Wareysi dheer oo uu siiyay wargeyska The Sun ayuu Van Persie ku sheegay in uu sugi la yahay kulanka Real Madrid ay ku booqanayaan garoonkooda Santiago
” Waan sugi la ahay kualnkaasi waa markii iigu horeeysay oo aan garoonkaas cagta saaro , waxaan rajeynayaa in aan guul ku soo hoyin doono” ayuu yiri gool dhaliye Van Persie.
Waxaa kale uu sheegay in uusan maksaxda ka saari doonin marnaba sida weyn ee ay u soo dhaweeyen reer United isla markaana aamini la yahay durba sida uu ula qabsaday kooxdaa United.
Van Persie ayaa 24 milyan oo gini ugu wareegay kooxda United iyadoo uu kula joogayo hishiis gaaraya afar sano , waxa uuna laacibkaan gaashanka u daruuray dalabkii xoogaanaa ee Man City.
adilqaadir ibraahim
08-February-2013 at 2:20 pm
kolay waan hubaa inaanay utaag helayn van.p iyo rooney difaaca real van.p. hatrik
Cabdiraxmaan Siyaaaame
08-February-2013 at 7:25 am
Rvgool and c ronaldo i like both
Cabdiqaadir xuseen cali
07-February-2013 at 9:15 pm
Van goal waad tagi dontaa santiago bernabuo waxanse ilowaynin goal kii ad man city ka dhalisay waligeey man utd 4ever shinji and van goal rooney rafael
luis nani
07-February-2013 at 6:03 pm
asc aqyaarta all waa idin salaamay tan kale man united in ey soo baxeyso war kama taagna waayo real marrid iska ma celin karto man united sanadkaan waa ey kacsan tahay viva man united nani rooney
maxamed khdar siciid
07-February-2013 at 5:59 pm
kkkkkkkkkk sidaasaa ladoonayaa
farhan bishar
07-February-2013 at 5:24 pm
arsenal teamka sidan aa ka badasha aya idin lenahay mar walbo ma.arki karno arsenal oo laga badinayo
farhan bishar
07-February-2013 at 5:21 pm
arsenal sidan wax haa ka badasha aya nilenahay
cumar barcelona man utd for ever
07-February-2013 at 5:14 pm
wlhi van persie waa dharsanyahay viva van persie and messi for ever man utd and barcelona
Najiib waaydhka
07-February-2013 at 5:06 pm
Lamakarayo weeraryahan r.v.p waa nin masuul ah
RED REVILLS
07-February-2013 at 5:01 pm
WoooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooW
robin van persie waa sugi layahay maalintaas qiimaha iyo qayaha elh uu nuated vs madrid …. waanu ku faraxsanyahay inuu booqdo markii ugu horaysay madrid …. waaanu kasoo labaan isagoo farxadiisu sii laba jibaaratay oo guul soo hooyay !!!!!!!!
viva robin .. van … persie ..
viva wayne marka rooney …..
viva manufc
Xarbi xasan
07-February-2013 at 3:31 pm
Kkk viva van birsia ronaldo loolz
liibaan 25
07-February-2013 at 2:59 pm
A A A A A A A A A A A A
van qersie waa xaasid asxaabta man united real wuu sii balan sanaa kawrama k.k.k.k.
FIFA UNITED VAN PERSIE AND ROONEY
Muxudiin mukhtar sheikh abdi
07-February-2013 at 2:49 pm
Carab lo aad cows loma tilmamo van bersie na goal dhalin loma tilmamo wan wada sugaynaa in dhihiina ayaadna wax walba uga bogan dontaan crtiano ronaldo waa ciyar yahan hore oo ku sowax baratay oldtrfd marka waxaba haku tashanina viva united
Cabdiqani cristiano ronaldo and real madrid
07-February-2013 at 2:39 pm
Iunu casimada arka unbu donaya ee wad arki wadna caga sari garonka ad ku riyonaysid ee ah santiago birnabiyo viva c.ronaldo and mesud ozel
Xasan
07-February-2013 at 2:31 pm
Van bersie waa ciyari yahan weyn gulna wuka kena kulanka real viva van bersie rooney
Kml
07-February-2013 at 2:20 pm
hhhhhh waa layaab dadka dhahya man u ba badinysa ma ilawdeen farska cad in uu carysanyahay kaxishda abihiin cr viiiva cr and morinho hhhhh
caliyare
07-February-2013 at 2:07 pm
waa kulan adonyadow dhan aa sogi ladahey kaligaa ma ahan van goal utd guul wacan
Eregcade
07-February-2013 at 2:06 pm
Bro waxaan u Malay nah van goal inay ku dhiqatoh u wax tari wayoh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Torres
07-February-2013 at 2:03 pm
Bro waxaan u Malay nah van goal inay ku dhiqatoh u tari wayoh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Cabdiraxman axmed
07-February-2013 at 1:54 pm
Man utd wacdaro ayay tusi doonta hantiilaysha rerer spain rvp guul ayu u so hoyinayaa koxdiisa manutd
salandu Albato
07-February-2013 at 1:50 pm
waan qaraaci doona real waxba noo ma sheegayso 2-1 at Santiago, Old na hasheegin Viva Rooney and RVP
Qaraami
07-February-2013 at 1:49 pm
Viiiiiva VAN GOAL………
oday daallan
07-February-2013 at 1:48 pm
Kkkk koley dhintaala arki doneh dhintab neh la aaasi doneh wan iala jognah hdii ee man u wax tarayan
hassan
07-February-2013 at 1:48 pm
asc alla dhalinta somaliyeed mel waliba ey dunida dafaheda uga sugan yihiin van persie waa qarwayaaa ciyar yahan waliba ayana ku faraxsan in u la cayaro madrid tan kale waxaan leyahay reer man waa laga badinayaaa guul real
ugaas
07-February-2013 at 1:41 pm
viva real madrid
ugaas
07-February-2013 at 1:37 pm
waxaan rajenaa in laka badi doono shayaadiinta cas viva rael
Abdirizak yare
07-February-2013 at 1:32 pm
rvp waa laacib wayn wuuna kabadin doona real waxana urajaynaya guul farxad leh
Ibnu galool
07-February-2013 at 1:32 pm
A_____s_____c
dhaman shaqalaha laacib.net waad mahad santihiin
fikiorkayaga aniga waxan qbaa in ay man utd badindoonto vivia utd
Saacid
07-February-2013 at 1:20 pm
Guul united v. Persie weweeeeeeeeeeeee
masuul
07-February-2013 at 1:20 pm
santiago bernabeu inoow tago miyow goal ku dhaliyaa caalan V PR taas waa beentiisa waa garoon cajiib ah waa garoon mugdiga iyo iftiinka cooska qaas ku ah marka Reer m utd waxaan leeyahay dhib caha iska sii dhiibo
Mahomed abutarika
07-February-2013 at 1:14 pm
Waa kulan bir ah guul united
Ali ugas
07-February-2013 at 1:06 pm
Aniga sida an isleyahaye man utd waxaba kama qadikarto xiligaan Real madrid ee tageraha man utd is dajiya viiiva Real
Van qersie
07-February-2013 at 1:05 pm
Van persie guul adna c.ronaldo guul waxan sa ulehay labadaba wan tagera marka dhax dhaxad ban ka ahay wixi dhax mara labada kooxod
Alqadir
07-February-2013 at 12:59 pm
Koox daasi ayaa badineeso madihi karo lkn waxaan jeclahay inee badiso man united viiva real madrid and man united
Saacid
07-February-2013 at 12:58 pm
Waa kulan adag waxanan rajeynayaa in united ay guul kasohoyn donto Viva Man U
Kitara
07-February-2013 at 12:56 pm
Wxa badin dona man uneted waxeyna ku dhamaneysa man u3 real2
kagawa
07-February-2013 at 12:54 pm
SAaaas waaye habenkas waaa inad cashir udhigtaaaaa realmadrid viva man.united
c.qaadir Galeer
07-February-2013 at 12:49 pm
real madrid everton ayaba iga daran kuwas dhulka kujid horta kadib ayaa real kahadli donaa Viva Tom Cleverley And Danny Welbeck
Nuure united
07-February-2013 at 12:45 pm
Kulan waa kulan adag lkn ma dhihi karo kooxdaas baa badina lkn hadii aa qiyaaso man u ayay guusha raaci.
ARGENTINA fc_manchester city fc
07-February-2013 at 12:39 pm
man city aya hada jogi lahayd lkn mancini aya kudiday magaranayo sababta van u uso ibinwayey 24milion kaliya ah hadana cavani ayu diyar ula yahay 73milion nasibkaga qabta van goal wanan ubahanahay ina real kabadiso viva manchester city and argentina for ever
Sharmaaa omar
07-February-2013 at 12:36 pm
C.Ronaldo 4-1 van pirse hhhhh jecliya jabka united vivaaa juan mata and super frank salaama all taagerayasha tha blues boa tarde
SOM BOY
07-February-2013 at 12:30 pm
Kulankaas lama sadaalinkaro waxaa rajaynaa inshallah inay ku dhamaato Realmadrid 0-1 Manutd