Ururka Kubadda cagta ingiriiska FA-ga ayaa ganaax lacageed oo gaaraya 8,000 oo gini dul dhigay tababaraha kooxda West Ham United Sam Allardyce taasi oo la xariirta hadal uu yiri ka dib dhamaadkii lugtii labaad ee Man United ee qeybta ka ahaa FA Cup-ka xiligaas oo hal gool oo nadiif ah looga badiyay .
FA-ga ayaa u soo jeediyay tababarahaan eedeyn ah in si xun ula dhaqmay garsoorihii hayay ciyaartaas Phil Dowd inkastoo Sam Allardyce uu iska fogeeyay in wax qaldan uu ka yiri garoosarahaas ayan warbahinta si qaldna u fasirteen hadalkiisa , waxa uuna ka bad baaday ganaax afar kulan ah.
Tababarahaas aya si weyn uga carooday in garsoore Phil Dowd uusan u dhigin rogoore la wada arkaya ka dib markii daafca United ee Rafael Da Silva uu si toos gacanta ugu taabtay kubada ka hor inta kulanka dhamaan daqiiqado yar ka dib. .
Zizu
07-February-2013 at 6:41 pm
Sas ayaa karabaa fa ga wixi man utd afka kutaago halaganaaxo
Muktar
07-February-2013 at 5:53 pm
Waaw bro ref waxa masosaro waxa kukalsonahay ball ka 2da wafilaneyna gul iyo guldaro lakini ilama ahan real madrid in ay icilindonto wakutumana
Abdifatah villa
07-February-2013 at 3:00 pm
F.A hooyadin u sheega Alex ferguson marku refere caayo ma,ganaxdan
Baraxgeel
07-February-2013 at 2:38 pm
MAN UNITED FA MARKSTA MA TAAGER WAA WAX LOOLA YAABE WAA ARKEYN MEESHE KU DANBEEYSO UNITED
hassan
07-February-2013 at 2:03 pm
asc dhaman bahda wargeska laacib f a’ga manchester ayee gacanta ku wadan garsora waliba man ayuu soo saraa blse championka yaa idin soo sari dona loooooolllz waa idin heysataaaa reer man unitet viva o’zel v, persie ramos aya kusugaya kkkkkkkkkkkkkkk
dhiirane
07-February-2013 at 12:15 pm
Maxaa sire hande cup loo ganaaxi waa yay kan waa miskiin
yar oo laga adag yahay
Mahad lucky
07-February-2013 at 11:33 am
K.k.k.k.k.k.k.k.k.k. Iska sabar cadalad matale k.k.
c.qaadir Galeer
07-February-2013 at 10:23 am
ganaxa waad mudan tahay duqa garsoraha aflagadada kaday man utd waa koox weyn facaa mahin viva man utd
Xamse
07-February-2013 at 9:40 am
ceeb ceeb juvantus oo koxa ayaa la ogaa wixii ku dhacay laakiin
imika FA ayaan ka baqayaa hadii ka ogaado cadalo darida
In ciyaaraha egriiska oo dhan ka xiro tababaraha ray
giisa ayuun buu ka hadlay waana la arkayay inay gacan ahayd
nuurdiin
07-February-2013 at 9:38 am
sxb w run in lagu ganaaxo viiiiiiiiiiiiva man united
Roney van qer evra gigis scls rea evansi carrick vidic fnn de gea
07-February-2013 at 9:36 am
Manchestar united hadadashan lenahay
Samad
07-February-2013 at 9:25 am
Baryahan FA-GA way xamalanayan saxafaduna way ku dardarta FAN MAN UNITED GUUUUUUUUUUUUL