmaamay in uu ku riyoonayo in uu ka ciyaaro horyaalada yurub  balse muhiim  aheyn in ay noqdaan Barcelona iyo Real Madrid.

Wareysi  uu siiyay wargeyska Kicker ee ka so baxa dalka Jarmalka ayuu ku sheegay in xidigaha  Messi, Ronaldo  iyo iniesta  ay u ciyaaran hab ka duwan habkiisa .

” Waxa ay tusaale u yihiin kubad wanaagga,  ciyaaryahan waliba oo aan ku jiro waxa uu ka shaqeynayaan in ay gaaraan heerkaas oo kale ” ayuu sii raaciyay Neymar.

Xidigaan oo hishiis gaaraya illaa iyo sanadka 2014-ka kula jira kooxda Santos ayaa u hanqal taagaya in uu ka ciyaaro horyaalada yurub balse weli ma uusan qaadan go`aan ku aadan arintaas.

“In aan ka ciyaaro horyaalada yurub waa riyo ilaa yaraanteyda igu taagan  balse waxaan u baahanahay waqti aan ku qaato go`aanka la xariira dhankaas” ayuu yiri Neymar.

Osman Fantastik

Follow Me:
Facebook

22 Responses to Neymar: Ma Gaarin Weli Heer Ciyaareedka Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo.

  1. Adiis jeele Reply

    13-March-2013 at 6:30 pm

    Miyan kumuruna ronaldo inu yahay laacibka aduunka wayo waa wiil da yar aadna uqurux badan anagana wan tagera messi iyo neymer waa ciyalki ronaldo runta hadi laga hdlo ozil modrig ronaldo kaka alonso varene ramos oll ilove you adiis mustaxiil

  2. Mahad xidig Reply

    23-February-2013 at 8:16 am

    Aniga waxan amin sanahay in uu gaari karo heerka ronaldo iyo missi wa hadii oo dhinac imaado macalin sir alax faragsn wa macali janis siya ciyartoyda dadayar sona caan bixiya and i say to you wlcm to man u

  3. Mahad xidig Reply

    23-February-2013 at 8:13 am

    Aniga waxan amin sanahay in uu gaari karo heerka ronaldo iyo missi wa hadii oo dhinac imaado macalin sir alax faragsn wa macali janis siya ciyartoyda dadayar sona caan bixiya

  4. Hassannur Abdirahman Reply

    17-February-2013 at 1:29 am

    Cristiano anoon kubad ciyaarin ayaan ka fiicanahaye imo barcelona messi and Iniesta

  5. C/aweys cilmi Reply

    15-February-2013 at 12:14 pm

    Riyadada waxay rumoone markad timaado mancherter united sidi c.ronaldo ookale mgc kuhelay dag goobtaas wad heli hamikaga.

  6. Mahad haashi Reply

    14-February-2013 at 6:41 pm

    Wad garaysa herkas balse welcom to barce k k k k k k

  7. moha Reply

    13-February-2013 at 11:05 am

    waad gari karta lkn ha aadin mel kale hada magc iyo lacib adun rabto imaw nadiga qarniga adunka barc

  8. Moha Reply

    13-February-2013 at 6:20 am

    Asc all hadan kahadalo neymar waa ciyary yahay dayar hadana dadal badan marka waxan dhihi laha wad gare herka ad rabtid wayo messi iyo ronaldo laguma dhali lacib tinimada he wey dadalen ee dadal badan samey

  9. jaaduu Reply

    13-February-2013 at 12:57 am

    runtii waxaan ahay taageere u taagan chelea aniga waxan dhihi karaa neymar inuu yahay ciyaarihan fiican markii la’ eego qaab ciyaareedkiisa waa uu ka fiican yahay Roben Van Persie

  10. jaaduu Reply

    13-February-2013 at 12:55 am

    runtii waxaan ahay taageere u taagan chelea aniga waxan dhihi karaa neymar inuu yahay ciyaarihan fiican markii la’ eego qaab ciyaareedkiisa waa kuu fiican yahay Roben Van Persie

  11. xasan sergio Reply

    12-February-2013 at 11:37 pm

    Wad noqoni lkn marka hore mutd kaley sidi ronaldo u imid sanadki 2004

  12. Abdirisaqey Reply

    12-February-2013 at 10:12 pm

    Nermar waliga magari dontid Ronaldo lakin hada wan kaficantahay messi iyo inster viv manchester united Roney R vabesi

  13. digow Reply

    12-February-2013 at 3:11 pm

    neymar waxadtahay lacib layaqano sida ad u ciyarto kubada way kawanagsantahay dadka ad magacowday sida ay u ciyaran haka cabsan wad ka wanagsantahay viva digow

  14. LAMIIZ Reply

    12-February-2013 at 1:15 pm

    ASC yurub imoow markaas baa waxaad qaban kadho la oganayaa hunno

  15. waaaad gaaari doooonta in yar sug

  16. abuukar kulmiye Reply

    12-February-2013 at 12:19 pm

    war ronaldo adaa ka fiican intee isku liideysa neymar iyo ronaldo aniga waxaan qaadan lahaa neymar

  17. Sadam Reply

    12-February-2013 at 12:17 pm

    Aroy hadad rabto inaad igaarto anigo ah c.ronaldo waa inaad timaadaa man city viva aguero and nasri dzeko

  18. BY YOUNG XUURSHE Reply

    12-February-2013 at 11:59 am

    I sport for barcelona only and i like them

  19. BY YOUNG XUURSHE Reply

    12-February-2013 at 11:57 am

    Waxaan aad ugu faraxsanahay iney barcelona ay ku soo aaday acm ayadoo sandka dhexe la reeway sanad kaana looga dari doono insha.allah

  20. Abdikariim Reply

    12-February-2013 at 11:33 am

    Neymar wu garikara messi iyo ronaldo wayo wa nin dadaal badan

  21. Suhayb yare Reply

    12-February-2013 at 11:18 am

    Adaba ronaldo ka lacibsane ninka dher qaylo luu haayaa neymar kuso dhawaw barca messi and iniesta and gol keper valdes k.k.k.k.

  22. Ronaldo vs rvgoool i like both Reply

    12-February-2013 at 10:50 am

    Weligana ma noqon dontid sida ronlado o kle ee iska jog santos

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>