Tabaraha qaranka Brazil Luiz Felipe Scolari ayaa qorshaha ka saarin suura galnimada ah in Ronaldinho uu mar kale ugu yeero qaranka inkastoo kulankii xalay ee England uu soo bandhigay ciyaaro heerkooda wanaagsaneyn taasi oo rajo beel laga qaadayay.
Ronaldinho ayaa in muddo ah ka maqnaa qaranka iyadoo Scolari sheegay in laacibka weli qaranka uu u bahaan yahay marka la eego qibradiisa waxa uuna qasaariyay rigooro kulankii xalay ee saaxibtnimada ahaa , iyadoo la badalay qeybtii hore ee ciyaarta.
” Hadii Ronaldinho uu si wacan u ciyaaro ma jirto wax diidaya in mar kale qaranka looga yeero , kulankii xalayna waqti badan ma uusan ciyaarin”ayuu sii raaciyay tabarahaan qaranka Brazil Luiz Felipe Scolari.
Waxaa xusid mudan in Ronaldinho xilli ciyaareedkaan uu dhaliyay sagaal go`al ka dib markii uu saftay 32-kulan kooxdiisa reer Brazil ee uu ciyaaro.
Abdifatah villa
07-February-2013 at 2:54 pm
Runti Ronaldinho wa player qibrad leh wuna uqalma in qaranka lagu daro
Caaqil114
07-February-2013 at 1:22 pm
weli bahsha maka dhamaan duqa wuu ciyaari karaa fursad lee halasiiyo. viva brazil
koolac
07-February-2013 at 1:16 pm
wali waa ku jirta ronaldiho marka wa in waliba line upka laga dhigaa
deeeeeekow yare vivasxbkeycaaaaaaaaaaaaaaaaano oo blues wada taaaaaaaageeeeerno
07-February-2013 at 1:09 pm
waaa run oday weli rajuu leeyahay rigooorana waaa nasiib