Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Finalka Qaramada Afrika Ee Nigeria v Burkina Faso. | Laacib.net
Home » Africa » Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Finalka Qaramada Afrika Ee Nigeria v Burkina Faso.

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Finalka Qaramada Afrika Ee Nigeria v Burkina Faso.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 10-02-13 8:22 AM

hi-res-79698684_crop_650x440

Kulanka finalka ee maanta ka dhacaya Johannesburg ayaa waxa uu u dhaxeeyaa xulka Nigeria oo koobkaan qaaday labo jeer 1980kii iyo 1994tii iyo xulka Burkina Faso oo waligiis aan kulan koobka Qaramada Afrika ah ku badinin dhul ajnabi ah ilaa iyo koobka sannadkan mooyee.

Burkina Faso ayaa markii ugu fiicneyd ee koobkaan waxa ay yimaadeen semi-final waana sannadkii ay iyaga martigelinayeen ee 1998dii.

Kulanka: Nigeria v Burkina Faso

Garoonka: Soccer City Stadium

Waqtiga: 9pm SGA

LINE-UPKA MACQUULKA AH:

NIGERIA

Angola
Enyeama
Ambrose, Oboabona, Omeruo, Elderson
Onazi, Mikel, Mba
Ideye, Emenike, Moses
 

BURKINA FASO
Morocco
Diakite
Koffi,B. Kone, Koulibaly, Panandetiguiri
D. Kone, Kabore, Rouamba, Pitroipa, Nacoulma
Bance
 


Burkina Faso ayaa rajeyneysa inay minguuriso Zambia oo ay koobka Qaramada Afrika qaado markii ugu horeysay taariikhdooda.

Xulka Burkina Faso ayaana dad badan ka yaabsaday markii ay gaareen finalka, laakiin waxa ay wajihi doonaan xulka Nigeria oo carcar ay ka muuqato.

Super Eagles ayaase waxaa haya walaac dhanka dhaawaca ah, xiddigdahooda Victor Moses iyo Emmanuel Emenike ayaa tababarka ka fariistay dhaawac dartiis.

Burkina Faso ayaa iyagana ku farxay markii ay ku guuleysteen racfaankii ay ka qaateen casaankii la siiyay Jonathan Pitroipa, laakiin waxaa dhaawac kaga maqnaan doona gooldhaliyahooda Alain Traore.

MA OGTAHAY?
  • Hadii Nigeria ay badiso maanta, Stephen Keshi ayaa noqon doona ninkii labaad ee ku guuleysta koobka Qaramada Afrika isagoo macalin ah iyo ciyaaryahanba ah, ka dib Mahmoud Al Gohari oo sidaas Egypt kula sameeyay.
  • Burkina Faso ayaa joogta markii ugu horeysay abid finalka koobka Qramada Afrika.
  • Moumouni Dagano (Sawirka) ayaa ciyaaray lix koob oo Qaramada Afrika ah laakiin waxa uu dhaliyay kaliya hal gool.
  • Nigeria ayaa ciyaartay finalka koobkaan lix jeer, waxaana ay qaadeen kaliya labo jeer.
  • Burkina Faso ayaa qiimeynta xulalka adduunka kaga jirta kaalinta 92aad halka Nigeria ay ku jirto kaalinta 52.

34 Responses to Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Finalka Qaramada Afrika Ee Nigeria v Burkina Faso.

  1. Chelsea Reply

    10-February-2013 at 9:56 pm

    Guul nigeria

  2. C/rahmaan Reply

    10-February-2013 at 5:20 pm

    Hadii aan fakir ka dhibto koobka qaramad africa waxaa qadi doona burkina faaso {maxa yelay sanadki hore waxa yimid finalka sambiya wayna qaday }

  3. Fatin mancity Reply

    10-February-2013 at 3:32 pm

    Burkina faso 2 1 nageria

  4. Engineer husni Reply

    10-February-2013 at 3:03 pm

    Burkino faso ayan urajenaya waayo qaabki zambia ayay ku so galeen e sanadki hore marka burkino faso guul

  5. dhexdhexaadiye Reply

    10-February-2013 at 1:52 pm

    nigeria 2-0 burk

  6. Sharaf Reply

    10-February-2013 at 12:43 pm

    Guul Ahmed Mussa Nageria

  7. Abdifatah villa Reply

    10-February-2013 at 12:10 pm

    Caawa waxa taarikh dhigi doonta Burkinafaso o cup ku guulesan doonta Burkinafaso2-1Nigeria

  8. Caaqil114 Reply

    10-February-2013 at 11:55 am

    waa ciyaar adag kuul baan u rajeey naa negeria. wax walbana weey dhicikaraan oo final.. viva nigeria

  9. Mudane Bean Reply

    10-February-2013 at 11:49 am

    Burkina faso aya badineysa wana wax iska cad marka nigeria iska si bye dhaha wana arki dona insha Allah

  10. Nasri Barcelona Reply

    10-February-2013 at 11:39 am

    BANCE ayaa maanta banaanka isi so dhigi dona oo sida bataati camal u batiiti doona bahalada Nigeria

  11. Aziz Reply

    10-February-2013 at 11:20 am

    Burkinabe >WAGADUGU

  12. bosska Reply

    10-February-2013 at 11:10 am

    nijeria ayaan urajaynaya inaybadiso

  13. wilshere Reply

    10-February-2013 at 11:09 am

    burikino

  14. Qoor kaa he Reply

    10-February-2013 at 10:24 am

    Burkina faso sidaa ayaan rajeyna insha allah iney naqato african champions caawa

  15. Aqyaarta waan idin salaamey iyo bahda websedka figirkeyga haddi aan ka hadlo runtii waxaan taagera hulka nageriya ciyaartaas waa ciyaar adag aan la saadaali gareyn waayo buurkino faso dar dar ayey ku soo kashey qoobkan waxaan guul u rajeey naaya nageriya 2 iyo 1

  16. mahamed said Reply

    10-February-2013 at 10:15 am

    nayjeeriya 2 1burkinafaso johansburg

    Ciyaarta hala dawada ogow na cida ku gacan sarayn si fcn haloo dhuuxo waa nayjeeria

  17. mahamed said Reply

    10-February-2013 at 10:11 am

    la isma indha tiro xulka najeriya waxay kayabsadenn markii layimid final ka dadka oo dhan kubad duugneyd ayey lasoo baxeen wana khiyamo kubadeed oo lagu yaqan dalkan canka ku ah qaramada afrika sidey ugu soo durduriyen dalkii mali ivori cost oo ay kubad ka haysten&say groub ka oo ay isku groub ahayen dalkan ay laciyarayan oo ay drow kusoo kala baxen markaa waxa guulka lahor marey nayjeriya waxaa manta ciyaartan kusadaalinayaa 2nayjeeriya burkinafaso 1 waa sidan kusadaliyey ciyaara hore oo africa oo aan sadalitna san oo kle ayey urumoben sida tii udanbesay ee nayjeriya ay ciyaaren oo ay guul daro dhadhamiyen xulka maroodiyasha ee ivory cost 2 nayjeeriya burkina 1 ha halmamin cal me fikirkaga dalka sambia lusaka call+260973423267

  18. c/raxmaan daacad Reply

    10-February-2013 at 10:10 am

    Nigeria ayaan urajenayaa guuuuuuuuuuuul nigeria

  19. c/raxman gaarane ahmed Reply

    10-February-2013 at 9:55 am

    bismilah hadan kahadlo ciyarta finalka manta waxan oran laha ama jeclan laha iney kobkan qarada africa ku raxesato burkina faso sababto ah wa team kadhisan dufac dhax iyo werar marka xaqiqidi nigeria waxan oran laha byeee iska galbada

  20. axmadey Reply

    10-February-2013 at 9:51 am

    Porkina faso aya rigoore yaal ku qaadaayo

  21. Farhan abdi Reply

    10-February-2013 at 9:34 am

    Sida aan qabo waxaa qaadaysa burkina faso sababto ah way kulu yihin

  22. Alta Reply

    10-February-2013 at 9:34 am

    Nigeriya ayaa badineysa waxeyna ku badineysaa 2-0

  23. Haaji Reply

    10-February-2013 at 9:05 am

    Viva burkino

  24. Cade Reply

    10-February-2013 at 8:58 am

    Asc asaxaabta laacib. net hadan kahadlo fikirkeyga nigera burkiino faaso guul burkiino 3 .1 nageria

  25. Super shabac Reply

    10-February-2013 at 8:56 am

    Burkina faso ayaan guul u rajaynayaa

  26. mohamed gacal moha Reply

    10-February-2013 at 8:52 am

    koofi ayaa kuleh guul burkiina faazo lol

  27. Mukhtaar cali nuur Reply

    10-February-2013 at 8:50 am

    Hadaan fakir keyka kadhiibto ciyaarta manta ka dhacaysa wadanka south africa anika waxan takerayaa burkiina fasa waxana kutakerayaa ciyaar wanaka ay ka dhex muujisay qarada africa weyna uqalmaan sanadkan in ay kula dabal dakaan dadkoda iyaka oo wada koobka africa

  28. liibaan 9 Reply

    10-February-2013 at 8:47 am

    NIJERIA 0-2 BURKINA FASO

  29. xuseen cabdulaahi Reply

    10-February-2013 at 8:46 am

    Damaan waan salamaay bahada webka,aniga hadaan fagradayda ka dhiibto koobka caawa labada wadan dhaxyaala waa 50%50 lama oran karo naadi gaas ama wadan kaas ayaa qaadaya lkn hadii ciyaarahoodi hore laga tusaalo qaato, xulka buraciina waa xul si lama filaan ah ku soo baxay waxay gool ku laad ku reebeen black stars. oo lama filaan noqotay,xulka naajeeriya waxay qaraaceen maali,marka hadaan ka fiiriyo awooda ay ku soobaxday nanjeeriya waxaan is leeyahay amay ka tabar roontahay boraciinio.!hadii aan jaceeclkayga ka hadlo caawa waxaan jeclaan lahaa naadiga yar oo aan waligii fiinaal imaan iskadaa in uu qaadee,ayaan jeclaan lahaa in uu koobka qaado,si uu u dhadhamiyo macaan ka guusha.wana urajaynayaa.in ay beerka ku dhufan doonan dhigooda,

  30. wilshere Reply

    10-February-2013 at 8:45 am

    burkino faso aa qaadaysa insha allah

  31. $ömäli böý Reply

    10-February-2013 at 8:40 am

    odayga mohamed koffi íyo xulkiisa
    Burkina faso gùul guùl
    guùl
    gùùl

  32. Baariyow united fans Reply

    10-February-2013 at 8:39 am

    Burkina faso gul

  33. Baariyow united fans Reply

    10-February-2013 at 8:39 am

    Burkina faso guul

  34. libaan Reply

    10-February-2013 at 8:27 am

    naGeria guuuuuul

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>