Tababare Massimiliano Allegri Oo Albaabka Ka Soo Xirtay Kooxda AS Roma. | Laacib.net
Home » Horyaalada » Italy » Tababare Massimiliano Allegri Oo Albaabka Ka Soo Xirtay Kooxda AS Roma.

Tababare Massimiliano Allegri Oo Albaabka Ka Soo Xirtay Kooxda AS Roma.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 7-02-13 3:42 PM

931758-15416994-640-360

Tababare Massimiliano Allegri ayaa meesha ka saaray inuu ka tagayo Milan oo uu ku biirayo Roma xagaaga.

Warar saxaafada ay qoreysay ayaa soo jeedinaya in Roma ay u jeesan doonto Allegri si ay ugu bedelaan booskii ay ka ceyriyeen Zdenek Zeman.

Laakiin Allegri ayaa u muuqda mid albaabka ka soo xirtay Roma. Milan ayaa haatan ku jirta kaalinta 4aad ee Serie A iyagoo seddex dhibcood ka danbeeya kooxda kaalinta 3aad ee Lazio.

“Inay i xiiseyso koox weyn sida Roma waa wax lagu farxo, waxaana ay muujineysaa in shaqadeyda loo bogayo.” ayuu Allegri u sheegay Messaggero.

“Sharaf ayayna ii tahay, laakiin sidoo kale waxaan ku faraxsanahay Milan.”

Heshiiska Allegri uu kula jiro Milan ayaa dhacaya dhamaadka xilli ciyaareedka soo socda.

4 Responses to Tababare Massimiliano Allegri Oo Albaabka Ka Soo Xirtay Kooxda AS Roma.

  1. Daaha mohamed ali allashekh Reply

    07-February-2013 at 7:18 pm

    Albaabka wa ku furanyahay allagri roma naga ad ama arsinal real madrid mar na dhaaf uma qalano lazio an kor u firino forza rossenery

  2. jahaweyn Reply

    07-February-2013 at 6:49 pm

    ska tag waxaad nooheyso manaqaane rejkar ayaa loodhiibayaa milan

  3. nuur milano Reply

    07-February-2013 at 3:53 pm

    ani iskaga tag ku dhihilaha milan mid kadanesanesa u egtahay

  4. R ka maanta (gadhay). Reply

    07-February-2013 at 3:51 pm

    allegri waa macalin wanaagsan waligii kama tagayo milan waxba yayna ku daalin rome

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>