
Xulka Nigeria ayaa markii seddexaad ku guuleystay koobka Qaramada Afrika ka dib markii ay 1-0 ku garaaceen xulka Burkina Faso ciyaartii finalka.
Nigeria ayaa ciyaarta ku soo bilowday dardar iyaga ayaana kubada heystay inkastoo ay awoodi waayeen inay fursado halis ah sameeyaan, halka Burkina Faso ay ku soo bilaabatay iska caabin.
Xulka Super Eagles ayaana hogaanka ciyaarta u qabtay daqiiqadii 40aad, Uche ayaa kubada u dhigay Moses kaasoo darbo la haweystay goolka laakiin darbadiisa waa laga baloogareeyay, waxaa ka dib helay Mba oo ka dul qaaday kubada daafacii ugu horeeyay islamarkaana shabaqa si qatar ah u dhex dhigay.
Goolkaas Mba ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta oo Nigeria ay hogaanka ku heysay.
Nigeria ayaana weeraro kale oo isdaba joog ah qaaday qeybtii labaad iyadoo Moses uu si aad ah uga dhex muuqday, laakiin waa ay haleeli waayeen inay dheereystaan hogaanka.
Goolkii Mba ee qeybtii hore ayaana ugu filneyd Nigeria inay ku xaqiijistaan koobkoodii ugu horeysay ee qaramada Afrika tan iyo 1994kii.
Nigeria ayaana koobkaan uu u yahay kii seddexaad ee Qaramada Afrika oo ay ku guuleystaan ka dib 1980kii iyo 1994tii, sannadkana waa ay u qalmeen ka dib qab ciyaareed wanaagsan oo ay soo bandhigeen.
Egypt, Cameroon & Ghana kaliya ayaa haatan koobab ka badan Nigeria ka qaaday koobka Qaramada Afrika.
Tababaraha Nigeria Steven Keshi oo la soo shirtagay ciyaartoy da’ yar ayaana ka dhabeeyay riyada dadka Nigeria isagoo noqday ninkii labaad taariikhda ee isagoo tababare ah iyo isagoo ciyaaryahan ah qaada koobka Qaramada Afrika.
Axmad garaad
12-February-2013 at 1:41 pm
Insha allah waxan rajeneynaa somaliya san u qaado
cumar barcelona man utd for ever
11-February-2013 at 8:30 pm
viva somalia and barcelona manchester united for ever walalayaal
samiir
11-February-2013 at 5:24 pm
Insha Allah waxaan arkidoona anakoo soo qaadnay africa iyo Aduunka oodhan somaliland
Jamaal milaneto
11-February-2013 at 3:08 pm
Asc dhaman asxabta ku xiran 2000 marki eyrigorayal ugaqaday camirun rigoradana nayjeriya waxa kaqasariyay kanu habenkas iyo cawa neyjeriyanku ukala farxad badan
bashiir
11-February-2013 at 1:33 pm
Insha Allah waxaan arkidoona anakoo soo qaadnay africa iyo Aduunka oo idil FIFA SOMALIYA
Abdulkadir Hussein Enow
11-February-2013 at 11:59 am
Ujeedkeygu ma ahan midab, laakin waxaan ula jeedaa in Afrika ay ku nool yihiin tababayaal la siman kuwo caddaanka ah.
In iyagana fursadooda la siiyo, lana fiiryo Ciyaartoyda ay soo saaraan
Abdulkadir Hussein Enow
11-February-2013 at 11:54 am
Inkastoo Ciyaartoyda Afrikaanka ay isugu mid yihiin haddana aniga waxaan jeclaa in Burikiinu Faaso ay koobka ku guuleysto, maadaama ay u soo baxaday markii ugu horreysan final, si ay qaatayaasha koobka ay uga mid noqoto.
Hambalyo ayaan leeyahay Dalka Naajeeriya hanashada Koobka.
Dhammaan Ciyaartoyda Afrika waxaan ku guubaabinayaa inay horey u sii wadaan oo ay hagaajiyaan hirfadooda ciyaareed.
Waxaan kaloo rabaa inaan halkan ka sheego, dhammaan dalalka ka soo qeybgalay tartanka tababarahoodu ay ahaayeen ajaaniib, marka laga reebo Nayjeeiya, waxaan soo jeedin lahaa in macallimiinta kooxaha Afrika ay noqdaan macallimiin Afrikaan ah.
Mahadsanidiin
Bile xaaji,dalabey
11-February-2013 at 11:20 am
Asc dhaman umada somaliyed melkasto ay jogan wan kaxumahay in ay qadan nagira lakin nasibka aya saaciday sorry vivivivi avry costo
keamalchlgy
11-February-2013 at 9:23 am
kalsonidu waa qali vivv nigeria
Mohammed Barkat Hoosh
11-February-2013 at 8:52 am
Viva Nigeria
Mohammed Barkat Hoosh
11-February-2013 at 8:49 am
Congra the team of Nigeria
Buluuska
11-February-2013 at 8:21 am
Waa u qalmeen in ee nigaria ku guu leesato koobkaan. Hambalyo sundau mba and victer moses and open makel and all nigaria. Hambalyo boqorada afrika.
Mahbub nani
11-February-2013 at 7:37 am
Nigirea Wey uqalmen imay kugleystaan african cup of nations
Yoonis kapul
11-February-2013 at 7:27 am
Mashaa allah wey u qalantay in ay hanato markedii sadaxaad koobkaan lknse waxaa ka saa ciday guushaas laba da wiil ee chelsea mikel & mosses waxaana leeynahy hadii aanu nahay tageerayal chelsea came back to the team chelsea
Boqorada man utd
11-February-2013 at 7:20 am
I hate chelshit…. Lkn aad ayan ugu farxay nijeria iney qaadyso wan ogaa … Lkn chalsecawan joojiya faakhda…
Shariif
11-February-2013 at 5:52 am
Waad salaamantihiin bahda laacib iyo bahda sportga waa ay ubahneyd in ay qaado koobkan nigeriya waana uqatay in ay qaadeyso moses and mikle
chelsea Tv and barce Tv
11-February-2013 at 5:32 am
mikel and m0ses come back to stamford bridge
Mahdi cumar maxamad
11-February-2013 at 6:08 am
Sanadkan waxan jclhy bremier leage iney qado the blueska
Muscabyare
11-February-2013 at 4:43 am
Chelsea wa koox awood leh iyo naljria maikl iyo mosses
yaasiin
11-February-2013 at 3:11 am
15 sanao ayaan sugayay in aan arko nigeria koobka afrika ku guulaystay 2000 ayay ugu dhaweed oo rikoodhayaal looga qaadtay kubadnu mar mar ayaad isdhahaysa laacibiinta waxka laguma qaado ee nasiiba wax lagu qadaaa
Liban.jobane
11-February-2013 at 2:33 am
Mesha club funs ma joogto ka hadla waxa meesha ku qoran wana wadanka ku guuleystey koobka qaramada africa dadka kalaabka tageeraya haku ekadan kalabkooda yeysan wax isku qaldin nigeria guusha ey qadeen wan ku faraxsanahey guul for ever
General foodey sanka
11-February-2013 at 1:06 am
Wan daawanayey waxana jogay soccer city stadiom ciyaar caajis badan ayey aheyd oo an wax ilqabad ah lahen
Riise+crcr
11-February-2013 at 12:53 am
Sportiga yan loo gafin labo nin o chalsea u ciyarta gusha mayna kenin ee waxaa guusha kene dhaman ciyaartoyda nigeria tusale ahan mba ma chalse baa isga 9 ciyartoy ee kale waxba ma aheyn miyaa wax tageer lkin si khalada wax ha utageerin
Laacib.net
11-February-2013 at 12:53 am
Aad ayaan ugu faraxsanahay guusha ey gaareen najeria waana guul usoo hoyatay taageerayaasha kooxda chelseafc maadaama ey si weyn uga dhex muuqdeen koobkan bilawgiisa ilaa dhamaadkiisa 2da ciyaar yahan ee chelsea j.obi.mikel iyo victor moses hambalyo najeria champions of africa viva the blues moses and obi.
THE BLUES
11-February-2013 at 12:42 am
waaan ku faraxsanahay iney cayaartoy Chelsea ee ka soo hoyeen natiija wanaagsan kub ka africa, congratulations Mikel and Moses
oscar vs bedro
11-February-2013 at 12:42 am
laacib.net adi cOpy ma tahay mise shabakada ka shaqesa no kala sheg ado rali ah
oscar vs bedro
11-February-2013 at 12:39 am
ωαh ωαh ωαχαsa τeam ka ah apaaaaaaaaah mikel & moses big players iga dheh guusha wey u qalantay nageria wayo ivoiry coast ayey so reben
laacib.net
11-February-2013 at 12:31 am
fadlan fikirkeena kareeba erayada naceybka abuuri kara midab shega sida taba baraha madow ama cad saa oo kale waa midab sheeg fikir kaga si nadiifa usoo gudbi waxan masaxney dad badn anaga oo ciwanadooda kajojiney inay fikir koda kusoo gudbisadaa halkan
Mahdi blues
11-February-2013 at 12:24 am
Mikel yaa ku heesta ciyaaryahanka madowga ah oo qaaday Uefa Cl iyo koobka Africa. waxa kale u sii dheer in uu horay u qaaday horyaalka iyo Fa cup-ka.
rea madrid
11-February-2013 at 12:23 am
wale nigeria ciyaar bay soo bandhigtay aad i xiisa gelisay
wooooooooooooooow
11-February-2013 at 12:23 am
VIVA CAPTAIN JOHN OBI MIKEL
nuure
11-February-2013 at 12:07 am
Hambalyo nigerai waxa idiin saa iday inaad kobkan kuguleysata labo qof waa jouhn mekal iyo moses wel came back to chelsea ever 4 ever chelsea
saacid
11-February-2013 at 12:01 am
ciyaar waa cad iyo madoow nasiib haduu kula socdaahi waa badineysaa all inta badisana guul mar walibana mahad sanidiin
Caaqil114
10-February-2013 at 11:59 pm
waw ciyaar aad u qurux badan ayaa ka dhacday caawa waana ku faraxsanahay guusha nigeria, anoo ah taageere liverpool, kuma taageereen mikel iyo moses ee mudooyinkaanba waan taageersanaa ciyaar waanagga aysoo bandhigeen awgeed. kadib markeey koobka kareebeen xulkeeygii iverycoast. weeyna u qalmaan koobka, ciyaar qurux badan oo xiiso leh ayey aheeyd, koleba koox uunbaa qaadi laheeyd. viva nigeria.
deeeeeekow yare vivasxbkeycaaaaaaaaaaaaaaaaano oo blues wada taaaaaaaageeeeerno
10-February-2013 at 11:57 pm
walee caawa wey uqalmeen nayjeriya viva moses viva tawabaraha madow kiii yurub meeee
iyaaaalkaga uhiiiro
wilshere
10-February-2013 at 11:56 pm
ani waxaan taagersana cawa burkina faso lakn gar laba nin kama qosliso viva Somalia
xudeyfa syl
10-February-2013 at 11:54 pm
Wow hambalyo way uqalmen negeria waxna rajeneynaa inay meel fcn kagaran kobka qaradaha xulalka kuso gulesty yrb afraca latin amerca and asia viva afrca
deeeeeekow yare vivasxbkeycaaaaaaaaaaaaaaaaano oo blues wada taaaaaaaageeeeerno
10-February-2013 at 11:54 pm
waaaaaw tawabaraha madow guuuleyso weligaaaa
LAACIB.NET
10-February-2013 at 11:49 pm
Faldan ereyada aflagaadada ah, kuwa naceybka abuuri kara iyo hadalada midabtakoorka ah ka reeb fekerkaada. Hadii kale ma soo muuqan doono fekerkaaga ama waan masixi doonaa.
deeeeeekow yare vivasxbkeycaaaaaaaaaaaaaaaaano oo blues wada taaaaaaaageeeeerno
10-February-2013 at 11:45 pm
waleeee wey uqalmeeen caaawa
nayjeriya koobkan
viva tawabara madowga ah kii cadaa waaaa laga badiyey kkkkkkkkkkkkk hakugu taaaagnato dhe
Xidiga sanadaka 2013 viv Mata
10-February-2013 at 11:41 pm
Waaaaaaaaaaw cawada riyadii mikay iyo moses way rumoda ku solabta adinko kharankiin kob uso khaday viva mikay ta moses
Mustaf matta
10-February-2013 at 11:37 pm
Way uqalamtay
Cabdi yare
10-February-2013 at 11:36 pm
Moses fifa
Khadar nuur fiiq cadeey
10-February-2013 at 11:35 pm
Congratulation Wale way u qalmeen inay qaadan koobka qaramada africa adag 19 mbia fifa nayjeriya
cunaaye
10-February-2013 at 11:32 pm
NIGERIA WAXAAN LEEYAHAY HABALYO GUUL NIGERIA
cunaaye
10-February-2013 at 11:31 pm
HABALYO NIGERIA VIVA GIGERIA