
Lionel Messi ayaa qandaraaska maanta si rasmi ah ugu kordhiyay kooxda Barcelona isagoo sii joogi doono Camp Nou ilaa 2018.
Messi ayaa labo sanno ku kordhiyay qandaraaskiisii haatan oo dhici lahaa 2016, waxaana sidoo kale la shaaciyay inta lagu burburino qandaraaskiisa oo gaareysa 250 milyan euro.
Waa markii lixaad oo qandaraaska loo cusbooneysiiyo xiddiga sannadka adduunka Leo Messi, waxaana sidoo kale lagu soo waramayaa in sarre loo qaaday mushaharkiisa kooxda.
Messi ayaa Barcelona ku biiray isagoo 13 sanno jir ah, waxaana kooxda koowaad u saftay kulankiisii ugu horeysay seddex sanno ka dib.
Waxa uu noqon doonaa 31 jir marka qandaraaskiisa haatan uu saxiixay uu dhaco.
Sucdi
09-February-2013 at 11:21 pm
Haa waa sax woxo kor oqaadi karaa hamiga koxda iyo taageerayaasha
Abshir ibraahim gedow
09-February-2013 at 2:52 pm
Masha allah runtii saxiixan miisi wa mit qali ah maxa yelay nimba mesha u libax ku yahay wa inu joga
ozil yare
08-February-2013 at 10:15 am
Heshiiska uu messi galay wax kama badali dono Madrid
Abdifatah villa
08-February-2013 at 6:29 am
VIVA LEO MESSI
guled
07-February-2013 at 10:15 pm
messi waan unuu sii saxeexaa
liibaan fantastic
07-February-2013 at 9:32 pm
tagerayasha arsenal e isticmala boga twitterka fadlan rweet dheh ( liibaanf) lana soco wararka kusabsan the gunners.
BURCI CADE
07-February-2013 at 9:25 pm
Saxiixa cusub ee leo messi waa wadno qabadka kooxda caasimadda ee madrid ha iska sabarto (ishii bugtaay ku bikaacso) fifa catalalaania and Argentina.
Mahad haashi
07-February-2013 at 9:04 pm
Lionel messi waa lacibka aduunka ninki garabkisa ka ciyara aya ad unasib badan 2 daqiqo haba ahate
Ceynte
07-February-2013 at 8:54 pm
Waw warkasa imaraya maahan farxada madrid wanakufaraxsanahay qandaraska locusboneysiyey lkn waxan layabanahay kuban dhahaya mamelkalow waxkaqaba karya lkn umabahna wamel lagajecelyahay asagane jcelyahay wane koxda adunka asagane waa lacibka ugu wanagsan adunka umana bahna kox kale viva mucjirada kubada lion messe10 kacabso and FCB iyo arsenal jek welshare10
Nasri Barcelona
07-February-2013 at 8:53 pm
Kkk reer Real real cabaad ayey bilaabeen.
Saan dhan inaad Messi ugu cabsatin ma ogeen.
War mid kale o Real taagero u ah xata wuxu dhahayay Messi Real ayu iman dona.
Real marwalba cabsida waa lagu yaqana markey Messi maqlaan.
Ronaldo hadduu wax yahay xalay ayu Portugal guuldaro ka badbaadin laha.
Messi xalay wadankisa guul ayu uso hoyay.
inesta
07-February-2013 at 8:38 pm
messi waa barcelona
Akram Osman
07-February-2013 at 8:12 pm
Barca meel aan aheen waxba kuma ahan Lionel Messi sidaa ayaa ku qasbesa in uu qandareskisa ku kordhiyo 2-sano “hala madrid”
Marwaan Badde
07-February-2013 at 8:10 pm
hadad joogto ma kolaad realka wax ka cunaysaa… waligaba haka tagin bal inad wax naga cuntan eegaynaye… hala madrid
Ana Waykan
07-February-2013 at 8:09 pm
Waa Muhim Messi, Waa Laacibka aduunka, Barca waa Kooxda aduunka, Viiva Messi Visca El Barca
ali qays
07-February-2013 at 8:03 pm
Asc bahda laacib iyo dhaman aqrista yaasha. Aniga waxay ilatahay in uu muhiim u ahaa barca sxixa misse. Waxana dhihi karaa waa waqti kufilan in uu joogo barca
A/qadir juba
07-February-2013 at 7:53 pm
Kkkk missi caga yare wa ciyaryahanka ugu wanagsan adunka marka laga rebo xidiga qadka dhexe e arsenal jeck wilshire bes aya kalcibsan
Maxamed
07-February-2013 at 7:49 pm
Saas baa laga donayaa
maxmaed saadiq
07-February-2013 at 7:38 pm
lionel andres messi waalayaabay mucjisada qarniga kubada caalamka oo kordhiyay heshiiska maanta 2013/02/07
wuxuu kor uqaadayaa rajada kooxda iyo ta tageerayaashayba